Aniga waxaan dhihi lahaa caqligu ha shaqeeyo dadka meesha wada degan waa dad walaalo ah wiil iyo abtiis seedi iyo sodog ah magaalada nabad ha lagu soo dabaalo wixii siyaasad ahna ha laga wada hadlo
Wey imaaneeysaa geeri badan ka bacdi qad cagaaran, idoorka saaxiga keeni doonaa waxaa laga kari waayey amaan halgaa helo canshuurta qaado baatigaaga ha ka babado magaalada
War mawada degno. Sanaag waa lawada degaa, ee Cergabo lama wada dego,wa lagu wada noolyahay uun. Qolada aan lahayn ee martida ahaana iskaga guure,kadib markay sanboor ku dareemeen calankii S/land.
Gobolka Sanaag waa gobol Harti Koombe Kabalalax Daarood Ismaaciil. iidoor dhulka yagii ay daaqsinka ku yimaaddeen waaa in laga wada raraaa. Waaa kibreeen waa in la kibir jabiyaa boonta aan abtiriska laheyn.
CEER GAABO HARTI QUDHI MA DEGO EE XATAA NIMAN UGAADEENA OO JIBRAAHIILA OO KUMANAAN SANO DEGANAA OO TIRA BADAN AYAA DEGA OO DAGALKA KU JIRA ANIGU MA GARANAYO XAATAA AFAR BEELOOD WAA BEEN WAXAA DEGA 7 BEELOOD ANIGU GARAN MAYO SABABTA UMADA XAQIIQDA LOOGA QARINAYO SANKU NEEFLE IGA BADIYA MA JIRO KU DAR SOO KUWAA SHEEGTAAN KA MID AHAY LAKIIN BEENTU WAA SHAY XAARAANA
I think we the Somali people need to separate and everyone stay at ur home we need a break from all the hate or better how about no one claims land is Allah’s land lates all live in peace and not let the old guys from the 70s tell us how to live 2024
War guuleedow harti muddo ayey nabad ku baaqayeen ma waxaadan ogeyn in dadka hartiga loo dawladeeyey oo dil iyo dhac laysugu daray oo iidoor yidhaahdeen magaalada marti baad ku tihiin markaa miyeysan kuu muuqan gardarada snm sidee dhexdhexaad uga noqon kartaa ma war la'aan baa ku heysa.
Tani waa taayadii dhulbahante madegee waa warsan geli dadka aanu wada dagnaa ee kala baro waxay udagaalamayaan harti baa idinla daga anaga iyo warsangeli isma hayno labadayadaba waxay doonayaan dhul bahante in ay nagala watergaan ceerigaabo laakiiin ma dhacayso adigu qab yaaladayste
alla nin fadhiya meel casiirku horyaalo la fududaa waar neefyahaw oradoo bal tag erigaabo inaad runta ka sheekaysoiyo in kale ahahaha walaahi oo bilaahi ilma sh dulqaadkoodaad ku joogtaan intaa waa idin dhawraynaa oo walaahi ah illahayaw waaga yaanu waraabe cunin aynu eegno inaad sidiinii baroorta iyo duufku isku dartaan iyo in kale walee waxay ku socotaa in aanu hadaaftimo iyo badhan in aanu kasoo sheekayno
Markan darood hanahay waxan leenhay iduma taakersenin xaalka cerigaabo idoor hada mar ilhay indiin jabiyay waba ka hadhiladi hiine idoor markan waxan u malayn markii aad ku dhiban lahayd een weyan cerabooy ogaden ku majirno wax meesha ka socda
Dagaalka HG Iyo Mursade ka soo warms oo Dagaalka Abgaal iyo Xawaadle ku dhixiiya ka soo hadla
😂😂😂😂 murusadoow habarta maxaa idiin dhaxeeya bal noo sheega
Abgaal waa gardaran yahay vilada baa been usheegte
Guled wa runti qof walba dhinicisa ha joogo o nabad haku wada nooladan runti
GUUL SSC KHAATUMO GOBONIMO ❤❤❤❤
Cagdheer TV waar ceerigaabo maaha laascaanod waa magaalo isaaq waana somaliland
Waana gobolka ugu barwaaqada badan the whole nation sxb🇸🇴⚠️🤔🤠 look the history of eerigaabo
SNM ma ogola in la yidhaahdo Ceerigaabo waa la wada degan yahay, iyagoo weliba Harti magaalada abtinimo isaaq ku soo dejiyey iyagoo buuro saaran.
Waa meesha ay eeday
Waxan yaab lehe ceerigaabo waa dhul hartiiyeed EE isaaqow Hargeisa iyo buruco aada.
Ceerigaabo waa magaalo waa Isaaq xataa inaad ila deggan tahay ma aaminsani.
😂😂😂 caagdheer Aqli kuma ogi Cergaabo waa magalo Isaaqa
Nin walba dhiniciisa ha joogo
Waa Galkacyo oo kale kulahaaa 😂😂
Waar meesha Afar guri ayay harti ku leedahay ee ummadda beenta ka daaya 😂
Soomaalidu way wada qasanhaysaaye lkn shaadh u galiya way qaawantahay awoowayaal
KARBAASHKA ADOONTII INGIRIISKA WAA CIBAADO QALAS 😂😂😂😂
Ina adeer Somalinimada aad ka hadleysa qoladan Iidoorka maba aaminsano. Iidoor illaa tabartiisa la tuso nabad, ehelnimo iyo Somalinimo yeelimayaan.
Aniga waxaan dhihi lahaa caqligu ha shaqeeyo dadka meesha wada degan waa dad walaalo ah wiil iyo abtiis seedi iyo sodog ah magaalada nabad ha lagu soo dabaalo wixii siyaasad ahna ha laga wada hadlo
Asc allaah hanoo sahlo soomaali maryooleey joojiya dagaalka hoow oo hoow 😮😮😮😮
Hada meel kasta wayba dhistaan 🤠🇸🇴🇸🇴❌
Khad cagaaran loo samayn maayo ama darood baa maa mulaya ama Somaliland
33 yrs bay dhisanayeen si si ay uga tirtiraan ‼️‼️⁉️ kablalax bari ummm 🤔
Meeshaan waxa lacisku heysto waa war daantaada u tali ana teydaan u talin saas aan ku kala joogno
intaa ka weyn. Dhul kii Daarood oo ay 100 sano ay daaqsinka ku yimaaddeen ayeey isa siiyeen. Waa in dib looga raraaa
walle war la,aan baad wax dhisay warta kaalay indhahaaga ku arag
Allahakala qabojo
Wey imaaneeysaa geeri badan ka bacdi qad cagaaran, idoorka saaxiga keeni doonaa waxaa laga kari waayey amaan halgaa helo canshuurta qaado baatigaaga ha ka babado magaalada
Warsangali beenhaka sheegin guuleed maakhir calanka dhulbahante mawadata
Dhulbahante waa maakhir
Miyaanay Kuwani war hayn.
Ceerigaabo manoqonayso gaalkacayo.
Ninkii leh uun baa maamuli doona.
Rer walba magalada qaybta ay dagan ha mamushen o matida iyo hawenka ad qixinaysan jojiya (talo nin Ogaden)
Ogaaden caqligiisii kuma jiree dhagaxbur calanka somalia maka taagmayaa
Uuaauuaa ceerigaabo ninkii lahas baaleh
Waaryaa qabyaaladayste Tani laaskiii Masha geli niyada hadaa isa soo bahaysataan waad arki faantaa indha haaga ooshana
Magaalada asalkedii hore harti baa lahaa ayagaana soo dajiyay ciro qudbadisii wuxuu ku yiri haleygu garabsiiyo sool baan soo celinaya hallow
anigu idinku qoslaaa. barnaamijka aad wadaanba. iguma socdo 😢😂😂😂😊
Waxaan umalaynaya Dagaalkan waxa dhinaca Somaliland ka hurinaya groupki muse biixi e kulmiye iyagoo ku xumaynaya kuna mashquulinaya madaxwayne cirro.
Guuuul iyo gobanimo D5 ❤❤❤
Asc
War ilka case xaguu ka baxay beryahan lama hayo
Ma tahriibay
War doqoniimada jooji ceerigaabo iiddoor xaafaddiisa ha degenaado
Dameer wax lajiido waa yahay xasan culusow wax lacaayo waa yahay xasan agoon madherge qabyaaladiiste
Iska hadlow inga igare
Ninkastaa meeshiisa buu iimaansan ugu badambaaynta , Isaaqu taas bay diidanyihiin adeer
War mawada degno.
Sanaag waa lawada degaa, ee Cergabo lama wada dego,wa lagu wada noolyahay uun.
Qolada aan lahayn ee martida ahaana iskaga guure,kadib markay sanboor ku dareemeen calankii S/land.
Iska hadlow ina igare
Guleed eedo asc
Waa runta ee allow naga qabo sharkoda
Majirto cid Harti ka nabad jecel, Isaaqana haduu inta uu hasto xaaraan iyo xalaalba waa latagi Labida Gaatam Ciirigaaboona looma dabo fadhiisanayo markale
Nuur asc
Ogaadeen kibir baa haya walee inaan xataa kilinka Ethiopia lawada daganaanayn cagdheereey nina nin u talin maayo huwantiina waa lasoo afjaray
GALKACAYO IYO.CEERIGABO OO MAGALOOYINKA KALA.BAARA DAROOD ISAAQ HAWIWIYE DAROOD LABADAN WAA TARIIKH
Allow naga qabo sharkoda indoor aaamin yaarabi
Gobolka Sanaag waa gobol Harti Koombe Kabalalax Daarood Ismaaciil. iidoor dhulka yagii ay daaqsinka ku yimaaddeen waaa in laga wada raraaa. Waaa kibreeen waa in la kibir jabiyaa boonta aan abtiriska laheyn.
Nuux baasto macaane
Mj oil saliid qumbe
Maxbiistu ha seexato
WAA LAGUSO DUULEY LKN 80 SANO KAHORBA LAGUSO DUULEY.
Cagdheeeer adigu futadada xooore 😂😂
Waa la kala.xiiraya adeeryaal ninkasta qayabti8sa calankiisa ha saraato
GULEED. NINKII. RON AYAA. CERGABO. U. HADHAYA
horta nuuroow ninkani ma tukadaa war mawhaysaa bal waydii ma tukataa dheh
Nimankan may school iyo shaqo u aadi wayeen intay wakhti ku luminayaan wax anay garanayan
Dagaalkii Laascaanood Adna baa tiri Laascaanood ka fiican baan ka dhisidoonaa. Xamar waxaan dhihi jirney Soomaalileenku afka kaliya ayeey ka dagaalamaan.
Mida kale huwanti dagalmaysay wax babur tignika ma haystan
Ciro hadeer ayuu dagaalka ceergaabo ku jira
ADIGAA. GULEEDOW. CIRKA. ROOBKU OG. CERGABO. DHULBAHANTE. WAA. LAAJI. BEEN. HA USHEEGEN. DHULBAHANTE
Abti ka joog
CEERIAGABO WAA MAGALADA LABAD EE ISAAQ IYO DAROOD AYA KALA LA YIHIIN SIDA GALAKAYO AY HAWIYE IYO.DAROOD U KALA DHEXEEYAN
Cagdheer maxay ka taqaanaa ceerigaabo
Saw anaga dagna ,aaway reerkii JIBRAAIIL aha ee Bahgari WAH .
CEER GAABO HARTI QUDHI MA DEGO EE XATAA NIMAN UGAADEENA OO JIBRAAHIILA OO KUMANAAN SANO DEGANAA OO TIRA BADAN AYAA DEGA OO DAGALKA KU JIRA ANIGU MA GARANAYO XAATAA AFAR BEELOOD WAA BEEN WAXAA DEGA 7 BEELOOD ANIGU GARAN MAYO SABABTA UMADA XAQIIQDA LOOGA QARINAYO SANKU NEEFLE IGA BADIYA MA JIRO KU DAR SOO KUWAA SHEEGTAAN KA MID AHAY LAKIIN BEENTU WAA SHAY XAARAANA
Cagdheer waa bilaa caqli jaahiliin ah Laascaanood ayaanu soo ceshanaynaa adiguna ceerigaabo oo aan anagu iska leenahay ayaad ka hadlaysaa.
Ceerigaabo magaalo cidi nala degto maaha waa magaalo aanu iska leenahay
Hhh darood cerigab marti ayee ku yihiin
Ceerigaabo maaha gaalkacayo
Hadal way soo dhaaftey waxa laga doonayey somaliland waa laga heley yuhuuda Somalia oodhan baa dabku qabsani doonaa
I think we the Somali people need to separate and everyone stay at ur home we need a break from all the hate or better how about no one claims land is Allah’s land lates all live in peace and not let the old guys from the 70s tell us how to live 2024
Been able nogob uraya
❤❤❤❤❤❤
ilaahay haguuleyo ciidanka ssc khaatumo xaq bay kudirirayane rabbiyow guule
Nimankan ma xishoodaan miyaa
CAQLI OGADEEN NACALD AYA HOYDA KU TAALA
Ina tig ray dadka xumaanta ka daa
War guuleedow harti muddo ayey nabad ku baaqayeen ma waxaadan ogeyn in dadka hartiga loo dawladeeyey oo dil iyo dhac laysugu daray oo iidoor yidhaahdeen magaalada marti baad ku tihiin markaa miyeysan kuu muuqan gardarada snm sidee dhexdhexaad uga noqon kartaa ma war la'aan baa ku heysa.
waxa lasyku hayo wax xog ah kama hayo war laan way jirtaa
Adeer Nimankan waa loo TudhayAA wALAAh MAANTA WAAD Biixi LAhAy DHUL baante waxa Ku DHACAY SHALAY iyo maanta DHAAWAC IYO DHimasho
Dhubahante Kali Noqon maayo
Tani waa taayadii dhulbahante madegee waa warsan geli dadka aanu wada dagnaa ee kala baro waxay udagaalamayaan harti baa idinla daga anaga iyo warsangeli isma hayno labadayadaba waxay doonayaan dhul bahante in ay nagala watergaan ceerigaabo laakiiin ma dhacayso adigu qab yaaladayste
Kkk nacnac landheer Nalaye Ahmed jooga oo kugu wasaya langab
alla nin fadhiya meel casiirku horyaalo la fududaa waar neefyahaw oradoo bal tag erigaabo inaad runta ka sheekaysoiyo in kale ahahaha walaahi oo bilaahi ilma sh dulqaadkoodaad ku joogtaan intaa waa idin dhawraynaa oo walaahi ah illahayaw waaga yaanu waraabe cunin aynu eegno inaad sidiinii baroorta iyo duufku isku dartaan iyo in kale walee waxay ku socotaa in aanu hadaaftimo iyo badhan in aanu kasoo sheekayno
Ceerigaabo waa magaalo isaaq waana somaliland MARTIDA harti juudaan waa qaxayaan
Kkkk reer afka noole bacaaac wax iska celi maxabuus harti dhidhibso 😂
Beenaalayaan huwan weligoodba haysugu waramaam been. Wixii soo duula ee soo hungoobay waa la soo eryi oo la soo afjari
SAAX
Waar dadku way wada degenaayeene Ssc ayaa isku diraysa
Cagdheer. La. Gumaysto. Keniya. Iyo. Ethobiya. Labada. Dalba. Naago. Ayey. Ka. Yihiin. Waa. La. Fuulaa.
failed state...😂
Tolka inta kililka ka deggan sidee lagaa yeelaa iyaga😂😂😂😂
Beenale war run ka hadal.
Wad ogtahay sida tolka lo galay Kaalay uso gurmo.
Salam wariyasha sharaftale isbarbartagay dagaalki gobolka sitti boqaashana ku taagay dhulki cadowga laga xoreeyey libaana wadaniyinta somaliyeed musse bihi calancasta snm iyo moryanta grub hirab muqdisho joogta waa somalidid iyo dawlaadiid labada grub somalie way lahadhen hassan sheick baa dhaqale ku caawiyo nimanka calancasta snm kuwa calaanka bluga ah midnimada somaliya u dagaalamayo waa ka xiliinayaa una udiidan yahay mamulka midnimada dhiiga u dadanayo ciidanki qaraanka u ssckatumo in u geeyo ahayd oo mata xoor ah kuna so afjaari lahaa goonigosadka somalididka bu udabulaya ciidamada qaranka dhul nabad ah u calanka somaliya katagan yahay hassan dhiqo dawlaad ma raabo
Hadamadcugaten inlajogu zamancaqir canakaa marhorancuganey
Dhaka hadal waxad waraysataa beenayal aan kala along
Dagalkan waxa wada majerteen Cerigabo. Dhuki iyo Buri Dahabaka ceerigabo dhinaca Warsangali waxay ka iibsheen Emaradka carbta majerteen waxay raban in ay isaqa ceerigaabo iyo warsanali isku diraan dagaal Oo ay is dilaan si ay ugurtan dhabka Warsangali iyo Macdanta iyaga iyo Emaraadka carabtu
Quraa faadka umada kalatag meesha laba maamul baa isku haysta magaalada
Ma isaaq bad donaysa inay gurtaan macdanta warsan gali dhulkisa taal
@ waa run Emaradka carabta ka danbeesa warsangali waa Ogyahay
Ma bilow ogaadeeneyo
Waar iska qaata kolay meelna tagimaysaane
Kkkjk😂
2doqomo Ogaden kuwan Daarood Ismail kale nacay 2sano Deni e heysten
Qabill aa caawiin labado waa xekaash cawan 😂
@omarmahdi4325 Cawan ogaden 2sano heysan Majerten Deni kuwaa a Cawan lo yaqan🤣Marxumka🤣
Idinku marba cid dabka kashita wn idin fah
Yaakugu yidhi waa lawada degaa adeer ceergaabo waa degaan marti
Waa degaan iyo marti
Tu es. Darosat
Eeboow Kala qabooji
Waar. Been. Hashing. Dhimashuwaa. 3. Quf
Hooyadiin been taking kawasaki madadkii laxidjxiadhay baa dagaalama
KARBAASHKA ADOONTII INGIRIISKA WAA CIBAADO QALAS 😂😂😂
Asc war dadka hacaayin af xumo waxba maqabato
Dhab kama hadlaysaan,guul dhubahante xajin waayey ayaa a fashiliyaa
Markan darood hanahay waxan leenhay iduma taakersenin xaalka cerigaabo idoor hada mar ilhay indiin jabiyay waba ka hadhiladi hiine idoor markan waxan u malayn markii aad ku dhiban lahayd een weyan cerabooy ogaden ku majirno wax meesha ka socda
Kani waa nacas cirka roob kuma ogine niicda jooji awoowgey ayaa ku asan laba sandaqadood ayuu dhulbahante ku leyahay dhulna kuma helayo
Laba doqon😅😅😅