HARUN LEEWAAYE HEESTII WADANKIS 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • HEESTII: WADANKIS 2020
    CODKA: HARUN LEEWAAYE
    CAMERA MAN/DIR: DUULI
    VOCAL/VIDEO BY: LEEWAAYE STUDIO
    THANK YOU FOR WATCHING AND PLEASE LIKE SHARE COMMENT AND SUBSCRIBE.

КОМЕНТАРІ • 277

  • @soomalimidnimowadajir5688
    @soomalimidnimowadajir5688 4 роки тому +74

    🇸🇴💞🇸🇴💞🇸🇴💞🇸🇴💞🇸🇴 Wadankiis ninkii katagee Wehelkiis kadheeradee Ayyyyyyy😢🇸🇴 Miss Home🇸🇴 Thank You brother🙏🇸🇴 New Subscribe here!! Keep it Coming, heesaha wadaniga Nooso Badi please🙏🇸🇴💖

  • @iamname975
    @iamname975 4 роки тому +19

    😢😢😢😢😢😢😢😢 Heestan Markan Yaraa Hooyo ayaa Qaadi Jirtay Lakin Waxba Kama Fahmi Jirin Hadase Aad ayey ii Taawataa Sababto Ah Qurbo ayaan ku Noolahay Kaligey Mar walbon Heestan Maqlo hooyo ayaan soo Xasuusta😭😭😭😭😭😭 Hal Haween Ka Hor ayaan Orginalkeda La Soo Dagay Hadana Adiga Taada ayaan Arkay Masha allah Heesaha Xamarawiga in Dib Loo soo Nooleyo waa Qasab 😔😔😔😔😔😔😔

  • @looody42
    @looody42 3 роки тому +5

    Waw it's amazing song🤎رغم إني ماولدت فالصومال وترعرعت فيها بس الاغنية رائعة بشكل لاتوصف تخليك تحن للوطن وصوته بعد

  • @berdilacshe3639
    @berdilacshe3639 2 роки тому +13

    ALLOW waadangena Naawad noga Dhiig 😭😭😭🇸🇴 25jir ahay waligay Somali maa arag Quurbo ku dhashtay ku wenadhay ku Arosay Siidhas Tahay Afsomali wanka aaqana iyo Dhaqanka Somalia Alxm intas Hoyo macan ibaatay 🇸🇴💖😭

    • @hayatbello664
      @hayatbello664 Рік тому

      🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ibrahimbariyow2045
    @ibrahimbariyow2045 4 роки тому +10

    Asc gays hadi aad ila daawaneyso 2020 please sabscrabe isaar

  • @Glk-u8m
    @Glk-u8m 4 роки тому +3

    Inaba caadi matihid! Big love from the UK ❤️🇸🇴❤️

  • @yasminali74
    @yasminali74 4 роки тому +8

    🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴💙💙💙🇸🇴Nin walbo wadankaga wax ku dhamo ma leh😢

  • @F13500
    @F13500 Рік тому +5

    Qofki qurbo jogo lee heestan ku ooykaro wlhi ilahow wadankena nabad noga dhig sida yurub iyo America waa noogniye 😭

  • @abdinoorisackmiris2785
    @abdinoorisackmiris2785 2 роки тому +6

    Wadankis ninki katagy marku dhahy ilin iga imaty wan ku xisey wadankeyga😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdulrazakabduljalil664
    @abdulrazakabduljalil664 2 роки тому +2

    Xasuustii Wardhiigley legend Sulfa. Thanks Leewaaye.

  • @akaafikc5047
    @akaafikc5047 4 роки тому +8

    Hal gabar reer xamar cadey ah rawaa from Norway gabar 🙏❤🙏Haddii Dacad ka tahay runtii

  • @zuzanadam2058
    @zuzanadam2058 4 роки тому +5

    His voice is so amazing ❤️🙏🏽🎵🎶

  • @maxamedjoon2067
    @maxamedjoon2067 Рік тому +2

    صومالي هانولاتو 🇸🇴💙

  • @F13500
    @F13500 3 роки тому +6

    Qiiro iheeyso 1.32am wadankaga marka ka tagto kuwa isku dhiigtihiin garab ka weyso ajanabi iskadaaye hooyo ku jogin wll ku jogin qurbo aniga ku ciishoday 😭😭

  • @arababdullahi7441
    @arababdullahi7441 4 роки тому +7

    dhalinyarada ku dhalatay muqdishu waxaan tahiin astaanta qaran soomaaliyeed jooga xamar cade muqdishu

  • @ahmedmohamed-yp6un
    @ahmedmohamed-yp6un 3 роки тому +5

    13 sano ayaa wadankeeyga kasoo maqanahay raaxo i walwal la'aan aa ku seexdo 2008 ayaa iigu danbeysay ilaahow wadankeena oo nabada iyo anagoo caafimaad qabno nagu celi wadankeena

  • @nciimohassan2031
    @nciimohassan2031 4 роки тому +1

    Wlhi Somalia ninki kadago dhib lehesdo allow wadankena noka dhig dhul barwaqo ah insha Allah Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @asiye717
    @asiye717 4 роки тому +4

    Wadankiis ninki ka tage wehelkis ka dherade...
    🇸🇴❤ wale melna kamgama socodo WadankyGow 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @haldhaaaupdirahim3596
    @haldhaaaupdirahim3596 4 роки тому +6

    Nuuraadin kl iyo atirisho badiya ayaa ibaraYwlhy Fanankan

  • @waqalhure3710
    @waqalhure3710 4 роки тому +21

    Woooow. Am amazed by the music and the voice . He is legit artist. Keep going wllo.

  • @FadumiinaComedyofficial
    @FadumiinaComedyofficial 4 роки тому +5

    Wawawawawawa my bro

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 2 роки тому +5

    Masha’allah, Dad caqli leh lee fahmaaya Heestan Soomaalia my beloved 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @zakariyaosman2412
    @zakariyaosman2412 4 роки тому +5

    Every single somali ah oo qurbaha joogo katur jumee

  • @sharifahm.7963
    @sharifahm.7963 4 роки тому +5

    🇸🇴💎.... "Wadankis ninki ka tago wehel ka dheerade"...so tru💝👍🏿

  • @CizuCade
    @CizuCade 9 місяців тому +1

    Ehelkeedaa i yiree ugolkaga miyo MAYA ay ku tiree xanuun waaye wllh
    Runtii Eed kuma lihid legendnow keep going your songs are really fire 🤗

  • @imanabdi8264
    @imanabdi8264 4 роки тому +6

    Nuradiin kl io atiriisho badiyo aa ikaa brother 🇸🇴🇸🇴✊🏻😓😓😓💔💔

    • @ikranahmed9310
      @ikranahmed9310 4 роки тому +1

      Iman Abdi sidho kale abayo dadkq badhankot xage kasoracen

  • @dr_sadak
    @dr_sadak 4 роки тому +6

    WLH ANIGAAY MANTA IHAYSATAA TAAS WADANKIINA JOOGA SOOMALIYEEY WALWAL IYO CABSI AYAAN KUNOOLAHAY

  • @nafisonaftauroon
    @nafisonaftauroon 4 роки тому +4

    😭😢😭😢😭😢😭😢😭😭😢Allow wadanka Nabad noga dhig waan u xiisay my homeland 😨😨😨😨😭😨😨😞😨😭😨😢😨😨

  • @barkhad951
    @barkhad951 3 роки тому +4

    Woow marki igu horeeyso fanaan heesta iyo video oo nadiif ah one of kind 👍🏽💯💯🔥🔥🇸🇴🇸🇴🇸🇴keep it on bro🚨🚨💯

  • @Zizouu94
    @Zizouu94 4 роки тому +5

    Wale beentiis ma ahan erayada heestan qofka qurbaha joga aya dareemi kara 😑

  • @faysalaweys5572
    @faysalaweys5572 4 роки тому +6

    I like it ina adeer

    • @LEEWAAYESTUDIO
      @LEEWAAYESTUDIO  4 роки тому +3

      faysal aweys thank you bro🙌🏾🙌🏾

    • @mohamedmusdaf9015
      @mohamedmusdaf9015 4 роки тому +1

      So natural . Perfectly coordinated from all Angles. Keep the fire burning bro. MaashaAllah.

  • @handsomehuss3730
    @handsomehuss3730 4 роки тому +4

    This is so lit bro masha allag you nailed it. Allaha u dambi dhaafo original by Abdullahi Zulfa amen amen

  • @dali8587
    @dali8587 3 роки тому +4

    Waw iyo waayo waayo. Wallee waa run wadankiis ninkii ka tagee wehelkiis ka dheeraad welwel mahuro wallee.. Thanks legend Harun. Keep going

  • @shuuushukridanyare3396
    @shuuushukridanyare3396 4 роки тому +6

    😭😭😭🇸🇴💙⚪🇸🇴🇸🇴🇸🇴 from marka cadey

  • @asmaomar2303
    @asmaomar2303 4 роки тому +5

    What can I say Harun? You are the fire🔥. Isha baxar bro🙏

  • @hanada.mohadin8303
    @hanada.mohadin8303 4 роки тому +5

    Bro could you add the lyrics in the description so you can get more views or someone will upload a lyrics video.

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud 2 роки тому +1

    Ain't this all about nostalgia back to 80s

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 4 роки тому +3

    Inkastoo laguwaxyoodey warxumo tishiil kuuwarameem
    Iskafiirihii waabka kudhalatey yaalagaawaacin

  • @najmaj7758
    @najmaj7758 4 роки тому +3

    Haruuun u made me cry I miss Home 😢😢😢😢keep it up the good work 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

  • @barkhad951
    @barkhad951 3 роки тому +4

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Caaaaaaaaadi ma ahan heestaan isweeydaar wax ku maluneeyn waaxidoo waqtiga soo celiyeee🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nazwadsharif
    @nazwadsharif 4 роки тому +11

    Yassalaam! Music 100%

  • @AdanMusic-r6o
    @AdanMusic-r6o 4 місяці тому

    Amazing Voice Man Like Listening to Your Songs

  • @hibaaqdeganhibaaqxx5707
    @hibaaqdeganhibaaqxx5707 4 місяці тому +2

    wadankiis ninkii katagee wehelkiis kadheeraadee walwal mahuro walbahaar madeeyo😢 🇸🇴 allow dalka noo hagaaji

  • @mariamufs2023
    @mariamufs2023 4 роки тому +3

    Somalia waabki ku dhashay weynahey i qoray anaa ka so weecday wale waqti badan ka maqan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️ allaha nabad nooga dhigo dalkeena

  • @faraxxusen6863
    @faraxxusen6863 4 роки тому +5

    Nuuurdiin kl ikaabaray fanaanka codka mcnow

  • @farhiaaddedadeed1836
    @farhiaaddedadeed1836 4 роки тому +4

    Very true on the lyrics

    • @2152mohamed
      @2152mohamed 4 роки тому +1

      Very nice lyrics and his tune 😃😃

  • @mohammeddoule8825
    @mohammeddoule8825 3 роки тому +5

    Ilaaheyoow wadanka noo hagaaji oo soomaali tus waxay haystaan oo Ku midee soomalinimada iyo iney qabiika ka waantoowaan oo Ay isjecelaadaan ninkii qurbo ku dhashey ley fahmaayo qiimaha wadaninimada iyoo soomaalinimada 😢😢😢

  • @HQ_Froggz
    @HQ_Froggz 4 роки тому +4

    Been maaha wlhi waan ooyay ax 😢😢😢😢😢😰😰

  • @libanfaris8532
    @libanfaris8532 4 роки тому +5

    My team haaruun Ala yaa cizak

  • @samsamsaciid6045
    @samsamsaciid6045 3 роки тому +2

    Wa hees dareen leh

  • @wardasaciid7906
    @wardasaciid7906 4 роки тому +3

    Yaa salaam. Yaa salaam. Ruunte waaye. 👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼💯💯💯💯💯💯💯💯❤️❤️❤️❤️❤️👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @abdiato21
    @abdiato21 4 роки тому +3

    His Voice is so Amazing Wlhi
    HaaruunleewayE🔥🙏

  • @705EntKPizzle
    @705EntKPizzle 4 роки тому +4

    💪🏾💪🏾💪🏾

  • @abdallahirsiroble5332
    @abdallahirsiroble5332 4 роки тому +5

    Wadanka wadaankeena Lees waaye Leewaaye waan ku taageeraa 🙏🙏🙏🙏

  • @libanfaris8532
    @libanfaris8532 4 роки тому +4

    It's over cuz u got this on lock for real👏👏

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 3 місяці тому +1

    C’est vrais toi .. es pour dire cela toi qui a détruire la Somalie

  • @nastehugaas4988
    @nastehugaas4988 3 роки тому +2

    Mr lee waaye kisalaami

  • @dijajama747
    @dijajama747 4 роки тому +4

    My favorite song ❤️❤️❤️

  • @zeynababati1939
    @zeynababati1939 4 роки тому

    Mashaalaah heesaha kiiler dib nogu qaat cockade waa super

  • @MrSheikh778
    @MrSheikh778 2 місяці тому +1

    Waad soonoolaysay Banaadirgii Illahay ha ku nooleeyo

  • @jeenyodahab4738
    @jeenyodahab4738 4 роки тому +3

    Miss 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭💔🙏🏻

  • @Contraband-7
    @Contraband-7 Рік тому

    Music by the Living Legend Maestro Sir Ahmad Salah Kasim ✊🏿🙌

  • @banaadiriyoutubechannel7178
    @banaadiriyoutubechannel7178 4 роки тому +3

    👌🏾👌🏾👌🏾👌🏾👌🏾👌🏾👌🏾

  • @amatulkarim9926
    @amatulkarim9926 4 роки тому

    Your voice is amazing mashaAllah

  • @yasmiinkismayoofficial8774
    @yasmiinkismayoofficial8774 4 роки тому +4

    Walahi wa hees qiro leh walashey aya la oyse markey hestan maqasho 😢😢

  • @HQ_Froggz
    @HQ_Froggz 4 роки тому +2

    Codkaada caadi maaha dalkii hooyo waan u xiisay 🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😢😢

  • @abdiato21
    @abdiato21 3 роки тому +3

    🇸🇴💔🥺 miss u my country😭😪

  • @naimamohamed5006
    @naimamohamed5006 4 роки тому +3

    Heeskan aad Baan ujeclahay waayo heesku waxaa uu ka turjumayaa wax runa oo jira

  • @hsadia2799
    @hsadia2799 4 роки тому +4

    Every single song 💯💯🔥🔥

  • @hazazi7maxamedshariif401
    @hazazi7maxamedshariif401 4 роки тому +4

    From جده عيال عنيكش 💙💙 ilko

  • @farahhusen7177
    @farahhusen7177 4 роки тому +3

    So warer keep going harun leewaye
    Heesaha wadaniga soo badi bruh

    • @LEEWAAYESTUDIO
      @LEEWAAYESTUDIO  4 роки тому

      Farah Husen inshallah I will🙌🏾🙌🏾🙌🏾💯🙏🏾

  • @qaasimshariif6801
    @qaasimshariif6801 3 роки тому +1

    Hore u soco saxiib

  • @jamspider8544
    @jamspider8544 4 роки тому +3

    Wadankis kii katage Corona aya kusugoyo.. One word Classic.

    • @LEEWAAYESTUDIO
      @LEEWAAYESTUDIO  4 роки тому

      Jam Spider 😂😂😂😂😂😂😂🙌🏾

    • @LEEWAAYESTUDIO
      @LEEWAAYESTUDIO  4 роки тому

      Jam Spider you just made that up bro you thought about becoming a abaawan🤣

  • @sahraali8615
    @sahraali8615 3 місяці тому +1

    2005 katagay aniga mugo waxan ku labtay 2009 iyo 2023 😢😢😢😢😢😢

  • @wardiaabdi9897
    @wardiaabdi9897 3 місяці тому

    🎉wow 👌 keep going 👏 legend 👏

  • @balqiishussein4011
    @balqiishussein4011 4 роки тому +3

    Alla laxankana waan garanayaa😢😂🤔

  • @saciidcagta826
    @saciidcagta826 2 роки тому +2

    Wlhi ben ma ahan allow wadan kena nawad iyo barwaaqo noga dhig i miss my country 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedabdullahinuurarab160
    @mohamedabdullahinuurarab160 3 роки тому +3

    This guy is legend for real. All your songs are best. Keep it up.

  • @yusefabdullahi1567
    @yusefabdullahi1567 3 роки тому +3

    Zulfa would be proud of this remix anaa huwo taas Woow Sxb you done great job as this song was classic for the old generation

  • @jeceelowofficial116
    @jeceelowofficial116 4 роки тому

    Wlh waa legend

  • @ridwanahmedabdulle6075
    @ridwanahmedabdulle6075 4 роки тому +3

    Alla yacizak nice voice and amazing music allaha yaxfit bro❤❣

  • @NasibiyoYasmin
    @NasibiyoYasmin 4 роки тому +2

    I love all your cover song 🤗🤗🤗

  • @fatimamaani4465
    @fatimamaani4465 7 місяців тому

    Beautiful song😍🌹

  • @mohaqurbawi6880
    @mohaqurbawi6880 4 роки тому

    Haruur leewaye wa ku wata lph

  • @naimaali5127
    @naimaali5127 4 роки тому +3

    Amaaaaazing voice always 💙❤️💙

  • @hazazi7maxamedshariif401
    @hazazi7maxamedshariif401 4 роки тому +2

    Sxp adiga ente iga jirtay mar hure 💙🤤🤤

  • @KingJamaL777
    @KingJamaL777 3 роки тому +2

    SUBXAANALLAAH wuxuuba iigu bilaaway INKASTOO LAGUU WAXYOODAY kulahaa maya nabi miyaa waanba yaabaye shirkiga sanamka la caabudo uun kuma koobna hadalka xitaa wuu galaa

  • @globalcurrencyexchange2700
    @globalcurrencyexchange2700 4 роки тому +3

    This brother is amazing just wished the music was a little slower

    • @LEEWAAYESTUDIO
      @LEEWAAYESTUDIO  4 роки тому +2

      bro thank you for the input i do have slow one but this one sound good at the time i was recording💯💯🙏

    • @globalcurrencyexchange2700
      @globalcurrencyexchange2700 4 роки тому +2

      Great work bro walhi it brings tears to my eyes I can't wait for your tour

    • @LEEWAAYESTUDIO
      @LEEWAAYESTUDIO  4 роки тому +1

      @@globalcurrencyexchange2700
      i know bro some of those songs bring back memories💯🙏

  • @qaasimshariif6801
    @qaasimshariif6801 3 роки тому +3

    Heeso in la dhumiyo loowgu tala galey ayaa soo nooleysey sxb

  • @naimamusa5023
    @naimamusa5023 4 роки тому +4

    Nice 👍🏻 voice wow😘💕💕💕

  • @mohamedia3196
    @mohamedia3196 4 роки тому +2

    Wlhi been ma ahan hada ayey naheysataa

  • @simranrufai7874
    @simranrufai7874 4 роки тому +3

    Keep going huno ❤️☺️🔥

  • @MaryanMuriidi
    @MaryanMuriidi 4 роки тому +2

    Bro keep going guul wacan ayan kuu rajenaa dadaal wacan I am proud of you

  • @fayfeyora6083
    @fayfeyora6083 4 роки тому +2

    You’re Amazing💙🔥🙌🏾

  • @AdamsChildhoodLife
    @AdamsChildhoodLife 4 роки тому +2

    Keep on bro. We were missing this unique.

  • @khalidcanada6106
    @khalidcanada6106 Рік тому +2

    Allow wadankeena nabad noo dhig qurbo waan ku daalnay

  • @zahrahusni2693
    @zahrahusni2693 4 роки тому +3

    Xamar iyo tiyaatakii isoo xasuusay alla ya cizak 🙏

  • @abdiazizhassan2326
    @abdiazizhassan2326 4 роки тому +1

    Soomalia midnimo

  • @TheKarske
    @TheKarske 4 роки тому +3

    🔥 caleeg

  • @umidiini6234
    @umidiini6234 4 роки тому +3

    Waaaw mashallah❤️