Wuxu doqon sanaa ma warsangeli baa waxay ku leeyihiin harti waa mid Oo hakala gurin Boqor row hadana isla iyagii Oo goobtii ay taa ka yidhaahdeen taagan baa leh muuse is maaciilow ha raacina tolkiin waar wuxu doqonsanaa Oo hadal jilicsanaa sab baa tolow duf ku baxa wuxu doqon sanaa
ma qa jilaan waxani shanbilood bay lee yihiin ceerigaban u soconaaa mana timaadan muuse ismaaciil ma badhya culus iyo warsan gali dhuxulaysatad mooday waa snm somaliland kkkkkk
idoor wa lagu yaqaan in ay labo walal ukala beenshigan kuley dagal fa iido maleh maxa yeelay dagaal wiil ba kudhasha ee wa lagu dhinta wiil somaliyeed oo bila macno gu dhitana danu kumajidho marka ale waxan idinkaga baryayah labadiina dhicaba kiina gardaran in xaqa aleh dusu oo meshay nabad lagu wada joogo oo reer walba daanrisa u iimansado oon hooyo ku gablabin wa idhibasa in hooyo wiilkedo ila macno kudhinto
Dhuxuleysato fan badanaa
Guuleysta walalayaal 💪👍🎊👌✌️🙌💕💕♥️♥️Guryihiina difaacda🎉iska celiya isaaqa!NIN gardaran Ma GUULEYSTO! idinkaa GUUSHA leh (in shaa ALLAH)
InshAllah guulaysta may Allah protect you all Amiin Amiin yaa Allah ❤❤❤
ASC Masha Allah🤲💯 guusha Hartiweene SSC KH tyo Puntland Waa guusha dad Somalia💪💪💪💪💪🐎🐎🐎🐎🐎🐎 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪✊🐎🐎🐎🐎🐎🐎😘❤💯👍
Guuleysta harti ❤❤❤
Doorkan harti waa waasheen lkn maryaanu uxireynaa!
guuleysta guuleysta ciidanka ssc khaatumo iyo warsangeli Allaah haidin barakeyo haidin xifdiyo
Insha Allah Guul 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
😂😂walaahi baanay kuu soconayn anaana diiday
Guuleysta ❤❤❤❤insh allah❤❤
Inshallah
😂😂إنا لله وإنا إليه راجعون Cusub weeyi Usoo dheereya laascaanod subagii laxooxda lagu iidan sanayaa yaale.
Insha allaha maxabiis ayanoqondontan😮😅
Allah inamada maxaa Quruxeey ka muuqata, maad ka deysaan dagaalka (Dagaal Faa’iido ma lahee).
Muxuu yiri Muuse ismaaciilow beelaha harti kubiira 😂😂😂😂 ku cayaadhey oo harti miyey yihiin Dee hakuba biireene 😂😂
Wuxu doqon sanaa ma warsangeli baa waxay ku leeyihiin harti waa mid Oo hakala gurin Boqor row hadana isla iyagii Oo goobtii ay taa ka yidhaahdeen taagan baa leh muuse is maaciilow ha raacina tolkiin waar wuxu doqonsanaa Oo hadal jilicsanaa sab baa tolow duf ku baxa wuxu doqon sanaa
haahay aleylahen geesiyadan way asiiben ilaahay haidin nooleyo
Warsangeli iyo hartiga Aad sheeganay saanba ha kala reebinoo Isaaq waa maalin cad idinka dareershey Ceerigaabo 1990 kii waxaana idin soo celiyey heshiiskii 1993 dii Ee la idiinku ogolaaday ma degtaan soone ceerigaabo e guryihii Aad magaalada ceerigaabo ka dhisateen Eed ka qaxdeen in Aad dib ugu soo noqotaan hadaan heshiiskaa laydinku ogolaan iyadoo Dawladnimada Somaliland Ood ka midka ahayd Isaaq tix gelinaayey Ee igawaladaan maanta ceerigaabo ba ka hadasheen soona hadal qaadeen hadii sidii laydiinka diray 1990 kii Ee layskiin Raaciyey idinka iyo Dawladii Afweyne Eed haybta kula socoteen idinkuna taageeraysey waa lays yaqaanaa maanta lays baran masyo Soomaalina faan faantacoor ku khaldi kari maysaane hooy hooy maydun caga dhigan Badhan iyo dhahar bayna dhex mari doonta E bal bixisadan idinku qoomka indhuhu casaadeen wada Eega hooy hooy fursad wacan iyo nabad gelyaad haysataane hays qalin daarina
Waanu idinku casuumeynaa ceerigabo ee soo dhawaada hubka iyo baaburtana la soo yaaca soo socda
Ilahay ka baqa oo dhiga muslinka iyo dadka wll ah naga daya
Warsangali 😂😂😂😂😂😂
Ar boowe waxaba bakh yiri
Aalatahay!
Belo ku ciyaadhay😂
diyaar baa la idin yahay adeero faqashti waligayba aan adoonsan jirnay baa soo oyaya isaaq inta uu leegyahay waa diyaar ninki qori qaadi karay waa soo qatay
Nio waxaan maqlijirey nin kii naxaya buuraha jinka Ayaa loobidhbidhiyaa waar ceerigaabo ninkii lahaa ayaa jooga waxaad usoodoonataana waa gus iyo malag uun
ma qa jilaan waxani shanbilood bay lee yihiin ceerigaban u soconaaa mana timaadan muuse ismaaciil ma badhya culus iyo warsan gali dhuxulaysatad mooday waa snm somaliland kkkkkk
muse ismaciil yad utaqanaaa canebey
Hhhhhh kuwaso lasoo jeebeeye aan sugno malin dhaw fatabkhdoodii weeyane
😂😂😂😂so socda siraadey
Waar tii maalintii hore idinka raacday midkadaran ayaa idinku dhacaysa kaalaya car car car wir wir wir
Hadal haamo mabuuxsho dabsoo hindhisa waa la idinsugayaa kabasaaboor bay dhiibeen waa daacish fakada
waxba ha qorin sidii gabdh yar ee banaaka iskeen maatada iyo cariurta kasoo hoosbax
idoor wa lagu yaqaan in ay labo walal ukala beenshigan kuley dagal fa iido maleh maxa yeelay dagaal wiil ba kudhasha ee wa lagu dhinta wiil somaliyeed oo bila macno gu dhitana danu kumajidho marka ale waxan idinkaga baryayah labadiina dhicaba kiina gardaran in xaqa aleh dusu oo meshay nabad lagu wada joogo oo reer walba daanrisa u iimansado oon hooyo ku gablabin wa idhibasa in hooyo wiilkedo ila macno kudhinto
Dadka is abaabulaya e dagaalka iclaaminaya ayaa gardaran
😂😂shalay maad ilowday in goojacade aad uniikineyseen garxajis
kkkkkk basaboorba futaad walaahi soo lulaysaa iyo bakhtigaagii xagana gaalba ku qabay
Sheeko daarood qaxooti saqajaan ma dhamaato khamrada iska dhaafa no. Laascanood ayaa guban doonta wlhi. Darood qaxooti nimo u jecel yahay