Xog Culus Heshiiska Xasan Sheekh iyo Fahad Yaasiin Fashilinta Farmaajo Dowladda Cusub ee la dhisayo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 35

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 5 днів тому

    Mahadsant walaalkey xidigaha tuyub xasan garguurte umadda allaha kaqabto ❤❤❤❤

  • @sharifmaxamed3649
    @sharifmaxamed3649 5 днів тому

    Fahad yasiin Shar ayuu ahaa xasana wa lamid farmaajo waxa qaribay Hadi ey israceen wa alle mahadii farmaana waso noqonaa insha Allah

  • @Queen222-q6p
    @Queen222-q6p 5 днів тому

    Bfahadyaasin waa gumayeste cusub ee shisheeye uadeega nabad iyo nolol waa lagasoo cayeriyeylscag cadar kasooqaataye ayuu wadankumarabaainuuku kal furfuro😢😢😢😢😢😢

  • @xamzaxamza2606
    @xamzaxamza2606 5 днів тому +1

    Fahad iyo xasan mawada shaqeynkaraan xasan wa qiyanolo dani iyo team kiisa ayu qiyanay fahadna xasan dhiqo wu ka horeyaa ma aaminayo xasan ayax isku halen magalo benta iska daa

  • @عليعثمان-ح7ط
    @عليعثمان-ح7ط 5 днів тому +2

    Maslaxoo Ama fahad halaheshiiyo Ama Jini hakeeno Majirto Qof dooree Xasan shiiq ee yeey kugu heeynin

  • @MaxamedcadiSalax
    @MaxamedcadiSalax 5 днів тому +1

    Xidigaha UA-cam walal fahad wax u gacanta ku hayo maleh oo qadar wey so ceyriyen waxi wax qabad ahna waxey gacanta ugu jirta mudan maxamed ccabdulahi maxamed farmajo marka fahad wax uqaban karo maleh cid tagersana maleh marka side ayu kuso dhisa wan la socona wax walbo

  • @HassanaliBule
    @HassanaliBule 5 днів тому +2

    Magee ka kenayaa dhaqalaha qadar waycayrisay

  • @zainabmaxamuud6091
    @zainabmaxamuud6091 5 днів тому +1

    Subxaanalaah Fahad waa ka dhintay shacabkii Somaliyeed ee u hanwaynaa . Waxay noqon doonaan tuug iyo tuug gargaar.

  • @SoSo-we6gk
    @SoSo-we6gk 5 днів тому +1

    Fahadow Kafiirso Xasan Shekh Waa Qaa'in Low Waad Ka Quumaman Doonta 😂😂

  • @Queen222-q6p
    @Queen222-q6p 5 днів тому

    Fahyaasiin xaaji daahir xasan tuug asagaa kadaran waa kaankarada somaaliya kujira fahad yaasiin waxuu qadar ufadhiyaa inaye dowladii ladhisaba inu uadeegsanayo burburin ku hayo mwn asan waa lagawaalayaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hibo7569
    @hibo7569 5 днів тому

    Le dirigeant en Somalie ne change rien leur méthode leur carte est brûlée trop tard 😱😱😱🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭🖤🖤🖤🖤⚠️⚠️⚠️⚠️👎👎👎

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 5 днів тому

    Xaqiiqo xasan culusow waa tuug nacayb badan ayuu uqabaa qabiilada soomaalida

  • @abdulkadirhassanabdi1175
    @abdulkadirhassanabdi1175 5 днів тому

    Xassan sh qof aan ahayn oo dalkaan hogaamin kara ma jiro laangaab shalay been ku yimid been ku aqdaamtay dadkii lahaa dowladnimadana kula kacay wixii ugu xumaa waa riyo raja dambe oo hogaamineed. Wixii qarsoon ee soo socdo waan wada sugeynaa laakiin dhamaan saqiiradan siyaasadeed een hore u soo baranay ma jiro mid Hassan sh kursiga ka kacsan kara.

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 5 днів тому

    qof caada qaate ah waa sida jirjiroole marba meesha calooshiisa owka arko ayuu raacaa.

  • @AdnoabdiqafarhassanAdnoabdiqaf
    @AdnoabdiqafarhassanAdnoabdiqaf 5 днів тому

    Fahad taariikhdiisii hore waxay ahayd farmaanjo ee waa jaajuus hadeerba xasana waxba ma oga

  • @abdulkadirhassanabdi1175
    @abdulkadirhassanabdi1175 5 днів тому

    Waa sheeko raqiis ah sal iyo raadna ma lahan.

  • @OmarGerweyne
    @OmarGerweyne 5 днів тому

    Farmaajo xidigiisi waa dhacay.mana gedmaayo markale.raggii qiimaha laa ee uu dilay baan la ilaawi karin. Asalkiisuna ma ahan ruux hadal xitaa kugu qancin karo nacas inuu ahaa nasiib iyo waddaniyad uusan u dhalan lagula qaldamay.lkn maanta yaa moog farmaajo

  • @warsanMahmoudAli
    @warsanMahmoudAli 5 днів тому

    Cajiib oo fahad muxuu galaa yaabney.

    • @AbdukadirSulfe
      @AbdukadirSulfe 5 днів тому

      Fahad Waa Ninkii So dhisay Farmajo oo Aan Wax Uu Kala ogyahay LA Arkiin Tusaale Asaga Dalka Madaxweyne Ka Ahay Dad Kale Ayana Iska Mamulanayay Marka ninkii Nin Nuucasa So dhisay Miyan Wax Galin Midna Wan Kugu Raacsanahay inusan Waxba Geeliin lkn uFarmajo Kaliya kaga Wanagsan yahay dhanka Siyasada

  • @salalsalaldalmar1059
    @salalsalaldalmar1059 5 днів тому

    Dhararta aw fahad yacin la bilabo in aw ka shaqeeyo siyaasada markaas ayaa wax sharafa ugu danbayn dontaa sobobta oo ah fahad yacin ciida sharaafda iyo magac 4:41 aa uyeelay wuxu ahaa mudanee formajo taas oo an ognahay formajo wuxu ahaa mudanee formajo wuxu u shaqaynayay shacaabka iyo hooru mariinta dalka iyo dadka balsee hassan sheekh wuxu ka shaqaynayaa burburka iyo qudhunka iyo hantii boobka iyo babiinta wixii hooreeh u qaabtay formajo sidaa dhiismaha ciidamada balsee fahaad hadu lumiinayo sharafdiisa hooreeh hawgu tago sharaf aw leeyahayna dharartaas ayaa ugu danbayndontaa waa billahi tawfiiq

    • @AbdukadirSulfe
      @AbdukadirSulfe 5 днів тому

      Farmajo Asago Aan LA aqoon Ayuu fahad So Saaray Dorashadu Kuso baxay Midii Ka Horeysay Maxu Helay Farmajo 9 Cod Marka Qiyaaliga Ka Toos Farmajo Ciid taqaana Lama Arke

  • @HassanaliBule
    @HassanaliBule 5 днів тому

    Ader qabiil ahaanna wa layaway qadarna waycayrisay muxu utari karaa

    • @AbdukadirSulfe
      @AbdukadirSulfe 5 днів тому

      Fahad Qabiil ahan Farmajo Ayuu Kaga Qabiil Awood Badan Yahay

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 5 днів тому

    Dul siyaro ninki gatay cido kuqancisay milatariga wadanka garas barey mel logalexanaay halmar tagay siwalbo anaa ah meel inaa ahaatid dadki xafadas reerkodi oo oogasocararoyaan siligi kofur afriko kale ganacsatatedi silig kudhex jiro ganacsi tarishad adunka qabrigoda lagutusinooyaa

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 5 днів тому

    Aderow nika faxaad dhibta haysata waa nin rer aw hassan xamar kama marmayo wa ku barbaray rer hubaysaan ma ah xildhiban ay rer kogu sosiyan si hufaan oo xalala marka lo egoo dorashoyinki ceebta ahaa moryane grub hirab ba si cad ugu diday muqdishona ka cadhsaday dilna ugu hajabay kuna qasbeen in u moryanta grub hirab garabkoga ahaado si muqdisho aman ugu nolada ee nabad iyo nolol wa somaliwen oo dhaan ba farmajysan a farmajo igeeya ciid ishortagi karta majirto fahad yassin wan u cudur darayna wa meel moryane argagixiso ah casimaad somalie loga dhiigay muqdisho somalie wa katashan si deg deg loga raaro casimaada somaliyed

  • @XaliimoMuuse-n8r
    @XaliimoMuuse-n8r 5 днів тому

    War fahad yaasiin waa cadow walaahay fahad aad waxuu uneceb yahay daaroodka farmaajo asagaa ku direy punt iyo jubaland

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 5 днів тому

      Waad fahantaay farmajo asagaa rerkisa kudiraay wuna ogabaxaay markuu mel cidlo jojiyeey fahaad puntland iyo jubbaland unbuu dalilaa xata somaliland malin waxkamashegiin

  • @IstareexAhmed-o5s
    @IstareexAhmed-o5s 5 днів тому

    Boowe 1 sano iyo badh unbaaba u haray ee maxaa lagula heshiiyaa munafaq hasan mideda kale adigu miyaanad ka xishonayn beenta aad soo duubayso

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 5 днів тому

    Waryaa saqajaan ma farmajo ayaa dad dilay nahaab nahaab dhalay ina mooryan xaaraan kunaax 34sano dadkii somali baabi,iyey sow idinka maaha xasan munaafaqna sow ciidamadii dadka ma wada dilin ilaa hada sow ma dilayo dembigiina ayaad dad kale ku rogee miyaa duliyahow dayuuska ah