Masha allah si gooni Inaan kula hadlo ayaan Rabaa Mr harun cod waxaa leedahay quraanka kariimka ku macaan ee numberkaaga what'sappka isodir. Qaari/imaam/sheekh haruun sanadaha soosocdo in lagu dhaha ayaan alle kaaga rajaynayaa. Mahadsanid
Waa ii xasuus heestan koo bandhawaaw. Aa jecel igaliyey cajalooyin heesahan ow ii keeni jiray waan yaraa markii weenadeyna waan soo tawey mana is calfanin ilaa iyo hada qabigeyga wuu ka bixi la yahay dhaawacaan ahay jecel waa jiro
akhyaartiin udiree , akhbaarteyda wadeen ma arwaaxininee. Ehelkeeda yireen oholkaaga miyaa maya ay kutiree. aroos an lahaa aqal geeysan lahaa isku uur noqdaan lahaa 💞💞💞💞💞💞💞💞 what a song ✔
I'm running out of words to describe how beautiful voice has this man. Absolutely out of this world the highs and downs of his voice is gorgeouse. Keep going bro waiting you for more Remix old songs.
Aad baan uga xumahay walaal. Wiilasha dhan sidaas uma wada xuma. Waxaa ku jiro qaar wax magarato ah. Mid kheyr qabo Allah kugu badalo laga yaabaa in uu shar kuu ahaa oo Ilaahay kaa qabtay. Wax yaabo badan oo jecel nahay ayaa jiro lakiin oo anaga halis nagu ah uu illaahay naga bad baadiyey. Marka walal mar walbo illaahay ku shukri kana fogow wax walbo oo asiga ku xasuusin karo.
@@MohammedAli-vn5qt wllo mahdsanid isma lihi qof ku wanajiyah kuna jcel kuna ilaashada ayaad helaysaaa marka hestan maqlo qiiro ki hore qalbiga wankasaray lkn talow mahelayaa qof iiqalmo ma ogih talow mxaa layga tgaa waba ta is waydin ta mudanwh zorry wll hadu qoralkygu djeeray
@@yusufaliosman6288 ilaaheey ha ku caafiyo isilaali yuna kugu dhicin gaas ok somalida oo dhan gaas ayaa ku dhacay jaceel daraatiis Marka ha dhagesanin heesakaan ok
Still listening in 2023 , dadka lagu booday jaceyl dartiis waa nii salama 💔🙌🏼
Halays adkeeyo kaliya waxan waa aduun 🙌🏼🐐✊🏼
Masha allah si gooni Inaan kula hadlo ayaan Rabaa Mr harun cod waxaa leedahay quraanka kariimka ku macaan ee numberkaaga what'sappka isodir. Qaari/imaam/sheekh haruun sanadaha soosocdo in lagu dhaha ayaan alle kaaga rajaynayaa. Mahadsanid
😆😆
if you are a Christian it is upon you my comment of your idol but I'd you are a Muslim you will remember my comment the day you visit the grave
ABDIKASSIM ARTAN you’re so mean 😏
Wey fcntahay wlh
Hada jiif ku dawaneyso liketa haila dhafin
Legend lawo ma ahan bro haruun runti waxa tahay fanan codkiisa aan ku haysto hesaha xamarigana I jeclesiyey keep going bro madaxa I saran tahay lipaax
Heesaha Reer Banadiriga Ninka Dib Usoo Noleeyay 🙏🏻
Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynayaaننننمم
Hadaa aragtay fariintaydi reply iso gal aad umahd santhy pro midaan leeraway
I am proud to say💪 you brought back the banadir bands back to live🙏 haruun Lewaaye keep going much❤.
Jjdh
Jenshdvbbb
@@rakanalenzijiijo6568 x m44gxhsdhf xfhe ldbhgmncbh3kmrejkhgh rhjhrwr4hsnf3jedsznbf.muuucti
Walahi heesa haka markaan dhegeysto wllhi wan iska ilmeeyaa wlhii cod ale woow kusiiyey masha allh hore usooco
Waaw wll haruun waxa tahay fanan fanan dhafey codkar ah aadban ujecladey heesahaga keep going my brother
Waa ii xasuus heestan koo bandhawaaw. Aa jecel igaliyey cajalooyin heesahan ow ii keeni jiray waan yaraa markii weenadeyna waan soo tawey mana is calfanin ilaa iyo hada qabigeyga wuu ka bixi la yahay dhaawacaan ahay jecel waa jiro
hhhhhhhhh
Viva reer xmr
Kaas aniga waaye Instagram iso darso (Timo jilac2020) "😂
@@AbiikarYare waaa qabiil ka mid ah reer xamarka
Thanks bringing baandir music back to life🇸🇴💯💯❤️😊
Aroosaan lahaay aqal geysaan lahaa isku uur noqdaan lahaa
intas marku dhahay ooyin aya igu soo buux dhaafte 💔😭😭
😔waxa ku hadlo maqan
😭😞😭
sorry sister
Haruun lee waaye hees shidan weeye keep going bowe🥰
Runtiii qisadan heeskan qisadiisa way iqabsatay aniga qofkaan aduunka ugu jeclaana waxuu igaga baxay aroos 😭😭😭
Horay waxaa uqaadi jiray buunis wanan dhaeestay inbadan lkn way iqabsatay
Waana aduun xaalkiis 🙏🙏🙏
Walaal waan ka xumahay
Sorry🥺 qof walbo maku fahmi karo😥
Asaga nin an aheyn aaad i sharataye😰💔🖤 what a song😭💔 heart broken💔😭 haarun lewaye legend 4 ever🔥🇸🇴🙏
akhyaartiin udiree ,
akhbaarteyda wadeen
ma arwaaxininee.
Ehelkeeda yireen
oholkaaga miyaa
maya ay kutiree.
aroos an lahaa
aqal geeysan lahaa
isku uur noqdaan lahaa
💞💞💞💞💞💞💞💞
what a song ✔
🔥🔥
I'm running out of words to describe how beautiful voice has this man. Absolutely out of this world the highs and downs of his voice is gorgeouse. Keep going bro waiting you for more Remix old songs.
Aroos an lahaa aqal kees ayn lahaa woow harun leewaaye nin culus hormar wacan huuno 😍😍😍😍😍❤❤❤💯👍
Arooosaan lahaa 👰🤴
Aqal geeysaa lahaa 🏕🏠
is ogaadaan lahaa 💁♂️
isku uur noqdaan lahaa 😔
🙄🙌😤
xasuus igu leedahay heestaan 😔
FirsT baN Ahy ❣inta iga dnbes0 like ha iga ilawiN team haruN🥰
Masha alh haaruun wxkale bor
@@saabirmaxamed8763 p
Still listening in 2022 💔😓
Me too am listening right now
Heeesta inaba caaadi maaha
😊
My heart is still broken
Me too 2022
Am from Nairobi kenya 🥰my fov song really let life goes on harun lewaye legend
Everything Happens for a reason ¿☆?
@@yusufaliosman6288 wallaahi haruun leewaye legend waaye eedmaan lahaa💔💔💔😭
Heestaan waxaan ka soo raacay shaadiyo sharaf iyo khader keedoow hees iyo bar 💕💕💕🔥🔥🌹🌹❤️
Isku mid nahay ana wan soraadiyay way mantahat
Fanaankaan usoo baxay banaaderiga waaba suuli lahaa marka la arko heesaha raabka soo batey beryahaan thanku leeyahay horay usoco sweet voice🌹
Fanaaninta hada jira caac bay no qaadan o heeso nooga dhigaan iyagana heesahan nuxurka iyo macaanka leh bay dhegaystaan😅
Inta shaadiyo iyo keeyow ku bartay heestan🤗🤗🤗🤗🤗🤗
I’m a big fan of you and can’t get enough your music! keep going sxb 👏🏽💚🎶🧡
amazing heesta wey iga gadantahay wlhi haaruun legend horay u soco
ehelkeda yiree ogalkada miyaa (maya eey ku tiree)😭😢walhi aad bey u xanun badan tahay
🔥💯💯Manshaallaah cod ilahay waa ku dhameyay haruun leewaayee horo usoco Walaal
Best song ever reminded me my big brother always he listen xasuus xamarcadey ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Wiil aad u cod fiicanaa tahay talented! Heesihii Ahmed Shariif Killer dib inaa u qaadid aan jeclaan lahaay
Jacaylbaba I galay mana hayo weli tolow meeday ❤️❤️
Marka so daasho ama relaxing weekend this is lt heesaha shaley ayaa la itusey ilaa maanta wax kale ma dhagaysan
Thanks harun Wan sugaayay heestan
My brosky keep the good work 👑 king... R.I.P the legend Ahmed sharief killer.
Aroosaan lahaa isku uur noqdaan lahaaayee kn iyada aduunykle ayaa ushidneeed sidaas aytahyne Alx
Ayantan ku lahaa axdigeena adkee
eed miyaan lahaa
Asagagag nin ah ayaad dooratee
eed miyaan lahaa
Aroos ayaan lahaa aqal geyso ayaan is lahaa
isku raaga ayaan lahaa isku uur noqda ayaan lahaa
Akhtaartii aan udirey ee akhbarteyda wadeen masoo wanaajininee ehelkeda ayaa yiraahdeen miyaad ogoshahay maya ayay dhahdey aroos aan lahaaa..
Best song wlhi
🔥🔥🔥🔥🔥
Heestan aad ban u jclhy
❤❤❤❤❤
Legendary haruun keep going bro🙏🇸🇴
2024 ya ila dhageysanayo
Ani😢❤
Ani😅
Asaga nina ahen ayad isharataye eed Maa,lahaa jigjiga love huno
Masha Allah aadbaan ku tageraa keep going wll
Btw nice house i do hate songs but can't stop watching your hits well done bro I hope you can re-new this song Ahmed naji calaf waa xumadaa
Sxb keep going hore usoco wlh absolutely fanaan wad dhaaftay legend banaadiri man
hurdada iga tagtay Haben Xasuus Mudan Haben Arbaco ay kabaxeso Qamisna sogaleso 3:14 AM 17/11/2022
Ax 🥺😭
Jaceyl dartiisa leeyaa. Hadda waa aroor waaberi ah oo saacadda tahay toban iyo laba saac iyo toban daqiiqo (6:10am), xilliga Toronto. Shaqo ayaan ku jiraa waqtiga ku dhameynaayaa.
@@waryaawariiri1812 Toronto canada waa jeclahay meshas walhi
sxpkey nin ganacsade eh aa 3sano kaqasariyay inuu dhahay canada aa kugenaa qaab shaqo cml
@@waryaawariiri1812 Toronto canada waa jeclahay meshas walhi
sxpkey nin ganacsade eh aa 3sano kaqasariyay inuu dhahay canada aa kugenaa qaab shaqo cml
@Baba Foodle 🙌🏼
tnx u heestan waa heesti aan ka codsaday
hadan anuu aan ahay wil wlhi hal gabdh qalbiga kma dhawaceen alx ilahayba gabdh iga dhigay
lkn wilkn jeclaaday raga kaso xushay ayaaaba ixumeeyy ani iskadaaye gabdhiisa kma warhayoh xanuun wlhi hadan ogaanlaha awalkeda maba galeen buga jceelka markaas ba layso wacaa si laygu jezjezo oo u ogaado ina wali jeclahay iyo inkle ax nlosha waxbadan ku baraysah wlhi
🥺🥺🥺🥺🥺 runtii qisada kugu dhacdey okale ayaa igu dhacdey anna gabar aan dunida u jeclaa ayaa i xumee sey
@@cabdiraxmaanqaasim6266 wllo samir uuna waxlagu helaa incha allah alaha ku qaboojiyo ana sdoo kle alaha iqaboojiyo lkn badank wilasha ayaa xumeeya gabdhaha
badanka gabdhaha qaar xun wayku jiraan waxanse rajaynaya inan helo qof iqalma ina fahma adnah wanku rajaynaaaaya
Aad baan uga xumahay walaal. Wiilasha dhan sidaas uma wada xuma. Waxaa ku jiro qaar wax magarato ah. Mid kheyr qabo Allah kugu badalo laga yaabaa in uu shar kuu ahaa oo Ilaahay kaa qabtay. Wax yaabo badan oo jecel nahay ayaa jiro lakiin oo anaga halis nagu ah uu illaahay naga bad baadiyey. Marka walal mar walbo illaahay ku shukri kana fogow wax walbo oo asiga ku xasuusin karo.
@@MohammedAli-vn5qt wllo mahdsanid isma lihi qof ku wanajiyah kuna jcel kuna ilaashada ayaad helaysaaa marka hestan maqlo qiiro ki hore qalbiga wankasaray lkn talow mahelayaa qof iiqalmo
ma ogih talow mxaa layga tgaa waba ta is waydin ta mudanwh
zorry wll hadu qoralkygu djeeray
sorry abaayo mid ka wanaagsan baan ilaahey kaaga rajeyn
Heestan qof an moodo arkin aya isla maqli jirney aad aya ugu xisey leeban ahmed ♥️♥️
Mis hesheen ?
Hestaan Asal keda waxa iska laha cabdi busuri ooze Adna abahed adna channel
New generation should listen this song is very meaningful for them
Heestan ya saka ku bartay shaadiyo iyo khadar keeyow😂
Me😢😂
Is the best song number one Harun Leewaye 🙏
Fanankeena Haruun leewaaye keep going fanaan jiro tahay
Legend pro waxa kala iga dheh
Somalida oo dhan ma jacayl baa lagaga baxay waxa qalbi jab meesha yaacaya wan yaabay😢
Kkkkk walahi waa dhib cawada halawada ooyo
Everything Happens for a reason ¿
@@fowziamulaha9638 😭😭😭
@@yusufaliosman6288 manta dhageysanaya xanuun Ayaan dareemay😪💔
@@yusufaliosman6288 ilaaheey ha ku caafiyo isilaali yuna kugu dhicin gaas ok somalida oo dhan gaas ayaa ku dhacay jaceel daraatiis Marka ha dhagesanin heesakaan ok
Haruun tagerre no1 kuu ahay bro 🥰🥰🥰🥰
Aroosan Lahaa🎉
Aqal geesan Lahaa😢
Is ogaaadan Lahaa 😮
Isku uur noqdaan Lahaa😊
WED 25/jan/2023
Heesaha Galkacalka leh kuwooda Xaada Kiciyo wyeh ❤❤❤❤❤
Legend I’m your biggest funns
Keep going
Heesahaaga makala dhacaan
Ababalaha ka bax heestaydii ahaa
Good remix bro waa kugu haystaaa leewaye on fire 🔥🔥🔥
Heestan Adana heela abeheed ayaa qaday aun Wuxuna u qaday adna hooyadeed 😇😭😭😭
Woow inolow weliga my brother
Heestan asalkeda waxa laha Abdi busuri ooze Adna channel aabahed
Heestan waxan jecladwy maarki atariisho badiyo loo korsary 2019
Legend lee waaye keep it bro👏👑✔
On fire🔥🔥keep it up lee waye 🇸🇴🇸🇴
Nah me listening this from st.Louis is interesting ❤❤❤
Cudmacaanbadan intii taageersan haiisaaran lik
Harun xasus ba igaliseey yaq hestan Mel dher bey igayse...
Mashallah Harun wlhi wax tahye fanankan jeclhaye oo hese wali an jeclahye ixasusiya bro horeye uu soco
2022 only legendary dawanayaan m.a
Waa mahad santhy dalabkeygi waa iifulisay
I'm 4th person I love the song
Really good thanks and thanks for letting 🙏
This is Abdirahman. Keep going brother 🙏 💪
Waaw wankuwataay kuwa kuna ceb gagaal ha u eegin baro
Classic voice love it 🥰
Nice one
Ayaan tiin kulahaaa Axdigeena adkee eed maan lahaa🥺💔
One of the heart breaking song in old melodies 😢
#dhagax meel dhawaas ku dhacaa dhawaaqna meel dheer love u bbe
I love this song, it's truly amazing and he's a true legend
War heestan shadiya khadar ka jecladay
😂😂😂😂
Same wlhi 😁
Axmed shariif killer ilaahey ha u naxariisto adigana afakaga caano iyo malab ilaahey haku qabto 🙏🙏🙏
Sxb sare Haaruun beesahaada aad baan u xiiseeyaa horay u soco sxb
hestan shadiyo iyo khadar keyow i baray
Masha allah keep going 💕
Hees saameyn weyn igu leh
21/12/2021 ayantii kulahaa axdigena adkey ceed maan lahaa
Hesihii hore waaye Aroosan lahaa Aqal gesan lahaa harun lee waaye codkaaga the best
Masha alah Harun Masha alah at aya ucot macdahay ilahey akuxafdiyo walal qali ❤️❤️❤️❤️❤️💐👄👍
Maacha Allah my brother lewaye love you my brother from 🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Keep going my brother
@ubaxii nolosha inta laga wacaya he
Waa kanaa🕊
Amazing just like the original
FYI the original was sung by
Abdi Busuri Ooza AUN
Stiil listening 2023 💔😭
One and only STL finest!!💯❤ Mashallah
Haaruun leewaaye hore usoco 🔥🔥🔥
The only one my Legend bro Keeping going 💯 💪 🙏 ❤ 💙
Where he at? Is he single? Axdiga wan adkeena
Hooy St. Louis MO USA yes he is singing and single
Hooy St. Louis MO USA yes he is singing and single
Hooy St. Louis MO USA yes he is singing and single
Lee waaye boqoroow taageerahaga weyn ayaan ahay🙌✌️🔥♥️