Khadar Ali Osmaan/Jawiga Noloshaad Saxdaa/ 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 гру 2021
  • Khadar Ali Osmaan/Jawiga Noloshaad Saxdaa/ 2021

КОМЕНТАРІ • 539

  • @swaggerhanadofficial
    @swaggerhanadofficial  Рік тому +86

    Guys please #Subscribe iii saaro UA-cam ka❤️🥹💕 Thank you ❤️

  • @aaminoahmed9654
    @aaminoahmed9654 3 місяці тому +49

    Heestan mar ayaan dhageysan jiray xitaa comment ayan ku rebtay si aan malin un u soo booqdo balse wan waye 😂waxan ahy ardayad sanadkan aya school igu danbeysa.noloshena meshey bari mudan Alle oo kaliya og waxan rajeena wax kastoo jeclahay inuu rabigeyga i siiyo hadey qeyr i yihiin. ma haysto garab io cid aan Alle ahayn isaga ayan ku kalsoonahay 😢😢dhamantiin dhalinyaro rabi meel wangsn ha idin mariyo aan ku dadaalnana raligalinta rabigeena waayo ma jirto cid nooga naxariis bdn Alle 😢❤fariinteyda hadaa aragto i soo ducee wll hada dhinto io hada noolahayba wey i anfacaysaa guuleysta dhamntiin❤😢 liketana i saara si an u soo booqdo i.a. Mahadsanidiin❤😍
    Mon,22/4/2024❤😊

  • @aishaahmed6988
    @aishaahmed6988 Рік тому +161

    My fav song 💔🥺 wxaan dhageysanya heestan 15/5/2023 mlin Monday ah hadda qoraalkeyga aragto iso duce 👍😭😭✊️

  • @liibaandhamacmedia8822
    @liibaandhamacmedia8822 8 місяців тому +80

    14/11/2023. Habeen salasa 😢❤ farxad kunoolow qof walboo qoraalkaygan akhriyaa❤

  • @NuuraNuura-td9mf
    @NuuraNuura-td9mf Рік тому +150

    Anoo maseyr san heestan dhagesta mar walpo comment hdaa kasoo bixiyo ma arko hdaa iga dambeyso like isaar bal saa marka kale u arko

    • @Asulla751
      @Asulla751 9 місяців тому +1

      Markuu dhahayo jidhiidhicadiyo dareenka cishqa wada jamadiisa intuu jidhkiyo halbawlaha dhanaan jayaahaa kuufafay intuu jawi geel kumaalay ayuu ani ila jiciirtay❤🫶🏻🥹

    • @MegaMotivate24hrs
      @MegaMotivate24hrs 7 місяців тому

      abaayo qaali pls xagee joogtaa ? sihaam pls ? @@Asulla751

    • @MegaMotivate24hrs
      @MegaMotivate24hrs 7 місяців тому +1

      Baayo mcn nuura intee joogtaa adi ?

    • @CabdiQanih-110
      @CabdiQanih-110 2 місяці тому

      miyaa lagula guursadey

  • @ismhaanxajisalah4302
    @ismhaanxajisalah4302 9 місяців тому +49

    heestan waxay leedahay dareen gooni ah 😢runtii waxan dhagesanaya ay galayso khamiis 😊waxan jeclahay wiil ladhaho cabdifitax waliba dareen aan wali qof loo qaadin ❤waxan rajeynaa inan maalin un midawno wan kugu faani doono inta cimrigeyga kadhiman❤❤❤❤❤

    • @Shankaroneyy
      @Shankaroneyy 7 місяців тому +1

      I.a ilahay haku rumeyyo wll

    • @Almiron24
      @Almiron24 3 місяці тому

      Shankaroney kaley adna 😭😭😂💔​@@Shankaroneyy

    • @Almiron24
      @Almiron24 3 місяці тому +2

      Calaf ka allaha niskugu kiin daro❤

    • @cagadahabcabdulaahi6234
      @cagadahabcabdulaahi6234 3 місяці тому +1

      Semi guuleyso baan leeyahay ❤

    • @user-pl7zs5io4s
      @user-pl7zs5io4s 2 місяці тому

      Maxaa naga galay
      Yaaqe Hana qasin

  • @HalyeeygaXaafada-eq4qy
    @HalyeeygaXaafada-eq4qy Рік тому +78

    18/7/2023 hadaad qoraalkeyga aqrinayso farxad ku noolow❤❤😊😢

  • @MohamedAli-zp3ri
    @MohamedAli-zp3ri Рік тому +15

    HESTAAAN WAAN jacelahy waa dareeen dhab ah Anigu waan kuraxeyaanayaa lkn Qof uma dhageysanowo lkn allah waxaa kabaryaa qof diin leh nolosha inta kadhiman isla dhameysano in uu ii sahlo. 2023 dhageysanayaaa

    • @sucaadomaxamedcabdi8127
      @sucaadomaxamedcabdi8127 Рік тому +1

      Same wll waxad rajeyneyso alle ha kuu rumeyo🤲

    • @mohauniquetech4410
      @mohauniquetech4410 10 днів тому

      Labadina maadama isku dooq tihin kala jinsina tihin hada isku yaacdaan kawarama? 😂😂 anah qof kale iso raadiya😂​@@sucaadomaxamedcabdi8127

  • @cadnaansaayga1784
    @cadnaansaayga1784 9 місяців тому +24

    best song 🎵waxaan dib udhageeysanayaa_ 5.11.2023 saacaduna 6:38 AM, oo ku sugunahay wadanka canada gaar ahaan vancouver salaam dhamaan inta iga dambeyso🙏

    • @NimcomohamuudDuale-kg1tm
      @NimcomohamuudDuale-kg1tm 8 місяців тому +1

      Waanka qaday wll mcn slaanta👋anigu heesta caawa dhagesanayaa waana kahelay wax iiqadana mahysto 💔😭

    • @JamkaOmar
      @JamkaOmar 8 місяців тому

      ​@@NimcomohamuudDuale-kg1tmanaa kuu qaadaayo ❤❤❤❤

    • @cadnaansaayga1784
      @cadnaansaayga1784 8 місяців тому

      mahadsaid wlal nolol wanagsan farxad waarta kuu rajeeyaa@@NimcomohamuudDuale-kg1tm

    • @cadnaansaayga1784
      @cadnaansaayga1784 5 місяців тому

      mahadsanid wll nolol qurux badan ban kuu rajeeyaa@@NimcomohamuudDuale-kg1tm

    • @CabdiQanih-110
      @CabdiQanih-110 2 місяці тому

      waan kaa qqadney zxb ❤

  • @Hudeyfaacademy2020
    @Hudeyfaacademy2020 Рік тому +62

    Caawa waa 8/4/2023 4:19Am waxaan heestaan u dhageysanayo waa jaceyl aan u qabo xaaskeyga oo iga maqan illaahow iikeen waan ku baryaaye iyadaan dad u jeclehee

  • @hamdimohamed6512
    @hamdimohamed6512 9 місяців тому +13

    waxan ahay qof dacad ah mar walbana waxan la kula qalbi jab io xanuun iso duceya in ilahay isahlo qofkeyga saxda ah 😭💔

  • @Farayare451
    @Farayare451 Місяць тому +6

    Heestan ilaa 2024 qofka ila daawanaya waa legend war bal like iireeb adeer 😂✌

  • @cadnaanjaceer4844
    @cadnaanjaceer4844 Рік тому +71

    Cawa waxan fadhiya meel anan aqoon u lahayn waxan dareemaya heartburn waxan rajeynaya yoolka aan leeyahay in Alle iskaga ayaa weyne In uu igu guuleeyo insha Allah Alle ayaan talo saartay 🔜🤏

  • @mxmdabdalla60
    @mxmdabdalla60 Рік тому +7

    Heestan waxaa u dhagesanaaya gabar aan jeclahay oo hindiya joogto aad baan kugu xiisay amran ❤️❤️❤️ isoo dhaqso macaan badan adoo nabad ah 🤲

  • @hoodohappy6608
    @hoodohappy6608 Рік тому +20

    Doohkha kala jaada ahoo nafyhy jamlkaaga quruxda😍 ilhayow calafa igu dara wiiilkana jeclhy 🤲🥺😪

  • @king_ipriyoz47
    @king_ipriyoz47 10 місяців тому +11

    Ilahow waxan ku weydisanaya nolol qurux badan oo jacayl dhaba leh❤
    Jiriricada iyo dareenka cishqiga wali jamashadiisa intuu jiirkiyo halbowlaha❤🥺 3_10_2023 habeen arbaca 10:04

  • @lilmohaakadem60
    @lilmohaakadem60 7 місяців тому +10

    Hestan waxan ku xasustaa yar saxibkey oo jcl dhab ah gbr uqaadey, hada waakala tegeen.😢 Manta asaga ayn isla jognaa kulaha hestan wa ku brya iga dhemi cml mrku arkey anigo dageysanayo😢, wll hadaa qorolkan aaqrisey uso ducey sxpky in ilahey qlbig uqaboojiyo mhsnd💔😿 21_11_2023
    KDM VIS RUU👨‍❤️‍💋‍👨

  • @iidowyare5550
    @iidowyare5550 Рік тому +21

    22 December 2022 habeen jimco Soo galeyso ayaan dhageysanayaa heestaan aadka umacaan .......halkaan dib ayaan ugu Soo laaban doonaa weliba aniga io gacalisadeyda iisla joogno inshAllh 💍💯🌎

  • @AliyaCBDAL-gt3dx
    @AliyaCBDAL-gt3dx 10 місяців тому +7

    Aniga hal qof ayan jeclahay wana cabdifatax aniga iyo cabdifatax jecelka naga dhexeya waa sida laylo iyo qeys Mar waliba waan isku faraxsanahay Mar waliba waxan ku ducaysta ina ilahay calaf igu daro waa ku jeclahay nolosheydii❤❤❤❤❤❤❤

    • @ikramabdi2332
      @ikramabdi2332 2 місяці тому

      Calaf alaha iskugu kiin daro abyo❤

    • @user-fj5pr4fm2e
      @user-fj5pr4fm2e Місяць тому

      Qays iyo leyla gajo ayey udinten jacel mahan

  • @mohamedzaakow
    @mohamedzaakow Рік тому +8

    Ax jaceylkeyga ayaan heestaan u qaadi doonaa mar aan dheereyn aniga oo u tilmaamayo jaceylka dhabta ah ee aan u qabo
    Viva ayaan Abdirahman ahmed
    💋💋💋💋

  • @abdihafiiid...............2008
    @abdihafiiid...............2008 7 місяців тому +19

    Hada so radisay 2024 heesta like saar.pleas.👍🤩🌹

  • @faaizaqurux1617
    @faaizaqurux1617 Рік тому +12

    Aniga oo jeceyleysan oo jawigeygu iska daganyhy ayan dhageysanaya hestan 🥺hamiyo bdn ayaa iga dhax guuxo hal ma ahan laba m ahan i.a inan hantiyo waxaa rabo rjynaa🤲🏿

  • @mohaabdi5919
    @mohaabdi5919 Рік тому +39

    Ilahy hamigayga ha i rumeeyo 29 april 2023 waxan jooga Hindia heydarbad waxaan rajaynayaa inan comentigan dib u aqrisan doono anigo Ilahy Ii rumeyey hamigayha 😢Inshalh

  • @ikramabdi2332
    @ikramabdi2332 2 місяці тому +2

    Jiriricada io darenka cishqiga wada jamashadisa intuu jirka io halbowlaha dhaman jayaha ku fafay intuu jaya gel ku malay ayuu ani jicirtay adasa jecel ibaray waliba jan dheer ka tumay adasa jecel ibaray waliba jan dher ka tumay jajabun cashaq ka weyne ❤ 4:42 jikar jikarka ka dhowr nafteydà😢

  • @samiirasuulay5769
    @samiirasuulay5769 7 місяців тому +2

    Hessta waa lay baray wana soo raadinyay💕😩

  • @mohasooyaan6
    @mohasooyaan6 Рік тому +9

    Waa sax markii la dhahayo jaceylku ma ba,o balse qofkiisaa ba,o 🥺😢

  • @jiilaalyare1694
    @jiilaalyare1694 9 місяців тому +7

    Really Heesta waxay leedahay dareen aad io aad i wayn, waa xili saqdhexe 1:35 A.M , waxan jooga wadanka Uganda kampala, waan rajeynaa inan malin uun dib idhegeysto.

  • @nasteexocrisaaq4598
    @nasteexocrisaaq4598 Рік тому +8

    Waax dhaagsyn xili xaldu igu xuntaahya 2 28 2023 10:14 wax ilaahya kaa baryaay intaa is jecl inaa alhe kulmiyo intaa an hayzn oo kow kaa ahya alha naa siyo waax farxdaaad naa siyaa gabr wlip xanuun dareemya alha kaa saro xuuma nolo iyo farxda lagu bilaabo ina lagagl taago😭😭😭😭😭😭😭😭💔

  • @abdirahmannasir2294
    @abdirahmannasir2294 Рік тому +35

    Caawa oo ay Tahay 2022/12/31 😍 12:50 pm Saacadu 10 minutes ka ddib way is badalaysa Waxaan Jooga Jigjiga Ethiopia Reffral hospital 🏥 Waa Hapeen Khaasa Waxyaabo badan oon Niyada ku Hayo 2023 ayaan Rajeynaya inay ii Qabsooman insha allah
    Xasuusba Xasuus ka mudan 🇪🇹🍻🌎

  • @HuuHaa-kr5oz
    @HuuHaa-kr5oz 8 місяців тому +2

    Wa marki igu horesey een hesta dhageysto waxana daremaya qalbi jab 💔😢

  • @kingmaankahiye7677
    @kingmaankahiye7677 5 місяців тому +15

    4/3/2024 best song

  • @AliyaCBDAL-gt3dx
    @AliyaCBDAL-gt3dx 10 місяців тому +1

    Ala manta farxadeyda lama sokobikaro wallhi Alx alx wan jecelahayi la qof no soduceya ina iskuwarno waligen an kalatagin ani io adi cabdifatax wa will fcn oo qalbi fcn m.a I.n wan is helidona ❤❤❤🎉🎉🎉❤

  • @FaraAhmetAli
    @FaraAhmetAli 11 місяців тому +6

    😢😢heestan waa so radiyey wlhei history waa 2 /9/2023 saacadu waa 11:47 waa malin sabti ah 😢waxa tabaya qof jeel ku jiro alle haka so daayo king

    • @UsaameMaxamed-ts1cg
      @UsaameMaxamed-ts1cg 10 місяців тому +1

      Alle hakaaga so daayo waan dareemaya xoriyad la,aanta waxay tahay 3,200 bilood baan so laacay haddana waan.ka noolay alx

    • @ifrahdayib3728
      @ifrahdayib3728 9 місяців тому +1

      Amin😢

  • @mohamedtimojilic7892
    @mohamedtimojilic7892 Рік тому +4

    Waxaan fadhiy dabaq dheer dushiis waqtigu 1:00 habeenimo dhaxan badan baa dhacaysa maalintii eidkana way soo dhaw dahay lakin qalbigayga iyo naftaydu waxay ku maqan yihiin noloole kale oo warba i ahayn qalbi jaceyl helay oo daryeel waayeey wuxu lamid yahay qof inta dab la fariisiyaay dib logu soo noqon 😢❤💔

  • @hackerboot9776
    @hackerboot9776 Рік тому +36

    2023/1/2 daawanaya hda 10sanno kadib aragto like izar..🥺

  • @izmahanindhojacyal4209
    @izmahanindhojacyal4209 Рік тому +5

    10/2/2023 malin isniina heestan waan jecelhye saasan saaka uu dhagaysanyaa❤❤❤

  • @samirasheik2135
    @samirasheik2135 3 місяці тому +3

    2024/4/29 mlin isnina wxn rajenyaa inu hamigygu ilahy irumeyo 2sano badh wx xidhidha malihi
    Inta igdanbeysaa isoduceyaa in ilahy khyrka iwafajiyo❤12ki duhurnomo

  • @sulaimanrajo8343
    @sulaimanrajo8343 9 місяців тому +4

    Heestaan waxan dhagaysanayaa habayn jimcaa 19/10/2023
    Waxa jira gabar aan is jecel nahy sanad anaan is arkin heestaan ayada niyadayda kusoo dhacda marka dhagaysanayo❤

  • @najiibxasan8438
    @najiibxasan8438 Рік тому +6

    from tiktok😂👋

  • @user-cu1fn4xs9k
    @user-cu1fn4xs9k 8 місяців тому +2

    2012 memories iyo mursal muse
    Abwaan Axda. Sxp kay guled calanle iyo anigaa from jigjiga to Addis ababa dhagaysanaynay xidigaha oo cusub. Wiilkani si wacan buu u qaaday isna.

  • @nasradinabdiaptidon2703
    @nasradinabdiaptidon2703 7 місяців тому +6

    Best song waxan heestan dhagaysanaya maalin sabtiya 23/12/2023 sanadkuna si dhamanayo sacaduna ay i tahay 9:22 aroornimo, oo wadanka faransiiska France 🇫🇷❤️ , boqoradaydi aan u qadi laha walina ma hayo😢. Inta iga dambaysa salaan gobeed ❤

  • @khalidluzia4135
    @khalidluzia4135 Рік тому +7

    24/2/2023 malin chumca hadad iga Dan bayso lik ta

  • @zacki001
    @zacki001 Рік тому +12

    Heestaan marka dhagesanaayo i feel happy and love foreal 🥺💞❣️

  • @nasraAhmedhaaji
    @nasraAhmedhaaji 7 місяців тому +2

    😢😢jah jecel ayaa ihaya caawa

  • @zuuzuumohamuud777
    @zuuzuumohamuud777 4 місяці тому +2

    Heestaan kama daalo dhagaysigeeda aad bn u jeclahay waqtiga aan ku xasuusto heestaan waxaa kamida anagoo aroor saacaduna tahay 5:20 am safar ah oo heestaan noo baxayso inuu isoo wacay qofkaan jeclaa ama haasawa wadaaga ahayn markaas anoon safarkayga u sheegin ama ogaysiin wn naxay kadib wiilkii na waday ayaan iri gaariga xoog u wad si aan magaalada qardho oo 50km noo jidhay aan dag dag ugu gaarno, markaasna aan woco garoowe ayaan ka nimi wn wacay inaan wanaagsanahay qardho joogo ayaan u sheegay kadibna wn ku bariidinayay ayuu yiri isna habeen ayay u ahayd maadama aan kala waran joognay subaxadaas 180 ayaan iri gaariga ku kexee wiilkii na waday si aan qofka aan jeclahay ula hadlo safarkana u ogaan maadama uu icanaanayo 😢 kadib khatar ayaan u bareernay in gaariga xawaarahaas lagu kexeeyo si kastaba ha ahaate manta ninkaas xaas ayaan u ahay wuu iqabaa markaa is guursanay ayaana qisadaan uga sheekayay iyo waxa aroorta dhacay heestan marka subaxda ayaan aad ugu xasuusta wn ku jeclahay noloshaydi waad u qalantay in dhib walba laguu maro ❤️😭😭

  • @faisalmowliid6284
    @faisalmowliid6284 3 місяці тому +29

    Who is here April 2024 like

  • @mohakaafi
    @mohakaafi Місяць тому

    Inta badan heestan waxa jecalahay ina dhagaysto waqtiyada roobk socdo mantuna dhulku wa wada roob maalin axada casimadi muqdisha idinka soo salami wixi iga danbeyo farxad iigu noolada ❤

  • @fahaddahirtohow
    @fahaddahirtohow 5 місяців тому +4

    14 Feb, 2024 Time: 21:20 Fv song Hadii ad aragto qoraalkeyga Janada alle ha inagu kulmiyo isoo ducey inuu alle Muraadkeyga isahlo.

  • @halimaahmed6765
    @halimaahmed6765 Рік тому +11

    Heestan dareen qaas ah igalisa,jecelkeygi ixasusisa😭😭

  • @Najka275
    @Najka275 Рік тому +11

    Heestan markaa dhagaysto jacayl jcylk baan dareemayaa 😂❤️

  • @mohanabdi3791
    @mohanabdi3791 Місяць тому +2

    Ayuu ani ila jiciiirtay 😢❤😢

  • @nima4729
    @nima4729 8 місяців тому +5

    Damn what a song ❤ilhow ku nabad keen my husband I missed you ❤

  • @msshalgan7336
    @msshalgan7336 Рік тому +14

    Aniga majecli hesaha inaa dhagesto lkn waxn jclhy inaan aqrisado xasuusaha jcayl eey kuledahay dadkii hore iyo kuwa hadaba aniga jclkaso kale wali qof uma qaadin oo xasuuso jcyl maba lihi lkn waxn ku raxesta aqrisashda erayada darenka leh ee commentska lagu so qoro🥹❤️‍🩹
    Hada ila mid tahay like❤️‍🔥🫠

  • @abdirizaksolomon6902
    @abdirizaksolomon6902 8 місяців тому +3

    Kalinimo iyo meel bila jabaq ah hadaad ku dhagaysato waxay ku gelinaysay jawi aan la qiyaasi karin so emotion 17/11/2023 sacada 2:13 hbn jimco so galayo 😮

  • @sucaadomaxamedcabdi8127
    @sucaadomaxamedcabdi8127 Рік тому +2

    3/8/2023 haben ay jimco soo galeyso sacaduna tahay 19:41pm waxan fadhiyaa meel banan oo mugdi ah waxana dhacay leer qabow
    Waxan rajeynaa inaa dib u aqrin dono fariintaan xili aan kan eheen oo waxwlba ii rumoben insha Allah ❤

  • @bikbox7976
    @bikbox7976 Рік тому +3

    Jujuub caashaqu ka wayne jikaar ka dhaw naftayda🥺♥️

  • @user-wm7no2oo2y
    @user-wm7no2oo2y 3 місяці тому +1

    Hees daren goni igu leh❤😭

  • @hoyosahra6193
    @hoyosahra6193 Рік тому +5

    Waxan dhex fadhiyaa jamacada kebre dahar university sariirteyda aan qolka ka daganahy
    Hapeen jimce ah allah kheyrkisa hana wafajiyee
    Wxan dareemaya woxogaa murgo jaceyl ah xabadeydii ayaa iga war wareegaysa allah hano qalbiyadena😍

  • @Zakiabdi-qg1kl
    @Zakiabdi-qg1kl Рік тому +6

    Sunday February_5_2023
    Wixii iga danbeeyo waxaan idin rajeenaa hormar wacan iyo nolol qurxoon

  • @Najmamuxibo-lr4iy
    @Najmamuxibo-lr4iy 10 місяців тому +2

    My fav song💔🥺27/9/2023 waxan dhagayzanaya hestan

  • @hanaabdi9748
    @hanaabdi9748 9 місяців тому +2

    Heestaan hadan dhagaysto murug aan aqoon Meel ay iga imaadey baan dareemaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮😢😢😢😢😢😢😢🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺

  • @sakariyefilmsandvlogs2237
    @sakariyefilmsandvlogs2237 11 місяців тому +3

    6/9/23 waxan bes lahaY jacayl an caadi ahayn❤ilahow adigo kaliya ayaan garab kaa sugayA😢

  • @dhiibsanetvshow
    @dhiibsanetvshow Рік тому +8

    Jawiga noloshada saxda 10:20 habeen salasa oo arbaca so galayso 7/2/2023❤ old is gold ❤

  • @abdulahisiciid4529
    @abdulahisiciid4529 7 місяців тому +2

    21/12/2023 malin aan xaldu ficnayn ilaahey hami rajo fican ba waydisan iyo bararo qofkstana riyadisa iney uromowdo insha alh

  • @mahamedhaaji6193
    @mahamedhaaji6193 Рік тому +2

    Heestan maanta oo khamiis ah ayaan ku dhagaysanayaa godey gacalo heestan xasuus Bay igu tahay inaan is jecleen 2021 ayaan ku soo xasuustaa wakhtiga ayaa ina kala geyay abaal baan ku hayaaa

  • @CanabDegan-yz4rb
    @CanabDegan-yz4rb 13 днів тому +1

    Wxan dhagaysanya Sat 20 July 2024 ayan dib udhagaysanya qalbiga layga so jabiyey fvv song😢😂

  • @ZuhaybHassan
    @ZuhaybHassan 13 днів тому +1

    Heestan Waxaan ku Xasusan
    Doona Gabar Aan Jecla
    Ayaa Ee qadi jirtay Lakiin
    Aniga fahmi wayay
    Oo doqon noqday
    Waxaan ku rajeyna inan wax
    Ku dhiba allah ku Tusin
    Elmi omar iska kay Cafi 20/7/2024 💔

  • @salaandhere1849
    @salaandhere1849 Рік тому +2

    Ilahow nolosha hadafkan ka leyahay ii rume allahayow ❤️❤️

  • @israabdi7625
    @israabdi7625 Рік тому +2

    Jidkii galgacylka noqo😭😭ilahow igusin qofkan jeclahay

  • @Fayzalcabdi6414
    @Fayzalcabdi6414 6 місяців тому +2

    30/11/2023 habyn jimca ah habayn aad igu wayn ❤😊 5/1/2024 malin jimca ah malin ad igu wayn [ ❤xazkaygii raqiø❤ ]

  • @ahmedhussen2071
    @ahmedhussen2071 6 місяців тому +2

    Keeyowgii Orginalka ahaa 🔥

  • @HamzaSaid-k3z
    @HamzaSaid-k3z Місяць тому

    Ilaahow hamigeyga ii rumee oo qacalisadeyda isku kaaya keen aduunka ayaan ugu jeclahay faadumo dheeman waan soo booqan doonaa halkan maalinka aan rumeeyo hadafkeyga 🤲🤲🤲❤❤❤ like ii saar wll hada sanadkan dhageesanesid

  • @shucayb271
    @shucayb271 8 місяців тому +3

    Jawiga noloshaa saxdaa

  • @AhmedBiibaye
    @AhmedBiibaye 4 місяці тому

    Waa habeen Arbaco ah March/26/2024 wakhtiga 11:02 Pm saacadda Minneapolis,Minnesota . I used to listen this song when I was teenager around 2010--. Waxaan jclahay gabadh Nimco la yidhahdo alle ii waydiiyaa in aan is calafano❤️🥰🥀👩‍❤️‍👨

  • @muxiyadiinkhadarahmedqoran81
    @muxiyadiinkhadarahmedqoran81 Рік тому +2

    Heestii sead Mustafa essa Farah
    Zxp kayga qaliga ❤❤❤❤❤❤

  • @AbdikarimHaibe.12
    @AbdikarimHaibe.12 Рік тому +7

    Berigii ay heestu suuqa soo gashay ayaan dhegaysan jiray aniga oo ciyaal xaafada 2013 iyo Mursal Muuse Cumar. Xasuusihii 2013 ayaa i hor imaadda marka aan dhegaysto. Waqti tagay miyuu soo laaban? Maya e xasuusihiisa laabaheenna ku duugan ayaynu la noolaanaynaa. 🙏🏻❤

  • @ProveAplica
    @ProveAplica Місяць тому

    Hestan wllhi pest wyeh❤

  • @eng.ahmeddeikholujoog7837
    @eng.ahmeddeikholujoog7837 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤23.04.2024❤❤❤
    Jawiga nolosha saxdaa
    Jacayl baad abuuraysaayoo

  • @ahmedmohamedsufi1728
    @ahmedmohamedsufi1728 11 місяців тому +2

    Heestan qalbiga ay igaga tasha wana gabadha igu aburtay jaceyl dhab ah ona guursan raba igu so doceya Insha allah

    • @lapizakay52
      @lapizakay52 10 місяців тому

      Allaha isku kiin daayo ❤

  • @Dhawrsan20
    @Dhawrsan20 9 місяців тому +3

    My fav song🎉5/nov/2023 Subax axada saacada 8:58

  • @Aamina-pz3tm
    @Aamina-pz3tm 3 місяці тому +1

    Jawiga nolashad saxdaa 😢😢🥺❤️‍🔥

  • @suldaankagabadhiisa
    @suldaankagabadhiisa 3 місяці тому +1

    Heestan markan maqlo qofa soo xasuusta Wayo barigas aad u jeclaa mar walbane wn dhagesa jiray wlhi ilaa hada saamen igu leday😢

  • @abdizalaanmohamed9147
    @abdizalaanmohamed9147 Рік тому +4

    December 22 2022 habeen jimcaha so galayso ayaan daawanaya inta ila dawanaysa ☝✊

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 6 місяців тому +2

    Cajabey cajiib ❤

  • @Yasmein12
    @Yasmein12 Рік тому +1

    Cawo oo ay tahay habeen talaado so galayso 1 may 2023 ayaan ku dhagaysanaya jigjiga si bashala ✨

  • @shaakirbogba9977
    @shaakirbogba9977 8 місяців тому +2

    Waxan Dhagysn 6/12/2023❤😢 jacayl ihaya

  • @Zubeyr67
    @Zubeyr67 5 місяців тому +2

    This song ❤😊

  • @issamohamed9630
    @issamohamed9630 8 місяців тому +2

    Nice one, pray hard you don’t fall for short girls ..imagine listening this song more than 20 times

  • @muhia10
    @muhia10 2 місяці тому +1

    alla heestan 😢. 9 may 2024

  • @abdiwahab1919
    @abdiwahab1919 Рік тому +4

    Jawiga nolasha saxdaaaa jaceylkad nuurisaye jawiga nolasha saxdaaaa

  • @aaminozahro4517
    @aaminozahro4517 Рік тому +6

    Cwa 01/01/2023. Wxn lahadlaa jcylkyga oo an kla fognhy ilaahy wxn ka baryaa inan dib umidowno oo nolosheena si fcn uhormarto 🤲🥰💯

    • @faryaadhussein
      @faryaadhussein Рік тому

      Amiiiin Ana kula mid ban ahe xabbti fataxada iso Mar alow wixi kala fog ba isu sakhir

  • @mariayazin3060
    @mariayazin3060 11 місяців тому +1

    Heestan Markn Mqlo Qufpan So Xasuusta ❤😢

  • @hibo2129
    @hibo2129 5 місяців тому +1

    favourite song of all time ❤🥺

  • @drabdikanibashiir8762
    @drabdikanibashiir8762 5 місяців тому +2

    Wonderful and brilliant ❤

  • @user-zu7mr3vl7j
    @user-zu7mr3vl7j 5 місяців тому +1

    Manta 16 1 2024 wax rajaynaya wax badane ilaha ha irumeyo 😢

  • @zhaafimedia4952
    @zhaafimedia4952 8 місяців тому +1

    Adaa se Jacayl Ibaray 🥺❤

  • @hotha4341
    @hotha4341 Рік тому +3

    Heestan waa hees agteyda ad ugu qalisan runti😥

  • @dayaxsane131
    @dayaxsane131 3 місяці тому +1

    jaceyl abaxa was😢😢😢

  • @salmaankuluuofficial
    @salmaankuluuofficial Рік тому +1

    Jogaaaga iyo muuqa wacan jaleecada eeg ma.daada indhaha soo jiidda taayee
    Ereyo mugweyn dareen badanna xan baar san

  • @laabtakasoco3723
    @laabtakasoco3723 Рік тому +1

    19.06.2023 waxaan maanta heestan udiray gabadhi horaysay een jecladay lkn wakhtiga Iyo wayahu nakala fogeyay mudo 8 sano ah sikasto aanu nasibku noogu hiilin calafna aan ilahay iskugu kayadarin wali hadana rajaan qaba inan mar uun nolosha ku midowno ❤

    • @abuukarislow7729
      @abuukarislow7729 Рік тому +1

      Ilahay riyadada haku rumeyo
      Aniga iyo adiga isku mid waxan ka nahay aniga 5 sano isla socona ilahayna waxan ka baryaya inuu calaf neska Ken daro