Alla Dumarka qaar Naclad Alle haku rido, Naxriis daranaaa oo bahdilanaa gabar Soomaaliyeed oo Miskiin oo caruur lagu dayacay Mey saan u gali wllhi baan ku dhaartee jabka aduu kuu dambeyn doonaa!!!!!!
Walahi waxaa la dhihikaraa dhibkas ku dhacay gabadhas waxaa ka danbeya filsan ninkuna waa qain ilahey hanaga ilaliyo kaso kale masakintasna carurta ale hala koriyo qisadan said I xanuun jisay 😢😢💔😪
Ilaahay ubadkaas yar yar iyo hooyadood la dulmiyey ha badbaadiyo,naagta doqonta ah iyo ninka ay sixratay ilaahay nabsiga haka soo saaro waalida ay waaleen iyo baabi'inta reer dhan Rabbi cuqubadeeda ha idinka soo saaro insha allah 😭😭😭💔💔💔💔💔
Ilahey masibo so dagdagto ha kugu ridoo wlhi qof ficaan ayey iska dhigeysa intey gabar walashed dulmisey wax lala taliyo maba istahishid gabadhas iyo ciyaalka ciyaalkada la dhashay dulmiga ad ka gashey ilahey aya ka goyn dona mar dhow iyo mar dheer
Ha haabrin abyo dadka lama haabro walo duceyaa in allaah soo hadeeyo dumarku qaaar baad is oranaysaa malaha buni aadan maha qaabkey u dhaqmayaan marka qofku waxa kaliyee celiya waa alle ka cabsiga hadadan illheey ka cabsanayn xaarka la qoshanayaa wax walbo xuna wa xaar
@@fatumaali5834 abyo tan iyo wax ka xun baa dhaca dumar badan o minyaro ah baan arkey o sidey u dhaqmayaan aad yabeyso ninku marku gurigiisa Ada ma wacaya ama la garacaya nubrkiisa gabdhu markey ku qaylisa lagu dirayaa war iska fur naagta marka alle ha ina ilaaliyo
Habarka ka daa walalo ee u ducee dembi weyn o dulmi ah buu ka galay gabadha weyn,, iyaduna ninkay is raacisay khaladkeedu waa kaa ilahay ha u gargaro ubadka na Rabbi ha xafido bidnihi Allhuma Amiin!!!
😢😢 ninka sharciga mareykankuu kabaqayey bas ilaah ba mayaqaano. Ask doqonta yar if he prays. Sedex qof oo intaasoo ilmah hoos ufiirineenin ugaada dadkaasoo kalaa sharciga ciyaalka laqaato soo dajiyey aabo kasto aabo fiican maaha hooyo kastana hooyo fiican maaha.What a sad story !!😢 this made me 😡😡😡
Adi naagta lee maa ujeedaa ileen ninka ilmahiisa maa lagu tuukaa teeda kale nin hadoo labaad guursado maxaa gabarta lee eeda loo saaraa sax iyada wee qaldante lkn asi inoo ilmahiisa masuul ka yahay moo iloobe😏😤
@@Aniitaakhan fidno cindo geed wa ayada ninkas awalba cadow bu aha lkn gabar gabar kle dhibteda ku faraxsan ayan la yabay farax waji iyo wanag ma lahan ila mid rabi u naxaristay mahe wall lknn nagtas xunta ayan cil igu dilaysa
Ax ala qlabi xanuun waynaaaaa Inanban ahey wali an guursan wllhy malinku nin igu dhahO nag ban leyey ba igu danbeysa Ma rabo inan sabab u Noqdo qlabi jab gabadh walashey o kale ah😢
ciid kula talinaysa maa jirte naari haydin cunto caruurtadat kaa goantahay gabadha minwaynta insha allah waan allah uga baryaya farash inu allah u soo dadajiyo
warun lkin wllo qof ad u damir xuun ayasy ahayd xata allah ugamay baqin markay gabadhu u calcashay miyay allah uga baqdo ninka tirahdo waar aniga nabsi hay keenine reer kaa wanaji@@faadumomohamed3129
Love u sowda💐💕lkn xaasid sanaa iyadoo aay isku dhiibtay oo isku bahdishay bay ku jees jeestay oo mada daalo kasii dhigatay mrkasay hada leedahy ilmahayga ubaqaya ma, wxad ilowday mrkay kudha hesay ilmahayga cunto xiitaa uma karin karo😟 asna illaahy haka gooya taas amiin🪄 love u sowda💕💐
Alle ha ka Jaro intaad ka jartay Adiga iyo ninka doqonka ee Awladisa silciyay wlhy ilahay wax baa ma ilabee way ku sugaysa iyadaan Alle cawaad khayr qaba Alle ha siyo
Aniga nin baa i yidhi adigan ku guursanayaa naagtayda waan furayaa waanay ka go'anto wan dareemayaa wlh ana Si aanan reerkaa u dumin dulmigaana u qaadan ayaan uga hadhay 3sano ayaan wada soconay doonistayda ayuu u yimi magaaladaydii badbaadadda inantaa iyo u badkeeda ayanann wlhi uga tagay ninkaa, waayo taas oo aan yeelo waa mid aniga ii taala gabdhaasina inay rafaadso gabadha ayayba ku farxaysay walhi waa adduunyo ee wll adkayso dhe wajibkaagu rabbi ayaa ku marine😢😢
Talo waa tii rabi 2dooda alle nabsiga ha usoo dadajiyo asne ganacsi kastoo leeyahay ilaahey ha iska raacsiiyo oo dhulka ha geeyo gabadhaasna muslimkaas alle hooyo iyo aabe ha uga dhigo iida iyo caruurteeda
Subhana Allah walhi aad uxanaaqay wana la ilmeyay gabadhaan maskiinta wllo ani waxaa kudhihi la haa cuqubo haisku soo jiidin adi iyo ciyaal kaada iyo mustaqbalkaada ee nin ka runta usheek hadaa ilmahaada adan kafikirin wakadagaa kudheh 😢
😮😮😮😮nin naagtisa xumenayo naagta guursanesa la raaxesanesa ku faraxsan wa duliyad daciif ah dhibaatada gabadha kale ku faraxsan tahay saas ka daran udanbeneso
Allahu akbar allow cafimaad sii gabadhasi nin marku ogado inaad la,aantii nolan karayn wuba kugusi tumanaya subxanallah allow no naxariiso cid no naxariisatana no gacan gali
Talo maxaay tahay qof alle ka cabsi hayo ma tihid waxaad tahay qof markii masiibo ku dhacaday baqay ayaad sidaa leedahay masiibo alle kugu rid ameen walahi xaalaadaan oo kale waan soo arkay laakin dhibil daba, nolosha aduun iyo aakhro alle hakagaa dhigo Ameen
Walhi waa saqbar xili danbo alle waxan kaga barya mid saas iyo kadaran ku dhibto allaha kusiiyo saa u dhibtay allaha kuu dhibo wlhi waan la ooyay allaha udhib dhaamo maskiintaas adina allaha kaa abaal mariyo qumayoyahay
Wamaxay dadka wada habaramayo gabadhu qalad wey gashay waa na gabar dhalin yara waxey sameysay wey ka shalayday abayo wixii dhici rabay wey dhecen qalad kaga weli wad sixi karta marka hore gabadha cafis weydiiso una sheeg Waxa in aad ka xun thy oo dhalin yaranimo kuu geysay ninku haduu hadal kaga maqlayo gabadha isku celi oo reerka dib u dhis gabadha la saxiib oo baaska walasha gasho guriga ka rar suuqa geey dahab usoo iibi quran badan saar caruurta la haay Somali iyo reerkedii u dir si eey usoo nafisto asagana raac ku dhe adiguna caruurta dhaxda uwada xiro oo usii haay in badan waani wax u sheeg casho geey xita dal xiis geey oo bambaaso u kexeey ada nolosheeda burburiyay hada wad dhisi karta please nafsi iska ilaali abayo qeerka Allah ku wafajiyo insha Allah
Ameen taas allah haku riido nabsiigaas dulmiigey geeysatey ma yaara lkn allah wa jooga meetshay ninkaas iyo naagtaasiiba ugu heshiiyeen gabdhaas iyo caruurtaas yar yaar😭
Asc dhamantin Drs sawda gabadhas Filsan minyaro haday xaqdaro gasho waa loo yaabaa waxan kula talinaya inay ninka ku cadadiso inu ku labto xaskisi carurta badan u dhashay markay ku celisana inay cafis ka dalbato caruurtay ayada u tahana inay u naxarisato oo ay dhaqalayso ilahayna danbi dhaf waydisato ❤❤❤❤❤
Siwda Mashallah walalo hadalkaaga Somali pure ah baad kuhadashaa. Jazakumullah qisoo yimka. Danbi baarista noo soo badi huuno. I worked as a paralegal and i am learning a lot from you!
Subxanallah walee cuqubo Halkii lagu galay bay caw hurudaa bay soomaalida ku maah maahdaa ilaahay waxba Kama qarsoona. Ilaahay miskiintaa la dulmiyay ha caafiyo. Adna waad heli waxaad guratay aduunka ama aakhira
Ciil inan u dhinto ban ka baqin wllhi nagta xunta iyo ninka xunta allah ya meel sara qisada ma dhamaysam ciil ban laa dhamaysam lahay ya ila mid ah uf uf allow nag iyo doqon hano jabin 31.34 uf uf
Mad dhamaysatid aad ogaatid waxay ku dhamatay adigu markas xukun hal qof lamaba daleecaynin ee qisadadan dhamaysanin dhamayso kadib rayigaaga soo qor qisa aadan dhamaydanin od dhex uga tagtay rayi inad ka dhiibataaba qalad ah
Wan ka xumahay caruurtas alle aya umaqan ninkas abo maha balayo allaha kuride midan hada ayey cabsi kentay ayada aya kolbata ueh caruur ayey babi isay walhi hooyadodna kawashay abahodna kaqadatayvwalhi inad ku faideyn abaha sas yelayo wey sixirtay xawayansana nag wa lagursan jiray inshaallah nafsiga inu kugudhaco ayan alle kaga rajeyena inshaallah adiga iyo nin kasba hooyadan iyo carurteda allow ukalmey
Subxanalh wa qiso yab leh ala nin ku nacas nima badana wa doqon asu is moda nin rag ah uf xaskisi kobad aya sida u walatay wa waxush gabdhn kale qalad ad uweyn aye gashay ayadana ine ilhy ka cabsato aye ehed gabadha wen na ma ehen ine sidas dhan ninka ugu na nabtokoley family wada warer san wa ninka aya na ka masul ah maskin allow qalbiga u daji 🤲🤲🤲😭😭😭
ua-cam.com/video/UyruVJFbVwI/v-deo.htmlsi=1kjOXvrEVF6H1EBh asc asxaabta wakan channel kii walalkeen please isoboqda
Asc
Waxaa layidhii cuqubadu halkii lagagalay cawku hurudaa caruurtay ka laysaa ninkii cano baas dhama
Ha u tagto gabdhii horee nabsiga iska ilaali caruurtaadan u tudho
@𝐒𝐨𝐰𝐝𝐚𝐚𝐲 𝐚𝐛𝐲𝐨 𝐚𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐬𝐡𝐞𝐫𝐞 𝐦𝐚𝐚𝐢𝐢𝐬𝐚𝐦𝐞𝐲𝐬𝐢𝐝 𝐦𝐞𝐞𝐥 𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐚𝐲𝐚𝐲 𝐂𝐨𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐬𝐚𝐚𝐧 𝐮𝐪𝐨𝐫𝐚𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐚𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐞𝐫𝐞 𝐨𝐮𝐭 𝐢𝐢𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲 𝐩𝐥𝐳😢
Scw scw scw ❤❤❤
Qisadan sidey iiga xanaajisey war dumarow dandiina garta raga ha israacina naftiina number one ka dhiga
Xaaqiq wllh gabdhas. Hade. Si caqliyesan. Ufakari lehed waxas dhan kuma dhacen😊
Waa runtaa
Wanxanaqay abayo markey kayeeshay oo u dahay hooshoos an isku furno ee dawlada single mother nimo lacag UGA qaado iney yeesha meey ahayn markii ugu horeeeysay o uuu mareeykan imaanayay ayeey inteet dacweyso ayey maxkamada iskaaga furi laheet
Ninkuna wa dhadhaan naagtuna wa bilaa naxariis ala gun ba helay gabadhaas😢
Haa walhi
Abayo filsan Marka hore asc saln kadib horta abayo dulmi ayad sameysay balse alle ayaa kujecel sababtoo ah qaladkaagii ayad garatay agoonool gabadhad qaladka kagasheyna nool Marka wll nasiib ayad leedahay ee kafaa iideyso janiska waxba hacabsanin gabadhas utag cafis kadalbo caruurteeda udhibri ninkagana waani omarwaliba xasuusi inuu Allah kacabsado gabadha uufurayna uguuri marlabad hadey macquultahay ❤ waayo caruuta hoyafood iyo abahod markey isqabaan waxbadan baahagaaga insha allaah waxan kurajeynaa inad guuleysato danbigaagana alle dhaafo dangaladaadana cafis balaaran kadalbo wll aadbad udulmisay ilaahey haidin wada xafido dhamantiin
Alla Dumarka qaar Naclad Alle haku rido, Naxriis daranaaa oo bahdilanaa gabar Soomaaliyeed oo Miskiin oo caruur lagu dayacay Mey saan u gali wllhi baan ku dhaartee jabka aduu kuu dambeyn doonaa!!!!!!
sax waaye arxan darana naagtu oo xasidsana subxanallh
ninka weeyi waxaasi wlhi awl maa naag lagulo qabo naxaris kasugaysay kaw ninkasa ay ah
Ninka waye dhibka
Nagta waye
Anuu khaladka masaarayo naagta
Khaladka nin kaa leh o dayacay reerkisa
Wcs walal sowda scw❤ aniga waxan ka mid ahay qisoyinkaaga dadka aadka ugu xiran filsan ilahay haudanbi dhaafo minweyntana ilahay cafimaad hasiiyo qalbigana alaha u qabojiyo talo waxan sin laha filsan ilahay haunoqoto gabadhaas iyo ilmhedana cafis ha weydiisato ❤noloshodana wax haka badasho guri cunto school iyo waxay awoodo ay ku cawin karto hasiiso
Waaaw waan kula qabaa riyaaqey❤❤❤❤❤
Filsaney Ilaaahay Musiibo hakuugu rido😢😢😢😢 Noloshadana Alle ha burburiyo Naclad hakuugu dhacdo!!! Dulmiga aad gashey Ilaahay hakaa jaro aduun iyo aakhiraba😢😢 wllhi qalbiga I xanuunaya😢😢😢😢
Walahi waxaa la dhihikaraa dhibkas ku dhacay gabadhas waxaa ka danbeya filsan ninkuna waa qain ilahey hanaga ilaliyo kaso kale masakintasna carurta ale hala koriyo qisadan said I xanuun jisay 😢😢💔😪
Amiin
😂😂 bisinka wll allah habarka ma banano
Aamin hantida alaha alaha kaa baabi iyo ilmahana alaha kaa qaado
@@Faadumomohmedcabdiraxmanax ilmaha habarin lkn hanti allah haka babaiyo😢
latuura latuuga baan maqli jiray yaa rabbi😢❤
❤
Ilaahay ubadkaas yar yar iyo hooyadood la dulmiyey ha badbaadiyo,naagta doqonta ah iyo ninka ay sixratay ilaahay nabsiga haka soo saaro waalida ay waaleen iyo baabi'inta reer dhan Rabbi cuqubadeeda ha idinka soo saaro insha allah 😭😭😭💔💔💔💔💔
Ilaahay ka cabso sixir lahayne miyaa laguu zoo taagaya qiyaamaha inay sixraysay
@@farduussiciid8370 abayo adigu ma ayadi baa tahay😢😢 ilaahay kabaq oo adigu gabdha caawi hadanad ninka sixrin
Subxanaalah Allo dulmi badanaa, gabadhaas nafteeda iyo ilmeheeda ayey dhibaataysay, Alle qof u caqli celiyo mehelin miyaa gabadha xanuunsan.
Jazakallah kheir abaayo Qof wax badan laga faido aya tahay sawda qaaliyey❤❤❤
Ilahey masibo so dagdagto ha kugu ridoo wlhi qof ficaan ayey iska dhigeysa intey gabar walashed dulmisey wax lala taliyo maba istahishid gabadhas iyo ciyaalka ciyaalkada la dhashay dulmiga ad ka gashey ilahey aya ka goyn dona mar dhow iyo mar dheer
Ha haabrin abyo dadka lama haabro walo duceyaa in allaah soo hadeeyo dumarku qaaar baad is oranaysaa malaha buni aadan maha qaabkey u dhaqmayaan marka qofku waxa kaliyee celiya waa alle ka cabsiga hadadan illheey ka cabsanayn xaarka la qoshanayaa wax walbo xuna wa xaar
😢😢😢😢ya allaah calol xumabadana war maxa qaldan dumarow
@@fatumaali5834 abyo tan iyo wax ka xun baa dhaca dumar badan o minyaro ah baan arkey o sidey u dhaqmayaan aad yabeyso ninku marku gurigiisa Ada ma wacaya ama la garacaya nubrkiisa gabdhu markey ku qaylisa lagu dirayaa war iska fur naagta marka alle ha ina ilaaliyo
Habarka ka daa walalo ee u ducee dembi weyn o dulmi ah buu ka galay gabadha weyn,, iyaduna ninkay is raacisay khaladkeedu waa kaa ilahay ha u gargaro ubadka na Rabbi ha xafido bidnihi Allhuma Amiin!!!
😢😢 ninka sharciga mareykankuu kabaqayey bas ilaah ba mayaqaano. Ask doqonta yar if he prays. Sedex qof oo intaasoo ilmah hoos ufiirineenin ugaada dadkaasoo kalaa sharciga ciyaalka laqaato soo dajiyey aabo kasto aabo fiican maaha hooyo kastana hooyo fiican maaha.What a sad story !!😢 this made me 😡😡😡
Ayadoo intaa oo dulmi ah gaysatay ayeyba sii hadlaysa eebow tan ciqaab teeda natus qof walboo qof dulmiyow balo kugu dhacday oo musiibo kugu soo deg degtay 🤲😭
Ha habaarin abaayo qalad way gashey wayna kasoo laabatay ilaahey ha u dambi dhaafo walaasheena filsan iyo intii muslimiin ah
Malin aan maalin ahyn bey kashalaayi dontaaa ilhy aakhiro io aduun haku ciqaabo😢
Doqon janis heshay uf allah idin cadabo qofkasta o qof muslim ah dulmiya allow nag iyo nacab hano jabin
Amiin wlhie wax la amino maaha dadku
Adi naagta lee maa ujeedaa ileen ninka ilmahiisa maa lagu tuukaa teeda kale nin hadoo labaad guursado maxaa gabarta lee eeda loo saaraa sax iyada wee qaldante lkn asi inoo ilmahiisa masuul ka yahay moo iloobe😏😤
ninka iyo naagta labaad ba wa laba kalaab
@@Aniitaakhaniyadaa kala gaysay say soo carar ulahayd
Jabku iyo leeleelku iyaguu udanbeeyaa
@@Aniitaakhan fidno cindo geed wa ayada ninkas awalba cadow bu aha lkn gabar gabar kle dhibteda ku faraxsan ayan la yabay farax waji iyo wanag ma lahan ila mid rabi u naxaristay mahe wall lknn nagtas xunta ayan cil igu dilaysa
Ax ala qlabi xanuun waynaaaaa
Inanban ahey wali an guursan wllhy malinku nin igu dhahO nag ban leyey ba igu danbeysa
Ma rabo inan sabab u Noqdo qlabi jab gabadh walashey o kale ah😢
ciid kula talinaysa maa jirte naari haydin cunto caruurtadat kaa goantahay gabadha minwaynta insha allah waan allah uga baryaya farash inu allah u soo dadajiyo
Ameen yaaarbi
Amiin lkn abayo hahabarin qaladkeda way qirate
Abyo maxaa qalada oo qiratay gabdha marki lafuray la dhawacay iyada noloshu ukala kacday kadib miyey wax ogaani waxas waa xasidnimo wllhi😢@@faadumomohamed3129
warun lkin wllo qof ad u damir xuun ayasy ahayd xata allah ugamay baqin markay gabadhu u calcashay miyay allah uga baqdo ninka tirahdo waar aniga nabsi hay keenine reer kaa wanaji@@faadumomohamed3129
warun lkin wllo cadho ayaa iga qabaty naagtan xuunta @@faadumomohamed3129
Gabadha miskinta ah ee ladulmiyay si min qalbi ah qof kastow ugu ducee in Allah ugargaaro awladana ubadbaadiyo
Love u sowda💐💕lkn xaasid sanaa iyadoo aay isku dhiibtay oo isku bahdishay bay ku jees jeestay oo mada daalo kasii dhigatay mrkasay hada leedahy ilmahayga ubaqaya ma, wxad ilowday mrkay kudha hesay ilmahayga cunto xiitaa uma karin karo😟 asna illaahy haka gooya taas amiin🪄 love u sowda💕💐
Ani ila hada ma aaminin yaab
Nin 11 cunug ka seexday gabdha cafin bay radin karta lnk ninka wey isixirtaynmoye wada kalaba uma banana
Marwo
@@MucaadcabdiqaadirSalaad haa yaab😟?
Illahay calaamad deg deg ah haidinka soo ifiyo xaasid sanaa wuxu subhannalah intaad nooshihiin ciriiri ku noolada naagta filsan la leeyahay iyo ninkeedaba
Alle ha ka Jaro intaad ka jartay Adiga iyo ninka doqonka ee Awladisa silciyay wlhy ilahay wax baa ma ilabee way ku sugaysa iyadaan Alle cawaad khayr qaba Alle ha siyo
Amiin
Ilahey kabaryaye hakugu dhaco nabsigaa ilahey idinkiis wax waano iyo talo aan ku siineyno majirto qumayayahey caqliga xun 😢😢😢😢😢😢😢 xaasisanaa qofku halkee laga keeney
Inkaartaas malin uun bay kasoo baxaysaa I.a
𝑾𝑨𝑳𝑯𝑰 𝑰𝑵𝑻𝑨𝑨𝑵 𝑸𝑰𝑺𝑶 𝑫𝑯𝑬𝑮𝑬𝒀𝑺𝑻𝑬𝒀 𝑾𝑨𝑨 𝑻𝑰𝑰 𝑰𝑮𝑼𝑪𝑰𝑳𝑲𝑨 𝑩𝑨𝑫𝑵𝑬𝒀𝑫.𝑺𝑶𝑾𝑫𝑨𝑨𝒀.𝑭𝑰𝑳𝑺𝑨𝑵𝑻𝑨 𝑰𝑺𝑲𝑼𝑺𝑯𝑬𝑬𝑮𝑬𝒀 𝑰𝑳𝑨𝑯𝑨𝒀 𝑪𝑨𝑳𝑨𝑴𝑶 𝑲𝑼𝑮𝑼𝑹𝑰𝑫 𝑪𝑰𝑰𝑳 𝑰𝒀𝑶 𝑹𝑨𝑭𝑨𝑨𝑫 𝑰𝑳𝑨𝑯𝑨𝒀 𝑯𝑨 𝑲𝑼𝑩𝑨𝑫𝑶 𝑨𝑫𝑰𝑮𝑨 𝑰𝒀𝑶 𝑰𝑺𝑨𝑮𝑨𝑩𝑨 𝑪𝑼𝑫𝑼𝑹 𝑰𝑳𝑨𝑯𝑨𝒀 𝑰𝑫𝑰𝑵𝑲𝑼𝑹𝑰𝑫 𝑳𝑨𝑮𝑨𝑹𝑨𝑵 𝑾𝑨𝒀𝑶.𝑰𝑳𝑨𝑯𝑨𝒀 𝑲𝑼𝑫𝑯𝑰𝑩 𝑶𝑶 𝑰𝑳𝑨𝑯𝑨𝒀 𝑲𝑼𝑫𝑯𝑰𝑩 𝑶𝑶 𝑰𝑳𝑨𝑯𝑨𝒀 𝑲𝑼𝑫𝑯𝑰𝑩. 𝑨𝑴𝑰𝑰𝑵
@@Asha-v6j hoooyo ilmo heysato in tey waashaay ilataliya af miyaa qumayada
@@Asha-v6j insha alaah maalin un wey dareemi
@@faadumomoalincali4721 qalbigaa ixanuuney wlhi
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد ❤❤
Gabadhaan soo warisay qisada iyo ninkeeduba waydulmiyeen bahwaynta 😢😢😢 allah mayqaanaan miyaa 😢😢😢waanka xumahay sawdaay...waxaan sugaayay filsan lahayd horta dulmilaydaas inuuna nabsigiii wali sifiican ugu dhicin
😂😂😂😂
😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😅😅😅😅
Scw wll sowda alle dartii ayan kujeclahay janada alaha nagukulmiyo i.a amiin❤❤❤❤
Aniga nin baa i yidhi adigan ku guursanayaa naagtayda waan furayaa waanay ka go'anto wan dareemayaa wlh ana Si aanan reerkaa u dumin dulmigaana u qaadan ayaan uga hadhay 3sano ayaan wada soconay doonistayda ayuu u yimi magaaladaydii badbaadadda inantaa iyo u badkeeda ayanann wlhi uga tagay ninkaa, waayo taas oo aan yeelo waa mid aniga ii taala gabdhaasina inay rafaadso gabadha ayayba ku farxaysay walhi waa adduunyo ee wll adkayso dhe wajibkaagu rabbi ayaa ku marine😢😢
Badal kheyr qabo abyo
Waxaad samaysay arin eed ufiican danbiyada uu ku farxo shaydaanku waa inreer lakalafuro runtii waxaatahay legend qofkii ale dartii shay ugataga mid ka khayrbadan ayuu helaa ❤❤❤
@@halimaibrahim4471aameen wllo
@@umuaalaan Wlahi waan ogahay dambiga ay leedahay in reer la dumiyo Ilaaahy iguma sababo reer islaameed
Nin kaas waa doqon😢😢😢😢 😢😢😢 😢😢😢 doqon qalbi adagkaa ninku😢😢😢😢😢
Oo gabadhu maanay tol iyo qaraabo wax ushego cawiya lahyn Bismillah hadu ninka xumadah wax yac kadhaha ma lawaayay ilin baban ceshan waye 😢😢
Gabadha aduu utag Oo wanaaji wll filsan dulmi badaney xasarad bad thye Oo caruurta kuwago kle kasoo qaad lacagta aduu ninka ka qaado kadib yaga sii
Talo waa tii rabi 2dooda alle nabsiga ha usoo dadajiyo asne ganacsi kastoo leeyahay ilaahey ha iska raacsiiyo oo dhulka ha geeyo gabadhaasna muslimkaas alle hooyo iyo aabe ha uga dhigo iida iyo caruurteeda
Allaaa inaanta yaar doqon saana waxa maqli jiire koor nageed kaba isma dheere😢 maxey saas u sameyse😢
sey uwaalatay alle hakuu waalo ayadaneh caafimaa alle hasiiyo qalbiga alle ha udajiyo jacelkeey uqabtay ayaa usababa
😢😢😢😢aaamiiin😢
Aamiiin wllhi qlbiga iga xanuunay😢
Subhana Allah walhi aad uxanaaqay wana la ilmeyay gabadhaan maskiinta wllo ani waxaa kudhihi la haa cuqubo haisku soo jiidin adi iyo ciyaal kaada iyo mustaqbalkaada ee nin ka runta usheek hadaa ilmahaada adan kafikirin wakadagaa kudheh 😢
Gabdhas waxa kula talin laha abayo gabdhas u tag cafis waydiso allena cafis waydiso 😭😓🤌🏽
cafis? maxaa cafis la dhaha gabdha waba walataye ma qof xanuunsan ya cafis fahmaysa
Minyaro maad tahy cafisku halkuu kuujogaa wayba kadhigtee qof xanuusan miyaa wax cafiya . Filsan Alle ha uga jaro iyadiyo ninkaba
@@luulabuuni3735 min yaro ku teh ani Gabar ahy lakin abayo alle wuxu dhahy is cafiya 😭👍🏽
Ax wllhy nagaha qar wxa lagu tilmaamo ma garanayo😢@@luulabuuni3735
😮😮😮😮nin naagtisa xumenayo naagta guursanesa la raaxesanesa ku faraxsan wa duliyad daciif ah dhibaatada gabadha kale ku faraxsan tahay saas ka daran udanbeneso
Run waayo walaahi faarax islaantiisa deyriyey adna bari kaga tagi meeaha
Haa gabadha ayada ilmaha hala hayso ha ubaxnaaniso ha unaxariisato waxay ku dhaanto ha siisi😢😢ayadana cafis haka dalbato allhna cafis ha waydiisato❤
Qalbiyayy ale haku xafido qali❤
Allahu akbar allow cafimaad sii gabadhasi nin marku ogado inaad la,aantii nolan karayn wuba kugusi tumanaya subxanallah allow no naxariiso cid no naxariisatana no gacan gali
Talo maxaay tahay qof alle ka cabsi hayo ma tihid waxaad tahay qof markii masiibo ku dhacaday baqay ayaad sidaa leedahay masiibo alle kugu rid ameen walahi xaalaadaan oo kale waan soo arkay laakin dhibil daba, nolosha aduun iyo aakhro alle hakagaa dhigo Ameen
أستغفر آلله
Qisadaan wallaahi xanaaq baan ku dhammaystay,dumarku iyagaa is dhibaateeya,miskiinta xanuusan Rabbi ha caafiyo.
Waa qiso cimro qadasho leh❤😮
Walhi waa saqbar xili danbo alle waxan kaga barya mid saas iyo kadaran ku dhibto allaha kusiiyo saa u dhibtay allaha kuu dhibo wlhi waan la ooyay allaha udhib dhaamo maskiintaas adina allaha kaa abaal mariyo qumayoyahay
Scw❤❤ anaa u horeeya😂😂😂
Doqon waye ninka subxanalaah allaah waxan uweydiinayaa miskiintii lafuray oo ladulmiyay nasri dagdagaa allaah hasiiyo awlaadeedana baariyaal saalixiina allaah ha ugadhigo
Scw scw scw scw wcs wcs wllo sharafeey masha Allah illahy hakuugargaaro waxan kudhihila Haa gabadhas garab qabo is aad ugabad baado cuqubadeeda wllo biliis 😭😭😭😭😭😭😭 wllhi qalbiga ayaa ixanuunay
Allha ku rido cuqubadeeda doqonta
Nin soomaali ilaahay kuuma naxariisto oo dulmigana adduun iyo aaqiroba la idinka aar
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam
Fgfd😢🎉😂😊.
😊😊😅
Scw scw scw scw scw scw
Wllhi ìsku fikir nahay sowday ilhy haku xifdiyo magursan weli waxna Leylama gursan lkn waxan arky qisoyin badan marka gabdhado naftina iyo ubadkina ahmiyada 1ad iyo 2aad kalasista ❤
Wcsww Scw scw Sowda ilaahay ha barakeyo aduun iyo akhiro guulayso
Scw
Wamaxay dadka wada habaramayo gabadhu qalad wey gashay waa na gabar dhalin yara waxey sameysay wey ka shalayday abayo wixii dhici rabay wey dhecen qalad kaga weli wad sixi karta marka hore gabadha cafis weydiiso una sheeg Waxa in aad ka xun thy oo dhalin yaranimo kuu geysay ninku haduu hadal kaga maqlayo gabadha isku celi oo reerka dib u dhis gabadha la saxiib oo baaska walasha gasho guriga ka rar suuqa geey dahab usoo iibi quran badan saar caruurta la haay Somali iyo reerkedii u dir si eey usoo nafisto asagana raac ku dhe adiguna caruurta dhaxda uwada xiro oo usii haay in badan waani wax u sheeg casho geey xita dal xiis geey oo bambaaso u kexeey ada nolosheeda burburiyay hada wad dhisi karta please nafsi iska ilaali abayo qeerka Allah ku wafajiyo insha Allah
Abaayo waa runtaaa lkn ogooow xaqqa aad qof ka gashay in lagaa abaal mariyo mooyee cafin ma mudnaaneeesid xqqtan😢
Scw
Sawday manta wadnaga ducaystay xbbti
ASC Sawda Qaalib gabadhaan dayacan ,Aawey waalidkeed,walaalaheed qaraabadeeda ehelkeeda wax ninkaan ka celiyo ma lahan miyaa miskiinta allaha u gargaaro walashi waa arin xanuun badan allaha caafiyo ninkana caruurtaan uu silcinaayo Aawey Adeeradood ,caruurtaas iyo hooyadood ilaahey muslin qeyr qabo ha u bixiyo xaqa uu imaan doonaa dhawaa iyo dheeraaba insha allaah
My fav storyteller habo sowda🥺❤
Qisadan waaba ka xanaqya wlhi😢gabdhu iska ilaaliya in adaa xumaysan gabdha somaliyed Mida kle nin gabdha caruur udhashaya xumeyaye adigana kuma dahayo wlhi😢
Wcs scw scw scw scw scw ❤🎉❤🎉❤❤🎉❤
Aniga uga horeyo caw
Wcs wr wb scw ❤
Subxanallah 😭 waa qiso xanun badan wallahi mida kale minyarada ninka miyey sixirtay side uu iila taly udhaha ninka yaa rabi ugargaar miskintas Alle haku dhadhansiyo waxa ey dhadhamisay gabadhas side gabar walasha ugu digataa walahi sikasto colaad uqabo ruux hadu i dhibshegto waa udamqada wixi an uqabay waba iloba yaa Allah
Wll horta caawo qisadan caloshay ihurisay gabadhas waxan kula talin lahaa marka hore illahay cafis iyo dambi dhaaf waydiiso marka xigta caruurta iyo gabadha adigu dhaqalee oo nin haku halayn gabadha hada cafis ha waydiisan sababto ah weli dhibkii way ku jirta wax walba ka surtowda caruurta lambaradoda raadi lacago ugu dir hoyo ugeeya dhe so jiidasho badan samee marka 1 sano so dabaysid oo caruurtu kuso dhawadan gabadha utag bari waxaad usheegta inadan caqli kugu filan haysan yacni dhalinyara nimaa iqaadey wlley icafi waxan idiin awodana waa idin taraya
Gabadha wdoyin badan ufuran lkn ninka wale war wo uyalaa
Illaahay waa caadil nabsigaad gashayna hakaa jaro 😢😢😢😢😢😢 40:13
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Horta marka hore wan kusalmay sawda xabbti illhy haku barakeeye wan kugu xidhanahy wana kujeclhy inta kadib markii laga yimaado waxn leyahy hablha soomaliyed nin haysracina qofkastana intuyahy lama dhaafiyo nin bila aadamna lama aamino layskuma dhadhajiyo inta aad wada noshin wanaji malinku damcdo intu tagna lama khasbo hada awodana kula nolow hadan awodina waxaga kaqaado intasbas same adiguna sida nolashda iyo tan carurtana aad uwanajinlahyd falawgeeda qabo hana isdhibin hana quusan niyadjbna warkiisa daa waxni waa aaduun nomcma nocaa ragga somalyedna waxy dabecd uleyihin hday inta furan carurtna wayku xigan nabsigu masoo daaho cuqubna halkylagu galy cawku huruda inamtasna filsana wall waxkasta same waxd dhigata kusugaya diid ama yeel
Wcs waraxma صلي الله عليه وسلم تسليما كثيرا ❤ jazakallahu khayran sissy
Anigu waxakula talinaya adoomado dhan way khaldaman ninku haduu diday wall lacag waad haysata ilaahay dartii horta waxad heli karto sii gabadhana dulmibaad ku samayse cafis kadalbo waxwalbaba hakugu qadate dulmi danbana iska ilaali waayo dulmiga nabsigiisu masoo daho waxn rajaynaya inad taldayda qaadan doontid😊😊😊😅😮😢❤❤🎉❤❤❤
Salalaahucaley wasalam salalaahucaley wasalam salalaahucaley wasalam salalaahucaley wasalam salalaahucaley wasalam salalaahucaley ❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw
Scwscwscwscwscwscwscwscw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Qisadaan runti siday uga xumaady qiyaas mlhn dumrlnd naftiina iyo ilmheena ka fagara runtime nin haisku hlynin oohaisraacinaaa😢😢😢😢
Sawda qaalib Allah haku xifdiyo❤
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين ♥️♥️♥️عليه افضل الصلاة والسلام 🤍🤍🤍🤍
Team sawda one like❤👍
Sowdoyy saad usocotay magacayga maad usoo dhacday maanta.😁
Mashallaah sheekoyinkaaga waa kuwo aan ku tashto alle hakaa abaal siiyo gacalo. 💓
Wloh ilahay waxaan kaaga baryaa marwalpa nolosha wax lagu ducysto janno ah sawd maxamuud qaalib❤
Musibo degdaga illahay kaga baryey dulmiga u geysatey gabadhana alle haku sodadajiyo ciqaab tiisa.filsaney meeladan filaneen illahay haka siiyo😢😢😢😢😢😢😢😢
Waxba ha habaarin wloh mara haday qaldked qiratay
Ameen taas allah haku riido nabsiigaas dulmiigey geeysatey ma yaara lkn allah wa jooga meetshay ninkaas iyo naagtaasiiba ugu heshiiyeen gabdhaas iyo caruurtaas yar yaar😭
Asc dhamantin Drs sawda gabadhas Filsan minyaro haday xaqdaro gasho waa loo yaabaa waxan kula talinaya inay ninka ku cadadiso inu ku labto xaskisi carurta badan u dhashay markay ku celisana inay cafis ka dalbato caruurtay ayada u tahana inay u naxarisato oo ay dhaqalayso ilahayna danbi dhaf waydisato ❤❤❤❤❤
Siwda Mashallah walalo hadalkaaga Somali pure ah baad kuhadashaa. Jazakumullah qisoo yimka. Danbi baarista noo soo badi huuno. I worked as a paralegal and i am learning a lot from you!
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey mcn sowda bilaneey
Whi inta qiso so tabinaysay qiso ka xanuun badan ma arag ruunti whi ilmada ceshanwayay xaqiiqdii
Waaa waxa aad loogu xumaado kaliya cafis weydiiso
gabadha maskiin😭😭 ah iyadana Rabi cafimaad tem ah hasiiyo ensha allah 😭🤲🥹
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
Subxanallah walee cuqubo Halkii lagu galay bay caw hurudaa bay soomaalida ku maah maahdaa ilaahay waxba Kama qarsoona. Ilaahay miskiintaa la dulmiyay ha caafiyo. Adna waad heli waxaad guratay aduunka ama aakhira
Scw scw scw ❤❤❤❤
Walahi qisadan waanka xanaqay balse waxa layiri qoriga ad jabisay qajaftisa haka baqin wax ala wixi gabadas kudacay iyadana weysugeysa
Ciil inan u dhinto ban ka baqin wllhi nagta xunta iyo ninka xunta allah ya meel sara qisada ma dhamaysam ciil ban laa dhamaysam lahay ya ila mid ah uf uf allow nag iyo doqon hano jabin 31.34 uf uf
Anaa kulamida madaxa dhana ixanuunayo
Adunka ugu jeclahay qisoyinka maseyrka maxa yelay wan so arkay xanunkisa
Cawa wllhey naxdin iyo ciil baa iskugu key darsamey dumar hadaan nahay inaga cadwa isku ah
@@CaziizociiseCiisewali masayr ma arkin lakiin wllhey waan la damqadaa hooyda maseyrta ax
@@XafsaMaxamuud-pd3dk xafsow abayo hadad arki laheyd maseeyrka ma xanaqden ee tala ayad bixin lahayd wa wax aan laqiyasi Karin xanunkisa cajib waxan dhihi karnaa waalida qeyb kamid ah alaah hakaa badbadiyo
Inkaar haku dhacdo naagtaas talo ma mudna in la siiyo caruurtaada iyo adigana waad arki doontaan
gabadhan inaad habaarto wa qalad danbiga ugu weyn wxa leh ninka naagta laga tagay isagana caruurtisa uu dayacay naagtana nafteeda ayeey dayacday
@@fosiyasicid208ayadaba dabiga dhankede kaledahy wayowaxa aysameysay wayar Maha
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما إلي يوم
Waa sheekadii iigu horeysay ee Sowda qaalib ee aan dhex uga tago sababtana waa hal dhinac oo karbaashayo kaliya
Mad dhamaysatid aad ogaatid waxay ku dhamatay adigu markas xukun hal qof lamaba daleecaynin ee qisadadan dhamaysanin dhamayso kadib rayigaaga soo qor qisa aadan dhamaydanin od dhex uga tagtay rayi inad ka dhiibataaba qalad ah
Wan ka xumahay caruurtas alle aya umaqan ninkas abo maha balayo allaha kuride midan hada ayey cabsi kentay ayada aya kolbata ueh caruur ayey babi isay walhi hooyadodna kawashay abahodna kaqadatayvwalhi inad ku faideyn abaha sas yelayo wey sixirtay xawayansana nag wa lagursan jiray inshaallah nafsiga inu kugudhaco ayan alle kaga rajeyena inshaallah adiga iyo nin kasba hooyadan iyo carurteda allow ukalmey
اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Caawana Cid igama Soo Horeen Hambalyo ❤
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
Anaaa uhoreeyo❤❤❤😊😊
Benta waye
Allah Gabadha Masakiinta ah cafimaad taama hasiiyo awladeeda alle haw badbaadsho amiin hoos bay isu dhigtey subxanallah ninwaliba wuxuu galey wuu helayaa
Allhamdulilah. Inu Ilaahay cadaali yahay
Qisoyinkaga aadban uxiseyaa wlhi ❤❤❤ allah haku xafido adun iyo aakhiro❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
Nimanka Somalida Wee Xunyihiin Wallahi Gabadha qisada Kula Soo Wadaagtay Waxaa Dhihi karaa Waa bilaa Dhiig gabar Walaasheeda Oo Kale Oo Saas Loo Galayo Ee fiirsanee 😢
Alla wll ana uhoreya
Intaa gabar maskiin ah intaa sodulmisay baat leedahy ilataliya talo beel naagabadha cafis weydiiso Caro alle yeesa kugu dhicin dulmiga maficnee subxanallaah😭😭😭💔💔🥺🥺
anigo America jooga maxaa naag africa joogta ila tartansiina😮
Subxanalh wa qiso yab leh ala nin ku nacas nima badana wa doqon asu is moda nin rag ah uf xaskisi kobad aya sida u walatay wa waxush gabdhn kale qalad ad uweyn aye gashay ayadana ine ilhy ka cabsato aye ehed gabadha wen na ma ehen ine sidas dhan ninka ugu na nabtokoley family wada warer san wa ninka aya na ka masul ah maskin allow qalbiga u daji 🤲🤲🤲😭😭😭
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Wcs scw scw scw scw scw scw scw
Xasbunalaha wanicmal wakiil rabiyow nodabi dhaf wlahi wa fajac IYO layaab gabadha hakadal bado cafis hana garab istagto ha cawiso yarabi yarabi yarabi yarabi yarabi
Waa iska nasiib gabdhahan dambe qof jilicsan ayey Challenge lagashay waana doqon
Iinsha Allah waadheeli doontaa nabsiiga aadkagashay walashaa da soomaliyeed Allah haakucafiiyo abayoo😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Sawda sharaf gulayso gacalo 💕👑