BEER CASRI AH 300,000 KG OO MOOS KASOO GO'DO GREENHOUSE TURKIGA 🇹🇷

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 187

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  3 роки тому +29

    Fadlan Like saar muuqaalka nagala soo xidhiidh email kan wixii hirgelin mashruucan ah
    SuuqaTurkiga@gmail.com

  • @haw_6060
    @haw_6060 3 роки тому +15

    Muhiimadu ma ahan anaaa ugu hordaawaday dhalinyaro ee waa inaad wax ka faaidaan video ga 🙏🏼 mahadsnid wall saki

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 3 роки тому +9

    50Hacter oo greenhoouse ah xaqiiqatan ma dhibyara.. waa mashruuc aad uu wngsn, in laga faideysto uu baahan,, ganacsatada somaliyed isha qudha ee ay wx ku eegayaan ha iska daayen, everday hotel iyo restuarant baa la furaa.. invesmentiga dhiinaca beeraha dib haloo eego, dhulka wanagsane alle na siyey aan ka faideysano, thnks bro zaki

    • @maclie7078
      @maclie7078 2 роки тому +1

      Anaa malin dhaaweyd ku canananayay hotel Lee ladhisa beerashada oonba tartan laheen mayskagalan

  • @hasanhersi7914
    @hasanhersi7914 3 роки тому +2

    Waad mahadsan warbixinta barnamijka quruxda badan aad noo soo gudbisey dad badan oo somaliyed baa jira oo hanti heysta lkn aan garaneyn meel ay ku jiheeyan wadankeena somaliya waxaa uu bahan yahay caqli haddii ay shacabka wax isku darsadan oo ay maal geliyan gobal walbo mashruuc boqol mashruuc haddii la aas aaso 10 sano aan qabsano horemar ayaa la gaari lahaa beeraha kaluumeysiga iyo xoolaha nool haddii loosojeesto tobanka wadan Africa ugu qanisan ayaa noqon laheyn waxan rajeynaya dhalinyarada iney fahman qeyradka Allah nagu maneystey aanka qadsan nahay aqoontana hala kordhiyo. Good job zakariye.

  • @Haadi2022
    @Haadi2022 3 роки тому +3

    "2 million waa lacag aad uyar" waa markii ugu horeesay oon maqlo qofyiri. Ar show ninkaan daajirsanaa allow kuu barakee

  • @suldaantr3561
    @suldaantr3561 3 роки тому +7

    Waa qorshe fiican lakiin wadankeeno uma baahna mashruucan waayo waa mid illahay inoogu deeqay lacag la,aan cimilo ku haboon muuska ,canbaha ,babayga ,saytuunka iwm dhibka Kali ah oo ina haysataa waa amni daro iyo kalsooni la,aan aynu ka cararayno dhulkeena intii wax beeratayna markay wax usoo go,aan mid bacrimis ah oo kiisa ka jaban kana Tayo liinta ganacsato ama haayado ku keenayaan

  • @ahmedi_zakid
    @ahmedi_zakid 3 роки тому +13

    wllhi waan qiirooday sida aduunyada loo kala faaiiday iyo sidayu , soomaaali ahaan, aduunka war uga hayn.
    kaliya 2 million ,, dahabshiil ama hormood ama telesom baa ina maal gashan karta .
    ILLAAHAY waxan waydiisanaynaa inuu dadka lacagta haya fahansiiyo maal gashiga wadanka.
    mahadsanid wll adna zakariye.

    • @drgarad
      @drgarad 3 роки тому +1

      Ganacsatadeena kuwo tacbaan ay u badanyihiin, keliya waxay ku fakaraan sidi ay Bur badan iyo shameeto u keydin lahaayeeyn si hadhow ugu qaaliyoobo.
      Warshad wax ku fakraaya ma arkeysid, mar kasta waxaan is weydiiya warshadii Sahmeetada ee Somaliland, waxaan mar ka aqriye in Maalgashi la'aan ahyd oo Omaan laga sugaaye iney maalgashato.

  • @saladomahamad5549
    @saladomahamad5549 3 роки тому +4

    ماشاء الله اللهم بارك لنا في بلادنا صومال وحفظها من كل شر وجمع بينهما بلا حق كلهم يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله

  • @abduljabar396
    @abduljabar396 3 роки тому +1

    Thanks bro. Aad ayaan ugu faraxsanahay in aan daawado chanelkaada. Waa mid baraarujin, wax barid, iyo wax qabsi ka buuxdo. Waxaan joogaa Canada, markastaana waan kuxiranahay chanelkaada . Your channel is soooo informative. InshAllah.👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷❤️❤️❤️

  • @mql1867
    @mql1867 3 роки тому +8

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Engineer Zakariya waa ku salaamay
    Jazakalaahu khayr sidaad ugu dadaaleyso Horumarinta Umadaafa Soomaliya

  • @fadmafiicanfiican2470
    @fadmafiicanfiican2470 3 роки тому +12

    Dhulkeyna waa dhul Organic ah uma baahno Greenhaus💕

  • @hodanmohamud6923
    @hodanmohamud6923 3 роки тому +4

    Mash Allah, Allah ha kaa ajar siiyo shar oo dhana ha kaa xijaabo aamiin. Hadii lahelo dad ka faa'iidaysto mashruucyada aad soo bandhigtid hor u mar weyn ayaa lakaari lahaa.

  • @Ifraah_yusuf
    @Ifraah_yusuf 3 роки тому +3

    Masha allaah tabarakallaah waa greenhouse aad uu qurux badan lakiin wadankeena ciidiisu aad Bay uu ficantahay waa organic ee waxay uu bahantahay biyo markaa waxaad inoo soo ogataa machinenada biyaha lagu soo saaro lacagtooda

  • @addeland8867
    @addeland8867 3 роки тому +2

    Wadanka somaliya koran tadaa ciilayso dadku waa inay fahmaan shaqsiyaad baaleh korontada dalka waana qaali

  • @apdohakim1650
    @apdohakim1650 3 роки тому +1

    Waxaan bartaa cilmiga beeraha wll ganacsigana wan xiiseeya Alle haku daayo wlhi qof qiimo leh ayaa tahay waxan kugu xidhanahay tan iyo mudo badan oo dhawr sano ah Alle haku daayo .

  • @mxmdcmraxmd4552
    @mxmdcmraxmd4552 3 роки тому +3

    Yaa salam masha allah wad mahad sanaty wll from burco

  • @hanhiil7605
    @hanhiil7605 3 роки тому +1

    M.a muuqaalo wanaagsan rajana galinaaya dadka jecel wax beerashada kuna Dhiiri galinayo hankooda akhii zakariye allaah haku xafido

  • @Burco.
    @Burco. 3 роки тому +3

    Somaaliya ilaahay ba qorax na siiyay macabre greenhouse uga baahananahay wax koronto lagu beeray

  • @somcaafimaad7009
    @somcaafimaad7009 3 роки тому +2

    Maashallah soo booqo somali Community kitchen hirgelinta cuntada dalka hooyo

  • @fadumocali7543
    @fadumocali7543 3 роки тому

    Run ahaantii waa hormar mihiim noo ah adigana wll waad .ahadsantahay

  • @aminaahmed2836
    @aminaahmed2836 3 роки тому +2

    Did you introduce Monsanto to Somalia?
    Are these farms still organic?

  • @abdikadirali6038
    @abdikadirali6038 3 роки тому +3

    wadamada Green House moos lagu beeray waa wadamada dhulka ku yaryahay,,, saaxiib USD 2M waxa lagu maal galin kara boqolaal hectar oo moos ah, nooca waraabka ( flat irrigation)

  • @hamdaomar3285
    @hamdaomar3285 3 роки тому +5

    Waa fikrad fiican walaalo se tan waxa looga baahan yahay ganacsatada waaweyn ee soomaalida waayo qof dhalin yaro ah ma haysto lacagta intaa leeg baan filayaa
    Balse hal caqabad ah ayaa jirta oo ah in ganacsatada waaweyne ay ka baqayaan in maalgashida faaiidada leh ee shaqo abuurna ka helayaan dad aad u fara badan
    Iyagu ay ka helayaan faaiido aad u fara badan.
    Alle ha garan siiyo umada soomaaliyeed.

    • @Kzhdwwa
      @Kzhdwwa 3 роки тому

      Haa wll dhalinyaradu 2milyan oo doolar ma heestan aa sax midaa waxaan ubaahanahay maalgashi ilaa $20k aanan ka badneyn

    • @fadumomukhtar3384
      @fadumomukhtar3384 3 роки тому

      Dhex maasha alaah kudar hadalkaga

    • @hamdaomar3285
      @hamdaomar3285 3 роки тому

      @@fadumomukhtar3384
      Maxaad ka hadleysaa qalbi

    • @ceydiidabdulle5029
      @ceydiidabdulle5029 Рік тому

      Ganacsi waxa lagu xisaabtama
      % imisa Aya galeyso imisa aya kaso baxayso mise yahay ganacsi waari kara oo qof lagu so wareji karo oo aad iibin kartid
      Lacag ta hada aad galinayso imisa bil aye uga so baxaysaaa
      2 Milyan waa up to 30 bussiness appartments in MAkA Al mukarama street mogadisho
      Then u get 50k dolar per month
      The value will go up daily to daily malinta u bahatid cash waa gadeysaa waliba faaido 70% Aya ku dul fuuleysa
      Adeer mar hadiba
      Million aad gaartid aya shekadan fahmeysaa
      Green house Iyo moos ki waa halabay Iyo waxaas yaa cash Inta la eg galinaya kaabe 😅😅😅😅😅 marka Talo
      Talo siintan wiilka yar haka bilaabato 100dolar _ Up to 100k
      😅😅😅😅😅 Milyan Iyo moos isma bixineyso
      Xataa mafiirin suuqa mooska yaalo kaga muxu dheryahay isago kuso goay in kayar tan aad adigu bixisay
      Kkkkk😅business Ka nuucas maaha
      Waxay ila tahay awooda lacagta Wali ma Adan arkin

  • @mohamedyacquub2973
    @mohamedyacquub2973 3 роки тому +4

    Laba million wll maaha lacag yar

  • @KobciyeSkills
    @KobciyeSkills 3 роки тому +1

    Ma sha allah runtii waa mashruuc wax ku ool ah u baahan in dalka looga faa,idaysto

  • @mataanciiideed4046
    @mataanciiideed4046 3 роки тому +1

    greenhouse somali caradeedu uma baahna waa dabiici dihan oo aad loo isticmalin

  • @aishachannel8286
    @aishachannel8286 3 роки тому

    zekeriye taasi waa qaabka
    bacrinta ee mahaysa qaab
    kale oo loo beero keena oo
    kale oo fudud?

  • @elmimusa3630
    @elmimusa3630 3 роки тому +2

    Manshallah great work brother

  • @mudher12
    @mudher12 3 роки тому

    Walahi wafikrad aad uwanaagsan
    Waa barnamij fican wadmahadsan tahay

  • @sahrasa7873
    @sahrasa7873 3 роки тому +1

    Walal mahadsanid alaha ku barakeeyo

  • @abdisalanosman5303
    @abdisalanosman5303 3 роки тому

    Wlhy waa mashruuc aan weligay ka fekerayey inaan bero casri ah yeesho uga nafaaiideeyo dadkayga
    waadku mahadsan tahay zakeriye Abdilahi ali soo kordhi muuqalada ganacsiga

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 2 роки тому

    Waad riyoonaysa ma xag biyood iyo xag technology iyo xag dhaqaale midna Somalia lama nooc aha Turky .

  • @zainabissa9023
    @zainabissa9023 3 роки тому +1

    Turkigu waa baraf dhulkeenu oma baahna weerhous hadi laa beeranayo

  • @Tubestarr
    @Tubestarr 3 роки тому +1

    Asc
    Zakariya masoo duubi kartaa markii beerta muuska lasoo goynayo oo waqtigiisu gaaro. Mahadsanid.

  • @laylaalin7530
    @laylaalin7530 3 роки тому +1

    Soomaaliyey tani waa Food, Genetically modified

  • @khadjaissa222
    @khadjaissa222 3 роки тому +1

    Somaliya Uma baahna greenhouse waxaa leedahay qorax dadka ha luminin ads lunsan Akhrud weilgeen moose dhoofin jirney

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 3 роки тому +1

    Wax ka jiraa ma jiraan. Waa dad ku mamay inay lacag ka sameeyaan qiimayaasha alaabta. Turkey anagaa joogna. Turkey alaabtiisu waa tan ugu qaalisan caalamka. Dad la aaminikarana ma aha. Qofkii greenhouse rabaa China ha uu doonto.

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 3 роки тому

    Maashaa Allah,walaalkey meeshu waa xagee?

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 Рік тому

    Masha Allaah Jazakumullaahu Khayr

  • @felisabdu2669
    @felisabdu2669 3 роки тому

    Maashaa Allaah, anagana waan heshiin la'nahey bal iska daa inaan si horunarsan wax u qabsanee? Qori dil iyo is garab orod unbaan mustaqbalkii ku dhameysaney...

  • @husseinismail7007
    @husseinismail7007 3 роки тому

    Wllo nafaqada digaga lagu xananaeyo kasohadal

  • @abdiqaniomar362
    @abdiqaniomar362 3 роки тому +4

    First to view and like

  • @gacaloygacal3761
    @gacaloygacal3761 3 роки тому +1

    Moos maa keesku xayaysiinaa asoo noocba nooc ah waa haysanaa hee waxkale noosheeg.

  • @yohnk
    @yohnk 3 роки тому +1

    Sxb kasoohadal markale please marnamijkii kaluunka iyo makiinahooda fafahin nagasii markale mudane

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 3 роки тому

    Thnks My brother allaya cisak wll nolow Alle haku Sharfo wll

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 3 роки тому

    Asc abowe zakarye abdullahi waad mahadsantahay runti aniga mustaqbalka waxan rabaa gabacse beeraha waan ku so radin dona hada waxan ku nolahay uk mudo badan ku nool qurbaha isha allah

  • @munoabdullahi1216
    @munoabdullahi1216 3 роки тому +3

    Walaal masha ALLAH waa masheruc wanaagsan lkn waa 2ml waa lacag farabadan. Walaal hada ka dib barnaamijkaaga ukala saar mashruuc dadka badankooda awoodo iyo mashruuc hant weyn doonayso.

  • @qasri-dhiirigalin-somaali
    @qasri-dhiirigalin-somaali 3 роки тому +1

    Cunto gmo food looma baahna plz hs faafin cuntooyinka bacriminta marabno uk uga soo qaxnay

  • @shireshuriye8268
    @shireshuriye8268 3 роки тому

    Good dreams. Somali need peace first. No peace no life.

  • @umibrahimibrahim4966
    @umibrahimibrahim4966 3 роки тому

    Sudanese Hi from Ankara

  • @blaak23
    @blaak23 3 роки тому +1

    Greenhouse farming dalka uma baahna

  • @shukrimiski7716
    @shukrimiski7716 3 роки тому

    sakariye cabdulahi

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 Рік тому

    Waan rajaynayaa inaan hirgaliyo idam alle alle ha fududeeyo

  • @faaraxbaane8858
    @faaraxbaane8858 3 роки тому

    Sxb warmakuu sheegaa 2000 000 $ ninka haystah maxaa ugeeyey moos kursiga farmaajaan kufariisan karaaye

  • @siidcalixirsi1752
    @siidcalixirsi1752 3 роки тому

    Masha alaaah sxb sobadi dadkaada ufaa idey

  • @mahadibrahim8736
    @mahadibrahim8736 3 роки тому

    # WAA GOORMA DEE WALAL MARKAN
    AAN KA BAXNO REER REER SOOMAAHA INSHA ALLAH
    VIV HABAR YOONIS

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 3 роки тому

      Kabaxno waad leedahahau hadana viva reer hib aaa leedaahay adiga matka hore iska iloow qabiilka

  • @takar1095
    @takar1095 3 роки тому +6

    Hadaynu nahay ardayda turkiga ku baratay beeraha aad baan u soo dhawaynaynaa barnaamijyadani inay dalkii garaan.

    • @jeeeeyah
      @jeeeeyah 3 роки тому

      Waxa lagu baray waa qasaaro markaas. Somaliya baco uma baahna sida wadan qaboob. Intaas hadadan fahmin wax been ah ayaa lagu baray

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 3 роки тому

      @@jeeeeyah
      Ninka haka waalin waxbadan buu bartay.

  • @hiboabdi6662
    @hiboabdi6662 3 роки тому

    Walalo warshada roogaga ado mahadsan noso faide oo report like that this nosogali iyadna jazaka laah

  • @MRCASHMONEY2
    @MRCASHMONEY2 3 роки тому +1

    Mashalaah lkn somali uma baahno moska ama cambaha ku baxa xoog iyo electric natural ama dabiciyan iyo mid ku baxay xoog iyo chimicai and electric ku baxo kala mac somali fruit iyo shirkadii I top mango
    Away cmon brother waxa loogu tala galay wadamada qaboowga iyo saxaraaga

  • @abdullahihashi3003
    @abdullahihashi3003 3 роки тому +1

    Waxa beerahan ka soo baxo Organic maahan, Kan Beerta caadiga ah baa ka caafimaad badan

  • @safkaxaaji8132
    @safkaxaaji8132 3 роки тому

    Asc zakariya sidee tahay walaalo ma GM foodbaa waa waxay nafaqadan iyo waxa deg dega ku soo saarayo

  • @aragsaninadaahir2608
    @aragsaninadaahir2608 3 роки тому +1

    Wll waxan haystaa 5 boqol oo dolar dumarna wan ahay ganacsina wan rabaa inan sameeyo sideen ku samayn karaa oo ugu fudud

    • @DHEXDHEXADIYE
      @DHEXDHEXADIYE 2 роки тому

      Nin guurso iska daa ganacsi waa maskax wareer

  • @homila642
    @homila642 3 роки тому

    Ascww Walal mahadsanid

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 3 роки тому

    Youre lengend my brother

  • @abdieid7844
    @abdieid7844 3 роки тому

    Zakaria walal ado rali ah ma ii shegi karta mel qalabka jiimka laga iibsan karo wadanka turkiga

  • @mrkuk8158
    @mrkuk8158 3 роки тому

    Asc wall waxa ka soo hadasha Fursadaha Shaqo turkiga tusaale
    Shaqada Werehouse
    Nashaqadeen
    Darawal
    Alaab la baakadeeyo

  • @faaraxboy1117
    @faaraxboy1117 3 роки тому +1

    Walal 4hektar oo moosa aya soosara 300000kilo waxana kubaxa qarash ahaan 8000 dollar marka side labo milyan logaliya mise ogtahay kilo moosa inay somaliya kajoogto 0.25dollar

  • @ceydiidabdulle5029
    @ceydiidabdulle5029 Рік тому

    Macal dhulka beerta Iyo Geed Ka oo mooska oo kubeeran Aya ah 4000dolar per hacter wabiga sh/bolle dhinac kasaran
    Waxa kale uma baahnid oo ceel Ka ahayn
    Wax kamoss Mac na ma arag cudurna ma arag
    Ee allah naga hayo laba Milyan oo marawaxd oxygen moos lagu so saaray ku bixiyo dhaqaale iga ma so galayo
    Tan kale mooska qiimaha halki😂kiintaal Aya ah 35dolar waaba qiima kayar 0.3 per kg X 300000kg Total :90000dolar
    My freind mooska arimihiisa kabax haku fashilmin
    Teeda kale green house meel wabi alla siiyay uma baahna
    Muqdisho Aya ku isticmaalay aniga wax Wayne kuma arag waa iska iibiyay
    Marka bro
    Beeraha waxay ubahanyihiin
    Kaabayasha waraabka sida biyaxirenada Iyo fatahadaha oo wax laga qabto only

  • @ahmedsabtoow6628
    @ahmedsabtoow6628 3 роки тому +1

    $2m wey yartahay muu dhahay iyo beer laba boos ku fadhisaa abeeso ku ruugtay cilmi badanaaa

  • @abdullahiomar3426
    @abdullahiomar3426 3 роки тому +1

    Somalia cimilo wanaagsan ayay leedahay , baahi weyna uma qabto Greenhouse ka.

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 3 роки тому +1

    Waa mashruuc heer sare ah

  • @nimoa3283
    @nimoa3283 3 роки тому

    Walaalayaal waxaan waa kiimiko somaaliya ha geynina xanuun baa laga qaadaama fiicno

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 3 роки тому

    Wadankeena wax soosaarkiisa kasoo hadal asgaa dan noo ah

  • @jamaliyusuf8389
    @jamaliyusuf8389 3 роки тому

    meeshu waa xagge aankulasoo aragnee zakariye

  • @abdikarimomaribrahim7100
    @abdikarimomaribrahim7100 3 роки тому

    Koronto xoogbadan ayaan ubaanahey hadii aan sameyno mashruucaan soomaliyana mataalo korantadaas

  • @husseinismail7007
    @husseinismail7007 3 роки тому +1

    Wllo xananada digaga kasogadal

  • @nuraegal4395
    @nuraegal4395 3 роки тому

    Wadankeenii ayaa u baahan saxib sheekada wadankale nama qusayso dalkeenii iyo dadkeenu ayaa u baahan inaad na tusto horumar baahi beel u ah shacabka somaliyed
    Wadan shisheeye horurmarkiisu waxba nagama anfacaan

  • @safiyaaxmed244
    @safiyaaxmed244 3 роки тому +2

    Yow! This is amazing 👏 🙌

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 3 роки тому +1

    AL XARBI COMPANY.
    DAHABSHIIL COMPANY
    A.A.A.DEERO CAMPNY.
    WAA IN AY MAAL GALIYAAN DALKA SOMALILAND BEERAHA WALIBA .SANAAAG.SAAXIL.TOGDHEER.SARAAR.SOOL.WA DUDURO HOBOLADAASI

  • @maandeeq8280
    @maandeeq8280 3 роки тому

    wll adiga nosome dhul qudareed her ban jognaa manta basal laawo wax lagu darsado

  • @ahmedsabtoow6628
    @ahmedsabtoow6628 3 роки тому +1

    Tallow xabada mooska 2$ maa la gadi rabaa ileen waxa galayaa wax dhaw eheene

  • @Kzhdwwa
    @Kzhdwwa 3 роки тому

    Wll beerihii caadiga ayaanan 50 hectar aanan ka beeran karin ee ugaas waxaad so sameesa wax maalgashi yar qiimona ku fadhiya mahadsanid wll qaali

  • @Sagalcalicapdi
    @Sagalcalicapdi 3 роки тому +1

    waa mashruuc cajiib ah

  • @mohamedwarsame1269
    @mohamedwarsame1269 3 роки тому

    Jazzakallah brother

  • @shukrimiski7716
    @shukrimiski7716 3 роки тому

    asc saklarıyla waxaan u bahana

  • @DEEBLE1
    @DEEBLE1 3 роки тому

    mashruucaan dabkiisa ma ka fikir tey walal zakariye.

  • @jesiexikmawi5057
    @jesiexikmawi5057 3 роки тому

    Muqdisho. Malaga hela hadi laga heloyo wlal mesha lgu ipiyo iyo qiimaha ugu yar

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 3 роки тому

    SOOMAALIDA ALAHA GARANSIIYO INEY WADANKOODA MAALGASHTAAN EE ISKA DAAYAAN WADAMADA SHISHEEYE WAX IDINMA TARI DOONAAN DAL AADAN LAHAYN WAA DAREEN KU JOOG EE SOOMAALAAY GARAADKIINA HA DHISMO ORDOGAN UUN BAA NOO NAXARIISTA MAHAN MICNAHEEDU MADAXWAYNE KASTA INUU SIDA ORDOGAAN NOQONAAYO.

  • @mubarikvivasland676
    @mubarikvivasland676 3 роки тому +2

    Waxaanad ogeyn miskiinow in cimilada wadankayagu aaney u baahneyn in muuska greenhouses laga dhex beero ama sameeyo..
    Marka Qofka hungurigu la galo waxaanu garaneyn waatan oo kale..

    • @jeeeeyah
      @jeeeeyah 3 роки тому

      Saxiibka Galkacyo ka yimid, maba ogo in galkacyo xataa moos lagu beeri karo iskaba daa dhoobleyda Somaliya. Indho adeeg allah ayaa siyay. Lakiin cida ka dhagesaysa ka sii walan Soamliya teendhoyin looga bahan yahay. Wadan winter leh ayaa saan wax u beerta walal.

  • @guledhaybe7280
    @guledhaybe7280 Рік тому

    2ml oo dollar baan galiyey
    Sida meesha ku qorana wuxuu soo saraayaa 300,000kg*0.3= 90,000 hadii aan beero sanadkii laba jeer waxaan ka helayaa 180k lacagtii aan galiyey waxay qadanaysaa inaye isoo noqoto 11sano lagayaaba in uu kaa qaldanyahay kg aad qortay

  • @saxarla7207
    @saxarla7207 3 роки тому

    Africa waaba guriga mooska laakiin mashquuca wuu fiican yahay

  • @mfarah9231
    @mfarah9231 3 роки тому

    M.a waaye balse anaga wadankeena aan joogno baahi badan uma qabno greenhouse sababtoo ah cimilo fiican baan leenahay baraf ma jiro kuleel xad dhaaf ah ma jiro alxm balse dadku ma jecla in ay dhulkooda ka faa,iideestaan🤕🤕

  • @amb2524
    @amb2524 3 роки тому

    Wa hadey wax maqlayan ganacsatadan qowleysatada ah ee dhiiga shacabka Somali u so dhigatay shaqo maraban wa gadisley mashruuca noo haay anagaa uso xamalneyna kadibna mashruucan ku nasaneynee

  • @saaraabdi4842
    @saaraabdi4842 3 роки тому +4

    مانشا الله

  • @axmedrashiid8258
    @axmedrashiid8258 3 роки тому

    Waan ubaahanahy walal

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 3 роки тому

    Dadkaad wax u sheegaysaa ma jiraan ee raali noqo

  • @saadaqguure758
    @saadaqguure758 3 роки тому

    Sxb electrician ka inta loo qeebiyo iyo mid walbo shaqada oo qaban Karo barnaamij nooga diyaari mahad sanid

  • @anshax2109
    @anshax2109 3 роки тому +3

    ماشا الله

  • @mahamudfarah8777
    @mahamudfarah8777 3 роки тому

    Somalia shidad heeysata 50 heactor helimeysid hada hashidna lamagoykaro

  • @caamirzaki2652
    @caamirzaki2652 3 роки тому +1

    Why in the hell kuso waca 2 millions ano heesto 😅😅😅😅😅