Waxaa la haya Faadumo oo ah garab aan wali guursan rag ayaa looga reebay Airport ka Muqdisho

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 чер 2024
  • #Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

КОМЕНТАРІ • 87

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox Місяць тому +20

    Maashaa alaah eedada soo qabatay kharbadan alaha siiyo ilmaha sacuudiga qabiil mayaqaanaan cabdicasiisow alaha kuugargaaro eedow halagu hubsado dadkeeda habaryarteed ama walaasheed

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 Місяць тому +18

    Caawa waa 9,,carafaad ilaah waxaan uga baryaa cabdicasiis Riyel inuu janadii ferdoowso ilaah ugu bishaareey isaga iyo labadiisii waalid Aaamiin Aaamiin Aaamiin yaarabi hooyo soomaali asc

  • @aminaaden-ox6ke
    @aminaaden-ox6ke Місяць тому +10

    اصبري اختاة ان شاء الله سيفرج الله كربتك ان شاء الله تعالي gabadha haysana Alle khayr haku abaal mariyo

  • @sahroali7203
    @sahroali7203 Місяць тому +3

    Allahu akbar warer waaye tano kale dadkeda alla hau sahlo yaarabi

  • @CoffeandTea1
    @CoffeandTea1 Місяць тому +5

    Subhana Allah caawinad Allah laga suga
    Illahow family keeda u sahal

  • @Ustaad402
    @Ustaad402 Місяць тому +15

    Sanad walba UA-cam ku wanagsan somalia shaqsiga ugu wanagsan somalia ayaan ku doorta aniga mahad sanid shacabka shaqada u heyso

    • @maryamabdallah3904
      @maryamabdallah3904 Місяць тому +3

      saxiix usteed cabdicasiis Reyal waa shaqsiga umadda soomaali weyn u duceeysto caawa waa 9,Carafaad waxaa ilaah uga baryaa inuu abakiisa ka dhigo janadii ferdoowso isagaa iyo labadiisii waalid Aaamiin Aaamiin Aaamiin yaarabi hooyo soomaali asc

    • @mohameddayib2894
      @mohameddayib2894 Місяць тому

      ​@@maryamabdallah3904waa sax waa nin wanaagsan khayr allaha siyo

  • @kheyrjecel58
    @kheyrjecel58 Місяць тому +5

    Kuw dhibasyey oo eraporka jooga masuul ma ahan laakiin maamada soo waday kheyr allaha siiyo

  • @fatumadagane4464
    @fatumadagane4464 Місяць тому +1

    Alahauso sahlo......inahooyo.....ajar. ilaheey hakasiiyo.........shaqadaan

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 Місяць тому +5

    Illaahay ha kuu soo dhaweeyo ehlkaaga insh allaah

  • @haboon123
    @haboon123 Місяць тому

    Ilaahay hakubarakeeyo abiazeezrealy hafadakallah ilaaha janada aduunyo iyo ta akhiraba sidaad ucaawisay dadka somaliyeed

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Місяць тому +3

    Allow usahal cideeda Yaa Rabi

  • @saidaabdi558
    @saidaabdi558 Місяць тому +3

    Illaahey ha u sahlo ehelkeda

  • @user-dk8yp6kx4n
    @user-dk8yp6kx4n Місяць тому +2

    Allah ha kuu sahlo

  • @nurtaabdullahiomar8125
    @nurtaabdullahiomar8125 Місяць тому +2

    Aamiin ilaahey ha u sahlo insha alaah

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 Місяць тому +5

    Way helaysaa inshaa allaah

  • @mancityfan660
    @mancityfan660 Місяць тому +2

    Alloow u sahal o xafid

  • @celimataan4923
    @celimataan4923 Місяць тому +3

    ALLE HAKU SAHLO EHELKAAGA OO DHAN AYAGA OO NABAD QABA

  • @halimoiman4890
    @halimoiman4890 Місяць тому +1

    Allah ha u sahlo ehelkeeda
    Waa murugo walaheeda kuwa ka dambeeya wey ka murgaayaan Allah kariim

  • @maxamedibraahimmustaf371
    @maxamedibraahimmustaf371 Місяць тому +3

    Allow usahal fimilkeda waa arin xanuun badan
    Allow sahal amuuraha insh allh

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Місяць тому +2

    Allaha kuu sahlo, bi idin laah kariim.

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Місяць тому +5

    Family geedii hadiiba ay muqdisho wax ka joogaan waa la heli insha allah

  • @user-fo4lg1ch9o
    @user-fo4lg1ch9o Місяць тому +2

    Allaha usoo sahlo family keeda

  • @ebrahimali1056
    @ebrahimali1056 Місяць тому +3

    HORTA. ALLE. HA KUU SAQIRO. DAD KAAGII. WLL

  • @nadiifosalaad1763
    @nadiifosalaad1763 Місяць тому +2

    Allaha kuusahlo walaalaha iyo waalidkaaga

  • @user-qf8ux6uz1o
    @user-qf8ux6uz1o Місяць тому +2

    Ilaahow u sahal ehelkeedii

  • @user-vc7xj9dz1s
    @user-vc7xj9dz1s Місяць тому

    Miskiin Ilaahay has sahlo 😢😢😢😢😢❤❤

  • @Maxamed747
    @Maxamed747 Місяць тому +2

    Allaha kuu sahlo wlshey

  • @faxiyoismanmaxamed8775
    @faxiyoismanmaxamed8775 Місяць тому +2

    Allaah usaahlo famiilkedaa

  • @JamacKahiye
    @JamacKahiye Місяць тому +3

    YA RABI UGUGAAR

  • @canabosman4171
    @canabosman4171 Місяць тому +1

    Allaha u sahlo ehelkeda

  • @adamdharar5860
    @adamdharar5860 Місяць тому +3

    Atriisho baadiyo u egetahay

  • @user-xq5zy1dw5u
    @user-xq5zy1dw5u Місяць тому +2

    Allaha usahlo dadkeda

  • @degan4
    @degan4 Місяць тому +4

    Murugo waa taboo kale
    Gabadha an qof kii shaqo abuur u samayn karo
    Qof karts leh bay iila ektahay

  • @Aadane1
    @Aadane1 Місяць тому +10

    Airport ka shaqalaha ma waxaa loo shaqaleyay inay dadka dhiban sii dhibateyaan waa dadkii larabay inay dadka caawiyan siba kudhibataysan sida gabadhaan

    • @sahroyusuf9130
      @sahroyusuf9130 Місяць тому +3

      Sifican uma fahansana cawinada dadka dhiban waa iska kaftaman ayago uu kur galen qofka

    • @Liiloowe
      @Liiloowe Місяць тому +3

      الله سهل

    • @user-wn9ez3mw9v
      @user-wn9ez3mw9v Місяць тому

      @@sahroyusuf9130 intaso lacaga kado qulqusha airportga siminaar xata Loma furo workshop!. Ano Xamarna ku dhashay waxan cagta u dhigin judanleydas inan isku dhacno ka cabsada

  • @abumoalim
    @abumoalim Місяць тому +1

    Allah usahlo dadkeeda, Qabiilkeeda Geledi waaye, waa reer Afgooye, inshaa allah wey heleysaa familkeeda.

  • @FaadumoAadan-iq7tr
    @FaadumoAadan-iq7tr Місяць тому +3

    Ilahay ha usahlo ehelkeda

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Місяць тому +1

    Horta ciid Mubarak gabadhaa waa gabadh sharfoon anaaraba ee ii soo dira magacaygu wakaa

  • @cabdinaasirxuseen6620
    @cabdinaasirxuseen6620 Місяць тому +2

    Illaahey ha usahlo ehelkeed

  • @user-lm7rv8jk1s
    @user-lm7rv8jk1s Місяць тому +1

    ilahey ha ku barakeeyo

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Місяць тому

    Allow u sahal

  • @user-cr3rw7qi3l
    @user-cr3rw7qi3l Місяць тому +2

  • @ashawooo
    @ashawooo Місяць тому +2

    illahaya ha uu sahal walidka iyo hilkeda walahi waa dhibta

  • @user-ou1gc1wo6k
    @user-ou1gc1wo6k Місяць тому +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Eman-108
    @Eman-108 Місяць тому

    اسال الله ان يفرج همك وييسر امرك اختي 😢🤲

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 Місяць тому

    ☝️ MASHA 🤍 ALLAH 💐 BARAKALLAH ☝️ FIIK 🤍 my 💐 brother ☝️🤍💐

  • @Bile.sharif
    @Bile.sharif Місяць тому +1

    Allaha ha u sahlo dadkeeda maskiinta😢

  • @sahroyusuf9130
    @sahroyusuf9130 Місяць тому +1

    Ilahow usahal gabdhaan yarabi familkeda

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Місяць тому +1

    Ale ha u saqiro

  • @Ruuney-te6xl
    @Ruuney-te6xl Місяць тому

    Allha u sahlo reerkeeda

  • @Mohamedjama-zt7zl
    @Mohamedjama-zt7zl Місяць тому +2

    Asc Ustaad Mowduuca dib u fiiri inta uu Barnaamijka soo dhicin.

  • @user-nz4hj5ri9i
    @user-nz4hj5ri9i Місяць тому +1

    😊

  • @wllcaska9689
    @wllcaska9689 Місяць тому +1

    Allaha usahlo

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 Місяць тому

    Wll wadmahadsanthy

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Місяць тому +1

    ALOOW CAAWI MISKIINTAAN AX AX

  • @DeeqAbdikariim-fi2bq
    @DeeqAbdikariim-fi2bq Місяць тому

    Hala caawiyo somalaay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂🎉🎉😢😮😮😊😅😅😅

  • @gulbahar2714
    @gulbahar2714 Місяць тому +1

    The same thing happened to me 😢

  • @hamdimacalin8656
    @hamdimacalin8656 Місяць тому +2

    Allaha kuu sahlo ehelkaaga abaayo sorry 😢

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ sxb walahi waxaad haysa shaqo laga rebay dowlada marka Mahadsanid

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj Місяць тому +2

    gaalo wa amiirada haysto sacuudiga nunafaqiin waa

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 Місяць тому +1

    Waxaan rajayn inuu reerkeeda gaaro fiidiyowgaan ilahaay ha u sahlo qoys keeda

  • @aminoaden6671
    @aminoaden6671 Місяць тому +1

    Allah ha u sahlo

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf Місяць тому +2

    Maa shaaAlksh ilaaha ka badbaafiyeey kawaran haday waraabayal heli kahaayeen😢😢😢

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 Місяць тому +1

    Maskiin gabdhan caawiya

  • @hassanhajir5878
    @hassanhajir5878 Місяць тому +1

    Runti Somali iskuma imani KARTO wayo adunka dhan ayan kala jogna qofkastana wadanku ka imaday ayu wata luqada

  • @user-cr3rw7qi3l
    @user-cr3rw7qi3l Місяць тому +1

    غقق

  • @falhadhagi2991
    @falhadhagi2991 Місяць тому +1

    Geledi afgooye leen dagnaa see camal geledige waye ku yeah ar abgalaa reer abtigeya 😂😂😂

  • @falhadhagi2991
    @falhadhagi2991 Місяць тому +2

    Geledigeda waydee goobroon miya mise gibil cad

    • @abumoalim
      @abumoalim Місяць тому +2

      goobroom iyo gibil cad lee maa Geledi ah, umada kale aabi? cajaa ib.

    • @falhadhagi2991
      @falhadhagi2991 Місяць тому +1

      @@abumoalim haa geledi waa goobreen Gibil cad umadee kale ii sheeg ana ka dhashay geledi

    • @abumoalim
      @abumoalim Місяць тому

      @@falhadhagi2991 Ar see wax uwadaa hee adiga

    • @samiraibrahim8281
      @samiraibrahim8281 Місяць тому +1

      Maashaa allaah walaasheey arinta kugu dhacday waan ka xumahay clipkan hada lee arkay waan kugu caawini lahaa ehelkaaga baadi goobkooda ileen beesha Galadi ayaan ka dhashay, waxan ku faraxsanahay inaad heshay walaashaada gabartii kusoo dhaweysay iyo Cabdicasiis really kheer allah hasiiyo Aamiin Aamiin Aamiin

  • @mmh8047
    @mmh8047 Місяць тому +1

  • @Himiilo-
    @Himiilo- Місяць тому +2

    Illahow adomadada oo xasi aha nahaye rabiyow kistas yarka ah on isku gargarno somali nimada rabiyow raxmadada nagu deeq