Arrintu haddey halkaas mareeyso P/L. xaq bay u leedahay iney gooni u ustaagto oo dowlad ka madax bannaan Somalia inteeda kale ku dhawaaqdo kolley dowladdi Somalia la yiraahdo meesha kama jirto .
Cusbitaalada Mogadishu qaybo kamida waxa lagu khaarajiyaa dhaawacyada ciidamada ee ku soo dhaawacma la dagaalanka argagixisada OKI sidaas darteed waxan aamin sanahay inaysan maamulka puntiland dhaawacyada ciidankeega inaysan geynayn Mogadishu We We
Daacishta waxaa markii hore laga abaabulay budlan iyadoo loogu talagalay in koofurta lagu dhibo dhaawaca ay soo diri rabeen ayaaba ah daacish qabyaalada iyo daacishta lajooga dhulkiina
Puntland waa inay ku dhawaaqdaa inay ka go'day Somalia oo tahay dal madax bannaan. Midda kale madaxdii Puntland maxay u dhisan waayeen cusbitaal level 7 for the last 20 years. Puntland waa in adduunka tusiyaan dhulka ay xoreeyeen. ee buuraha galgalo
War dadkan reer putland waa dad qalbi can qaba war xasan xoolo iyo Dc waa isku mid ma in dhaawaca la dhamees tiro miyaad rabteen. War dhaqaatiir professional ah ayaa la soo kireestaa dhaawacaagana lagu daweestaa.
Soomaaliyee Hassan waa Alshabaab Isaga iyo kuwa la shaqeeya oo dhami waayo waxaa Cadayn Idin ku filan Dagaalkii Xawaadle ku qaaday Alshabaab wuxuu Hassan la dagaalamay si cad iyo si dadbanba waxaa u tegay Ali Jayte Isaga oo ka dalbaday inuu Hassan ku Caawiyo Dawada iyo hub maxaa lagu sameeyay Ali Jayte Hassan wuxuu ku baqay in la soo Qabto Ali Jayte wixii dhacay waad Ogaydeen in Ciidankii Xawaadle ee dhaawaca ahaa lagu laayay Xamar wuxuu hor dhigay Sanbaloolshe oo ah Dameer Faras isku haysta Tolkiina Gacantiisa ku laayay. Soomaaliyee Xawaadle miyaad dib u argteen iyo Ali Jayte waa maya.
Waa laga guuleysan doonaa argagaxisada guul ciidanka puntland iyo shacabkeedaba
Mahadsant walaalkey xidigaha tuyub xasan garguurte umadda allaha kaqabto ❤❤❤❤
Xasan iyo xamze puntland waxba ugama bahna dhawaciina meel bey heleyn wax dhib ahna maqabaan ee iyagaa iscebeyey
Guuul puntland gulayso adna ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
😢😢😢😢😢😢😢😢😢 xasan allaah umada haka qabto
Wlh haaday jiirto ariinkaas hassan mw soomaaliiya umaa aha 😢
DANI DAL XOREYE❤❤❤❤
Asxaan bsy u sameyeen xamze io xasan hoolif ilahay baa kahadlisiyey waayo way dhawac tiri lahayen reer putland illahay baa lajira dhawacana ilaahay ha u boogo dhayo ferejna illahay hufura intii dhimatayna ha unaxaristo guul illahayna ha idinla jiro aamiin yaarabi
Oo maxay ku falayaan
Muqdisho
Dhakhaatiir ha keen sadeen
Arrintu haddey halkaas mareeyso
P/L. xaq bay u leedahay iney gooni u ustaagto oo dowlad ka madax bannaan Somalia inteeda kale ku dhawaaqdo kolley dowladdi Somalia la yiraahdo meesha kama jirto .
Ma cid hortagaan baa jirto inay puntaland gooni u istaagto?
Waa talo fiican in loo diido, ka waran haddii xamar lagu dhameystiro Sidii dhawacii Xawaadle.
Adeer asc vacda salaam Xasan Sh. Ka sugimeyno anagoo og Naceebka Shakhsiadeed oo qabo in uu doonayo in la laayo.
Allow qaatumada noo suubi
Xasan culusow waa xoolo ilaahay waa tuug xaqiiqo xasan nacayb badan ayuu uqabaa qabiilada soomaalida
Xasan asag dacish
Qabta xaasidnimadaa aad u shaqaynaysa kooxda Xasan oo ka naxsan guulaha PlL
Boowe guul .a dhowa xurduf xurduf ayaa ka horeysa
Walagayaa inow sidaa dhaho
Madaxwaynihii hore iyo marxuunka sootay ahaayeen markay dawladu la diriraysay argagixisada goormay puntland ugurmarmtay mise ayagu maahan masuuliyiin
Muqdisho ma dhakhtaraa kuyaal, muqdisho umalayn maayo in dhaawac lageeynayo hadaba qofkii dhakhtar wayn ubaahan Addis abbaba aada xamar Addis abbaba nooga dhow boowe 35 Sano halkaasa magaalo madax noo ahayd hadaa ogaateen😂😂
Waa run xasan tuug dawladii ma aha Somali ha tashato
Warya xigaha tube ninka xasan gorgurde wa tuug is nacay warkisa nagada puntland wey tashadey dagalka xogan ba ka socdo gobolka bari ee puntland calmaskin calmadob ciidanka difaca dowlada puntland oo bac sanayo argixisada dacish shbb
Cusbitaalada Mogadishu qaybo kamida waxa lagu khaarajiyaa dhaawacyada ciidamada ee ku soo dhaawacma la dagaalanka argagixisada OKI sidaas darteed waxan aamin sanahay inaysan maamulka puntiland dhaawacyada ciidankeega inaysan geynayn Mogadishu We We
ninkaan ma reer puland baa mise waa jareer
Dadka Puntland la layout kuna Faraxsan yahay Xasan Sh
Puntland waa dad genius ah oo Ilaahay dawladnimada iyo Soomaalinimadu ku wayn tahay.
Shacaka iyo dawlada Puntland waa Ul iyo Diirkeek.
Guulaysata geesiyada Puntland.
Ree Puntland dad gob iyo gobanimo Ilaahay ku manaystay kkkk
Xasan Xaaraami iyo Xaraash qaran umadda Ilaahay haka qabto.
Hassan dhiiqa
Qaraxii waa dhaafeen dhaawacii hawiye bari buy mareage yaab
MUQDISHO HADA CIDANKA LA GEEYO MORYANTI DAMEER JADIID BA KHARAJIN DONA. Walahi Hal Hal bay udilayan Sidi shaking yaradi xawadle oo lagu layey XAMAR.
Muqdisho qooto weeye dhakhtarayada Garoowe ayaa ka Tayo fiican askartayada miyaanu nacnay markaan xamar udirayno😂😂sidaad xamar uhaysataan iyo sidaan uaragno waa kaaf iyo kaladheeri😂😂
Buuqland Muqdisho Uma bahna ee ha is dabarto
Qarax land muqdisho ilma xalanevqaan fourth cidi uma bashna
CARUURTII AMOSOM MIYAA PUNTLAND WAX KA SHEYGEYSA
😂😂😂
XUKUUMADA XASAN IYAGAABA GAWRACA CIDANKII DALKA EE HORAY ALSHABAAB LA DAGAALAMAY. MARKA XASAN YAAN LAGA SUGIN ARXAN. XASAN WAA ALSHABAAB 😊
Xasan waa alshabaab haduu warakaasu rumoobo hala ogaado waayo waxaa jira tuhumo hore ama xiriir xasan iyo alshabaab
Xasan sh daarood wuu ka soo horjeeda in uu wax u qabto daaroodna uma baahno oo ayagaa isku filan dhawac yadooda ayaa ku filan daaweeyntooda
DOWLADDA SOMALIYED MA AQOONSANI EY DHAHAYAAN WAANA BARYAYAAN QAATA 2 CAGAF CAGAF
idaacadaada Beenta Ka ilaali Awoowe Puntland Ugama Baahna Garab Cadawga D5 Ee Xasan Abgaaloow,
Xasan naaga laaye waa shabaab wax kale hadduu waayey waa inuu shabaab ugu hiiliyaa in dhaawaca pland aan xamar lagu daawayn
Puntaland calaancal badanaa, soo tay lahaayeen dowladda Hassan sheekh xiriirkaan u jarnay. Hassan waa idin nabad geliyay arrimihiin faraha buu kala baxay, hadda dowladda Hassan sheekh ha inoo gargaarto siday isku qaban.
Puntaland haddaysan adkeeysan karin ha isoo dhiibto dowladda Hassan.
Xidigaha hanolaaden
Woo ugu talagalay Dalxaraashe in uu kala goyo soomaalia imaaraat woo kafaideysanaa😂😂
Waxaa ka muuqata in aad isiibisey ee waa imisa qiimaha lagugu iibsadey BOOWE
Wall usheeg inaanaan. Ogoleen hadaa nahay qurba joogta. Inaanaan raali ka aheeyn in Laheeyn dhaawacyadeena. Waayo alshabaab ayaa dhaawacyada. Dhameeys tiraya xasan sheeq a. Wuu baa bi nayaa wll yaan lagudbin. Dhaawaca
Waxaa lagayaaban yahay sida ay udiiday dhaawaca buntlan in looqaado muqdisho
Daacishta waxaa markii hore laga abaabulay budlan iyadoo loogu talagalay in koofurta lagu dhibo dhaawaca ay soo diri rabeen ayaaba ah daacish qabyaalada iyo daacishta lajooga dhulkiina
Xassan Xoolo. Yaa Wax uga baahan. Dawlad Dexe ka ma jirto Mogadishu, waa Koox Mooryaan ah, Maxaan cunaa" magaceedu yahay , Xassan Xoolo na Horjooge u yahay "👎👎
REER PUNTLAND HADAA HADALKEYGA MAQLEYSAAN HAA ISKU KEENINA DHAAWACIINA
MEESHAAN KOOXDAAN MAFIA WEEY DHAMEYSTIRAYAAN DHAAWACA SIDA LOO DHAMEYSTIRAY DHAAWACA XAWAADLE.
Kanokale waa inla xidhaa waliba laciqabaa waayo wariye maha waa munafaq
Inagana qaxootigii somaliland diidey ayaan hoosta soogashanay oo boosaaso kasoo dejiyey, dee awalba nin dekadihii somaliland iibsadey dan noomahayn oo waa inagii dadkeena dabiibka u baahan dibada geysanjirney waa isku tashaneynaa anagu muqdisho sababtaan ku xumaynlahayn waa diyaarineynaa koley waa laysu baahankaraa oo maah maah duugabaa tiri bowda ragg maalinba midbaa qaawan
Maxaa ka jaal xamar ha loo diido ha haddii la geeyo xasan xaraash waaba dhamays tiri ciidanka waayo isagaaba ashinool ah
Puntland waa inay ku dhawaaqdaa inay ka go'day Somalia oo tahay dal madax bannaan. Midda kale madaxdii Puntland maxay u dhisan waayeen cusbitaal level 7 for the last 20 years. Puntland waa in adduunka tusiyaan dhulka ay xoreeyeen. ee buuraha galgalo
War dadkan reer putland waa dad qalbi can qaba war xasan xoolo iyo Dc waa isku mid ma in dhaawaca la dhamees tiro miyaad rabteen.
War dhaqaatiir professional ah ayaa la soo kireestaa dhaawacaagana lagu daweestaa.
Deniyoow usheeg inta isagaa is cadeeyey markhanti uma baahna now arrested Hassan in to prison guatamela
Buuqland canshuurta ha Iska bixiso
Marka hore
Kuwaas Mooryaanimo iyagaaba Kalyan’s iyo beerka kala bixi, maxaa looga baahan yahay.
Muqdisho waa xarunta
Mooryaanta, tuugada iyo xaraash qaran.
Puntland maba aaminsana dawlad inay jirto marka ma haday aqoonsadeen dawladu ayaduba dagaal al-Shabaab bay ku jireen mudo puntland kama aysan hadlin
Kuwaas Mooryaanta iyagaaba Kalyaha iyo beerka kala bixi, maxaa looga baahan yahay.
Muqdisho waa xarunta
Mooryaanta, tuugada iyo xaraash qaran.
Soomaaliyee Hassan waa Alshabaab Isaga iyo kuwa la shaqeeya oo dhami waayo waxaa Cadayn Idin ku filan Dagaalkii Xawaadle ku qaaday Alshabaab wuxuu Hassan la dagaalamay si cad iyo si dadbanba waxaa u tegay Ali Jayte Isaga oo ka dalbaday inuu Hassan ku Caawiyo Dawada iyo hub maxaa lagu sameeyay Ali Jayte Hassan wuxuu ku baqay in la soo Qabto Ali Jayte wixii dhacay waad Ogaydeen in Ciidankii Xawaadle ee dhaawaca ahaa lagu laayay Xamar wuxuu hor dhigay Sanbaloolshe oo ah Dameer Faras isku haysta Tolkiina Gacantiisa ku laayay.
Soomaaliyee Xawaadle
miyaad dib u argteen iyo Ali Jayte waa maya.
❌❌❌❌
Kkkkkkkkkkk hortu waxan jirin ama meel aan 2ax oolin waali maku gelisay
Maxaa markii hore Xamar lagala doonay? Puntland hadaysan dhaawaceeda daaweysan karin maxay dagaalka ka doontay.
Wll waakusalaamay. Anaga. Wiilasheena. Kudhaawacmay. Butland yaan Malaga. Geynin muqdisho. Waayo isbitaalada muqdisho. Waxaa kahow gala alshabaab. Xitaa kalkaalisooyinka. Walaaloow yaan lageeyn muqdisho. Wiilasha. Dhaawacaa
Beenloow umada ha Iska horkeenin wax ma garto ayaa run moodaayo
Moqdisho hadii lageyn lahaa waaba lagundili lahaa ilaah baana nooga geyn moqdisho Emirates ayey ugudbeyn dhawacii
Hassan wa cadow
Na xasan afkiina ka bixiya madaxwaynihii hore baad ubixiseene
Kkkkkkkkkkk hortu waxan jirin ama meel aan 2ax oolin waali maku gelisay