Fatima, love the hair girl you rocking it! As always your voice is on top and you deserve to be on top! I'm just surprised more abwaans are not knocking on your door begging you to sing their lyrics. Keep it up girl, I'm your fan!
Taleefan cusub oo galaxy s3 ah oo la iikeenay heestii igu horaysay ee aan ku shubay ayay ahayd hhh waxaa kasii daran markii la ii keenay waxaa la igu yiri haku shibin hees anigana hye ayan iri niyadana waxan ka lee yahay. Lii liicayaa xbbi laga hee hhhh waan idin salaamay
best song waxaan soo xasuusty waqti hore ilaa 2017 baan dhagaysam joray heestN sido kle gabr aan jeclaa 2021 baa dhagaysan jirty hadda ayaan dhagaysanaya anigo yurub jooga 😢
2015 Ilaa 2024 baan sanad kasta dawadaa anigoo iga aheyn faadumo waa walashey lkn tageera u ahay hestaan waxaa ku xasustaa 2018 jaceel aan sameyay hadane ma aqoonin qofkaa u qaaday waan ku bukooday waxaana dhageysan jiray anigoo isla yaaban Inta iga danbeeso like saara si aan mar kle usoo xasuusto 🫀🏝
Www hestaan waxaan ku xasuustaa maalin ciid ah ayaa barnaamishkaan laga soo daayay SN Tv waan xasuustaa 2015 waxan jogay muqdisho ayee aheet waa hees aad u macaan waxaan dib u dhageystay galab axad ah june 26 /06/2022 waxan ku dageysanaa faransa malmuhu kala wacanaa halkaan waxaan ka salaamaa jacelkeyga Wan ku jeclahay mcnto waxan rajeynaa inaa calaf isku yelano mcnto halkaan ayaan kaa le yahay maalinka haku wacnaado bbe ⚘⚘⚘⚘⚘
2023/july/30 still listening❤ Anigoo hawl iska haysta bay caawa igu soo dhacday. Xilligi hore badanaa heesaha waxaa ka dhagaysan jiray idacadaha heestana heesaha aan idaacad baan ka bartay banaamij galab soo kali jiray. Dajiye meel ha lagu sheego?
Heesta kaliye aan ku xasuuusto jaceelkEygi IGa foogaatay wAA Iska dhageestaa ayadaa meel fog igaa aaday Allha ayaa iga jeclaaday allow kuu naxariisto mcn. Badan
Waaaaa
Liyuiuoljryig4i52t8kl457gjt2i 6olkypekoo5ip080i
Shukri masala weli ma nooshahay
💔💘❤️🩹❤️🩹❤️🩹❤️🩹❤❤❤❤😅❤ajjjj❤❤
FHaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
💘👩❤️💋👨👩❤️💋👨👩❤️💋👨👩❤️💋👨👩❤️💋👨👨❤️💋👨👨❤️💋👨👨❤️💋👨👭👭👭👭👭👭
Who listened 2024 this song like please ❤
Email address and ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ani ayaa dhagesta
Me
Zxp aney hada iisoctaaa kwrn😂😂😂
Yaa dawanaayo 2022 aniga xasuus bey iguledahy heestaan 2016 wiil aan aad ujeclaa ban dhageesan jiry lkn calafbaa nakala kexeyay xasuus ugu qaliya marna kma daalo dhegeysigeeda💔💔
iska sawar calafku waa iska sidaas
Payo ani hadan dawanyaa wlhi wan soxasustay hestaan 2016 ayaa igu danbayzya wan jecla hestaan
Ifrah adiga hada malagu guursadey
Anigoo iska fadhiya ayey mar qura igu soo dhacday heestani, cajiibsanayaa waqtigii aan dhageysan jiray ❤
heestan in aan marwalba dhagesto kama daalo inta heestan jecel like ii saara
Sakariye Nuur ana sithookale wan ujclhy..........
The song
The best song
Kula mid ahy
dadka dhan ayaa saas ah e kaligaa mah dhameen teen heesta isoo jidatay
2024 hda hlkan timadid like hala dhafin
2019 ya cominity aqris u so kashay like isaar🖒👍👏
2024😂😂
2019 yaa dawanayo like iisara hdii ad 2019 dawaneyso
Asc
2021🤣😂🤣
2022😂😂😂
2024
waqti 2016😢ban dhagysan jiray cawa 2024/4/30😮baan dhagysanayaa waan iska jeclhay hestaan🎉❤❤
Qoftaan waa la aroosay😂
labteda jiifso kalay lulmo oo kusexo waxaba moda in ani iyo jclkeyga nolaqady 2018 ya iladawanoyo like isar
Qalbi nuurshe anigu dunidaba la'aanTaa leyr kama heLo❤️❤️💘😭😭
LAABTEYDA JIFSOO KAALAY LULMO OO KU SEEXO markuu dhahayo codkiisa best luuQ weeyeH😭😭❤️❤️❤️💋💝
Still watching 2023. Memory hits different
Aniga xita...still 2023🥰
@@abdisamadabdulahi9596 kula mid😂
Hadaa comment 🤣akhris usoo gashey liketa dhac dhac dhac👎 kusii thsnkd💔💯
👆👨👩👧👨👩👧👨👩👧👨👩👧👨👩👧
Yaa dawanaya 2025 qofwlpo qoralkan arko farxad warta ban urajeynayaa❤
Fatima, love the hair girl you rocking it! As always your voice is on top and you deserve to be on top! I'm just surprised more abwaans are not knocking on your door begging you to sing their lyrics. Keep it up girl, I'm your fan!
MAashaa Aallah
I listen this song more than 40 times 🥰 imagine ❤️❤️❤️💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🥰🥰💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@@xaajicawil8711 kmmmmm
❤@@xaajicawil8711❤
Taleefan cusub oo galaxy s3 ah oo la iikeenay heestii igu horaysay ee aan ku shubay ayay ahayd hhh waxaa kasii daran markii la ii keenay waxaa la igu yiri haku shibin hees anigana hye ayan iri niyadana waxan ka lee yahay. Lii liicayaa xbbi laga hee hhhh waan idin salaamay
Cod mcn iyo qurux allah ku siiye wll cabdi dajiye❤❤❤iyo wllshey fatima❤❤❤❤
Heestan ani xasuus jacel iima laha lkn wxan kusoo xasuusta niicle inta hooyadey Ka qaato ayaan radio intaa geesto barnaamij lasoo deen jiray 12:30 duhurnimo qiyas ahan sualo ayaa la weediin jiray dhageestayaasha waliba sualo fudud oo hadiyad lagu qaadan jiray kalinta labaad ayaan gali jiray badanaa waana ku farxi jiray sabbto eh magaceyga la sheega mid iga yar I dhahayo anine magaceyga ma sheegayay haa inaa dhaho ayan jawaab diraa kadip magaciisa la sheega wan iskaga qosli jirnay ilaa hda barnamijkaas wuu socdaa u malaynaa xasuus marki suasha dadka la weediiyo intee dadka jawabahooda la aqrin ayaa heesta lasoo deen jiray marka xasuustas igu leedahay ani 2018 meelahas ineeeaheed jeclahay
🤣🤣🤣🤣
Radio hubaal 99.5 ee eheyd😢 xasuuuuus
Hhhhhh isku midaa nahy hubaal fm Mogadishu
2022 yaa daawanaya best song🥰❤️🩹
Aniga 😌
2023😂
best song waxaan soo xasuusty waqti hore ilaa 2017 baan dhagaysam joray heestN sido kle gabr aan jeclaa 2021 baa dhagaysan jirty hadda ayaan dhagaysanaya anigo yurub jooga 😢
Duq.tahy markas😂😊.lkn m.a.wakaftan😊
2021 hada dhageysanyso like❤🔥🌹😂
Wllhi aniga ayaaa dhagesto weli
Kamo daalo 2015 ila io HD 2021❤❤💙
Wan ku wataa
@@abaasjorjinho3196 ,2022
Ma noshy adi😀
Still watching 2024❤
Love you❤ for that💐
I love Somalia 🇸🇴🇸🇴
0o750¼080
2020_ka yaa ila daawanaya inta iga dambysa like_ta iisaara♥️😁
2021 🤣🤣
Indhagaysansa 2022😘🖤 qalbiga idga salamay🙋♀️
I am joining you tonight thanks to UA-cam suggestions 🔥✌️
2021 𝐘𝐚𝐚 𝐝𝐚𝐚𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐲𝐨
axyaa hees amazing voices waa ka helay wlhi specially wiilka codkiisa❤❤😂😂😂😂
queen siman 😆😆😆
queen siman wa
Xaakada kawaran 5 sano kadib
Heestaan jcYga wda dhagysan jirneyY 2018 ila 2020 lkN hada meel aay ku noshahY garan maayO cajiiip❤😢
😭😭😭😭😭😭😭2017💔💔💔 Hestan Anna iska leh wxey i hysa Xsuso gara aan qofna Daremin karin Wxn sugya jclkyga inu malin un iso labto 💔💔
Sanad kadib waxan rajeynayaa in uu ku soo labty
5 years ago laga soo wareegay ee malagu so labtay
@@sumayafaraxsumayafarax932 dhib badnidaa😅😅😅
@@umumaahir7870 hhhhh dulqaadkiyo qofa waye hhh
Abayo 5 sano kadib maku guuleeysatay
2023😂❤yaa ila soo rdzdy heestn
AFTER 8 YEARS 👉 legends are watching now ...like to get back again 🤝
inti hestaan dhagesigeeda ka dalin like isaara 2019❤❤💟💋
2021 yaa dhegysanaana 😁😁😁😁😁😁💯
2015 Ilaa 2024 baan sanad kasta dawadaa anigoo iga aheyn faadumo waa walashey lkn tageera u ahay hestaan waxaa ku xasustaa 2018 jaceel aan sameyay hadane ma aqoonin qofkaa u qaaday waan ku bukooday waxaana dhageysan jiray anigoo isla yaaban Inta iga danbeeso like saara si aan mar kle usoo xasuusto 🫀🏝
Lgend
❤❤heeestaan waa 2019 dhageysan jiry
Axsan hees malin uun waan soo badalaa
Best song so far who is with me 2024 hit like bro and siz ❤🙏🙋
Heeztnn jeclhy😢
2020 ya dawanooyo
19/7/2022 inta daawaneyso 👋❤️
Xasus hada dawaneyso 2023 like sar
12/9/2023 Ayaan dhageysanayaa 😮😊
still 2024😮😮
2021 yaa daawanayo heestan😭💔🧠
Hestan 2016 waxa ku xasusta gawadi wada soconay an marwalbo uu qadi jiray hadana waa 29/12/2021
Heestaan saakey oo dhan anigoo raadinaya, baa galabta oo aan hurdo ka soo kacay ayaan helay. Ereyadii aan ku raadinayaay haddaan idin sheego qosol idin kuma hari doono. 2024 ayaan dhagaysanayaa 2027 inoo ballan.
Nosheeg 2027 waa lajogaa😂
Xasus 2015 aniga iyo zxpkey💯
Hestan xasuus bay igu leedahay markii aan qaadka bilaabay 2018 ayaan ku murqaami jiray anigoo jacayl daran ihayo. Alx maanta qaadkii waan iska dayay safar dheer o tahriiba baan so galay maanta germany ayaan joga waan shaqaystaa nin isku filan baan ahay😮😢❤
6sano ka hor igu dambese hadan sooxasuustay pest song❤
2:00 hapeenimo tariiqda 1bisha luliyo 2024 adigane shimee aqrin dontaa qoraalkeeygah aniga 7 years dad comnt. Kasoo baxiyay hada aqri sanaayy
Somalida dhan waxaad moodaa inoo qalbi jab wada hayo markaad commentiyadooda aqriso hees kastaba😭07/09/2024/10:33 habeenimo dadbaa dabaday dhagaysan doona😭🫶
Yes 😂
heeee hee caadi maaha kabax💃❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah abdi dajiye codka Allah kumatiro haryana kama jidado axyaa hees
Still listening 2024❤️🔥🥰
2025, yaa ila daawanaayo
Ilaaa hada 2022 waan dawadaa fav song 🎵 🫀♥️
2015--2024 9sano kadib heestan waan kusoo laabtay waxay ii leedahay xusuus dhalinyaronimo iuo waayo qaali ah😂
2020 😍🤘....✌. Cidii dawandyso
Aniga kula dawanay✌✌👆
Www hestaan waxaan ku xasuustaa maalin ciid ah ayaa barnaamishkaan laga soo daayay SN Tv waan xasuustaa 2015 waxan jogay muqdisho ayee aheet waa hees aad u macaan waxaan dib u dhageystay galab axad ah june 26 /06/2022 waxan ku dageysanaa faransa malmuhu kala wacanaa halkaan waxaan ka salaamaa jacelkeyga Wan ku jeclahay mcnto waxan rajeynaa inaa calaf isku yelano mcnto halkaan ayaan kaa le yahay maalinka haku wacnaado bbe ⚘⚘⚘⚘⚘
Legend alle hakga dhigo calaf qoftda adigna qalbigeda ilaali 🥰
Who is watching 2018...hit me back
Yaa iladawanayo 2019
Wlhi xasuus waye waago aan dhageysan jirey heestan 2016 kii😢😢
❤iskumiit
Taarikhdu waa 16/10/24 Saacaduna 19:24 Habeenimo Aniga iyo Xaaskayga Nimca ayaa heestaan mcn iskula Fiidsnayno waqti dheer kadib ayaan soo booqan doonaa insha allh
Sida laan madheedhoo.
Laydhu ay lulaysaan .
Liic liicayaa .
2024 may ya weli dhegysanaga 🖐️🖐️🖐️
2021 yaa dhageysanaya July 21 cida malinka 2 aad🥺🥺
Aniga dhageysana 27 july 2021
Xasuus igu leedahay heestan axyaa hees😥😥calaf wa iska sa kama dalo dhagaysigeda❤
Sun 10/9/2023 ❤ayaan dib u dhegasanaya 8 sano ka dib inta iga dambeso like isara wana ni salamay😂👋🏽from tiktok
Fatimoyyyy💍💋in Omer🥶
Wan idin jeclahay dhamaan somali weyn
War gabankan xaguu ka dhacay 2020❤
After 8 years I'm still watching this video
2021/7/yaa ilaa dawNayo
2023/july/30 still listening❤ Anigoo hawl iska haysta bay caawa igu soo dhacday. Xilligi hore badanaa heesaha waxaa ka dhagaysan jiray idacadaha heestana heesaha aan idaacad baan ka bartay banaamij galab soo kali jiray.
Dajiye meel ha lagu sheego?
September ❤😢😢😢
@@asmahassan230 hee sister😥
Dajiyoow la aanta ❤🎉
Waan la dhacay heestaan 2018 ?
Xusus gaara igubeertan heestan ax 😭 kama daalo dhageysigina ❤❤❤
Heesta kaliye aan ku xasuuusto jaceelkEygi IGa foogaatay wAA Iska dhageestaa ayadaa meel fog igaa aaday Allha ayaa iga jeclaaday allow kuu naxariisto mcn. Badan
omg abdirizaq Garyare ma heestan qado I never thought .. keep it up aboowe my dear cousin
ha
Tnkz
Waxaan dhagaysanooyaa 2023 bisha 8ad hadaa iga dan bayso wll ilaahay amoorahaaga hakuusahlo waxaana jeclaan lahaa in aad ii soo gali doonto reply ♥
Dhamantenaba
Still heestani waa cajiib wanna intii fanku Nola 2023
Maalinti ugu dambeesay 2021 allaha ka dhigo 2022 mid qeerkisa wato
Yaq 2021 ila dawanooyo
2025 still waiting like saar❤ please
10/5/2022 😘✊💯
Dadka baribaan ka aminsanjiray inay isjecelyihin ama isqaban ciyalnimo ihysay xita waxan qimynjiray inay iskuqalman iyo inkaleh 100% way iskusoxyan isdhihijiray🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
🤣🤣🤣🤣
2024 ✌️😂
Yaa joogo 2022 Dhamdkeeda Wow 🥰
1year and half Aa RadinayE HesKan ugu Danpeyn wa heLay 2021 Hda Dawaneyso 👍🏻dhac ku sii kkkkk
Hhhhh
Mxa so DonTy
2016 heestaan aad loowada jeclaa
Saaid ilaa hada jclhy heestaan
Intii dawaneysa 2020 liketa igu qabo
Www hees aaan dhagaysigeeda ka daalin codadka allah idiin barakee
HARYAND AND DAJIYE
dajisooyo la aanta wiilka reer muduga fanaan fanan dhafay weeye
2017 ayan so xasustay anigo harqanle ah ayan dhagaysan jiray habenki sidan udarto ayaa suxurta ku gaadi jiray hada tariikdu waa 8 october 2023 11: 43 habenimo
Xasuus ayan galay caawa
Sida laan mareero
Laydhu ay lulaysaa
Liic liicayaa
Xabiibi laga igu qabo xabiiibi
Xayaati laga igu qabo xayaati
Hadii aad dawaneyso 2023 ❤😢
inallillan wainaillah rajicun dambwaye hestan runti Allah sohanun amin amin amin
Daahir Yare Hadal wanaagsan ku hadal ama afkaga in uu uraayo laga yaabo masjidka haku so taagin
Nice one way first time wan kahelay
Hestan si bey mrksta iku so dhacda>🥺❤️
2021 hadii aad imaatay like iisaar
2024 yaa ila dhegensanaya👍👀
Still 2023 😃
😅
War wiilka cod macaanaa ax ax yaa fanaan Dajiye 😍😍
Www 2022 yaa ila dhagesaayo kama daalo hestsn dhageysideyda
Jaceylbaa ilaasimay laabteyda dagayyyyy❣