Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Allah ha ku xifdiyo musow. Caf iyo musamax
huwantii iyo faarax macalin iyo Jabuuti yaanu ku casuumin dalka 19 December xaflada ay qabsanayaan dabaal dega caleema saarkiisa . haddii kale Dhaartiisu waa tii ina Khaliif
Mdwyne Cirro Xilka Allaha Ku Xafido,Shacabka Slnd In ay la shaqeeyan Dowladan Cusub,Kala Qaybsanaanta Shacabka Dan uma Ahan,Cid Kastaa Xil ayaa ka Saaran,Dowladu Waa Shacabka Xalka Gacantoodu ayuu ku jiraa!!!?
Xaaji basarow haku daalin dadkan xukunka la wareegtay
Kalawareeg barakaysan. Caf iyo musaamax.
Xaaji Basar adiga iyo Ubaxle 24waan idin wataa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ciiro haal dhiiba baa hiisata kuma haadalo raabitankise waarqad baa looqoora raabitan qof kaale leeyay
Hore u soconbasar 🎉🎉🎉
Macnuhu waa yaan lagaa waayin
Ummadda waa kala qaybsantay dibna isagu soo noqon mayso,ee aan runta isu sheegno.!!!!
Ilama aha M.ciro inu umada kala qaybsan midayn doono sbbto ah dadkiisaba kasoo horeeya intay umadiisu wax xagxagnaysana midnimo dhexdeeni inaga fog madaxwaynaw ugu horayn dadkaaga fadhisi una sheeg inay muxaafad yihiin
Ind hadal bartiisa dhig waxa laga kacaya dhicitaan iyo wax u dhow toona maahe ee wa dhaqan xumadi iyo midgaanimadi yusra ku kacday
Afkaaga Caano laguqabay
Waa siday tahay
Xaaji basarow ma kulmiyiihi dhacay baa waxkuu dhimay
waxd sheegty xaqiiqda
Sidaasaa loo kala fadhinayaa 5sano ee soo.socdo.
Muuse wuu ka seexdey sool bari iyo ceeragaabo labadaba wuu ka seexdey?
Cayaanka kulmiye wali way quusan la yihiin kan hadalkiisad ka dareemaysa xanuunka haya
Muse waa tagay
Yarkan xiiqsan war nasoo 😂😂😂😂
War dadKa is ogol ee kaftamay Kadhaxbay
Sxb duur waa magac labaad miyiga la yaqaan sidoo kale waa geedkaa aad sheegtay magaciis duur la yidhaa
Waad warfiican tahaye sxb hawsha halkaa kawada
Anigu waxaan ufahmay inuu uquusinayo oo uuga jeedo barakaysan bimacnaa miskiin
DUMARKAA AYAA ISKU JAAWABAA .MUSE BIXII dhaaqaan xuun ayuu naagu soo biriyee
Xooooooolo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Beeeeenaaaale
Cidwalba oo reer somalalad ahaba ciro Ayaa madaxweyene unoqon doona
Maandhicn
Waad buktaa wariye ee origa soo qaado .Adigu ma qu,aan akhriyaysaa
𝑥𝑎𝑎𝑗𝑖 𝑏𝑎𝑠𝑎𝑟 𝑡𝑣 𝑤𝑎𝑟𝑖𝑦𝑒 𝑞𝑎𝑎𝑙𝑖𝑦𝑎 𝑎𝑙𝑙𝑒 ℎ𝑎𝑘𝑢 𝑏𝑎𝑟𝑎𝑘𝑒𝑒𝑦𝑜 𝑔𝑒𝑒𝑠𝑖 𝑞𝑎𝑟𝑎𝑛 ❤❤❤ 𝑔𝑢𝑢𝑙 𝑆𝑜𝑚𝑎𝑎𝑙𝑖𝑙𝑛𝑑 💚🤍❤️💯
Allaahu Akbar kabiiraa
Xaaji basar guuleyso inaadeer
Waa nin fashilmay oo af bahaabahaaya ku hadlaaya ismuu lahayn waa lagu badaliyaa kkkkk warkaga waa lahaya
WadanBaba ay ayaa lagu wareejiyay
Muse wa hadal malGii galay duurxulkiisu
Ya ku yiri wa beshiisa?😂 war the lizards party is finished 😂😂
Gantaalkee ma wadankan badh maqanyay waar xishoida qarana looma dhaarin dalka looma dhaarin
Hadaan dalka loo dhaarin hadaa maxaa loo dhaariyay ma inuu cadawga soo raaco.
Kkkk waa hadal munaafaqeed?waa la ogyahy
Adeer afsomaliga waa naqaanaa hush?Adeer dalka muse isaga ayaa dalka xukumay😂😂😂😂😂😂 waa yaab ah.
😊😮😢🎉😂❤
ABDIRAHMAN AFCAANYO MUXU DEJINI MA WAX BUU MAAMULAA BA WAA ROBOT
Waar weriyaad sheeganaysaye lasug wakhtigiisa
Waar laba qudbadood qimee faraway udhexeeya
Allah ha ku xifdiyo musow. Caf iyo musamax
huwantii iyo faarax macalin iyo Jabuuti yaanu ku casuumin dalka 19 December xaflada ay qabsanayaan dabaal dega caleema saarkiisa . haddii kale Dhaartiisu waa tii ina Khaliif
Mdwyne Cirro Xilka Allaha Ku Xafido,Shacabka Slnd In ay la shaqeeyan Dowladan Cusub,Kala Qaybsanaanta Shacabka Dan uma Ahan,Cid Kastaa Xil ayaa ka Saaran,Dowladu Waa Shacabka Xalka Gacantoodu ayuu ku jiraa!!!?
Xaaji basarow haku daalin dadkan xukunka la wareegtay
Kalawareeg barakaysan. Caf iyo musaamax.
Xaaji Basar adiga iyo Ubaxle 24waan idin wataa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ciiro haal dhiiba baa hiisata kuma haadalo raabitankise waarqad baa looqoora raabitan qof kaale leeyay
Hore u soconbasar 🎉🎉🎉
Macnuhu waa yaan lagaa waayin
Ummadda waa kala qaybsantay dibna isagu soo noqon mayso,ee aan runta isu sheegno.!!!!
Ilama aha M.ciro inu umada kala qaybsan midayn doono sbbto ah dadkiisaba kasoo horeeya intay umadiisu wax xagxagnaysana midnimo dhexdeeni inaga fog madaxwaynaw ugu horayn dadkaaga fadhisi una sheeg inay muxaafad yihiin
Ind hadal bartiisa dhig waxa laga kacaya dhicitaan iyo wax u dhow toona maahe ee wa dhaqan xumadi iyo midgaanimadi yusra ku kacday
Afkaaga Caano laguqabay
Waa siday tahay
Xaaji basarow ma kulmiyiihi dhacay baa waxkuu dhimay
waxd sheegty xaqiiqda
Sidaasaa loo kala fadhinayaa 5sano ee soo.socdo.
Muuse wuu ka seexdey sool bari iyo ceeragaabo labadaba wuu ka seexdey?
Cayaanka kulmiye wali way quusan la yihiin kan hadalkiisad ka dareemaysa xanuunka haya
Muse waa tagay
Yarkan xiiqsan war nasoo 😂😂😂😂
War dadKa is ogol ee kaftamay
Kadhaxbay
Sxb duur waa magac labaad miyiga la yaqaan sidoo kale waa geedkaa aad sheegtay magaciis duur la yidhaa
Waad warfiican tahaye sxb hawsha halkaa kawada
Anigu waxaan ufahmay inuu uquusinayo oo uuga jeedo barakaysan bimacnaa miskiin
DUMARKAA AYAA ISKU JAAWABAA .MUSE BIXII dhaaqaan xuun ayuu naagu soo biriyee
Xooooooolo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Beeeeenaaaale
Cidwalba oo reer somalalad ahaba ciro Ayaa madaxweyene unoqon doona
Maandhicn
Waad buktaa wariye ee origa soo qaado .
Adigu ma qu,aan akhriyaysaa
𝑥𝑎𝑎𝑗𝑖 𝑏𝑎𝑠𝑎𝑟 𝑡𝑣 𝑤𝑎𝑟𝑖𝑦𝑒 𝑞𝑎𝑎𝑙𝑖𝑦𝑎 𝑎𝑙𝑙𝑒 ℎ𝑎𝑘𝑢 𝑏𝑎𝑟𝑎𝑘𝑒𝑒𝑦𝑜 𝑔𝑒𝑒𝑠𝑖 𝑞𝑎𝑟𝑎𝑛 ❤❤❤ 𝑔𝑢𝑢𝑙 𝑆𝑜𝑚𝑎𝑎𝑙𝑖𝑙𝑛𝑑 💚🤍❤️💯
Allaahu Akbar kabiiraa
Xaaji basar guuleyso inaadeer
Waa nin fashilmay oo af bahaabahaaya ku hadlaaya ismuu lahayn waa lagu badaliyaa kkkkk warkaga waa lahaya
WadanBaba ay ayaa lagu wareejiyay
Muse wa hadal malGii galay duurxulkiisu
Ya ku yiri wa beshiisa?😂 war the lizards party is finished 😂😂
Gantaalkee ma wadankan badh maqanyay waar xishoida qarana looma dhaarin dalka looma dhaarin
Hadaan dalka loo dhaarin hadaa maxaa loo dhaariyay ma inuu cadawga soo raaco.
Kkkk waa hadal munaafaqeed?waa la ogyahy
Adeer afsomaliga waa naqaanaa hush?
Adeer dalka muse isaga ayaa dalka xukumay😂😂😂😂😂😂 waa yaab ah.