XUSUUS REEB CUMAR CIISE CAWAALE QEYBTII KOOWAAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024
  • KALA SOCO HCTV
    FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
    SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
    WEBSITE:-
    KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
    KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA

КОМЕНТАРІ • 22

  • @Haamud
    @Haamud 6 років тому +3

    Mujaahid Cumar Ciise Cawaale, Wasiirkiii Dekedaha Ee dawladii ugu Horeysey Ee Jamhuuriyada Soomaaliland. Taariikh muhiima ayuu inala wadaagay. Mahadsanid Weriye Ducaale iyo Horn Cable

  • @AliSamatar-cq4ev
    @AliSamatar-cq4ev 6 місяців тому +1

    Cumar waan ku salaamayaa saaxiib,Waa Cali samatat guhaad oo aad wada shaqyn,caymiskana waxaa la dhihi jiray cassa per le assicurazioni sociali Della Somalia ii warran saaxiib

  • @edebsan3655
    @edebsan3655 6 років тому +2

    mashalah awoow alle ha ku xiftiyo waan ku faan awoowgay

  • @zakarieidiris
    @zakarieidiris 6 років тому +8

    Allaya Macak Awow Qali

  • @asmajamal2175
    @asmajamal2175 6 років тому +2

    ducaale waa wariye taariikh muhiima noo soo xula alle ha ku xafido adiga iyo dadka aqoonyahan ah

  • @nimcoedle3322
    @nimcoedle3322 6 років тому +1

    Maansha allah nin raga iga dheh

  • @rexamin
    @rexamin 6 років тому +1

    Mashalh

    • @gullyzzz
      @gullyzzz 6 років тому

      Ninkani wariye Maha waxay kaga dhagtay inaga ingiris aya na haystay iyagu milatary May lahayn ha laga fadhisiyo home cable wa cunsuri nacas ah wajaale halgu celiyo sidu qad u cunayey ayu isku datay afki iyo maskaxdiba

  • @diamondnuura2047
    @diamondnuura2047 6 років тому +1

    Nidaam kasta oo kali talis hoog ayuu kudanbeeya sida ziyaad qadaafi iyo qaar kaloo badan

  • @khaliilmire3890
    @khaliilmire3890 6 років тому +2

    Barnamijkani waa mid aad u fican run ahanti

  • @arashidosmannoorteeri8930
    @arashidosmannoorteeri8930 5 років тому

    WAXAAD AHAYD WASIIR KU XIGEENKII CAAFIMADKA LAAKIIN QABAYAALADBAA KU DISHAY WAXAAN KUGU XSUUTAA HADALKII XUMAA EE NAXLIGA AHAA EE AAD BBCDA KASHEEGTAA1991 MARKAAS ISKA AAMUS, ODAY

  • @hanadosman6859
    @hanadosman6859 6 років тому

    Ninkaan.waxaad moodaa inuu ku faraxsan yahay inuu yiraa british Somaliland inuu ku celceliyo

  • @khaliifxirsi6668
    @khaliifxirsi6668 5 років тому

    Kulaha arladii somalida odaygan wuxuu isku dhuftay irbada snm

  • @taartog
    @taartog 6 років тому

    Markii dowlad la ahaa hadda waxa jira waa jamhaddo iyo qabiilo dowlad aan ahayn oo dowlad isku sheegi.

  • @mohaalu8455
    @mohaalu8455 6 років тому

    Si da yartu wax u qiimayso wa inad isu dheeli tartaan barnaamijka. Tuasle ahan wa inad kuso dartan koonfurta.

  • @mahdimend3505
    @mahdimend3505 6 років тому

    Tariiq been ah iga dheh hahah 😂

    • @khalidcabdi2597
      @khalidcabdi2597 6 років тому +1

      mahdi mend ma qadaad wayn baa tahay waa diga ka cadhooday xaqiiqdee.

    • @alahlemuse2997
      @alahlemuse2997 6 років тому

      mahdi mend qaraxa muqdisho ka dhacayaa been miyaa mase waa matalaad

    • @khalidcabdi2597
      @khalidcabdi2597 6 років тому

      Taasi waa waxaad galab sateen walina dabada haysaanee maxaa been ka dhigay waxaqiiqo jirta oo adiga xalkeedu Ku sugayo.

    • @abucubayr6069
      @abucubayr6069 6 років тому

      Faqash faqash dhashay iga dheh