Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
War kuwaas hala qasaariyo aduun iyo aakhiro allaha qasaariyee waaba waaleen magaaladii oo dhan
Mahadsant walaalkey xidigaha tuyub xasan garguurte umadda allaha kaqabto ❤❤❤
Kasa dhulka Allaha lagooyo umadi wu dhibey
Ilaahow dalkena diintena iyo dadkena nooga badbaadi xasan xarash qaran amiin yaa allaha 🤲🤲🤲💔🤔🤔🤔😢😢😢
“Asalaamu Calaykum “Dhulka danta guud hadii la, xaraasho markaa Muqdisho ma,noqon doonto caasimad u dhaxaysa dadka Somaliyeed!! War Xassan halaga qabto waxa uu kawaso Muqdisho! Aaway ku wii sheegan jiray badbaado Qaran !? Sow lama oran karo kuwaas waxay ahaayeen badbaado Qabiil !? May maanta ugu galaan Xassan Villada!?
ALLOW UMADA KAKHABO KITABKA ALLE AYAYKUDHARTEN IN AY CADALAD KUMAAMULAYAN HADANA SILAC AYAYBADEN ALLOW ADIGA WAXBA KAQARSONEN KUWAN NAGAQABO
Amiin
Bobsii mudane madaxweyne dhulka markaa dhameysana dadka ku xiji yaah 😂😂😂🎉🎉
Xidigaha isaka bax
XUKUNKA MARKII NIN DAAROOD AH UU YIMAADO HADUU DAMCO INUU KASOO CELIYO SADEXDOODAA HAWIYE AHAAN USOO ISTAAGAAYA AYAGOO NINKA FAAROOD MUCAARAD AHAAN UGA DHIGAAYA KKKK SOOMAALI WAAN AQAAN HADBA WAJIGA AY WAX KU KACSANAYAAN YAA SAX U AH
Ganacsatoy lacagtiina haday xalaal tahay dhulka xasan aabihii ma laho hantida uu idinka iibinaya waa hanti masaakiin iyo hanti qaran
Xasan intii uu xukunka ku soo laabtay hantida qaran iyo hantida shacabka way calaamadeysanyihiin xasanow usheeg caruurtaada dhulka aad boobtay in aad adigu laheyn hadhow yaayse dhihin aabaheena ayaan ka dhaxalnay abahii dhulka uu leeyhay jalalaqsi karaadiyo xamar abihiina xiligii dawladii kacaanka abihiina riyo xetaa kuma imaan haniti qanan miyuu dhaxal idinka dhigaya no
War kuwaas hala qasaariyo aduun iyo aakhiro allaha qasaariyee waaba waaleen magaaladii oo dhan
Mahadsant walaalkey xidigaha tuyub xasan garguurte umadda allaha kaqabto ❤❤❤
Kasa dhulka Allaha lagooyo umadi wu dhibey
Ilaahow dalkena diintena iyo dadkena nooga badbaadi xasan xarash qaran amiin yaa allaha 🤲🤲🤲💔🤔🤔🤔😢😢😢
“Asalaamu Calaykum “
Dhulka danta guud hadii la, xaraasho markaa Muqdisho ma,noqon doonto caasimad u dhaxaysa dadka Somaliyeed!! War Xassan halaga qabto waxa uu kawaso Muqdisho! Aaway ku wii sheegan jiray badbaado Qaran !? Sow lama oran karo kuwaas waxay ahaayeen badbaado Qabiil !? May maanta ugu galaan Xassan Villada!?