CAFI WALALKA (4) AYADOO DHIMAN RABTA AYUU SOO BADBADIYAY BALSE WEE QIYAANTAY DHACDO AAD U YAAB BADAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 225

  • @sultankhaalis6429
    @sultankhaalis6429 Рік тому +4

    Wacalaykum Salaam waraxmatullahi wabarakaatuh walal kala mahadsanid jazakaAllah ❤❤❤

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 Рік тому +9

    MASHA ALLAH CAFIDKA WAA SHAY MUHIIM AH HADEY IS CAFIYEEN ALLAH AYAA KU MAHADSAN GUUL IYO GOBANIMO ❤❤❤

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 Рік тому +6

    Ahmed kalla walaal shaqada uma somaliyeed u hayso hore u wada runtii waa wax wanaagsan sharaf iyo karaamo ❤❤❤

  • @Mudanedaacat
    @Mudanedaacat Рік тому +14

    Asc wll Ahmed
    Hol wanaagsan ayat wada, balse
    waano iyo talo 2 qof oo ajanawi kala ah oo rag iyo dumar camal ye is gelinin gacanta waa wax sharciga Islaamka ogolen ee ka digtonaw in at Allah ka cabsato wat mahadsanthy

  • @AnjuuAnjuu-o9o
    @AnjuuAnjuu-o9o Рік тому +14

    War wiilkaan anoow qosolka iga dhameyay beee😂😂😂

  • @atharhassan9373
    @atharhassan9373 Рік тому +3

    Good Job, ayaad u heysaa Umada soomaaliyeed, Waad dhaantaa ninka dadka isjecel isku diro, Oo You Tubkiisa ladhaho, Ridwaan Isaaq,

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 Рік тому +2

    Cayaarta labo eber makabilaban karto.

  • @AbdullahiAli-t2u
    @AbdullahiAli-t2u Рік тому +2

    She’s professional actress ❤

  • @nafisomumin8146
    @nafisomumin8146 Рік тому +10

    Lkn waxaan idinkula talihaa idaadan istusinina ilaa eeey ka heshiiyaan labada ruux waxwalbo wey dhikaraaan taasi waa ra,yigeeyga daciifka ah

  • @mawlidibrahim9249
    @mawlidibrahim9249 Рік тому +4

    istaqfurulaaah wlh qosol iguma yaro

  • @ibrahimyussuf4162
    @ibrahimyussuf4162 Рік тому

    Yeysan gacanta iskuslamin walal

  • @143-k1d
    @143-k1d 11 місяців тому

    Ahmed Kallaa Shaqo Culus Aa Somalida U Heysaa Masha-allah

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr Рік тому +6

    Hhhhh😂😂😂😂 waaa wareey kana wllhi caadi maahan illaahow na hanuuni yaa rabbi

  • @farhiyamohamed1831
    @farhiyamohamed1831 Рік тому

    Good job Mr Axmed

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 Місяць тому +1

    Maskin soory Bowe😢😢😢

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Рік тому

    Subxaanallaah allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin subxaanallaah 😭😭

  • @tiptopofficial6999
    @tiptopofficial6999 Рік тому +2

    Ilaahey ma jecla mana sheegashada point wuu ku taagnaa laakiin wuu istaahilaa Iney ka tagto mana istaahilo inuu nolosheedo galo waa nin xun wuu saxriirinaa hadii uu guursado bani aadankana qalad wuu galaa weyna ka soo kaabatey ee ka waaniya

  • @GuledAhmed-kz5ts
    @GuledAhmed-kz5ts Рік тому +9

    Wabigiii baan kugu ridayaaa ka ku qaba hakaasoo saaro kulahaaa hhhhhh

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy Рік тому

    Marwan waa qof wanagsan

  • @yaasiincabdi6159
    @yaasiincabdi6159 Рік тому

    Baxaarow cafi gabadha❤ anagaba weynagudhacdee❤

  • @bishaaroaxmad2976
    @bishaaroaxmad2976 Рік тому +1

    Cafiska waa guusha kaliya ee Qof looga guulesto

  • @somalimediaaction7553
    @somalimediaaction7553 2 місяці тому +1

    Kkkkkkk ninkaan mesha cajis loo imaaday funny ayuu ka dhigay

  • @Hamad-ftxi
    @Hamad-ftxi Рік тому +1

    Wara film waa kan niyow run maaha

  • @Abdifatah-co9up
    @Abdifatah-co9up Рік тому +2

    Subxanalaah shaqo wanaagsan siiwad wllo

  • @SharifAdow
    @SharifAdow Рік тому

    Waabeen runmaahan War illahey kabaqa

  • @muhaabooco8246
    @muhaabooco8246 Рік тому +6

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😢😢😢😢😢😢😅😅😅😅😅😅2wiil maadhashay aaaaaa qac 😅😅

  • @FjdghrGhrh
    @FjdghrGhrh Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤❤👍🏻

  • @InaZiyad
    @InaZiyad Рік тому

    Waa Nin wngZan oo Qosol iga dhamaaday

  • @RahmaGedi-hp3fb
    @RahmaGedi-hp3fb Рік тому +4

    Kkkkkk walee waan qoslay lkn waa fariid wuu ba cafiyay

  • @adancubeyd6764
    @adancubeyd6764 2 місяці тому

    waa maxay xayawaankan guudka leh

  • @MahadoCumar-l6x
    @MahadoCumar-l6x 8 днів тому

    Walhi wafuray

  • @mohamedibrahimsalah-1733
    @mohamedibrahimsalah-1733 Рік тому

    Nin inaad guursato Khiyana miya

  • @emumohammed4550
    @emumohammed4550 Рік тому

    Mansha allah

  • @CaliMaxamud-k5v
    @CaliMaxamud-k5v 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @friendosfreightlinesllc7140
    @friendosfreightlinesllc7140 10 місяців тому

    Tan waa jilitaan qof walba wa arkaa
    Barnaamijka sidaan xiisaha ayu ku beelaya
    Wax dhab ah aya la rabaa

  • @mshire3995
    @mshire3995 Рік тому

    Nin rag ah maxaa ku tahay Waa in aadan abaal sheegan oo waliba kuu sii abaal sheeg wax la cuno balse wax kaste cafiska ka muhiibsan Allaha idin caafiyo

  • @Fahan_Tv
    @Fahan_Tv Рік тому +3

    This video made my day 😂😂😂😂

  • @houseinbuluushe4815
    @houseinbuluushe4815 Рік тому

    Taariikh iyobuug halaga qoro

  • @SharifAdow
    @SharifAdow Рік тому

    Video gaan runmaahan

  • @aminoabdi2137
    @aminoabdi2137 Рік тому +3

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 he is so funny 😂😂😂😂😅😅😅

  • @Khadarcade11
    @Khadarcade11 Рік тому +1

    ba,ayey aa😳

  • @ShukriKassim-q6c
    @ShukriKassim-q6c Рік тому

    Doqoon walasha waxa usamesay shege

  • @sadocabdi7737
    @sadocabdi7737 Рік тому +4

    😂😂❤❤ walhi maxay dumar badan xolo kumaqanyihin

  • @ibrahimyussuf4162
    @ibrahimyussuf4162 Рік тому

    Wanguursanayaaaa ayuu dahay walahi jacaylka waa uu xanuun badanyhy

  • @ibrahimyussuf4162
    @ibrahimyussuf4162 Рік тому

    Cafiska uujiraaaa lakin abowe haguursanin kadamaw gawadaan

  • @ibrahimyussuf4162
    @ibrahimyussuf4162 Рік тому

    Dar alle ucafi lakin haguursanin

  • @farxaanfargeto-s6l
    @farxaanfargeto-s6l Рік тому

    Axmad sxb samecada codqadka wey litan

  • @ExmanarovaExmanarova
    @ExmanarovaExmanarova 4 місяці тому +1

    Kan Filim cadiya aYu jiloya.😂😂

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 Рік тому

    Barnaamijkan waa barnaamij fiican laakiin xooga kashif baa ku jira

  • @tousmoabdi
    @tousmoabdi 9 днів тому

    Maha

  • @AyanitaOsman-k1o
    @AyanitaOsman-k1o Рік тому +6

    Qosol ikumaharin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 Рік тому

    War kalaya aniga I cawiya wayo jeceel Aan Lii ogeen mudo 4sano bes lahay maqaan si usheegto yaa I caawiya haben malin salada tukado ku ducestaa ya Allah agtedey dagantey mana Atwood ax ya Allah

  • @hhoyohooyo4026
    @hhoyohooyo4026 Рік тому +2

    Kkkkkkk muxuu yiri ba.ayeey istaqfuru allah

  • @nuurnuur8490
    @nuurnuur8490 Рік тому +4

    Good prank 😁

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +1

    Markii lagu yidhi ilmay dhashay su noqoday😂
    Wlhi khiyaamadu Ma ficna😢

  • @AyaanleSuldaan-cz6fk
    @AyaanleSuldaan-cz6fk Рік тому

    Wlhi Kani waxa uu leeyahay reer dhan dabeecadood damiimniada iyo taesheegasho xumi

  • @rahmaabuukarahmed4046
    @rahmaabuukarahmed4046 Рік тому

    Wariyaha waxaa ka qaladan habka

  • @mohamedabas4636
    @mohamedabas4636 Рік тому

    Iskacafi wall galatka wudacaa

  • @faadumonuur6458
    @faadumonuur6458 Рік тому

    Ilmaha yu kaa cayuumin Kan yuusan ilamaha kaadilin cafis habeelee tartar badanaa

  • @FarxiyoNuur-oz1vw
    @FarxiyoNuur-oz1vw 2 місяці тому

    Wiil kaan wuu iga qosliyay😅

  • @fadumoomar4292
    @fadumoomar4292 Рік тому +1

    Kkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂
    Walahiii wa furey

  • @XaawoCabdulaahi-x6s
    @XaawoCabdulaahi-x6s Рік тому

    Hhhhhhh ilmo may dhashay aa walaahi qosol iguma hadhin

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 Рік тому

    Kan waa foodo socoto walahi

  • @SuleeqoMaxamad
    @SuleeqoMaxamad 5 днів тому

    Uuf niin ilaheyga nacaayo guurgisa marabo ilmo. Iyo carfiis. Maxa iska galey

  • @dahablow2846
    @dahablow2846 Рік тому

    Waa sheeko leesla ogyahay waxee dhahday baladweyn lkn wiilka lahjadiisa maba ahan reer baladweyn

  • @dalmarheritageandfamilydev7518

    Leeleefow ayuu ku haystaa iyo cunto 😂wax fiican sheego ninyahow😂 😂

  • @SunduaMaxamud
    @SunduaMaxamud 19 днів тому

    Shinisa miyaa ku lahaaaa😂😂😂😂😂😂😂

  • @leylafarah3404
    @leylafarah3404 Рік тому

    Masabrahaan maxaa waaye leflefoow hadii laisku dacwaynaayo dadbadan ayaa feel sogalaayo

  • @mohamedhussein68
    @mohamedhussein68 Рік тому

    Qayano is not easy

  • @SucaadMaxamuud-u7t
    @SucaadMaxamuud-u7t 3 місяці тому

    Sorry wll😢😢

  • @houseinbuluushe4815
    @houseinbuluushe4815 Рік тому

    Erayada cajiibka
    Leefo lefogan kusiyan xasustay
    Kissta yar jamacad so adal lagu gada
    Waguwada habigan kugurida

  • @XaliimoAbshirxaliimo
    @XaliimoAbshirxaliimo Місяць тому

    😂😂😂😂😂 sey ikurayso day ku laha Allllaha kana

  • @SunduaMaxamud
    @SunduaMaxamud 19 днів тому

    Wlllhi si daacda ah uqoslay bisinka qosal dartiisa ayaa beerki ixanuuny wiiil shactarool ah waye😂😂😂😂😂😂😂 ku laha wan sugi wayay nin kale guursady😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maxamedisaaq5130
    @maxamedisaaq5130 Рік тому

    Wllhi dhab ayan u qoslay astaqfiru allh waan u duceeyay marwaan

  • @-ur9jx8ee1c
    @-ur9jx8ee1c 4 місяці тому

    Alla feera iima noola kan dhip badanaa shiinees miyaa kulahaa😂

  • @qnus6858
    @qnus6858 11 місяців тому

    Kkkkkkkkkk yaab labo wiil aa may 😅😅😅😅😅

  • @Ayaan344
    @Ayaan344 Рік тому +2

    War bajiye ma lacagbaa wax lashegto badane😂😂😂😂

    • @saidosman8029
      @saidosman8029 Рік тому

      Kkkkk bajiyaha xaliyaa diiday 😅😅😅😅

  • @BUUHOODLE
    @BUUHOODLE Рік тому

    Ninkan wuu qaldan yahay mawada daawan oo boosmiindad uun BAAN kadaawaday

  • @qnus6858
    @qnus6858 11 місяців тому

    Le le fowka meqa waye wsladhiba raqiiswaye😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @khadraislaam2445
    @khadraislaam2445 Рік тому

    Kuli ma markey is guursadaan bay is cafin

  • @Hayaacdo99
    @Hayaacdo99 Рік тому

    Wuu dhacay 😂😂😂😂😂

  • @saidnasfarah
    @saidnasfarah Рік тому +2

    Nin Wax Bartay 😂 Wllki

  • @Dooliga
    @Dooliga Рік тому

    Leeleefowga kusiyey aan xasuusta kulaha

  • @ShamsoCade-w3j
    @ShamsoCade-w3j 19 днів тому

    Markaa kugursado akucafinaa😂😂😂

  • @faadumonuur6458
    @faadumonuur6458 Рік тому

    Ceebadanaa leflefowna maleysku qabsadaa 5 shilin somaali leebajogaahe war gabadha dahab miyaad ugadaday faqiirkaan ilahey hakaa. Motiyo balad Wayne ceebees waye

  • @mohamethabdi638
    @mohamethabdi638 Рік тому

    Prank kigii ugu mcaan

  • @safiyoshariif4636
    @safiyoshariif4636 Рік тому

    Kkkkkk

  • @SiciidaDahirHassan-mv6lr
    @SiciidaDahirHassan-mv6lr Рік тому

    kan sabal way sabal way 😂😂😂😂 bajoye ayuu kitana is habash walashisa ugaday

  • @amiiroruun796
    @amiiroruun796 Рік тому

    Hhhhh qofkan walan hadeyba guursan nasib ayeeba ledahay maxa carurta dabasuray yaasir alla

  • @SharifAdow
    @SharifAdow Рік тому

    Waxaan nacaska maxuu ahaa .gabar somaliyeed lacag.uusiiyay ayuu sheegaya.war kan ninmaaha

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 Рік тому

    Dadka waa dad islaam ah ha isku saarin gacmaha maadama ay aajnebi kala yihiin axmed kalla

  • @umuaisha6859
    @umuaisha6859 Рік тому

    Acuudu billh tan iley soo raadsatay waxkasta waa calaf ma.oga miyaa

  • @SamiraXussen-lb5ln
    @SamiraXussen-lb5ln Рік тому

    2020 intii nin lagatagay kadib mid laguursaday 2 cunug intii ladhalay aa hadanah laisoofuray. Kulahaa jin miyaa

  • @nasrarabi7643
    @nasrarabi7643 Рік тому

    Iskakaa way ku hoos joogtaa nabsigaagii ayaa haya

  • @abdullahi6874
    @abdullahi6874 2 місяці тому

    Kkkkkkkkkkkkk

  • @Dr-Nur
    @Dr-Nur Рік тому

    Jilayasha innaba cadi maahan😅😅😅

  • @sundabashir5461
    @sundabashir5461 Рік тому

    Wiilasha muxuu ku nicin see u gaysaa ayadaaba dhashaye aar kanaa

  • @gashireedla1740
    @gashireedla1740 Рік тому

    Ninkan waa bilaa dhaqan leef Lee fow iga cunty kuye kanoo kale ani cafis ma weydiisteen illaahaa ilehe weliba wuu aayey

  • @cnaasirtifka274
    @cnaasirtifka274 Рік тому +2

    Sxb wiilka aad keentay macalinkeena ayaa dhalay xaaskiisiisa iyo caruurtiisa waala yaqaanaa ee been fiican nookeen

    • @dajiscom463
      @dajiscom463 Рік тому +1

      Sxbow dadkaan warkooda ma fahmin ani

    • @dajiscom463
      @dajiscom463 Рік тому

      Tankale wiilkaas ma reer baladweynaa mafahmin

  • @yuyekb5077
    @yuyekb5077 Рік тому

    Shinees miyaa war laba cunug adaa dhaly ku dheh