Barnaamijka Xusuus Reeb Waraysi Yuusuf Aar DucaaleShaysa By Ducaale HCTV

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/

КОМЕНТАРІ • 36

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 3 роки тому +2

    Waayo-aragnimo waa sidan. Mashallah.

  • @sekixasan871
    @sekixasan871 2 роки тому +1

    Abdi laahi ducaale u adeero yusuf la joogay ber bera ahana isagu pilot ka horeeyey isaga waa abahay abihii allow ku naxariiso awoowe

  • @cabdikarimofficial4689
    @cabdikarimofficial4689 Рік тому

    Alle ha unaxaristo captain shaysa

  • @aayahamedia3239
    @aayahamedia3239 Рік тому

    Yeesifku weligoodba ilbax bay ahaayeen oo umadda way ka horeeyeen❤

  • @idirisleabdi7163
    @idirisleabdi7163 Рік тому

    Alle ha unaxariisto

  • @mubarikali7257
    @mubarikali7257 8 років тому +2

    Taariikh Cajiiba Alle Cimriga Ha Ku Barakeeyo Captain

  • @adamali8966
    @adamali8966 7 років тому +1

    Mudane Shaysa waa raga ugu magaca wayn magalada Berbera ee Dalka Somaliland. Wakhtina waa soo maray. ALLAH khaatimada ha waafajiyo.

  • @namiin3034
    @namiin3034 8 років тому +1

    MashAllah very clever man.

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 4 роки тому +1

    Waa runtii dekeda rotherdam ee holand baa ugu wayn yurub

  • @jamalabdirahman8654
    @jamalabdirahman8654 7 років тому

    Marvelleous. Alla cimriga ha kuu barakeeyo

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 8 років тому

    wow taariikh fiican iga dheh.

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 8 років тому +1

    waa oday aad u khibro badan allow daa cimrigiisa

  • @farhanhdhimbil4998
    @farhanhdhimbil4998 3 роки тому

    Alle ha u naxariisto 😢

  • @nasraabdilahi7564
    @nasraabdilahi7564 3 роки тому +1

    Alle hawnaxariisto

  • @FarhanAhmed-uq8bx
    @FarhanAhmed-uq8bx 6 років тому +1

    ducale shayda geeesi rer barbara ah walee waa geesi xiligaas ayuu tahriib aha dadka rer somaliland waligoodab ilbax ayay ahayeeen dhulmar ah somaliland viva citiraf deg dega ayaan u rajeenyaa

  • @maajidofficial2770
    @maajidofficial2770 5 років тому +2

    Abtigay mcn ilaahay ku daa

  • @chelseakante5594
    @chelseakante5594 Рік тому

    Ciise muuse libinta garxajis maqirayaan
    Nin majareeteena aya shaqa kaeryey yusuf kabacdi nin ciidegale ah ayaa shaqadii dib ugu sooceliyey waa taariikh
    Garxajis gobsanaaa

  • @mohamudjama1752
    @mohamudjama1752 3 роки тому +1

    Shayse AHN xiliyo kala duwan oo yaabkooda lahaa ayuu soo joogey.
    Nasiibkiisa iyo dedaalkiisa ayuu lahaa.

  • @fuadwarsame6688
    @fuadwarsame6688 3 роки тому +1

    Shaysa, Xaajigu ma Germany ayuu ku noolan jiray?
    Ahaha goorman garan Shaysa Waa Af-Jarmal idiin micnayn maayo anigu

  • @ahmedsabirmohamedabbas4638
    @ahmedsabirmohamedabbas4638 6 років тому +1

    Masha Allah awoow.

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 2 роки тому +1

    Ninkan wareysiga qaadaya hadal badanaa yaa naga aamusiya odaga aan dhegeysannee taariikhdiisa.

  • @abdulkarimy5949
    @abdulkarimy5949 4 роки тому +1

    Abdirasaq reerka miyaad caayaysa mise amaan ayaad is leedshay😂😂

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 5 місяців тому

    Kan wax waraysanayaa sida loo waraysto dadka waa in labaraa. Taariikh dhan ayuu ku cayaaray

  • @salimnour
    @salimnour 7 років тому +1

    ingiriis bn babin jirin

    • @salimnour
      @salimnour 7 років тому

      gulled sinba
      hhhh nacas waxa ah ka magaciisa ku kalsoonaan waayey, zxp

    • @khadarkeyow820
      @khadarkeyow820 7 років тому

      salim nour
      Miyaanad ahyn.
      Tuugii ugu waynaa
      Dhuurta
      Xayawaan yahoow magaca wayn

    • @salimnour
      @salimnour 7 років тому

      gulled sinba
      Ahmed afdheere miyaa

    • @khadarkeyow820
      @khadarkeyow820 7 років тому

      salim nour
      Hhh abtiyo maxaad igu garatay

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 7 років тому +3

    dalkii la oran jiray Somalia😏😏😏

    • @fuadwarsame6688
      @fuadwarsame6688 3 роки тому

      Somalia walahaay dadku waxay u nisbeeyan Wax berri jiray oo Taariikh ahaan uun looga sheekeeyo