HARUN LEEWAAYE HEESTII GEEDI SHAMBOW 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • HEESTII: GEEDI SHAMBOW 2020
    CODKA: HARUN LEEWAAYE
    CAMERA MAN/DIR: DUULI
    VOCAL/VIDEO BY: LEEWAAYE STUDIO
    THANK YOU FOR WATCHING AND PLEASE LIKE SHARE COMMENT AND SUBSCRIBE.

КОМЕНТАРІ • 547

  • @hamoudi132m6
    @hamoudi132m6 4 роки тому +47

    Gamuunkii soo gantidaa
    Gibilkii ay gaartaba gadoomaaye
    /
    Gamuunkii soo gantidaa
    Gibilkii ay gaartaba gadoomaaye
    /
    Geesiyoow nin kuu gafay maa Guuleesahaayee
    Guuleesahaayee
    /
    Geesiyoow nin kuu gafay maa Guuleesahaayee
    Guuleesahaayee
    /
    Gabayga yeeraayow Gorxaan baxaayo iyo
    Gurbaankaan Ow geedi shambow
    Lagu guurihaayee lagu guurihaaye
    /
    Gabayga yeeraayow Gorxaan baxaayo iyo
    Gurbaankaan Ow geedi shambow
    Lagu guurihaayee lagu guurihaaye
    /
    Geedba geedka ka ween
    Sida loo gontoo Adaa garataaye
    /
    Geedba geedka ka ween
    Sida loo gontoo Adaa garataaye
    /
    Goshaan minaad gashid waa gariiraa
    alla waa gariiraa
    /
    Goshaan minaad gashid waa gariiraa
    alla waa gariiraa
    /
    Gabayga yeeraayow Gorxaan baxaayo iyo
    Gurbaankaan Ow geedi shambow
    Lagu guurihaayee lagu guurihaaye
    /
    Gabayga yeeraayow Gorxaan baxaayo iyo
    Gurbaankaan Ow geedi shambow
    Lagu guurihaayee lagu guurihaaye.
    @mohamed👍😂

    • @naimaaadam7711
      @naimaaadam7711 4 роки тому +1

      ❤❤❤❤

    • @najonajoo603
      @najonajoo603 4 роки тому +1

      Sxb heesta sifcn madan uqorin heesta gurxan ma ahan ee wa guux afka xamrika habadalin reer uqooyi

    • @xilwaali9953
      @xilwaali9953 4 роки тому

      @@najonajoo603 isku riix meel lagaa rabin raadkaa reebo aa karoon wlhi marka ninkan waa isku keena riixooyaa cml but he did well (^_~)😂😂

    • @bartanabada2906
      @bartanabada2906 3 роки тому +1

      mahadsanid sxb wlhy markii hore xabad kama fahmin heesta lkn hada si feecan baan u fahmay

    • @Khalidlatiif
      @Khalidlatiif 3 роки тому

      Libaax baad tahy

  • @dontstresscalljessdontstre8110
    @dontstresscalljessdontstre8110 3 роки тому +9

    This guy should be paid millions of dollars, he is one talented
    Soul,thanks for redoing old school and making it alive again 💕💕💕💕

  • @waqalhure3710
    @waqalhure3710 4 роки тому +29

    We need more artists like this guy. I am amazed really. Others manipulate us with edited cities streets and half naked women. He only need mic and his own music wow.

    • @nabiilyare9250
      @nabiilyare9250 4 роки тому

      We are in 2020. standing with one dicoration wall is old fashion Marka muqaladisa WA inu cuseb ka dhigaa and also he is Mr copy let him try his own songs.

    • @waqalhure3710
      @waqalhure3710 4 роки тому +3

      Nabiil Yare I 🤔 he knows what he is doing.

    • @nabiilyare9250
      @nabiilyare9250 4 роки тому

      @@waqalhure3710 OK right wll

    • @waqalhure3710
      @waqalhure3710 4 роки тому +2

      Nabiil Yare ok wll Qaali. Dnt be hater🙈

    • @nabiilyare9250
      @nabiilyare9250 4 роки тому

      @@waqalhure3710 I don't mean to hate but we could be different opinions any way we love each other.

  • @abdallaosman6362
    @abdallaosman6362 4 роки тому +19

    Fanankan mar hore ina barto igu ficneed wuu uqalmaa fanka fanaanin badan ayuu boos kabaxsan karaa keep goin big legend✌

    • @soomalimidnimowadajir5688
      @soomalimidnimowadajir5688 4 роки тому

      Lol, Haa wlhi intey bananka is tagan oo dhar iyo gaawari show off ah soo qatan ayay qaab daro noqdan ninkan studio gisa ayuu kasoo dubaa heesaha music cod intana asaga iska leh his unbelievable talented ❤️💖💯🎸🎼💓

  • @libancilmi5682
    @libancilmi5682 8 місяців тому +13

    New year 2024 weli waa dhageysanayaa gacanta taag hadii kle ma guuleysaheysid 😂

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 4 роки тому +6

    Wey wey geesiyoo ninkuugafey guuleeheesaahaaya gabageyyaeeraayo gurbaanka baxooyo iyo hurbaankaan Awgeedishaaboo laguguurihaa.
    Iskafiiriher

  • @hassanmacruuf2918
    @hassanmacruuf2918 9 місяців тому +12

    Saw the song from Asad Hagio 27 channel during the cooking challenge between IMK AND CEYDA

  • @dranasnorahmed7606
    @dranasnorahmed7606 4 роки тому +19

    I keep saying your voice is amazing. OMG! masha alah bro.

  • @MohammedAbdulmoen
    @MohammedAbdulmoen 3 роки тому +32

    Gamuunkii soo gantidaa
    Gibilkii ay gaartaba gadoomaaye
    Geesiyoow nin kuu gafay maa Guuleesahaayee
    Gabayga yeeraayow Gorxaan baxaayo iyo
    Gurbaankaan Ow geedi shambow
    Lagu guurihaayee lagu guurihaaye
    Geedba geedka ka ween
    Sida loo gontoo Adaa garataaye
    Goshaan minaad gashid oo alla waa gariiraa
    Gabayga yeeraayow Gorxaan baxaayo iyo
    Gurbaankaan Ow geedi shambow
    Lagu guurihaayee lagu guurihaaye

  • @SacdiyoAbdirahaman
    @SacdiyoAbdirahaman 2 місяці тому +5

    M.a codmacaneda wallahi heesaxaga Lee dhagesta keep going wallahi wan kuguwalcay 😢😢😢😢❤❤❤

  • @sagalahmed9509
    @sagalahmed9509 4 роки тому +54

    Old school songs is the best ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @khaledmahdi8279
    @khaledmahdi8279 4 роки тому +5

    it brings back memories Sulfa is an old legend that Became an imam 20 years ago. your vocals here Haruun are amazing keep going The only Benadiri song I listen to, hahahah

    • @abdishakuurmahbuub497
      @abdishakuurmahbuub497 4 роки тому

      Khadra Daahir| Qufac iyo Jacayl Maa Qarsaami karaa| With Lyrics
      Taana soo tijaabi.

  • @anjerromohamedali8847
    @anjerromohamedali8847 3 роки тому +7

    Gadba gadka kawen sida logadomo adagarataaa💝💝💝💝💝 viva leewaye halila modin codsi

  • @Qamar1281
    @Qamar1281 4 роки тому +9

    One of my favourite songs!🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @rayanabdirizak6680
    @rayanabdirizak6680 4 роки тому +13

    Heestan fadumiina aroos qarbada ah e ka tumesa ku maqlay wlhi🥰😂 lkini fanankan nuuradiin kl iyo atariisha badiya ku bartay❣️🙏

  • @mssmroumah8862
    @mssmroumah8862 4 роки тому +8

    Goshaan maniid gashid goofaha waa gariira alla waa gariira ❤️ keep goin harun 👏🏻👏🏻

  • @barkadhamza3769
    @barkadhamza3769 4 роки тому +8

    What a beautiful song 💯 keep going bro 👏
    We love our Somalis Brothers 🇸🇴 #FromDjibouti🇩🇯

  • @sultaanmustafa6636
    @sultaanmustafa6636 4 роки тому +10

    Wlhi he is natural. Better Than so-called presentday Somalia celebrities. Thanks man

  • @user-it6hy5ku5u
    @user-it6hy5ku5u 8 місяців тому +11

    1/1/2024 iyaa dhageysanoya 7:23 pm 😢😢

  • @farhiyaomar3386
    @farhiyaomar3386 4 роки тому +8

    you killed this big bro 🙌🏾🙌🏾

    • @LEEWAAYESTUDIO
      @LEEWAAYESTUDIO  4 роки тому +1

      Farhiya Omar ❤️❤️❤️💯🙏🏾

  • @mariamufs2023
    @mariamufs2023 4 роки тому +6

    Geesiyow 🇸🇴 nin ku gafay maa guuleysahaaa ❤️

  • @dr.nasiib5466
    @dr.nasiib5466 4 роки тому +4

    Fanaan talented ah codna haya ayaa tahay bro xamar ayaan kaa soo salaamayaa

  • @abrahamfarah3025
    @abrahamfarah3025 4 роки тому +54

    Mamma Mia!!! We are really creative people. Just listen. We are people who are really fantastic with destructive impulsive. Just listen and be proud. Thank YOU.

    • @achmedwilders-baudet7006
      @achmedwilders-baudet7006 Рік тому

      We?? Did you write this song or story??

    • @Kabanle23
      @Kabanle23 Рік тому +1

      @@achmedwilders-baudet7006 why are you mad? Gal cadan yar ba tahe "it's true we are creative people" we're a nation of poetry.

    • @achmedwilders-baudet7006
      @achmedwilders-baudet7006 Рік тому

      @@Kabanle23 A nation of khat, corruption and underdevelopment. Creative maybe in finding ways to get money from others. You can't even write one correct sentence in your language.

  • @abukarali6787
    @abukarali6787 4 роки тому +7

    Geesiyow Ninkuu Gafay Maa Guuleysahaayee👌🏻❤️😍

  • @baraafwaaye3355
    @baraafwaaye3355 4 роки тому +4

    From djibouti woow cajiib hestu runti hambalyo

  • @omerhaji1
    @omerhaji1 4 роки тому +3

    Waw geedi shabow hees aan cadi ahyn keep going

  • @omarsharlot6312
    @omarsharlot6312 4 роки тому +6

    Aw geedi shaambow ahaa

  • @nasraabdalla7770
    @nasraabdalla7770 4 роки тому +5

    Gesiyow nin kuu gafay maa guleysahaa best music 🥰

  • @sue_geele
    @sue_geele 4 роки тому +8

    Nothing beats the original song by beloved Sulfa, no shade👏🏽

  • @boqoradareriftiin3374
    @boqoradareriftiin3374 4 роки тому +7

    Well done ✅ fanankeyna harun lewaye 🔥🔥🔥🔥🔥

  • @alishariifstudio1472
    @alishariifstudio1472 4 роки тому +2

    Waaw maasha alaah waaweenka leewaaye axsan caleek

  • @alongril8615
    @alongril8615 4 роки тому +5

    Legand proh Harun leeweeye

  • @soomalimidnimowadajir5688
    @soomalimidnimowadajir5688 4 роки тому +2

    🎵💯💖 Geesiyoow Ninkuu Gafay Maa Guleeysaha haruun Leewaaye 🎤🎼🎶🎧💖 see this is what am Talking about🎵🎶🎧🎼🎸🎷 My Favourite fanan🎤🎶🎵🎺🎼💖
    Goshaan Minad Gashid Oofaha Waa Gariraa Ayyyy🎶💯💖❤️

  • @spoton5469
    @spoton5469 3 роки тому +5

    The Ajuran Kingdom..Heard of the tales of Geedshambow

  • @yasiinahmed3453
    @yasiinahmed3453 4 роки тому +4

    Hesheyga caawo waa xadreesanhy waa ku wataaa♥️♥️👌

    • @muniirahcumar2646
      @muniirahcumar2646 4 роки тому

      ana cawa kula xadraysanahay wlahi cadi ma ahan haarun keep going

  • @aslipella6391
    @aslipella6391 4 роки тому +3

    Heees iga dheh Aw geedi shampow lgu guurihaa yeee🤩🌷🌺💚✊

  • @maxamedcalidaad8576
    @maxamedcalidaad8576 3 роки тому +16

    Luuqadan dadka kuhadla aad baa ujeclahay wallhi waa dad daacad ah reer magaal ah

  • @yacquubyacqa9284
    @yacquubyacqa9284 4 роки тому +4

    Geesiyoow Nin kuu gafay maa Guuleysahaa

  • @jebrealfarah393
    @jebrealfarah393 4 роки тому +52

    Best song even tho I don’t understand the meaning of this song. But it’s Lit 🔥

    • @mosharif2261
      @mosharif2261 4 роки тому +3

      Jabreal oh sorry somali is here we are ready to get u perfect

    • @abdirahmanabshirhassan8898
      @abdirahmanabshirhassan8898 4 роки тому +1

      You don't need to listen if u don't understand and try to learn ur mother tongue otherwise keep listening kkk

    • @Shiinkayj
      @Shiinkayj 4 роки тому +1

      @@abdirahmanabshirhassan8898 ehehheheheh😂😂

    • @luluabdirahman4666
      @luluabdirahman4666 4 роки тому

      @@abdirahmanabshirhassan8898 exactly 😉😂😂😂

    • @mrbeats343
      @mrbeats343 4 роки тому

      Hahah lol 😂

  • @fayfeyora6083
    @fayfeyora6083 4 роки тому +4

    Wow my fav stay blessed💙🔥🙌🏾

  • @ayubthegoat.7899
    @ayubthegoat.7899 4 роки тому +4

    Love your video

  • @umidiini6234
    @umidiini6234 4 роки тому +3

    Waaaw Kala iyo laab walkey cadkaga ha ku daayo❤️

  • @somfootball6968
    @somfootball6968 4 роки тому +3

    Ayyy wlh kabiiir aaa thy sxb keep going

  • @Amir-Muse
    @Amir-Muse 4 роки тому +4

    Aniga xiligii heestan laqaadey madhala nin waxaan dhashey xiligii uu wadankena Somalia u burburey hadana saan u jeclahey heestan kal iyo laab sulfa ilahow haku naxaristo balse fanan harun codkisa Kal iyo laab heesta wuu ku sobaxey horey tageera haaga cusub ayaan ahey horey usoco ilahoy shanta Soomaali meelkasto ey jogan mideey👌👌👏❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊💪

    • @usamamohamed9755
      @usamamohamed9755 3 роки тому

      Sulfa waa Noolyahay Zxp imaam ayuu Masaajid ka yahy

  • @ibra_ace
    @ibra_ace 4 роки тому +6

    heestanaa intay doonto ka ereyo fiican dhuubooy 10 out of 10 weeye heestaan

  • @roblemohamed9681
    @roblemohamed9681 4 роки тому +26

    Heesta Geedi Shamboow waxey xuseysaa Gobanatoorihi Boqortoyadii Ajuran ee Marka, Aaw Geedi Shaambul oo xiliyadii qarnigii 17 gabdhaha tii uquroxonba aroosi jirey. Ugu dambeena noqday sababtii digaalki Eji iyo Ajuran.
    #tariikhda Somaali.

    • @nizom5459
      @nizom5459 4 роки тому

      Please micnaheda nala wadag. Thank u

    • @alihashiyare8368
      @alihashiyare8368 3 роки тому

      Sxbow please sheeko miyaa Iga dhis inte kaso dawadaa wlhi ma arkin waligey 😳😳

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 Рік тому

      Laakiin Geedi Shaamboow sida la sheegay xaruntiisa waxee ahayd inta u dhaxeysa Buurhakaba iyo Daafeed.

    • @roblemohamed9681
      @roblemohamed9681 Рік тому

      @@waryaawariiri1812 xiligaa waxaa Laga xukumi jiray Marka Cadey.

  • @owgaofficial6556
    @owgaofficial6556 4 роки тому +5

    Nice voice wlhy pruh wn jeclhy hesaha reer abtigay

    • @hudacute782
      @hudacute782 4 роки тому +1

      Masha allah habo so dhawow

  • @hananmaxmad4955
    @hananmaxmad4955 4 роки тому +6

    ولله اغانيك كلها حلوه تفوز عندي 👍🏽👍🏽👍🏽

  • @amiishdoore9878
    @amiishdoore9878 4 роки тому +6

    Aniga leeewaye studio qofta dheheso codkeda ayaanba Ku heesta ilaah amarkiis

    • @duraanmohamed1480
      @duraanmohamed1480 4 роки тому

      Walaahi xaqiiqdii fanaan cod macaan waaye heesaha xamariga asaga lee ku hystaaaaaa

  • @hudeyyhassan6739
    @hudeyyhassan6739 4 роки тому +4

    Codkada macan kiisa hestan marwalbo iskadagesta keep going man one of my fav songs❣💕💫🥰😋🥳🥳🥳💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @saalaximaamaxamed5645
    @saalaximaamaxamed5645 4 роки тому +3

    M.allah fanaan fanaan dhaafay ax iga dhaafee

  • @khanboy6768
    @khanboy6768 4 роки тому +5

    Leewaayo studio Waan idin wadanaa❤️❤️🙌

  • @hodanlove4270
    @hodanlove4270 4 роки тому +2

    Wax badan ayaan raadinaye heesahaan ookale cod ka innaba caadi ma ahan maasha allaah

  • @heersareofficial8272
    @heersareofficial8272 4 роки тому +7

    Heesta waad qaaday garanay laakiin inaadan xusin xaquuqda heesta
    Fanaankii horay u qaaday
    Laxanka qofkii lahaa iyo
    Axmed Saalax Qaasim oo horay u tumay muusiggaan!!

    • @umiabticusmaan7995
      @umiabticusmaan7995 4 роки тому +1

      Hadaba ha iloowin inuu yahay nooleyaha fanka

    • @heersareofficial8272
      @heersareofficial8272 4 роки тому

      umi abti cusmaan are you dreaming? Or sleeping muxuu soo nooleyay?

    • @soomalimidnimowadajir5688
      @soomalimidnimowadajir5688 4 роки тому

      Ninkii qaaday xataa asaga malaha xisaabta kudarso cos abwaan ka sameeya heesta iska leh
      We should thank haruun cos heesihii hore oo reer Xamar ka ayuu soo noleeyay🎼❤️💖💓🎵🎤

    • @Contraband-7
      @Contraband-7 4 роки тому

      Sxbkey inta dhihi laha adiga dhahay! Ahmad Salah muusiggan probably 15 years kahor utumay Haroon hada so qatay sidi 🎹 logu tumay waye studio xita ma marin, Aniga iyo adiga iyo inti kale oo music wax ka yaqan fahmi kara

  • @anjerromohamedali8847
    @anjerromohamedali8847 3 роки тому +6

    💖💝💝💖💖 viva shawelada hosse

  • @saadaqmaanka9882
    @saadaqmaanka9882 4 роки тому +2

    Dadkii ow geedi shambow ku bilaabay waa idin salaamay

  • @hudacute782
    @hudacute782 4 роки тому +6

    Al fanan harun wlhi codkaga marka dhagesto wan garira 😭

  • @bellaofficial659
    @bellaofficial659 4 роки тому +7

    Cooking is koris baa kaso maqly hestaan 🤣🤣😍

  • @abdirahmansalad7129
    @abdirahmansalad7129 4 місяці тому +9

    Inta asad kasoo raacday heestan ani cml isoo raaca

  • @mediaproduction6015
    @mediaproduction6015 3 роки тому +6

    Geesiyow Nin kuu gafey maa gulesahaaye

  • @naimaali5127
    @naimaali5127 4 роки тому +4

    Ajaaaab wow 😍😍🥰🥰🥰

  • @hudacute782
    @hudacute782 4 роки тому +8

    Wlhi ruxa iyo dhiga 💉💉💉💉💉💉💉I shubmoyo hada ahay rer xamar wlhi sinji ma guro kolu sulasha ka galaba wlhi wa lama goodle hadana waligey ma arag rer xamar and I really my people ❤️❤️❤️❤️

  • @maxamedismacil496
    @maxamedismacil496 4 роки тому +4

    You get my respect bro with song and I like all you songs . STL guulllll

  • @abdullahihassan3322
    @abdullahihassan3322 4 роки тому +6

    Great song bro💯🔥

  • @abdirizackadenlohos3461
    @abdirizackadenlohos3461 3 роки тому +2

    Like listening old schools songs.Harun keep it up bro wanku wataa

  • @flamingonoah6269
    @flamingonoah6269 4 роки тому +5

    Bro you are a talented son of love. 😩😩😩

  • @kingakofficial
    @kingakofficial 2 роки тому +8

    Geedba Geed Baa Ka Wayne 🤣 I Loved This Song

  • @alasyare9820
    @alasyare9820 4 роки тому +4

    My favourite classic banadiri song 🇸🇴

  • @Zayitahmet
    @Zayitahmet 2 роки тому +9

    Top xamarawi ✍😍✌

  • @sagalahmed9509
    @sagalahmed9509 4 роки тому +3

    Hees waa heesihii hore

  • @ridwanahmedabdulle6075
    @ridwanahmedabdulle6075 4 роки тому +3

    So amazing wlhi he is natural voices ❤ keep going bro

  • @jtapoi4048
    @jtapoi4048 4 роки тому +2

    Dhabtiii Caadi ma tihid waad iga gadan tahY wLal HARUN LAWAYE keeg going pro

  • @bilalmusic3715
    @bilalmusic3715 4 роки тому +3

    Mashallah cajib more and more to come💯✔️

  • @sheiknorqassim9681
    @sheiknorqassim9681 4 роки тому +4

    Shabshaloow shiinka quraanka aan kaa sugaa, my young brother

  • @muxudinbaba7672
    @muxudinbaba7672 4 роки тому +4

    Geesiyow nin kuu gefay ma guuleysahayo!!!!
    Remember theatre back home. Please do old songs for Banadiri thnks.

  • @hudacute782
    @hudacute782 4 роки тому +5

    Masha allah ilahay isha ha ka qabto

    • @alikaafi2641
      @alikaafi2641 4 роки тому

      Alla yaa cizak abayo adres igu soo qorey yaqey

  • @zackarieapdullahi4775
    @zackarieapdullahi4775 4 роки тому +2

    ❣❣❣✌💯 best waYe wllhi✌🙏💯

  • @fariihahasani
    @fariihahasani Рік тому +7

    🥺haben qamis so galeyso sacada wa 19:38 tariqda wa 9/10/2022❤gabeyga yerayo guxan baxayo iyo gurbangan😒

    • @raindrops29
      @raindrops29 Рік тому +1

      Waan kula soo xariiira walal

  • @anjerromohamedali8847
    @anjerromohamedali8847 3 роки тому +3

    💖💖💝💖 haruun lewaaye bro 🇸🇴💘🥰🥰 hore usoco bro

  • @ahmedabdi8166
    @ahmedabdi8166 4 роки тому +6

    His voice is pretty gud

  • @cabdicalimakuuti1508
    @cabdicalimakuuti1508 3 роки тому +4

    geesiyoo nin kuu gafay maaguuleysahaayo ❤❤❤❤❤❤

  • @abdallabatarash9609
    @abdallabatarash9609 4 роки тому +3

    codkiisa stress free waaye wlhi. LOL #keep going bro

  • @zahrahusni2693
    @zahrahusni2693 4 роки тому +2

    Abdulahi zulfa xasuus 🙏 your the best

  • @Shekeye-nq2md
    @Shekeye-nq2md Рік тому +9

    Hestan wax kuso xasustay gesi grab wye g.shegow gesiyow ninku gafay ma gulesahaa 😢 axad /20/8/2023 😢😢

  • @caliyoota8358
    @caliyoota8358 4 роки тому +3

    Fantastic keeit up bro

  • @omarsharlot6312
    @omarsharlot6312 4 роки тому +5

    Alyacizak al-Fanaan yaqe Leewaaye 2020

  • @rahmomohamed6011
    @rahmomohamed6011 4 роки тому +2

    Cajan keep going pro

  • @Hotmail-r4i
    @Hotmail-r4i 2 місяці тому +5

    Asad hagio ayaa hestan kaa barteey

  • @izaan10182
    @izaan10182 4 місяці тому +7

    2024/April maalinta 3aad ee ciida🎉❤❤😊

  • @yallayallateam7454
    @yallayallateam7454 4 роки тому +1

    Haaruun legend taagerahaaga First AhaY ✊🏻✊🏻Lsoco Pro

  • @farhiyaabdi3232
    @farhiyaabdi3232 4 роки тому +3

    Wow cod igadheh masha allah

  • @faisalali1045
    @faisalali1045 4 роки тому +3

    keep going bro from sweden

  • @jrdeco6483
    @jrdeco6483 2 роки тому +7

    This is LEGACY of somali Old school Music🇸🇴

  • @ikranmuhumed9239
    @ikranmuhumed9239 2 роки тому +8

    Ax hestan cod kudhamaday reer xamar 🥰

  • @somalipirates
    @somalipirates 3 роки тому +7

    Waa kuu codeeyey bro. COD & HEYBAD FANAAN.

  • @kaminiikaminiimaatuur1127
    @kaminiikaminiimaatuur1127 4 роки тому +5

    Geesiyoow ninkuugafay maaguuleysahaaye walaahi iskafahmaley iyaa ishcaa cod

  • @mascuudhadraawi9244
    @mascuudhadraawi9244 3 роки тому +8

    11 jun 2021 15:42 casir eey tahaye geedi shambow ku tuur taye😢🥺😩💉🩸

    • @somaliboy37
      @somaliboy37 3 роки тому

      Meel maa iska fadhidey sxp Casir maa soo dukadey mise Xaafada iska joogtey Jawi noocee ku jirtey. Markaa daawaneeysay Aniga sariir aan saaranahay iska fiirsanaa

  • @zakariyecabdule8403
    @zakariyecabdule8403 3 роки тому +4

    Great to hear this crazy voice 🥰😄

  • @mustafalove8451
    @mustafalove8451 4 роки тому +2

    Inaba caadi ma ahan. This song is lit 🔥 bro.!!!

  • @falastinmohamud7862
    @falastinmohamud7862 4 роки тому +2

    Mashallah wllkey mcn allaha cafimad iyo cimri dheerba ku siyo