SIDA UGU FUDUD EE LA ISKU CAATEEYO !!! 14 days weight loss challenge

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 вер 2024
  • #somalihoyo #weightloss #somali #somalinutritionist #motherhood #weightloss #motivationalvideos
    FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA!
    - SHOP MY STORE - www.asliboutique.ca FREE SHIPPING CANADA & U.S
    - INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme....
    - Amazon Storefront with all of the products in this video:
    www.amazon.ca/...
    - Matcha Powder and 30 days detox tea:
    If you want to get the matcha superfood green here is the link:
    USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblend...
    or
    NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
    www.teamiblend...
    - Eid and ramadan decor signs: alsosophia.com?sca_ref=727347.ll4PpAq3Hw
    Muuqaalka maanta waa vlog halkaan aan kula wadaagayo maalin noloshayda.
    Waxaan rajeynayaa inaad ka heshay ♡
    ❤️ If you find my content helpful, 🔔 Subscribe to my channel:
    / @nazaxmed
    CONNECT WITH ME!
    ♡ Instagram: Naz_nutritionist
    ♡ Facebook: Naz Ahmed
    BUSINESS INQUIRIES ONLY
    healthwithnaz@gmail.com
    ===================================
    ===================================
    FAVOURITE PRODUCTS
    - Matcha Powder and 30 days detox tea:
    If you want to get the matcha superfood green here is the link:
    USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblend...
    or
    NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
    www.teamiblend...
    DEODORANT :
    - Clay Dry Bold Eucalyptus Mint 2.8oz. 100% Pure Calcium Montmorillonite Clay
    adamaminerals....
    TECH I USE
    Canon Rebel SL2 DSLR | amzn.to/35Ck1Eo
    RODE Video Mic Pro | amzn.to/3djEMqL
    Lighting?
    Natural Lighting
    OR
    2 Softboxes | amzn.to/2ypbGYg

КОМЕНТАРІ • 58

  • @NazAxmed
    @NazAxmed  Рік тому +5

    - SHOP MY STORE ->> www.asliboutique.ca FREE SHIPPING!!! +1438-495-2509
    Also Available in Djibouti +25377120650
    - PLEASE SUBSCRIBE TO MY ENGLISH CHANNEL: ua-cam.com/channels/HavJHRtHYXotLOWfXgo67Q.html
    - INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme.com/s/healthwithnaz
    - Amazon Storefront with all of the products in this video:
    www.amazon.ca/shop/nazahmed-rhnc

  • @LuulAli-jn9mk
    @LuulAli-jn9mk Місяць тому

    Ilhy hno fududeyo 2 bil kdb kugu so laabanaa 75kg ahy 60 rabaa insha ALLH

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 Рік тому +3

    Alle ha noo fududeeyo, I am going to try it. good luck everyone

  • @hidaayocabdullahi7021
    @hidaayocabdullahi7021 Рік тому +1

    Waa markii igu horeesay comati so qoro sikastaba hore u soco xbbti

  • @neimaneimaismail9531
    @neimaneimaismail9531 Рік тому +1

    Masha Allah j'aime trop tes vidéos vraiment merci ma chérie

  • @adnahade801
    @adnahade801 Рік тому +2

    aniga qadada 12:00 cashadana 18:00 snack macuno maxaa yeelay it spikes insulin. love the challenge.

  • @FatuushTeeena
    @FatuushTeeena Місяць тому

    Hambalyo 100k

  • @farhiyaabdiqaadir857
    @farhiyaabdiqaadir857 11 місяців тому

    Abyo rootiga qamadigaa kwrn soo caadi ma ahan❤

  • @maizamm5727
    @maizamm5727 Рік тому +1

    Thank you ❤❤❤ we need this
    İ wanna lost 4 kg

  • @heyma56
    @heyma56 6 місяців тому

    Hada aya bilaway insh allha ❤

  • @user-xu3ym3dj7g
    @user-xu3ym3dj7g Рік тому

    Mashaalllah tu es réaliste vraiment. Keep going Sister. Thank you

  • @shabcanmuse3568
    @shabcanmuse3568 Рік тому +1

    Isoo duceeya waxaan ahay gabadh 18jir ah misankaygu waa 85kg waana bilaa is caataynta

  • @IssaAhmed-xy2xc
    @IssaAhmed-xy2xc 10 місяців тому

    9/11/2023
    I will start oo my lord make it easy for me ❤

  • @thamir4918
    @thamir4918 Рік тому +1

    protien , carbohydrate and fats wll video gooni nooga samee cuntooyinka laga helo.

  • @ayanaden8200
    @ayanaden8200 Рік тому

    Bonsoir merci Naz pour cette initiative pour nous encourager ❤
    je voulais vous demandé si on pouvait consommé le sucre stivia pour le thé ou le café ?😊

  • @Umleyla5277
    @Umleyla5277 Рік тому

    Masha allah aad baan u jeclahay inad ka hadasho miisaanka thanks ❤❤❤

  • @saidaabdillahi5826
    @saidaabdillahi5826 Рік тому

    J’adore ce challenge let’s do this. Merci Naz pour cette initiative.

  • @hodanabdalla7053
    @hodanabdalla7053 Рік тому +1

    Thanks ❤❤❤❤

  • @shaaxlepoy5047
    @shaaxlepoy5047 10 місяців тому +1

    thank you abaayo😢😢

  • @adnahade801
    @adnahade801 Рік тому +1

    such a good video.

  • @mohamoudabdullahi4645
    @mohamoudabdullahi4645 11 місяців тому

    Mahadsanid walashey

  • @edildaode2389
    @edildaode2389 Рік тому

    thanks that's a very good idea🎉
    me inchallah I start tomorrow❤

  • @user-wg5df5qz8v
    @user-wg5df5qz8v 10 місяців тому

    mahadsanid 😊😊❤❤

  • @user-jp1fe3sh2g
    @user-jp1fe3sh2g Рік тому

    Thank you so much sister wlhi wan kuwareer sanaa saa misan ka isagaridilahaa ❤❤❤❤❤ hadaa bilabayaa

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 Рік тому

    Abayo aniga wigi horan bilabay wana sameyay masha alah wanku gula jira ❤❤❤❤

  • @Deeqaluul721
    @Deeqaluul721 Рік тому

    Walal nasteexo Ashwagandhada isagoo budo ah ma istcmaali karaa

  • @aliyaahmed3348
    @aliyaahmed3348 Рік тому +1

    Can I use the Ashwaganda while nursing?

    • @hodenmalin5841
      @hodenmalin5841 Рік тому

      Google garey it said me no i am nursing too

  • @moussakadra4363
    @moussakadra4363 Рік тому

    Mashallah, thanks

  • @ayaan9539
    @ayaan9539 Рік тому

    Mashaa Allah Abaayo fikarda fican waye 👌👌👌🌹🌹🌹🌹

  • @Xtgjj54sgbc8khbm
    @Xtgjj54sgbc8khbm 8 місяців тому

    Abayo mahsanid

  • @amalali9188
    @amalali9188 Рік тому

    Maash Allaah merci beaucou ma sœur 🥰🥰🥰🥰🥰🥰💋💋💋

  • @aishaaishamohamoudahmed
    @aishaaishamohamoudahmed Рік тому

    Ashwaganda hadanan heli kareyn lkn omega 3iyo multivatamin isku qaato soo caadi ma aha wllo

  • @salmaishcayush3063
    @salmaishcayush3063 Рік тому +2

    Asc Xabibti Aad iyo Aad baad umahadsantahay Sidaad Hablaha ugu dhiiri galisid caafimaad qabka jirkooda 👏❤️‍🩹 Abayo Aniga Ma Buurni Ama saaid uma cayilni Aniga Height kaygu waa 1.65. Weight kayguna Waa 54.5kg hadana waxaan Dareemayaa Inaan Calool leeyahay oo iyara weentahay Waligayna wax Ma dhalin oo waxaan Ahay gabar yar oo ah 21 jir marka weight loss ma sameeyaa Oo Diet ma ila galaa si Aan caloosha Baruurta yarta Ah iga yaraato sababtoo Ah Aniga Calool soo yara kuusan marabi 😁❤️

    • @peacenharmony2034
      @peacenharmony2034 Рік тому

      Walal hadii adaan Rabin meelaha kale inaad miisan dhintit, exercise yada caloosha same.

    • @aishaadaud2612
      @aishaadaud2612 Рік тому

      Haa nalakal oo samey
      wan hubba hada sokorta iyo bariiska baastada deyso in caloosha yaraneyso

  • @SadiaMahad-rv2xm
    @SadiaMahad-rv2xm Рік тому +1

    Nina yar ban nujinaya Ma sameynkara abyo laba wakhti keliya in aan wax cuno

  • @andoumer2999
    @andoumer2999 Рік тому

    Ready

  • @aminabella8266
    @aminabella8266 Рік тому

    Salam huno ça c'est voit pas l'écriture prck c'est petit sinon j'adore vraiment le challenge continue toujours pour nous et chaque jour fais un vidéo du petit-déjeuner et déjeuner et tout cek tu mange c'est intéressant bravo huno❤❤❤

  • @khayrjecel5047
    @khayrjecel5047 Рік тому

    Mahdsanid Wll cuntada kaso hadal please ❤

  • @sacdiasheikh23
    @sacdiasheikh23 Рік тому

    Aniga waa kujiraa bari insha laah how saas qaban

  • @najmaali17
    @najmaali17 Рік тому

    Wllo waxad kasoo hadashaa qaab Canada 🇨🇦 lagu imankaro

  • @RahmaRaaliya-nu3uo
    @RahmaRaaliya-nu3uo 7 місяців тому

    Caloosha mx ku socota horta

  • @nimaoumer7940
    @nimaoumer7940 Рік тому

    Asc my sister…I want to start the challenge but can I eat all kind of fruits or it has to be certain type of fruits?

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  Рік тому

      Wcs sister. It’s better to stick with berries; strawberries, blueberries etc. As they are low in sugar.

    • @nimaoumer7940
      @nimaoumer7940 Рік тому

      Thanks my dear…is dry cranberries ok too?

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  Рік тому +1

      @@nimaoumer7940 you’re welcome. No… unfortunately when fruits are dried the sugar content goes off the roof! Same with fired raisins.
      If you follow the diet correctly, you should not feel hungry. If you feel hungry it means that your protein intake is too low.

    • @nimaoumer7940
      @nimaoumer7940 Рік тому

      One more question Naz…I really love apples so is it gd to eat?

  • @hodenmalin5841
    @hodenmalin5841 Рік тому

    Thanks naz cuntadana noso dhig walalo ideas ka qadano

    • @samsammaxamed8690
      @samsammaxamed8690 Рік тому

      Aad ayaad u mahadsan tahay wllo inshallahu wan samayn wana ku sheegin inta iga go ogday from samalia

  • @ayaanismail4334
    @ayaanismail4334 Рік тому

    S c walal quracda maxaa la cunyaaa aadbbaan u ranbaaaa wan kula.bilabay 2 day please quracda noo sheeeeg

    • @zahraabdikarim
      @zahraabdikarim Рік тому

      Subaxda hore Hal litar oo biyo ah cab wax yar kadibna ukun salaad iyo digaag xun inshallah jidh qurux badan ayad yeelan doonta wllo

  • @nimamoumin3657
    @nimamoumin3657 Рік тому

    hno aniko nas nujinayo man bila bii kara

  • @ayaanhirsicaweye2675
    @ayaanhirsicaweye2675 Рік тому

    Abayo hurda iku yar Anika teyrod qabaa

  • @amiraadem2780
    @amiraadem2780 Рік тому

    🎉🎉❤🎉🎉

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 Рік тому

    Abaayo kawaran mushaarida ileen wadankii baan ku nool nahay baasto iyo bariiska iyo canjeerada maalinkasta baa lakariyaa 😂😂

  • @ommazhar2829
    @ommazhar2829 Рік тому +1

    Rooti ga madow mala cuni kara