Heestii admiga Maxamed Deko 2013

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 лис 2013
  • Heestii admiga Maxamed Deko 2013

КОМЕНТАРІ • 148

  • @jeesbilleofficial5133
    @jeesbilleofficial5133 6 місяців тому +7

    2024 Still I'm listening this sings 😢😊

  • @mohamedsalad2058
    @mohamedsalad2058 4 роки тому +16

    Sanadku markuu ahaa 2013 bay eheed heestaan markaan maqlaayay, ilaa hadda oo 2020 ah waan raadinaayay ugu danbeyn waan helay. Ubax baan sidaa adigaan ku sugayaa oo an ku tabayaa❤️❤️

  • @GorGor2023
    @GorGor2023 4 роки тому +4

    Hamayn Khamiiz ah / April 9/2020 pan zo booqday heeztan ma ilaawo heeztan iyo fananka qaaday Maxamed Deko
    Wad nazhaafizay papa Allaha ku zhaafiyo

  • @yusufmoha372
    @yusufmoha372 Рік тому +4

    heestaan Waxaan ku xasusta jacelkeega ala 😢😢😢😢😢😢😢😢xanuun badana marka aad weeso qof aat jaceshahay❤❤❤❤❤

  • @Rahulcadde4
    @Rahulcadde4 11 місяців тому +2

    Admiga kama maqal inan kaa sareyso ka ilwaad quruxey🥺 favourite song and alone
    Mohamed deko 😞🇸🇴❤

  • @fartunmohamed6319
    @fartunmohamed6319 2 роки тому +2

    2011 ayaan dhageysan jiray caaaawa soo xasiustay waan so raadiyay ugu dambeyn waan helay

  • @jaamabarre5497
    @jaamabarre5497 2 роки тому +7

    Heestan Laba maalin ayan raadinayy Wlhi Waan keeni waayey erayada yar ee Ku jry clip yar an hayy Waan ku daalay sidn u raadinayy blse Caawa ayan hly Waliba si Dhib bdn schoolka mrkn ka imado ayan dhagysn jry Wlhi xasuuus 2013😢 caawana tarikhda waa 28/3/2022 amazing song and emotional music😢

    • @quendeeqo5678
      @quendeeqo5678 2 роки тому

      Anigabo waan radinayay hada ayaan helay walhi

  • @WiillkaSiinka
    @WiillkaSiinka 2 роки тому +12

    Heestan wax badan waan raadshay ugu dambeyn caawa ayaan helay, back to memories 2013 iyo dalkii hooyo xasuus gooni ah ayey igu leedahay heestan
    Caen, france 2021 octobor habeen axad ah

  • @wiilaluuza2920
    @wiilaluuza2920 2 роки тому +19

    2022 yaa dhageysanaya😜

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 2 роки тому

      ana dhagaysanaya oo manta hestan xusus bay i gelisay jacaylkygi ban ku soo xususta oo iga dhimaty 😭

    • @zeachalpha9040
      @zeachalpha9040 Рік тому

      @@saedqozta5386 😭😭

  • @jeeloofficial2097
    @jeeloofficial2097 Рік тому +2

    Indhahayga kuman arag inan kaa sarayso
    🥰 xasuus ban galey 2013____2023

  • @qaysargaldogob5189
    @qaysargaldogob5189 4 роки тому +6

    Ala maxaan uxiisay 2011 2012 2013 😭😭😭😪😪😪

  • @ahmedbashiir7670
    @ahmedbashiir7670 4 роки тому +6

    2020 qofka ila dagystay love plz...........more😍

  • @hamdaadan3968
    @hamdaadan3968 Рік тому +3

    meqan sanaa raadinayey wlhi mnta tik tok ku arkay oh my xasuus😊

  • @user-ji2gd1ok6l
    @user-ji2gd1ok6l Рік тому +2

    Waligey ma maqal mana aqoon fanaankan lakin heestan tiktok kuso arkay wana ka helay ❤🖐

  • @mohalegend2216
    @mohalegend2216 3 роки тому +4

    from 2017 raadin dheer kadib ugu danbeyn heestan wxn helay 23juun 2021 maalin arbaco ah arbaco saacadu tahy 5:54

  • @ShukriMuuse-eq9fn
    @ShukriMuuse-eq9fn 9 місяців тому +1

    2024 inta dawan donta plz lov iso duceya Murad leyahy😢❤

  • @Hanadtoni
    @Hanadtoni 2 роки тому +69

    Heestaan xusuus gaar ah ayay ii leedahay 2013 dhamaadkiisa waxaa jirtay gabar aan isku xaafad ahayn isku meel ku so kornay ilaa caruurnimadeenii aan sxpo ahayn oo aad igu dhaweeyd mar walbo
    Waxay daganeed barxada kaliya ciyaalka xaafada iskugu imaadaan ha noqoto markii kubad la ciyaarayo ama xitaa wax kale la ciyaar waaa meesha kaliya aan iskugu imaan jirnay maalin walbo maalin maalmaha ka mid ah waxaa dhacday anigoo iskuul ku maqan markaas grade 6 ayaan ayaa waxaa dhacday reerkooda iyo reer kale oo ay daris yihiin inay is dagaalaan dagaalkaas waxaa dhaawac xun ka soo gaadhay gabadhii sxpadeeda ii dhaw ahayd markaan iskuulka ka imaaday gurigeena aan sidaa u soo galay waxaa la iga horkeenay Gabdhii Aasiyo ahayd dagaal ayay galeen dhaawac ayaa so gaaray isbitaal ayaa lala cararay meeshii ayaan ku naxay wax hadal ah wuu iga soo bixi waaye ciyaal dugsi lee ayaan iska ahaa galabkii markii dugsiga la iga soo deeyay ayadana isbitaalka laga keenay ayaan aniga iyo ciyaalka xaafada is wada raacnay gurigeeeda ayaan aadnay si aan quraan usoo saarno markii quraanka saarnay ciyaalka dhan waa ay wada baxeen meesha waxaa ku so harnay aniga iyo wiil kale oo aan sxpo ahaynn ayaa waxa hal mar in dhahayga soo buux dhaafiyay dhabanadeydana qooyay ilmo fara badan wllhi ilaa uu yaabay wiilka sxpkeya uuna i dhahay maxaad sidaan ugu oynaysaa way fiicnaanee aamu 😭😭😭 maalinkaa wixii ka danbeeyay waxaan ogaaday inaan u qaaday dareen jaceyl balse aan aqoon qaab aan ku sheegto ugu way isoo caafimaaday Alx... maalin maalmaha ka mid ah waxaa la ii soo gaday tallephan NOKIA 206 Isla markii Sim car ayaan soo furtay MEMORY waan so gatay maalinka xigay ayada ayaan xageedii aaday si aan uga soo tuurto heeso hindi oo aan labadeenii aad u jeclayn markii aan xagedii ka soo tagay sacado ka dib waxaa isoo wacay numbar aan aqoon oo dhahaya ma i garan kartaa qofkaan ahay aniguna waa markii ugu horeysay aan tel qaato ma anaan cod kala garan kara markaa ka dib waxay ii sheegtay inay Sxpadedii Asiyo tahay aniguna waan ku farxay numbarkeedii wuxu ahaa numbarkii ugu horeeyay ee aan Save idhaahdo dabadeed waqti badan baan wada sheekeesanay sheeko dheer ka dib maalin maalmaha ka mid ah intaan is celin waayay dareenka jaceyl iga dhex guuxayana u adkeeysan waayay subax subaxyada ka mid ah waxaan go'aansaday dareenkeyga inaan ku bandhigto massage massagekii ayaan qoray anoon waxba ka tagin wax walbo qalbigayga ka dhex guuxaya waxaana jeclaystay jwabta ii imaan doonto inaan arko bacdu duhur markaan iskuulka ka imaado telkiina xaafada ayaan ugaga tagay iskuulkii ayaan sidii ku aaday anigoo aad uga walwalaya jwabta ii imaan doonto waxay noqon doonto iskuulka waan iska joogay lkn waxaan ahaa qof maqan ugu danbeyn waxa la gaaray waqtigii la isa deyn lahaa waana nala so hadana waxaan dhararsanaaye xafada intaan ka gaarayo ugu danbeyn waan imi gurigii waxaana so qabsaday telkeygii waxaa massage kii ugu quruxda badnaa ii so dhaca wuxuuna ahaa "Xuseen sidaad ii jeceshahay anigaba waan ku jeclahay laakiin inaan ku sheegto ayaan ka baqayay"uma malaynayo maalinkaa maalin igaga farxad badan inay isoo mari doonto sidii ayuu xireerkiina meesha ugu billaawday fariimaha aan is weedaarsan jirnay waxaa ka mid heestaan inbadan waan dhageysan jirag waana hees soomaali midii ugu horeysay ee aan dhagaysto ugu danbeyn siduu xiriirkeena u socday subax subaxayda ka mid ah ayaa waxaan u qoray "Gacliso subax wanaagsan" Waxaan helay jawaabta aan sugayaay mid ka duwan kana xanun badan oo ahayd "Gacliso markaa i dhahayso ma adiga ayaa i qaba" waa markii ugu horeysay qalbigaygii uu dhaawac la kulmay ilaa hada hada wax u jeclaan la'a yahay su'aal faro badan ayaan is waydiiyay oo ahaa maxaad ka haleysay ma wax qaldan ayaad dhahday waxaa isoo baxday inaanba wax qalad ka galin waxaana go'aansaday xafada dhan inaan iskaga tago habeenkii lee usoo hoydo ciyaal kale ayaan iska bartay Kaliyo shaqadeyda oo dhan waxan ka dhigtay inaan banooni lee ciyaaro bes oo aan ayada dhan iska iloobo mudo laga joogay 4 bil cml maalin maalmaha ka mid ah waxaa dhacday ayoo ay tahay duhur ka dib quraxduna ay kulu shahay anoo kubad ciyaaraya ayaa waxaa ii wiil la oran C/Weli oo ayada markaas aad ugu dhawaa ayaa wuxu ii keenay warqad raali gilin waxaana ku qornaa "Asc xuseen xaalada ka waran see tahay waxaan ka codsanaa inaad iga raali noqoto subaxdii aan massgekaas kuu soo qoraaye hooyo ayaad aad ii garaacday anigoo careysan ayaad ila soo hadashay aniga waxaan ku dhahay iyo wax kale waan kala garan waayay ee iga raali noqo welina waan ku jeclahay ii soo jwab" warqadii markaan aqristay wax culeys iskama saarin jeebka ayaan gashay ciyaartayda ayaan horey usii watay inaan jwabo ayaa la igaga baahnaa lkn ma aanan u jawaabin oo waxaanba waayay fursad aan ugu jawaabo maalmo ka dib warqad kale ayaa iso gaartay oo ahayd "ahayd maxaad igu soo jawaabi la'adahay xuseen" warqadii labaadna jwab kama bixin numbarkeygana wuu dansana oo meel ay iga so wacdo ma ahaysn haysan habeen habeenada ka mid ah ayaan waxaan iskaga hor nimid luqa Laamiga iyo xaafada isku xiri jiray waxay igu dhahday "Labo warqad ayaan kuu so qoray hal jawaab xitaa iima aadan soo dirin maxaad ka wadaa" kaliya waxaan dhahay waan mashquulay waana runoo kubad iyo waxaan loo joogin ayaan ku mashquulay aniga ayaa iska ciyaaray fursadii aan ku heli lahaa qofkaa dunida ugu jeclaa maalin kaloo maalmaha ka mid ayaa waxaa dhacday inaan fursad ku helo tallephan ay ayadu leedahay waxaana isku dayay inaan qoraalk yaroo kooban inaan ugu si aan ugu xiriikeena inaan wadano way igu gacan seertay waxayna igu tidhi "waad la soo daahday jwabtaada" markaa ka dib waxaan go'aan ku gaaray inaan mar kale raadin oo aan la hadlin xususteeda oo dhan iska iloobo mar laga oo joogay 4 sano 2018 ayaan waxaan isku dayay inaan soo ceshto qoftaan duni ugu jeclaa naftuna ay iloowi diiday nasiib xumo waaba qof nolal kale dhisatay markaas ka dib ayaan go'aan saday inaan iska iloobo nolashii hore dhan waxaana isku dayay inaan sameesto xiriir kale oo jaceyl balse waan awoodi waaye inaan qof kale ayada dabeed jaceyl dhaba la sameeyo ugu yaraan dhowr gabdho xiriir waan la soo yeeshay waqtina waan la soo qaatay inaan jaceyl u qaado iska daayee xitaa nasiibna uma aysan yeelan mid ka mida inaan dhaho erayga "GACLISO"
    AASIYO CUMAR IIDOW waxaa tahay jaceylkeygii horeeyay waxaanse macquul ahayn inaan maalin uun ku iloobo waxase kaloo macquul ahayn nolasha inaan dib ugu midowno aniga iyo adiga meel walbo aad ku nooshahay waxaan ku rajaynayaa nolal qurux badan iyo farxad aan dhamaad lahayn "Heestaan ayaa sabab u noqotay xusuustaan dheer inaan galo" xusuusaha qaar qalbigeena ayaa dhaxal u yeesha mana iloobo karno mana soo celin karno qormadaan waxan qoray 2022/February/12 Habeen sacadu ay tahay 1:30ka habeenimo🥺🙏dhaxalka jaceylkeyga 💯❤️

    • @salmanhussein8501
      @salmanhussein8501 2 роки тому +2

      Sxb aduun.ka sidaan iska ah wllhi sxb qli kaliya caloosha un u fur dhib ka wala wada qabaa wllhi aniga kula hadlaayo jaceel nafteyda u weyn rabay xabsi u galay wllhi sxb qli kliya calosha u fur sxb qli 😭😭😭😭😭

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 2 роки тому +2

      zxp anigu wan ku daremaya jacaylku waa iska wejiyo badan yhy dhib iyo dheef waa leyahay qalbigana khayr u sheg inantas mar hadad jacyl dhaba u qabty hader iyadu nolol kale bay dhisaty adna isku day inaad nolol kale dhisato anigana kula hadlay gabadh banu 10 sano is jclayn ila iskuul iyo jamacadaba iskala baxnay laba bilod ka hor baa qadar alle nakala dhex gashay mantana waa iga hosaysa murugo xuna wan daremaya oo wayo dunidi oo dhan wanba nacay wixi hablo jogayba mid i muqata ma jirto sidas ay thy hadana waa in xaalad kasta lala qabsada adna sxb khayr an ku rajaynaya ama inaad iyada dib u hesho haday calafkaga thy ama qof kale ooo u dhigma inad hesho

    • @keizermohmoud1351
      @keizermohmoud1351 2 роки тому +1

      Lagend dhibka wala wda soo marey jaceel xanuun wye wlhi wku daremoya sxp guuleso nio

    • @minhaazsabriye2524
      @minhaazsabriye2524 2 роки тому

      L
      0

    • @zuldamada9980
      @zuldamada9980 2 роки тому +4

      Qoralkaga bilaw ilaa iyo dhmad waan aqristy anigoo walibo anan kacajisin marnaba 😥wanna qiso kubilawaty si qurux badan kuna dhamty xanuun iyo murugo😰😭blse waa siyabaha lagu yaqano jaceyl ama waad kuguulesane ama waadku qasare 😪wakahelay qisadiina😥❤

  • @Abdullahgii
    @Abdullahgii 11 місяців тому +3

    My fav song. 2014 iigu dambeesay heestan caawa dib uso raadiyay weliba Maskaxdeyda kuso dhacday ugu dambeyn waa helay😊. AddisAbaba/Etoobiya kudhageesanay oo Arimo safar ujoogo. 08/09/23.

    • @Aduunyo99
      @Aduunyo99 11 місяців тому

      Bro iskumida nahay

    • @Abdullahgii
      @Abdullahgii 11 місяців тому +2

      @@Aduunyo99 Aad i aad. Hadda dhaw ahayd lkn 9sano kasoo wareegatay. Waqtigu wuu socdaa wlhi🙆‍♀️.

  • @jamiilii6880
    @jamiilii6880 Рік тому +3

    Yaa 2023 dhageysanayo 😢❤

  • @napilugas5419
    @napilugas5419 4 місяці тому

    Waqti waxa dhageesanooya an qorshesanaayo guur ❤ allow mid nagaansho leh

  • @sulayman4312
    @sulayman4312 10 років тому +3

    maansha alah mohamed waa inaad albumo badan aad soo saarto waaye

  • @kingmoha6307
    @kingmoha6307 2 роки тому +2

    Heestan 2016 ayey wehel ii ahayd xili aan lakalinoqday jaceyl waxbarashadeyda igasameyey hadana aan calfan wayey jaceylku waa xanun badanyhy mar hadad kali kunoqoto😭😭 inta isjecel waxan leyahay iskuwara abid jaceylku hawaaro

  • @mudumudii912
    @mudumudii912 Рік тому +2

    11/7/2023 ❤🎉songs on top

  • @naadiyonalka8858
    @naadiyonalka8858 5 років тому +13

    2019 still wan dhageysa 😍😍😍😍

    • @axmedbebe7016
      @axmedbebe7016 5 років тому

      Naadiyo abayo wlhi heestan Kama daalo

  • @cumarc.qadurcumarmahrez4663
    @cumarc.qadurcumarmahrez4663 7 років тому +3

    waw wlh wad kabaxsatay maxamed deko suber song ad ayn ujeclahay hestan.

  • @mohandek
    @mohandek Рік тому +20

    2013---2023 Still I'm listening this songs😢😢

  • @biilproduction5318
    @biilproduction5318 Рік тому +1

    2013---2023 10 sano kadib ilaa hada waan dhageysanaya❤

  • @princessxilkas2769
    @princessxilkas2769 5 років тому +2

    ubax baan sidaaa wlle xusuus dheeer aaaa igalisaaa wllhi heestan in badn noolow bro keep up again

  • @ahmedbashiir1244
    @ahmedbashiir1244 Рік тому +4

    Heestan waxay iguberta daren jaceyl iyo murugo ah wayo gabdhi aan jeclaa ee aan hestan uqaadijirey walayga guursaday 😢

  • @quenisquen7184
    @quenisquen7184 Рік тому +1

    Waxaan hees way dhaaftay magac kale haloo bixiyo❤❤

  • @majidabdiaziz7108
    @majidabdiaziz7108 4 роки тому +3

    Heesta wonderful wye 2020 yadagesanayo👆🏻✌🏻

  • @Abdulkader125_
    @Abdulkader125_ 2 місяці тому

    2024 ayaaa dhagesanaya heestan xasuuus gaar ah igu lee dahay

  • @kayf6950
    @kayf6950 4 роки тому +5

    2020😢♥️

    • @sumayamohamed5422
      @sumayamohamed5422 4 роки тому +1

      😨😨😓

    • @GorGor2023
      @GorGor2023 4 роки тому +1

      Still 2020 wan dawanayaa ma ilawo heeztan iyo fananka qaaday Deeko

  • @galaalfiqi2587
    @galaalfiqi2587 2 роки тому +1

    2013 ayay heestaan aad ii taaban jirtay qoftii aan markaas xirirka naga dhaxeyay hada 6 ciyaaal ayay heystaa still i am single waqtiga cajiibsanaa 😰

  • @anazduceyzaneh184
    @anazduceyzaneh184 3 роки тому +2

    I still 2021 waa hees micno iyo murti xambaarsan lagama xiiso dhici karo

  • @gololshe
    @gololshe Рік тому +1

    ku dhawad afar sano Wax walpo Yuotupe wan ku qore waan waye ina laga saarasremoode ugu danbeyn 20/04 2023 Hn ramdan hele ciil bdnaa 😂😂😂

  • @faysalbakaal
    @faysalbakaal Рік тому +1

    Afkuna Kamaa lihiiye
    Indhaheygaa kuman arag
    Aadmiga kamaan maqal
    Inaan kaa sareysoo, deywaa qurux badaneee.

  • @azuumppe2925
    @azuumppe2925 2 роки тому +2

    2021 MaqlY ugu Damben Cwan helY😊

  • @shaaficicaali5194
    @shaaficicaali5194 2 роки тому +1

    Fananka ii weydiya inan ku luqueyo ayan rabaa hestaan celiis ayan usoo qadaaa codsi wye waa hesta aan fanka ku soo gali rabo insha alllah 😘😘😘😘

  • @Ziya-mohamud3386
    @Ziya-mohamud3386 6 місяців тому

    Yaa dhageesnaya 2024

  • @nacimamohamed7120
    @nacimamohamed7120 3 роки тому +2

    After 7years cawa ayan dhageysanooyaa 2021/ 3 /24

  • @abuumaxbub5640
    @abuumaxbub5640 10 років тому +3

    waaw masha allah deko ugaas imbadan cadi matihid nice

  • @ABDULAHIMAXAMADMUUSE
    @ABDULAHIMAXAMADMUUSE 4 місяці тому +1

    (Malin jimco ah ) tariqduna tahy 22 / 3 /2024 oo haben ah ayan soqoraya qalbigeyga culeska saran Wlhi cules ad ubadan aya isaran walidkeygana cadow ayu igu yahy i.a dhibta wan kabaxaya hestan an dib wa uso radin mar kaa riyoyinkeyga rumeyo😢😢 hada iga danbeso link 👍 isaar ina so duce

  • @alizaofficial2201
    @alizaofficial2201 8 місяців тому

    Still i'm listening this song coz i love it❤❤

  • @Shiinkayj
    @Shiinkayj 4 роки тому +1

    xasuus 3 jirkeyka 2020 habuubto ♥♥♥♥

  • @sheymashushu-hb8wn
    @sheymashushu-hb8wn Рік тому +1

    Safiyo nolosheyda inta kadhiman kuma iloobi doono

  • @maxamedwadani4908
    @maxamedwadani4908 2 роки тому +1

    Ugu yaraan 8 sano ka dib cwa 2022 lamarayaa soo booqday heestan

  • @munamursal1899
    @munamursal1899 6 років тому +5

    wuu cod macaanyhy action wuu yaqanaa kuso laabo fanka

  • @moojaaraxmed9911
    @moojaaraxmed9911 Рік тому +3

    Waqtigu waa cajiib waayo heestaan markaan maqlo waqti soo xasuustaa sidii in aan markaas kusuganahey ❤❤❤❤❤
    Anba kugu ma eegee ibtilada iheyse ifku maalmo weeye iidhigo abaaloo arinkeen meel mari

  • @sapiriinbilow5338
    @sapiriinbilow5338 6 місяців тому

    Wlhi heestaan 😂waxaa maqli jirey anoo jiro 10 jir hada waxaa ku sooqorey adigaan ku sugayaa bacdi way ii soo baxdey❤😂

  • @MOHAMEDOSMAN-uj4dz
    @MOHAMEDOSMAN-uj4dz 10 років тому +2

    waaw waa super heesta aad ayaana u xiiseyaa

  • @amalmohamud7250
    @amalmohamud7250 2 роки тому +2

    Heestan ano xogaha so waynanayan jeclan jiray hada ano naag weyn 🤣🤣🤣baa leygu heesaya cajaaib waqti bay ahyd 2013

  • @ezudinmuse6494
    @ezudinmuse6494 5 років тому +1

    Nice song deko

  • @bashkagurey8644
    @bashkagurey8644 6 місяців тому

    Ala maxaan heestan so dhagystay wlh hestan waxa ay ka mid thy heesaha ugu macana an dhagysto

  • @ApdullahiYousuf-kc6dx
    @ApdullahiYousuf-kc6dx Рік тому +1

    heestan waaxaa ay xasuus baa iganagate sababab too aha gabar abigeyga yaa is jeclaaney kadib waan kala tagney markii hore dhib iyo khery ayaa isla soo kadib aniga nolasheyda cariir ayaab gashe xdn waa jooga dalka ugaanda asxp ta isoo docaaya

  • @fahadyare9070
    @fahadyare9070 Рік тому +1

    30/8/2022 xasuus fv song 💔💔💔💘💘

  • @ibrahimmahamed5204
    @ibrahimmahamed5204 3 роки тому

    2021 like ku sii 😂❤

  • @raggeedi
    @raggeedi Рік тому

    328 Jeer Comment ku so Laablaabty Sabbtna Ma Ogi

  • @sadaammaxamed213
    @sadaammaxamed213 3 місяці тому

    2024 wlhi xasus igu sonoqotay

  • @cabdicasiis7397
    @cabdicasiis7397 4 роки тому +2

    indheheyga kuman arag 👀
    Afkuna kaman maqal 🗣
    inan kaa sareyso😜😜😜
    Ee waa kur badanee😍😍
    Wwwww ppppppppp

  • @zamzamzuu6867
    @zamzamzuu6867 7 років тому +1

    waywaay

  • @mohameddeck6079
    @mohameddeck6079 2 роки тому

    2022 heestan kaliya nolosheyda badashay🥺

  • @saprinaebrahimmohamed6858
    @saprinaebrahimmohamed6858 3 роки тому +1

    Still 2021

  • @Aduunyo99
    @Aduunyo99 11 місяців тому

    Heestaan 7 sano raadinayay 2014 dhageesan jiray alx saaka unbaa iska helay anoo youtube ku jiro.
    Nasiib daro xiligaan saas u raadin jiray gabar aan jeclaa 2015 ku soo xuusan jiray- ilahey amarkii gabadhii waa ilaway tu kale jeclaaday tiina hada wa wayay maalmo ka hore hada qalbiga allaha i qabojiya noolasha wa imtiixxaan.

  • @jamiloabdalaahi9142
    @jamiloabdalaahi9142 Рік тому

    2015😫❤️

  • @daahirabdi7731
    @daahirabdi7731 9 місяців тому

    Heestaan maxan dhageeystay marar badan 2013😢

  • @luulluul7072
    @luulluul7072 9 років тому +1

    waaw meeshaa kasii wad

  • @Abzeko29
    @Abzeko29 Рік тому

    Deko🤩

  • @mrnajiibisse4222
    @mrnajiibisse4222 Рік тому

    good hees

  • @deeqaroodaofficial8859
    @deeqaroodaofficial8859 10 років тому +2

    wah wah caadi mahan nice my king

    • @mohameddhalacadeygaashaanl2605
      @mohameddhalacadeygaashaanl2605 Рік тому

      8 years kadib manoo shahay wllo hadii aad noshahay cifimaad taama hadii tii alle kuu timidne alha kuu naxariisto❤

  • @faadumokhaliif1826
    @faadumokhaliif1826 4 місяці тому

    Hestan2024 😢

  • @yasminyasmina9994
    @yasminyasmina9994 2 роки тому

    2022🤩

  • @turaab140
    @turaab140 2 роки тому

    Hestaa 2013 melahas ban maqli jiraY wlh

  • @abbasalishueyb1039
    @abbasalishueyb1039 2 роки тому +1

    Hada dhagey sanaya anoo tren saran

  • @shavimoha6032
    @shavimoha6032 Рік тому

    2023😢❤

  • @amiir3159
    @amiir3159 Рік тому

    Cajiib

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 4 роки тому +2

    Horta ninkani Cadaawe mooyaane miyaanu Abwaan kale lahayn

  • @adowhassanabdirahman1023
    @adowhassanabdirahman1023 6 місяців тому

    Horta fanaankaan xagee ayu ka dhacay

  • @feysalcade4015
    @feysalcade4015 8 років тому +1

    Waa kahelay

  • @saedqozta5386
    @saedqozta5386 2 роки тому +2

    alla xbb nimco maxan ku xiisay , hestan bn ku soo xusustay jacaylkaygi ilahy waxan kaga baryaya inuu ku naxarista jano fardawsa ka warabiyo qabrigana kuu nuriyo beer beraha janada ka midana ilahay kaga dhigo kuwi dib u kulmana ilahay inaga dhigo wanagaagi iyo jacaylki ficna aad i sisay ma ilabin aduunki wan kugu waaye keli ban noqday, adunkina murugo buu igu noqday adiga la'aanta noloshaydi burbur bay iskaga dhawdahay intan adunka ka dambeyo marwalb ku ducayn dona gadashana cid dambe ma jeclan dono 😭😭😭😭

    • @gololshe
      @gololshe Рік тому +1

      sorry sxp 😭

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 Рік тому

      @@gololshe 😭😭amin zxp qali , wan iska samray

    • @Runbadan-ol5pw
      @Runbadan-ol5pw 11 місяців тому +1

      isku mid nahay labadeenu waan waayey jcylkygi isaga ayaa wax walba ii ahaa wuxu dhintay 2021 alle ha ha u naxariisto adna alle qalbiga hakuu qaboojiyo😢😢😢

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 11 місяців тому

      @@Runbadan-ol5pw 😰😰😰ax isku mid nahay wll xanunkas aad daremayso mid la mida ban daremaya, ana 2022 ki bay iga dhimatay ,ilahay qalbiga ha inoo wada qabojiyo waa wax inoo qornaa lkn xususta ban marnaba inaga go'ayn xili kasta qalbiyadena ku nool yhn , amin amin wl 😰😰🤲🤲 labadodaba ilahay ha u naxaristo duco baynu u awodna manta

    • @Runbadan-ol5pw
      @Runbadan-ol5pw 11 місяців тому

      @@saedqozta5386 amen wll qli alle haku shrfo

  • @iftinibrahim6936
    @iftinibrahim6936 8 років тому +3

    nino cadi mahan ruti hestan wan kahelay

  • @shaaficicaali5194
    @shaaficicaali5194 2 роки тому

    Dal io rafad hada ayan helay hestaan 2022

  • @mohamedbaariofficial
    @mohamedbaariofficial 5 років тому

    haa

  • @rahmaduule8211
    @rahmaduule8211 8 років тому +1

    loooooooooooooooooooooooool

  • @queenxafsa-ft1bh
    @queenxafsa-ft1bh Рік тому +1

    Xafsa

  • @updyrahmanaaran1790
    @updyrahmanaaran1790 Рік тому

    Heestan waxan dhagesan jiray2013/14 melahas wlhi video xita kama heyn iyado maqal uun ayan ku dhagesan jiray marka fananka magacisa arkay xaqiiqdi xasus ayan galay wayo waxan bartay ano shukansi bilaw ah hestan gabar kasto an bartana wan udaari jiray

  • @mahdisheno6380
    @mahdisheno6380 9 років тому +1

    halkaa kasii wad

  • @mohalegend2216
    @mohalegend2216 3 роки тому

    heestan wxn kuso xasuusta gabar aan aad ujeclaa sahra mcnto hadad imaqleyso nolosha farxad kunolow

  • @xariirlyrics383
    @xariirlyrics383 Рік тому +3

    Heestan 2013 waqtigeygii iskuulka ayan dhagaysan jiray🫶🏿 xasuus gaar ah ayay iileedahay
    2013-2023🫡

  • @anisoalixaaji5286
    @anisoalixaaji5286 Рік тому

    2023 /5/ 9 ya ila so radshay

  • @whizyaaska6776
    @whizyaaska6776 5 місяців тому

    My Favorites song❤️‍🩹🫀🥺🫶

  • @abshircadde9236
    @abshircadde9236 2 роки тому

    Www

  • @abshircadde9236
    @abshircadde9236 2 роки тому

    Wwwww

  • @raysunshine4514
    @raysunshine4514 4 роки тому +2

    Heestan meeqa raadineyne nacalla kutaale😂

  • @nuurxusen4417
    @nuurxusen4417 10 років тому

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw masha alllllh cadi maaa,ahan sxb maxamed nino

  • @mohamedsharif4113
    @mohamedsharif4113 2 роки тому

    7 sano ka bacdi alla

  • @saalimsidiiabdirahman1588
    @saalimsidiiabdirahman1588 2 роки тому

    Sxb waa fashilan tahay wayo Cod malihid Ee kafariiso fanka okay

  • @Wll-Ak
    @Wll-Ak Рік тому

    Ubax ban sidaa
    Adigan ku sugayaa
    Oo aan ku tabayaaa😢🥹

  • @yasminmohamed2336
    @yasminmohamed2336 3 роки тому

    PC 0b

  • @bilanadan4276
    @bilanadan4276 3 роки тому +1

    Unuga yaabnay usi kan fanaan mas ahaay🤣🤣