wiilkan oo la sheegay in Milatariga gacanta u galay 20 kun dollar aya ku baxday raadintiisa oo hada

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 чер 2024
  • #Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

КОМЕНТАРІ • 28

  • @MustafMohamed-gg9mn
    @MustafMohamed-gg9mn Місяць тому +1

    Ilahey haso sahlo sxpkey Maxamed xsn farax Jaanaa 🤲🏻

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 Місяць тому +2

    Illaahay ha kuu soo dhaweeyo wiilkaaga hooyo somaaliyeed insh allaah

  • @user-sg9ql6le8g
    @user-sg9ql6le8g Місяць тому +1

    Rabi hasoo dhoweeyo wixii dheer somali meel xun bey ku dhamaatey dal ba oow yaa ku leh dhaman kasta waa loo dhamaadey

  • @user-mk9cu4dl5t
    @user-mk9cu4dl5t Місяць тому +2

    Wcs hooyo mcn ilaahay ha ku sahlo wiilkaga waan sugaynaa adoo faraxsan in aad kusoo labatid halkaan mar kale eebe idinkiis ❤❤❤

  • @ashawooo
    @ashawooo Місяць тому +2

    illahaya ha ku sahalo mamma Wiilkaga rabi asiga nabda Qaba allaha idan kena inshallaha illahaya inta kala maqana ha isku kena Abdiaz illahaya qeera ha ku siya wanaga Ada uu hesata umada Somaliya

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 Місяць тому +2

    Allahayaw soonabad celi yaarabbi🤲

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 Місяць тому +1

    Waa laiibsaday. Kelyahaa lagalabaxay weydhamaadeen. Dhalinyaradii soomaaliyeed

  • @user-eu4yn5bl9k
    @user-eu4yn5bl9k Місяць тому +2

    Asc cabdicasiis allaha sahalo badiida allawo xafiid dhamaan intamusliina oo somaaliyed

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Місяць тому

    Allaha sahlo wiilkan yar illahow sahal wadanķa noo hagaji

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 Місяць тому +1

    ALLAAH HA U sahrlo wiilkeeda hooyadaan

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 Місяць тому +1

    Miskiin may ilahadalsii dhahdo mar uun

  • @farahmohamud138
    @farahmohamud138 Місяць тому +1

    ILAAH waxaan ka baryayaa in uu wiilkaaga helidiisa kuu fududeyo.
    Aamiin Aamiin Aamiin

  • @safiyoabdi3113
    @safiyoabdi3113 Місяць тому +1

    Amiin.yaarabi

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 Місяць тому

    Maskiin lacagtii baa laga dhamaysta reerka tuugaa heshay ilaahow soo badbaadi wiilka asagoo nabad qaba ilaahay ha idinka farxiyo hooyo

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 Місяць тому +1

    Yaarabi ushal

  • @farhaahmad-fia87
    @farhaahmad-fia87 Місяць тому +1

    Allow usahal wiilkeda

  • @umushuraim6426
    @umushuraim6426 Місяць тому +1

    Allaha.ku.sahlo.hoyo

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd Місяць тому

    Ilaahey ha u Soo sahlo meel fudud rabi ha ka Soo ifuyo

  • @user-px8uz8mr5k
    @user-px8uz8mr5k Місяць тому +1

    Waa maakan

  • @messil8080
    @messil8080 Місяць тому

    illaahay hasoo dhoweyo wilkaa

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 Місяць тому

    (20.kun iyo j.mcda lcg dhameestir ah maleh???)

  • @mancityfan660
    @mancityfan660 Місяць тому +1

    Dadka somalida waa iney fahman dadka maqan ma yar tirdooda inta badan waa dhalinyaro qaar badan waa dhinteen inta kalena xabsiyda ayey ku jiran dadka somaliyed ayan lo adegsada walalhod somaliyed lakin ma oga in dadkod la dilayo inta yar ow asiga qadanayo ayu fiirina qofka in adi lagu haysto aqro ilen ada gacan galiyey

  • @user-px8uz8mr5k
    @user-px8uz8mr5k Місяць тому

    Som

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 Місяць тому

    Soomali waa la dhameyey intee oo qof ayaa la layahay dadbaa iska guranaya

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Місяць тому

    ALE HASOO BADBAADIYO ILMO DALKIISA JOGA OROD BAX LAMA DHAHO

  • @kingkaahin9373
    @kingkaahin9373 Місяць тому

    Like me guys 😢

  • @CeydiidXaaji
    @CeydiidXaaji Місяць тому

    Back sodheh