Xaaladda dabka xoogan ee ka kacay suuqa idaacadda

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 15

  • @mohamedkhadar6883
    @mohamedkhadar6883 6 днів тому +4

    Subhanallh ilahow hooyadaa agoonta ku korinysay wax khyr qapa sii allow iyo umadii kaleba😢😢

  • @ismaelmohamed4266
    @ismaelmohamed4266 6 днів тому +1

    Ilaahay ha ka cawil yeelo hooyadaa agoonta ku korineysay iyo in badan oo la mid ah😢🤲🏽

  • @Seynap-o5v
    @Seynap-o5v 6 днів тому

    Subxaanallah Allah ha sahlo dadkii hantidoodu ku baabadayna Ilaahay how boogo dhayo 😢😢😢😢

  • @BashiurOsmaan
    @BashiurOsmaan 6 днів тому +1

    ALLEH HAYNAGA BADBADIYO😭☝️

  • @garaaddeeq2951
    @garaaddeeq2951 6 днів тому +1

    Dagaal ayaa ku socda dhaqaalaha soomaalida, arrimahan soo noqnoqonayaa waxa muhiim ah in lagu sameeyo baadhis iyo dabagal xeel-dheer

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 6 днів тому

    Waa maasiibo walahi sooqyadeena yaa gubayaa waar reersheekh isaxaaqow kakaca fadhiga oo magala cadawga halaga sifeeyo

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 5 днів тому

    Waa Amar alle .waa dabkii imisaad ee guba suuqyada hargeysa. Saaka salaadii subax ka Dib Baan ku arkey fb dsbka gubanaya

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 6 днів тому

    Jaw waar heedhe dhulka hala ilaaliyo subxanallh subxanaallh

  • @Degaliah
    @Degaliah 6 днів тому

    Khalaas somaalaay idinkuna iscunaa dhaqalihiinina wataa kolbaa meel lagu gubaayo😢

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 5 днів тому

    Wax aad u badani ma guban maybe ayaa gubatey.intii kalena waa la bakhtii yes.

  • @guuleedabdi3329
    @guuleedabdi3329 6 днів тому

    Waxa hubaal in Ciidanka Dab Damisku Waayo Aragyihiin.
    Alle badal ka khayr badan ha Siiyo, Umada ku Dhibaatowdey , Dabkuna Wuu Inagu Soo Noqnoqdee Alle Inta Ha Inagaga Ekeeyo. Amare .

  • @munaabdilaahi7764
    @munaabdilaahi7764 6 днів тому

    Lkn cidan gubaysa suqyada de hala badho ilen sidani simahe oramadan magalada kabuxdana hala ogado subxan Allah illahy hanaga qabto cadawga

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 6 днів тому

    Wadanka cadawgeenaa bùuxaa oo ku ganacsada dhana kaa basaasaya oo ku gubayaa

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 6 днів тому

    Waar.waalafahmay.waa.mashruuc.lagushaqaysto.ogaada.lacagta.lacagta.loosooguri.doono.waamid.dadka.lagubaadhandoono.laganafaa.ididoono.sidiiwaaheen.iyo.wajaale.looga.macaashay.nimankii.qaatay.qandaraaska.qaadjan.gurista.fooqyo.ayay.kadhisteen.lacagbaa.lagamacaashaa.dadbadanoosiyaasiyiina.ayqabsadaan