WALAALKIIS AYUU XAASKIISA KA FURTAY KADIBNA WUU GUURSADAY LACAG AYUU U ADEEGSADAY CAFI WALALKA (12)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • #FADLAN HADAA KU CUSUBTAHAY CHANNELKAYGA AHMED KALLAA KUSO BIIR OO #SUBSCRIBE SAAR VIDEOGAANA #LIKE , SHARE & COMMENT HAKA HILMAAMIN MAHADSANID
    FOLLOW

КОМЕНТАРІ • 241

  • @RahmoAli-Dr-love
    @RahmoAli-Dr-love Рік тому +24

    Kusali Nbg SCW❤ hadaa aragto hadhaafin🙏

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +20

    🥰🥰🥰🥺KU SALI XABIIBKEENA SCW❤

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 Рік тому +32

    Aqas, aqas maxa u geeyey naagta walalkiis ma naag kalu wayey, yaab badanaa.
    Dadka qaarkiis damiir ma lahan waa aqasunasiin, yahuu, Allah yahdik 😢😢😢

    • @ahmedsahalnoor5741
      @ahmedsahalnoor5741 Рік тому

      Sobxanalaxi

    • @memaenjoy4827
      @memaenjoy4827 Рік тому +1

      War horta lacag ha isku sheegin hantida watan ku fidneysay hantida ad ku faaneyside o ad ku dulmisay walaalkada miskinka ah o duruufta ad uga faaideysataye hai u ku cafin waayana aduunyo iyo aaqiro qatar ayaan ku jirtaa e ninkaas miskinka ah o hadaba ey ka muuqato dan iyo duruuf adag waxan kugula talin lahaa inaad hantidad shegeysid ad waxkasiiso u wax ku qabsado o raali galin ah cafisna ad wedisatid inta noloshaada ka dhiman e u kaa cafinaayo illaahey an ka wada cabsano soomaaliyey dad muslin ah ayeynu nahay hadana dulmiga u ku badanyahy illaahey an kawada cabsano inta dhibaateysana yaanan durufta uga faideysanine an garab istaagno

    • @issamuhumed
      @issamuhumed Рік тому

      Adunyathan wax an la arkeynin malaha😮 subxanallah

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr Рік тому +10

    Xasbiyallaah wanicmal wakiil yaa rabbi illaahow sahal amuuraha yaa rabbi

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 Рік тому +13

    Naag nin Aad ka furatay soo Adiga xitaa lagama furanayo nacas aan laga nacas sanayn 😭😭😭😭

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 Рік тому +5

    Acuudu billahi imaanka allow ha naga qaadin weji adagaa iman xumaa oo xishood daranaa walalkaa naagtisa ka xoog wa dhib

  • @muqtaardaacad
    @muqtaardaacad Рік тому +2

    Subxnallah ilaah ayaan ka magan galay xumaan iyo xaq dadow waa musiibo iyo ceeb ilaahoow na suk maalmaha kooban ee dunida
    Waxaan usoo jeedinayaa dadka dhibanayaasha ah inuu cafisku kheyr iyo faa,iido badan yahay ilaahay agtiisana sharaf ka heleysaan ee iska cafiya kuwa idinka qaldan ma qaldame waa Allah
    Ahmed kallaa wll adina ajir iyo xasanaad allaha kaa siiyo shaqo diini ah ayaad haysaaye
    Waan mahadsantahay wll

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому +3

    Allahayoow calafkeena meel cariiri ah ha Galina. Waa ceeb arintaan.

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi9616 Рік тому +7

    Yaarabbi illaahoow isu sakhir

  • @kulmiyebare8
    @kulmiyebare8 Рік тому +2

    سبحا ن الله 😭😭😭
    Waxan haday ruun yiihin waa musiibo
    هل جزاء إلا حسان إلا إلا سان

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 10 місяців тому

    Xamar waa wax lagu yaqano inuu qofka lacagta hayista inuu qofkasta sifudud jel isaga dhigikaro Arintas RABBI haloga baqo.

  • @zeinabumu.hamza.1233
    @zeinabumu.hamza.1233 Рік тому +4

    Somali waxa baden ayey is dulmiiyeyn ❤❤ alle xaqa

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 Рік тому +5

    😂😂😂😂😂😂 qosol udimtay wallahi kkkkkkkkk manooli. Tolayeey kulahaa kkkkk masakiin nin ahhh 😂😂😂😂

  • @farahhassan5322
    @farahhassan5322 Рік тому +4

    Sharcigee kuu baneeyay inaad nin naagtiis xoog oga furato

    • @dsf9824
      @dsf9824 Рік тому +1

      Reer xamarku diin iyo damiir
      Toona malahan

    • @TiiriTaaara-jt2et
      @TiiriTaaara-jt2et Рік тому

      ​@@dsf9824hooyada ugeey sheekadaas😂

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 Рік тому +2

    MA WAXAY DIINTA OGOSHAHAY IN NAAG NINKEEDA LAGA FURTO SUBXAANA ALLAH YAAB WAAYE

  • @abdullahiibrahim2674
    @abdullahiibrahim2674 Рік тому +2

    Subhanallaah allaahu akbar waa sheydhaan .oo isagoo nool ayuu diley ee hacafin.saqajaanka

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 Рік тому +3

    Xaqa aya ka so baxay lacag wax ma tarto si kasto ad lacag u ledahay hadi ad qof Xaq ka gasho

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 Рік тому +4

    Walee aadbuu u dulmiyay miskiinka

  • @salahmohamed1475
    @salahmohamed1475 Рік тому +1

    Subxanalaah magaalada miyuu naag kawaayay doqon weeye

  • @user-kj9pk5gs3w
    @user-kj9pk5gs3w Рік тому +1

    Ala sheekadan maxeey benteeda cadahay. 😂😂😂😂😂😂 jilninka xitaa khalad badan baa kabuuxa war nagalataga sheekoyinka benta ah😂😅😅😂😂😅😅😅

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 Рік тому +1

    Dadka park ka daaya waa wax laysla ogaa oo aad jilaysaan runta iyo beemtana waa lakala yaqaanaa

  • @mohamedhussein68
    @mohamedhussein68 Рік тому +5

    Subhanallah

  • @xalimoxirsi5476
    @xalimoxirsi5476 Рік тому +4

    Masaakiin walhi waa xanuun bdn markuu dulmi kaa galo

  • @user-jh9vd2lh2l
    @user-jh9vd2lh2l Рік тому +3

    Qof aan allh kacabsaneynin wax walba kafilo waa ninkan waxaas ku hadlaaya subxaanallah

  • @Gory-ali
    @Gory-ali Рік тому +1

    Axmadoow. Kan ganacsade. Weyn. Oo caana. Maahane. Filin. Maa noo jileeysii.

  • @sultankhaalis6429
    @sultankhaalis6429 Рік тому +3

    Wacalaykum Salaam waraxmatullahi wabarakaatuh ya Akhi kareem Axmad kala mahadsanid JazakaAllah BaarakaAllah ❤❤❤❤❤

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 Рік тому +2

    Kulahaa ماشاءالله

  • @DiiriyeAbdi-xh8ms
    @DiiriyeAbdi-xh8ms Рік тому +3

    Emotional ku noqdey runtii .waxow is dhahey naagtii qurxooneed eed dhacdey hadey 3 kuu dhashey midkale Raadi wiilka yarka ow dhaceyna in uu waxooga iska siiyo caqligaas ku jiro faanka ah waa ka lacag badan tahey cafis kaama diidi karo waa dulmi.Agoona waa ahaay abihiis uma Nooleen waxa dhici laheed in taas ku dhacdeen

  • @ahmedmohamed-ir1gs
    @ahmedmohamed-ir1gs Рік тому +5

    Walahi qalad weyni😂

  • @jibrilabdiahmed3610
    @jibrilabdiahmed3610 Рік тому +2

    Waa qiso xanuun badan, anyway xalka waa cafis iyo heshiis

  • @Xasancadde-us6ht
    @Xasancadde-us6ht 29 днів тому

    انا للله وانا اليه راجعون😢😢 Xann wye runtii

  • @MohamedHassan-sk7qj
    @MohamedHassan-sk7qj Рік тому +3

    Shaw kani waxba ma haysto anoo ganacaadaa intaas lacg leh buu ka bixi waayay naag caanaha ka da' ayaan buu damaaciyay

  • @hassanready8681
    @hassanready8681 Рік тому +10

    Ninka rag ah meel laga Mari karin ka marey wlhi 💔

    • @marwaqalanjo4902
      @marwaqalanjo4902 Рік тому +1

      Horta somalidu maxi isga hadasha hada yaaa laga mara nin raga waxan lago samin ubada ku hisane war dadko waa isko mid

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 Рік тому +3

    إنا لله وانا اليه راجعون

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Рік тому +3

    Ka waran wuxu leyahay anigoo gabdho badan ii banan yihiin lacag badan hsysto ayaan cafis waydinaya waa faan weli jesjes walalkan Tamarta ciishay nabsi ayaa ku keenay saxiib somaliyey walalka haduna wax haysan inta yarta u haysto farahiisa hakals bixin ninkii lahaa 99 Ari baan haysta halkaga iigu dar walalkii ku haystay naagti iyo cunugii bu ka qatay welina sida ayu u hadlayaa 😢😢😢😢😢

  • @BIGMOHAA
    @BIGMOHAA Рік тому

    Aduunka waxaa ugu necbahay walahi bilahi Talahi nin xaaskeyga damcay dhimasho ka xigaa taaas

  • @user-tb7nx7gy1b
    @user-tb7nx7gy1b Рік тому +3

    Kan geesisanaa.
    Naagtaas ogoow mustaqbalka ninkale ayee karaa ceee

  • @Cadale63
    @Cadale63 Рік тому +3

    (((Allaahu Akbar)))

  • @ahmedyare6798
    @ahmedyare6798 Рік тому +2

    Nio wuxu dhaqan xuma ma dumashiday ban gursan kara subxanalah

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 Рік тому +1

    Walaalkaa maaha xaasidyohow

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Рік тому +6

    Subxaanalaah. Maslax waxaa uu ku kacay waa DAMAC aad u liito ayadoo malaayin dumar ah dunida ay joogaan. Hadana ma calfan waa taa ay kala tageen. DAMADACA LIITA ISKA ILAALIYA wax walboo kugu qaadato. Ilaahay aan ka cabsano.❤

  • @suleymaanamoore2705
    @suleymaanamoore2705 Рік тому +3

    Kan camal wax cafis ma laha sababtoo ah meel aan rag lagamarin ayuu ka maray

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 Рік тому +2

    لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم

  • @user-bm7uj3uc7e
    @user-bm7uj3uc7e Рік тому +2

    Oo somalia xasaska xita malaiska dhacaa😮😮 allaa nin an jeclahqy jooga wana xaasle ninka makqsooshici kqraa somaliq wainaa imaadaa 😂

  • @mahamedmahamedibrahim
    @mahamedmahamedibrahim Рік тому

    Barnaamij aad iyo aad u fiican ahmed kallaa walaalkay sidaa ku wad

  • @abdikadarsalatali4829
    @abdikadarsalatali4829 Рік тому +1

    😂 wllo Aniga igama dhadhicin shikadan sorry sidan fudud Qof dhan kadhacey hadejirto sidan fudu usohoristagaa Aniga mafahmin 😂😂😂

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 Рік тому +3

    Xad gudub miyaaba ku dhiman, dulmi kii igu xumaa ayaaba gashay e

  • @abdinabishar9857
    @abdinabishar9857 Рік тому +3

    😂😂😂😂 This is prank maya sis udahay

  • @onebyoneistwo9190
    @onebyoneistwo9190 Рік тому +1

    Maxaa lawada caacleedihiin’ so kan dumarkuma 1 nin isku qabsadaan. 😂

  • @cabdirisaaqmaxamed3248
    @cabdirisaaqmaxamed3248 11 місяців тому

    Waliga ayan lagu cafin xabad in lagugu dhufto ayuu istaahila xayawaankasi

  • @user-hg8zm8kf3v
    @user-hg8zm8kf3v Рік тому +2

    Ninku muhaabsenaye mise wedilaye😅😅 war paranki miyaa😂😂😂😂😂😂

  • @user-sk5wx8gk9x
    @user-sk5wx8gk9x Рік тому +1

    Arin kaan culumada waa ineey soo fara galshaan

  • @abdulkadirmaalim875
    @abdulkadirmaalim875 Рік тому +1

    Sumxana laah waa dulmi qaan gaaray maxaa ku qasbaaya inadeerkii inuu ku sameeyo dhibaatada inta laeg waxeey aheeyd inuu gacan qabto lacag siiyo ka difaaco waxna ka bedelo xaalada uu kusugan yahay iyo duruufta ku xeeran noloshiisa oo ah faqriga heeysta inuu uga hiiliyo laakiin wuxuu ku bedeshay inuu duleeysto walaalkii uu gurmad u noqon lahaa damaca xun aayo maleh hadii aadan waxba ku tareeyn iskaga tagtaa ahaa la heeydaa indhaha ka qarsataa ahaa laheeydaa waxaan ku darilahaa arintaa sharciga iyo shareecada ha lagu celiyo waxeey ka qabto cafis iyo cafis la aan maba joogto hal booliya nirig xalaala ma dhasho iska hubi hubi hubi taas waa sida ila saxan

    • @caasha93
      @caasha93 Рік тому

      Sax runtii arintu cafis mataagna hadiiba waxani runyihiin culimada dib halogu labto

  • @shaani2617
    @shaani2617 Рік тому +2

    Qiyaali badnaa😂😂

    • @abdikadarsalatali4829
      @abdikadarsalatali4829 Рік тому

      😂 fikirkaas kulaqaba Qof nagtada kafurtey aqli mahan iluu kuso horistago sifudud waliba cafis kuweydiisto aqli mahan Aniga koley iskufikir banahy Zxb allow nagaqabo inkasto xanuuntahy surtagal na tahy 😂👍good luck

  • @user-ep8cl8vu1y
    @user-ep8cl8vu1y Рік тому +2

    Waxfiican ayaat sameynaysaa laakiin xoogaa dhanka farsamada iyo gootba ayaa xoogaa ubaahan in aad wax kabedeshaan wax badan ayaan Idinka qaldan xoogaa lakaashta quburo Maamada uu yahay barnaamijka mid aad uwanaagsan

  • @haboonabdi1482
    @haboonabdi1482 Рік тому

    Imanka ala ka qad

  • @dahirmire9758
    @dahirmire9758 Рік тому

    Marka hore u sheega in uu cafis ka rabo uu reerkiisa furay oo ilmaha iyo xaaskii xamar joogaan nabsi ayaa helay waa maskiin ninkaas ha siiyo xaqiisa

  • @user-nb2uc9gb4t
    @user-nb2uc9gb4t 11 місяців тому

    Subalaaha

  • @ahmedabdinaasir3935
    @ahmedabdinaasir3935 Рік тому +1

    Asc wll ahmed kala waxaan jicleestay in aan kula wadaago thal talo labada qof ayagoo iscafiyo moyee ha istusin hadii kale wabaa sii xumaankara

  • @abdulaahiaxmed7152
    @abdulaahiaxmed7152 Рік тому +1

    Waxan ii dhex miyaa mase waa xaqiiqo

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 Рік тому +1

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @user-tz4hy6tw8f
    @user-tz4hy6tw8f Рік тому +1

    Dadka islaynaya.meesha shebeg kula cir

  • @user-dy1mh8bn2p
    @user-dy1mh8bn2p Рік тому +1

    👉😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲☝🏻

  • @amalyusuf2021
    @amalyusuf2021 Рік тому

    Xasbiyalha waa nicma wakil

  • @user-gn1wy7wd5r
    @user-gn1wy7wd5r Рік тому +2

    Subxaan allha 😢😢

  • @user-jx3ke7yj1x
    @user-jx3ke7yj1x Рік тому +6

    Subxana Allah

  • @yaasiincabdi6159
    @yaasiincabdi6159 Рік тому +1

    Axmad kallaa waxaan ookaloo damiir laheeyn hakeenin meeshaan sxb

  • @JffFff-hb6vn
    @JffFff-hb6vn Рік тому +1

    Wallahi. Aniga. Xadianaxlaxayi. Wallalkis. Wallahi. Washeko

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 Рік тому

    Taas diini ma'ah. Nin ayaah nagtiisa ka furtay

  • @babyhabish2618
    @babyhabish2618 Рік тому +1

    Subxanallah

  • @Xalimo33
    @Xalimo33 Рік тому +1

    Subxanalaah subxanalaah subxanalaah

  • @dsf9824
    @dsf9824 Рік тому +1

    Waa shaqadii reer xamarka

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 Рік тому +2

    Dulmi ayaad sameysey daalun ayaa tahey hadii runthy qisada,😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waa asagoo aad disgey oo kale

  • @Nuuryare10000
    @Nuuryare10000 Рік тому

    Aakhirkana waxay iska furi doonta iasaga guurkaasna waaa mid aan sax ahayn

    • @caasha93
      @caasha93 Рік тому

      Waaba kala tagnay ayu dhahee miyaadan maqlayn lkn Ani shekada DHAN been aye ilatahay

  • @jasmiinsharaf2556
    @jasmiinsharaf2556 Рік тому +1

    Filinkan iguma socdo wan so firsadey

  • @user-hb8zl9wd1z
    @user-hb8zl9wd1z Рік тому

    Xax xanuun waye

  • @cabdicama7917
    @cabdicama7917 Рік тому +1

    Jiliin jiliin Ayaan wadiin

  • @user-es3fs1rg3j
    @user-es3fs1rg3j Рік тому

    Ok

  • @umuaisha6859
    @umuaisha6859 Рік тому +2

    Acuudu billh naag maa weysy Wall waa Wax qoran lkn

  • @fahima6666
    @fahima6666 Рік тому +2

    Walaahi Waan Ka naxay in lagu cafiyo uma wala gif nacalad ilaah hakugu rido damiir xumo das nin wallslkaa la sexday Subxaana laaah

  • @nejma551
    @nejma551 Рік тому

    Kan xoolaha dhama lkn maqldemi waa Allah

  • @QureshaAbdullahi-r7q
    @QureshaAbdullahi-r7q Місяць тому

    subxanalaha

  • @nadiir2023
    @nadiir2023 Рік тому +1

    In uu xabad madaxa kaga dhufto ayay habooneed

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan Рік тому

    Wlhi qisadii Haabiil
    Iyo Qabiil Bey I Soo xasuusisay
    Allaha akbar Ar Nabsi ficanaa! Illahay na cadilsanaa. Qof walba Marka Nafta iyo aheyd an ka uu hornoodayo Haduu hal Saul un Markas is weydiin lahaa taa Soo oo ah nafyahay Waxan ma tahay mid aad xitaa Hadad calf’s to Aad ku raxeysan donto?! Allahu Wlhi manta ka hor Sidan u naxay wali Uma nixin qof la Soo tagan anaa walaalkey Sidan ku sameeyey. Illahay isku cabidi oo cafis iyo nabad dhehxdoodaa ka Soo saar.
    oo qalbiga na qabooji Maskiin ka 🤲Wlhi siduu u dhawaqay Ayaan ka naxay.
    Aduun ka la qasaa, qalbiga da la dhawaca Hadan ayar ayaa mar qof nolashii ka dhacay ama washay Ama Dhib iyo RAad dhameystay oo Illahay ka bogsiyey hadana din logu Soo kicinaa oo ayar cafis loo Soo donaa qof Kii adunyo. Illahay waxba ka magan galnay dulmi iyo xasidnimo aan binadam ku dabar goyno 🤲🤲

  • @maslah345
    @maslah345 Рік тому +2

    Amar waa dhacaa lkn waa arin adag ALLAHA FUDUDEEYO AMUURTA

  • @MaxamedNuur-sp7qv
    @MaxamedNuur-sp7qv Рік тому +1

    Wuu isla saxan yahay qandho ku qabatay

  • @user-ej7tj3vc2m
    @user-ej7tj3vc2m Рік тому

    ❤❤

  • @abdikadarsalatali4829
    @abdikadarsalatali4829 Рік тому

    😂😂😂 wxaa kuqancisaa uguuri madama kafurtey hadeejirto wllo😂😂😂😂 sorry by

  • @abdirisakdirie3124
    @abdirisakdirie3124 Рік тому +1

    Saaxiib back groundka Madow iska bedel oo Cadaan Ka dhig

  • @Ayaan344
    @Ayaan344 Рік тому +1

    Dadka Kala fogee hoosta isaga Jira oo xarashka isku haya laba qol ku Kala fogee ama wax udhexeysii saas bey illa tahay

  • @MOHAMADJanan-ss4sy
    @MOHAMADJanan-ss4sy Рік тому

    AXMED KALLAA WAXAAD SAMAYSAA LABADA QOF EE AAD ISU KEENASAAN TABEELE U DHAXAYSIIYA OO KALLA FOGEEYE YEENAN IS ARKIN INTA HORE MARKA UGU DANBAYSA .TABEELAHA KA LEEXI SAY ISU ARKAAN .SHAQAALUHU DIYAAR HA AHAADEEN IN AY WAX ISGAASIIYAAN .FROM WESTERN 🇩🇰🇪🇺🇲🇵

  • @sqynz7592
    @sqynz7592 Рік тому

    Dulleste kasto sodaasu mudan yahay haddu nin ka adag gurigisa ahan laha ma dhacdeen taas. Dumarka ha lugoyn oo ha dambajin sida gabadhaas ninow

  • @abdullahishoba
    @abdullahishoba Рік тому

    Waaaax intee lugumaqle waxas

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 Рік тому +2

    😂😂😂😂😂 asagiii kii naagtii iga hoogey 😂

  • @faizaFunny780
    @faizaFunny780 Рік тому

    Barnaamijkan in uuu runyahay Noogu dhaarta Reer koonfur idinma fahano been iyo run 🏃‍♀️

  • @XuseenMuxumedOdowaa
    @XuseenMuxumedOdowaa Місяць тому

    Iska cafi cafitanku waa shy qaliya

  • @amalkhayre6379
    @amalkhayre6379 Рік тому

    Ma fahmin

  • @Dancingpizza2015
    @Dancingpizza2015 Рік тому

    Xagee adi dadkaan wada duriufyaa ka keentaa run uma eka sheekooyinkaagu

  • @MeymunMaanka
    @MeymunMaanka Рік тому +2

    Walaal ahmed marka qofka sheekada ka dhageysaneyso kursiga banaan sii fariiso intu qofka kale ka imaanaayo kadib marku qofka kale imaado istaag hadaa rabto

  • @caasha93
    @caasha93 Рік тому

    Horta marunbaa barnamijkaan mise waa wax laysla ogyahay?