Qorshahayga Cusub iyo Socdaal kale Qaarada Africa | S2 Ep - 1

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 жов 2024
  • Bartaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa socdaalkayga labaad ee magaalada Nairobi ilaa Cape Agulhas, Koonfur Afrika oo ah cirifka oogu hooseya qaarada Afrika. Dabcan waxaan isticmaali doonaa mooto.
    Socdaalkan, waxaan sidoo kale aan ooga qayb qaadanayaa sida aan ku xaqiijin lahayn in ubadka miyiga/ baadiyaha ay u heli lahaayeen waxbarasho,hadii ay noqoto in aan u dhisno school/ dugsi dheeli tiran oo caruurtaas wax ku bartaan si bilaash ah. Tani waa dhibaato haysato dadkeena miyiga dagan.
    Waa barnaamij la yiraahdo “Educate Countryside” micnaheedu yahay, “Wax bar Miyiga” oo diiradda saaraya sida carruurta miyiga ku nool ay u heli lahaayeen waxbarasho.
    Ka qayb qaado oo naga caawi xaqiijinta hamigaan adigoo ku deeqaya barnaamijka waxbaridda carruurta adigoo booqanaya: www.educatecou...
    UA-cam kayga English ka ah : / @faysalshaik2
    Facebook Page : web.facebook.c...
    Instagram : www.instagram....
    Donations kaada waxaad ku diri kartaa bartan : www.educatecou...
    Socdaalkan waxaa inaga caawiyay shirkada duulimaadka Daallo Airlines, fadlan dalbo adeegyada ay bixiso shirkadan adigoo riixaya linkiga : www.daallo.com/

КОМЕНТАРІ • 310

  • @BarwaniChannel1
    @BarwaniChannel1 2 дні тому +2

    I am happy your idea differs from typical Somali UA-cam's unique ideas.

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  16 годин тому

      Thanks brother.
      We here to learn new things. Not recycling old thoughts.

  • @Sahalhassan2030
    @Sahalhassan2030 11 днів тому +4

    Safarka iyo dalxiiska waa mid ka mid ah waxyaabaha aan aadka u jeclahay nolosha, Alle swt ha igu simo fursadaas., intaas ka hor waxaan Walaal faysal ayaan la adventure gareyn doona i.a stay safe walal,. Sahal oo kala socdo dalkii, gaar ahaan kismayo🎉

  • @bardaaleabdi285
    @bardaaleabdi285 11 днів тому +5

    Woow Masha Allah hanbalyo bro from dijbouti 🇩🇯

  • @HamdaYasiin-vy3hf
    @HamdaYasiin-vy3hf 13 днів тому +3

    Ma socdal kale ayaa inoo bilawday. ManshaAllah

  • @abdukadirnur6110
    @abdukadirnur6110 11 днів тому +2

    Mashallah. Mahadsanid walaal. Aad baan u xiisaynaynaa adventure kaaga iyo meelaha aad na baraysaba.

  • @liilbaliil913
    @liilbaliil913 13 днів тому +4

    Faysalow dadkii randiilaha aad soo gudbisay ayga oo diin heysanin hada soomalidii ayaa ka war heshay oo kacday islaamintooda safar walbo neh wax ayuu ku barayaa horay usoco sxp

  • @alihassandaksale2866
    @alihassandaksale2866 10 днів тому +3

    Faysal.
    Continue the good work brother and the good cause.. we support you and watch your good content..
    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedismailmahamed5144
    @ahmedismailmahamed5144 11 днів тому +2

    Welcome back

  • @MHaashi
    @MHaashi 10 днів тому +2

    Very good step, and I congratulate you for reaching this level 👏

  • @CabdicasiisDhagajuun
    @CabdicasiisDhagajuun 13 днів тому +3

    GOOD JOB

  • @mrcurious144
    @mrcurious144 13 днів тому +5

    Legend, libax aya tahay, we need this explorations

  • @KatraMohamed-c5k
    @KatraMohamed-c5k 13 днів тому +7

    Keep going 💪

  • @farhiamahamad8938
    @farhiamahamad8938 10 днів тому +3

    Welcome back Feysal🎉

  • @HOREYE
    @HOREYE 11 днів тому +2

    Wll horey u soco, inaad dhul badan na bartaan rajeyna

  • @abdirahmankoronto2815
    @abdirahmankoronto2815 12 днів тому +2

    Welcome back Faysal. We really missed your adventurous vlogs

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  6 днів тому

      Thanks brother.
      I also missed being on the road. Let's gear up for this upcoming adventure.

  • @malakinaboqor4143
    @malakinaboqor4143 13 днів тому +4

    Asc faysal sheikh hambalyo marka kowaad mootada cusub iyo safarka dheer marka xigta wa ku mahadsantahay safarka dheer aad qorsheyneyso ina gasho daawashadiisa mid a ku farxo ayuu noqon doona wayo wa jeclahay safarada dhulka ta udanbeysa walal isku badnow waxa jiro wadamo africaan oo dad xun xun joogaan waxa sameysa marwalba camirada haku daarnaato allahna la magan gal shartooda insha allah daxadar badan sameey insha allah safar salaama 🖐🌄

  • @Bogasho1
    @Bogasho1 12 днів тому +3

    Welcome back sxb

  • @ahmedegal8708
    @ahmedegal8708 7 днів тому +1

    Welcome back bro, good luck for your destination ❤

  • @khaalid713
    @khaalid713 12 днів тому +3

    Faysal shaikh welcome back Djabuti ayaan kugu ogayn from somaliland ayaan kaa soo salamayaa qorshaha socdaal kaagu xaguu ku aadan yahay

  • @mohakhayo2502
    @mohakhayo2502 11 днів тому +2

    HORAY USOCO LEGEND ❤

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003
    @cabdiquduusbinuaxmed8003 11 днів тому +4

    Faysal shiikh libaax waa Ku sugaynay😮

  • @mohakhayo2502
    @mohakhayo2502 11 днів тому +2

    WELCOME BACK BRO FAYSAL

  • @abdiabdullahi7201
    @abdiabdullahi7201 День тому +1

    Stay safe my younger brother

  • @musj21
    @musj21 11 днів тому +2

    You Upgraded now you will move fast and show us more keep safe bro with the speed 😎✅

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  6 днів тому

      Yeeaah. So many things ahead of us

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 13 днів тому +1

    Woow Soo noqod wanaagsan.

  • @hassanhussein5782
    @hassanhussein5782 13 днів тому +3

    MashaAllah Good 2 see u againg

  • @amiinahmed3607
    @amiinahmed3607 11 днів тому +2

    Keep working brother

  • @abdiali651
    @abdiali651 13 днів тому +4

    Bro safarada aad gali doonto inshallah waa qatar is ilaali Allah haku xafido

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  12 днів тому +1

      Mahadsanid wll

    • @MahadAbukar2009
      @MahadAbukar2009 10 днів тому +1

      ​​@@FaysalShaik1Keenyaati maathy adi waqooyi Bari Kenya mxa wye🤦‍♀️

  • @xamsexasan9074
    @xamsexasan9074 13 днів тому +7

    Zxp heesaha qaraamiga Saar marka aad safraysid sidii safarkii hore ee baaskiilka😊

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  13 днів тому +3

      😂
      Haye haye

    • @qadaryussuf1607
      @qadaryussuf1607 13 днів тому

      ​@@FaysalShaik1sxb I.a waxan rajaynaa inaa ka bilowdo islii madama aan joogno islii aan safar kagii hore io kanbo aan jclahay inan kula socdo aan nah jeclahay inan safar hdana awodi lahaa safarka inan kula galo safarka sxb

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 9 днів тому +1

    Masha allh wll sifiican bad yeeshay baskiilka wee kaga fiican tehe hadaf kaga sinbad ah rabbi ha ku gaar siiyo wll waxaa tahay will qalbi wanaag San oo soomalinimada ku wen tehe masha allh mel kas taa jog to allaha ku xafido wllo

  • @apasyusuf1461
    @apasyusuf1461 12 днів тому +2

    Khatar adag bad u badhedhay bro horay u soco hadafkaga kaga dhabe wad gadhi dontaye

  • @AHMEDMUQDISHAAWI-o7i
    @AHMEDMUQDISHAAWI-o7i 12 днів тому +3

    WELL DONE 👏 ✔️ BROTHER

  • @user-mr8Talasan3dz
    @user-mr8Talasan3dz 11 днів тому +2

    Continue the same spirit bro...

  • @AhmedMohamed-y9q8v
    @AhmedMohamed-y9q8v 12 днів тому +2

    Mashallah

  • @maougaaz
    @maougaaz 13 днів тому +3

    🔥 Epi 2

  • @Abdiqanisaleban-v7l
    @Abdiqanisaleban-v7l 3 дні тому

    Keep going faysal sheeikh😊

  • @Abdiqanisaleban-v7l
    @Abdiqanisaleban-v7l 3 дні тому

    Welcome back 🙏 l hope you good luck

  • @axmedsalaan1543
    @axmedsalaan1543 13 днів тому +4

    Zxp waa lagu waye socodkan Nairobi ila Djibouti wan kula socde keep goin brother faysal sheikh ✌️✌️✌️✌️

  • @cosoble
    @cosoble 12 днів тому +3

    Allah ha kuu fududeeyo, sxb codku ma wanaagsana ee 🎤 hagaaji, thanks ❤

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 11 днів тому +3

    Mashaa Allah no any more bike gratulation

  • @AHMEDMUQDISHAAWI-o7i
    @AHMEDMUQDISHAAWI-o7i 12 днів тому +4

    My brother faysal congratulations

  • @maxaacusubmedia292
    @maxaacusubmedia292 13 днів тому

    Aabe wuu mahadsanyahy sida uu kuu dhiiri galiyay. Ogow adiga dedaalka bilaabay aabe wuu ku garab siiyay❤

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 10 днів тому +3

    Feisal welcome back

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 13 днів тому +3

    Our itchyboot version of Somali. Keep it up.

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  12 днів тому

      Here we are.

    • @mousamooge8228
      @mousamooge8228 10 днів тому

      Inaan. Usheego aya rabay waabad ushegtay gabadha Hala xidhiidho

  • @mohashire1376
    @mohashire1376 13 днів тому +3

    Waan sugeynaaa season 2 safarkan🎉

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 11 днів тому +3

    Faysal waan ku waynay go ahead Waxaa kugu fiicnaan lahayd moto 300cc ilaa 450cc waayo 200cc aad bay u matoor yartahay safarkuna waa dheer yahay dhulkana waa bacaad iyo dhoobo markaa iska jir taas👌

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  6 днів тому

      Haye brother.
      Mahadsanid. Get ready for the adventure brother

    • @abdifataaxabdallah
      @abdifataaxabdallah 6 днів тому

      ua-cam.com/video/PbqQqh2nyJE/v-deo.html&si=NBilGd1lhiyO1JC2
      Inkastoo ay shil gashay waxaa daawaday ugu yaraan aduunka 5meelood 4 oo ay cagta marisay walina way socota hadda waa milyaneer

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial9097 11 днів тому +3

    Diini junbox waa is raaceysaan anaa oge kenya ma ku sugeysaa

  • @khaalid713
    @khaalid713 12 днів тому +2

    inshaa allaah meel kasta oo aad marayso nabad cafimaad ku mar nin aan aad u jeclahay ayaad tahay oon taageero alle dartii ayaan kuu jeclahay sxp

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  6 днів тому +1

      Mahadsanid wll Khalid. InshaAllah wax yaabo badan ayaan isla baran doonaa dhamaanteen.

    • @khaalid713
      @khaalid713 6 днів тому

      @@FaysalShaik1 inshaa allaah wll

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 13 днів тому +2

    Safar kheyr qaba zxp feysal

  • @alimohamed-ec8vq
    @alimohamed-ec8vq 12 днів тому +6

    Low voice why

  • @Daud_Ismail
    @Daud_Ismail 9 днів тому +1

    Welcome back bro 🙌

  • @Abdiqanisaleban-v7l
    @Abdiqanisaleban-v7l 3 дні тому

    Welcome to South Asia 🌏 🙌 😀

  • @abdifatahomar9992
    @abdifatahomar9992 13 днів тому +1

    Keep going sxb waxaan Sugna baa muqlaada inshallah

  • @zakiiboy5568
    @zakiiboy5568 13 днів тому +1

    Great move and decision broo keep the on the move

  • @abdikadirjama3858
    @abdikadirjama3858 7 днів тому +1

    mashaa allah i had similar bike it’s amazing road off look forward to your new adventure just wana add your microphone it’s bit unclear when u riding all the best walal👏🏾👏🏾

    • @abdikadirjama3858
      @abdikadirjama3858 7 днів тому

      i wana add as well make u sure u wear full bodyguard safety first

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  6 днів тому +1

      Thanks for the tip. Sure I will.

  • @نونومحمد-ر9ض
    @نونومحمد-ر9ض 13 днів тому +1

    ماشاء الله الله يحفظك ❤❤❤

  • @Ozman-e7h
    @Ozman-e7h 13 днів тому +4

    Waan sugeynaa walaal.

  • @knownking9094
    @knownking9094 13 днів тому +1

    Feysal welcomeback walaal qali waan uxiisnay muuqaaladaada

  • @Multipurpose_Channel
    @Multipurpose_Channel 13 днів тому +1

    Keep going, my dear brother, and the next trip will be 4 by 4 Insha'Allah touring the world.

  • @liilbaliil913
    @liilbaliil913 13 днів тому +1

    Faysal sxp guul sare kuu rajeynaa

  • @abdirahmansultan8632
    @abdirahmansultan8632 13 днів тому +3

    Here we go kaka safe journey
    🫡🫡😊

  • @abdiazmohamedhassan
    @abdiazmohamedhassan 13 днів тому

    Mashalah keep going

  • @daadirdaacad501
    @daadirdaacad501 13 днів тому +4

    Masha Allah masul intas wanba yabanay hda nad qabto alxm

  • @mohamedqanciyemk3297
    @mohamedqanciyemk3297 13 днів тому +2

    Horey usoco sxb

  • @nasirowsahal6412
    @nasirowsahal6412 5 днів тому

    Welcome back my brother fei

  • @fariyaosmanali9220
    @fariyaosmanali9220 12 годин тому

    MashaAllah ❤️😘

  • @dhakosiliib6626
    @dhakosiliib6626 21 годину тому +1

    Faysal waxad u bahantahay microphone ka aan quxa iyo shanqada aan so qabanayn waliba markad motada wadid iyo markad hadlaysid keep going bro 🎉

  • @Mataan-m4q
    @Mataan-m4q 13 днів тому +1

    Waa kufarxay walhi Soo labashadaad lph ❤❤

  • @user-farey
    @user-farey 12 днів тому +2

    Saxib waa lagu waayey wlha dadka aan aadka ugu xirnaa baad kamid thy soo noqosho wacanaa ku leeyahay

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  6 днів тому

      Mahadsanid sxb.
      Socdaal dheer baa inasugayee, inakeen niyow

  • @mousamooge8228
    @mousamooge8228 10 днів тому +4

    Drones waad u baahantahay

  • @Boqoldile1
    @Boqoldile1 13 днів тому +1

    Well done xogta aad so gudbiso waa $100/100

  • @khadarore8672
    @khadarore8672 13 днів тому +2

    Soo🎉 dhawow sxp qali

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 13 днів тому +1

    Masha allah ❤❤❤

  • @ismacilsiciid7238
    @ismacilsiciid7238 5 днів тому

    Welcom faysal

  • @liina3528
    @liina3528 13 днів тому +3

    Wax badanbaa maqned wlo hory usoco❤

  • @aburaasmedia3682
    @aburaasmedia3682 13 днів тому +2

    Welcome back. Itchy Boots naga baraaje. good luck

    • @King_Abdirahiim
      @King_Abdirahiim 13 днів тому

      Wraa naagtaas inaa Ani kaligeey garanaayo baan moodayee😂

    • @2daysago_
      @2daysago_ 12 днів тому

      Naagta waa hore ayey hawada kabaxday....mootadii baa la gadoontay garabka ayey ka jabtay. Bahashan mootada waa halis

    • @King_Abdirahiim
      @King_Abdirahiim 12 днів тому

      @2daysago_ Haa "lafkta Garabka" meelahaas aye ka jabtay, qaliin aya lagu sameeye, Waqti kadib wa so laabanaa aye tiri.

    • @aburaasmedia3682
      @aburaasmedia3682 8 днів тому

      @@King_Abdirahiim Itchy Boots is a famous and well-known bro

    • @King_Abdirahiim
      @King_Abdirahiim 8 днів тому

      @@aburaasmedia3682 yeah

  • @mohakhayo2502
    @mohakhayo2502 11 днів тому +2

    WLLHI ZXP WAN JECLAHAY SAFARKAGA

  • @ishmaelmuhamed8027
    @ishmaelmuhamed8027 13 днів тому +2

    You should do vlogs about the Somali region of Kenya as I don’t really know much about it or see vices about it like that as much I see vids about the Somali region of ethiopia more and I’m also familiar with Somali galbeed more

  • @ibrahimm9301
    @ibrahimm9301 13 днів тому

    ManshAllah Feisal wa tageey. Mandoow isjiir hee

  • @abdinasirmohamed2238
    @abdinasirmohamed2238 13 днів тому

    Geedi wacan

  • @abdulahiconsulting
    @abdulahiconsulting 13 днів тому +2

    War ninyohow welcome back, intaa khadka ka maqnayd fursad baa ku dhaaftay adoo baaskiil wadin baad teamka udpate garayn kartay, Mootada waa top, laakiin waxaa ka jeclaa Harley Davidson, inkasta oo aadan gar iyo calool lahayn lols - hadaan kula kaftayo. Let me know if you are around in Nairobi, would be great to have a coffee.

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  12 днів тому

      Thanks brother. Harley Davidson Sportster is expensive actually.
      I will. Text me through Instagram

  • @JahadIbrahim-h7p
    @JahadIbrahim-h7p 13 днів тому +2

    Legend keep going ❤️

  • @FijrZamm
    @FijrZamm 13 днів тому +4

    New season here we go

  • @Shakur252vlogs
    @Shakur252vlogs 10 днів тому +2

    Mootadaadu waa imisa Cc?

  • @JahadIbrahim-h7p
    @JahadIbrahim-h7p 13 днів тому +2

    Legend 💪🏽

  • @Ahmeddahir-kh1zo
    @Ahmeddahir-kh1zo 13 днів тому +2

    The king is back 🔙🎉❤❤❤waw we miss you pro 🎉❤❤❤❤

  • @cariifcade3933
    @cariifcade3933 13 днів тому

    Horumar wacan wll mashallah horay usoco

  • @CabdifataaxXariir-qf3rr
    @CabdifataaxXariir-qf3rr 13 днів тому

    Horumar wacan zxp

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 13 днів тому

    Safar wacan

  • @hassenabdullahi6487
    @hassenabdullahi6487 13 днів тому +1

    Safe journey goat,from djibouti❤

  • @KAPTANAyuup
    @KAPTANAyuup 11 днів тому +3

    South africa tuugta ku bdn yay ku dilin waxa tagta ilaa Zambia 🇿🇲

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  6 днів тому

      Wixii Alle qorey ayaa dhacayaa sxb.
      Socdaal kan wuxuu noqon doonaa kii aan dhalinta Somaliyeed ku dhiiri galin lahayn dhamaanteen.
      Mahadsanid

  • @almiss.hamout
    @almiss.hamout 13 днів тому +2

    So noqod wngsn 🎉

  • @abdiaziizabdullahi2460
    @abdiaziizabdullahi2460 13 днів тому +2

    Garissa hmetown❤

  • @abdirahmanii
    @abdirahmanii 10 днів тому +2

    booska isha boots gal oo luuqada somaligana english ku bedel si international u noqoto

  • @mohamedaabi8363
    @mohamedaabi8363 9 днів тому +2

    Faysal aduunka miyaad dul.mar isleedahay nex waan kugu xigi doonaa hargeisa to makka iinsha allaaah

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 12 днів тому +2

    Ala saxib maxaa caqabado ka hooreya saxib

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 9 днів тому +1

    Good luck zhp ❤

  • @ayanadan2258
    @ayanadan2258 13 днів тому

    Feisal sheikh Masha Allah welcome back broksi walhi I was thinking 'wheres Feisal few days again ' how was your experience in Djibouti. I missed your adventures and learnt a lot of course can't wait for the next one.

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  3 дні тому

      Wcs brother.. been great.
      Yeah, here we have another upcoming adventure motorcycle journey.

  • @engineercavani5870
    @engineercavani5870 13 днів тому +1

    Keep going bro

  • @Abdinasir-show
    @Abdinasir-show 13 днів тому

    Hore u soco saxib