Wax kasto ha iku qaadado bad baa rabaa buu dhahay. Marwalbone hanjabaad. Iyo in dhulka iska soo kalo asakoona cid kala tashan. I hope xasan sheeikh in laka aqli badin
X.asc.xasan madaxweyne.Somalo ma ah xasan shisheeyi ayuu u shaqeeya oyo dantiisa laskiin waxa ka sii xun shacabka Soomaaliyeed ee aan kacaynin .Soommali wadaniyiinti ma dhamaadeen.xasan bada ma leh ma iibikaro Badda.Soomasli oo dhan baa leh ee Soomaaliyey difaacda dalkiina hurddada ka ksca.
Hadeynu nahay shacabka soomaaliyeed uma ogolin itobiya iyo abiye baddeena iney lug ey soo geliyaan baddana waxaa leh dadkii ey naga dileen ee soomaaliyeed agoontey ka tageen, Marka wax badd ku saabsan ma ogolin meelaheey wax kasoo degsan jireen ha aadaan waxna hakala soo degaan eebow hashi somali weyn guul ❤🇸🇴❤🇸🇴❤
New SYL BAA LOO BAAHAN YAHAY DALKAAN BADBAADIYO ILLAAHEY HA NOO BADBAADIYEE KACDOON SHACAB SII DHALINYARADA INEY FADHIGA KA KACAAN GACMAHA IS QABSADAAN WALAALOOBAAN QABYAALADA ISKA DAAYAAN SOOMAALIYANA CADOWGA XIIRAXIIRAHA EE BADERNII IYO DHULKEENII NAGU SOO HUNGURIYEEYEY KA BADBAADIYAAN.
Hashiyo Musiibo Qaran baa dhacay wllo Xassan si kastaba Waa baabi iyay somalia mida la yaabka leh waxay tahay mar walba uu xassn sh yimado waxaa la qaata bad waxaa la isku laaya ciidanka xooga dalka iyo kuwa maamulada waxaa la isku diraa qabaa isha soomaaliyeed Taasna waxaa fuliya mar walba xassan sh maxamuud marka walhi si kastab waa u jabay Qarankii soomaaliyeed
Farmajo marku joogay itoobiya Somalia kuma soo xadgudi jirin wey kala saxiixdeen in faragalinta Somalia ka daayan farmajo dekad ma bixin wey ka wada hadleen in itoobiya Somalia dekad ee wax kala soo dagto la siiyo taana waa caadi shuruucda caalamka aya dhigeeysa in wadan hadu bad laheyn dariskiisa dekad u ogolaado lkn xasan sheikh wax walba wuu qaribay ciidanki wuu burburiyay dalkiina uu xaraashay ee qabyalada iyo munaafiqnimada iska daa adigu
Ordugaan maxaa ka galay bada soomaliya hadii la qaadanayo, isagu dalkiisa siduu sumcad u heli lahaa ayuu ka shaqaynayaa, Ninkii la xoogayo isagay jirtaa 😂
Somaliyey fadhiga ka kaca hadi kale magacin ha jiro midoba 😂hadey run tahay marna yeli meyno hana la soo tago maxkamad muuse biixi iyo xassan gurgurte labaduba hala soo del delo 😂dac wad ha laga geeyo maxkamada IJC😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wadankan waa loo tashadey in la burburiyo.madah weynaha tabar ayaa qabsatey teda kle xadhow waxa dhixi doonan shidalka qeyb ayaan ku leenahy. Ethiopia waxa ay ogaatey in somaliya caqabadooyin ay xeysato waxa ay u aragtey fursad an iska dhicin xadan nunahey shacab
HIYOO MAXAAD KA HADLI SOMALIYA IN LA GUUMEYSTO AYEY OGOLAATAY DIB NA LOO MAA ARKIDOONNO IYO GUUMEYSI AY U YERATAY. IMIRATKA IYO ISRAIL MAANTA WAA U FARXAAAD.SOMALINA WAA. U HOOG.
Heshiiskani waxa uu la mid yahay kii afweyne iyo mingeste kala saxeexdeen. Reer somaliland wax laga baqa ma jirto sababta oo ah badda cas somaliland ayaa leh itoobiyana waxay ka saxeexdeen heshiis. Haddii heshiiskaasi itoobiya ka baxdo iyaday u taalla halk a ay bad ka helayso.
Hassan inta uu somalia madax wayne ayaan u ah leeyahay allaha unaxariisto!!!!
Soomaliyey xasan Bahane halaga qabto dalka halaga badbadiyo 😢😢😢😢😢😢😢
Waala hoogay..anaa. gacan. Galay..yaa nala foontay.allow. usha dhexda qobo.amiin.amin
Badaasu waa gacan gashey Xasan sheekhna waa ruux aan dowladnimo aqoon maskaxiyana aan caadi ahayn.
Subxaanallaah Wey Noo Dhamaatayee Itopia Maa Dhulkeena Iyo Badeenaba Wey Isku Darsatey Miyaa Subxaanallaah 🇸🇴🙏😭
Xasan shiikh iyo geleha jabuuti iyo abiy heshiiska siqarson ayey uwaden lkn illahay ayaaa fashilay oo muse bixi ayaa fashilay xasan wuxu kaxumaday markii uu qaylinayey fashiilka heshiiskii uu qarinayey ee urabay inuu qarsodida kusaxiixo somalidu waa dad aan waxba fahmayn xasan inuu bada gatay horey ayan u ogayn illahay hanaga qabto Allah calol xumo wayna 😢😢😢😢😢😢😢 illlahow adaa joga marwalba iyo melwalba illahow adan waxba kaqarsonayn ee cadowga naga qabo yaa Allaah yaa Allaah yaa Allah
Saw uma baahna baarlamaan heshiisku. DEE Barlamaanku ha diidaan uun.
Dalka 🇸🇴 🇸🇴 Allah badbaadsho
Illaahoow ayaa joogo oo jaliil ahe xasan sheekh naga qabo oo dadka iyo danaha walaalaha soomaaliyeed noo bad baadi yaa rabul caalamiin.
Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
Wadanka isagu maleh xassan sheekh
Viva the republic of Somaliland❤mother of policy❤
SUBXAANLAA SOOMALIYA XASAN WU DHAXL WAREEJIYEY SOOMALIYEEY KACA DALKA BAD BAADIYA 📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢
Wax kasto ha iku qaadado bad baa rabaa buu dhahay. Marwalbone hanjabaad. Iyo in dhulka iska soo kalo asakoona cid kala tashan. I hope xasan sheeikh in laka aqli badin
Xasan ha laga dajiyo Kurdiga Hana lasso celiyo baddeena soomaaliyeeey 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Maphia groups Allah naga qabto
إنا الله وانا إليه راجعون
X.asc.xasan madaxweyne.Somalo ma ah xasan shisheeyi ayuu u shaqeeya oyo dantiisa laskiin waxa ka sii xun shacabka Soomaaliyeed ee aan kacaynin .Soommali wadaniyiinti ma dhamaadeen.xasan bada ma leh ma iibikaro Badda.Soomasli oo dhan baa leh ee Soomaaliyey difaacda dalkiina hurddada ka ksca.
Hishiiska tutkigaa qoray , labada wadan waxba si khaasa uma kala saxeexan lkn waa loo kala saxeexay , saas bay ukeeyihin they ,waa turkidii qorty
Shaqa la'aanta iyo war jeclideeda ayaa wax kasta oo aanay shaqo ku lahayn ka hadalkooda ayeey ku nool yihiin.
SUBXAANALLAH.NINKANI SOMALIYA WU WAREYJ8YEY EE SOMALIEYEY MAXAAD SUGAYSIIN SOMALIYA WA LA QAATAY
Asc. Maxa naga dhaxeeya itobiya xasan ma suul baa. hunguriga badanaa xeeshad yaree
Asc walaahi aad baan ugu xumaaday meesha lagu qawracay masiirki umada. Allah akbar dhulka soomaaliya ilaah baa leh soomaali buu siiyey. Wixi khaa in ah naga qabto. niman talin jirin aanan gayin gobaninada maxaa naga dhaxeeye wiilkan oromada ah. oo bahalow. Turkiga waa khaa in haduu wax tarayo reer qaso buu u hiilan lahaa ? Ma anagoo noo Guilin ?
Hadeynu nahay shacabka soomaaliyeed uma ogolin itobiya iyo abiye baddeena iney lug ey soo geliyaan baddana waxaa leh dadkii ey naga dileen ee soomaaliyeed agoontey ka tageen,
Marka wax badd ku saabsan ma ogolin meelaheey wax kasoo degsan jireen ha aadaan waxna hakala soo degaan eebow hashi somali weyn guul ❤🇸🇴❤🇸🇴❤
Shacabka yaa la tashana, awood ma laha, iyagoo u jeeda ayay ethopiya ka adeeganaysaa badooda 😂
@@Cabdiraxman..Gaalkacyo waa in dhaliyarada ay sameeyaan kacdoon shacab oo ku salaysan badbaadinta wadanka iyo hormarintiisa
Shacab awood wuu lee yahy lkn shacab somali qabiil han yuu u liita tabar uu ku kaco malahn
Khaainulwadan weeye xasan sheekh e barlamaanku wadanka habadbaadiyo haday iyagudhaamaan
Musiibo Somalia 🇸🇴 Ku Dhacday Waa Maalintii Uu Madaxweyne Somalia 🇸🇴 Ka Noqday !! Shaqsi Aan Garaneynin Dawladnimo & Hanaankeeda Waa Exactly Xasan Sheikh !! Qofka Noocaas Oo Kale Waxa Uu Ahaan Lahaa In Uu Yeesho La Taliyaal Aqoontoodu Sareeyso!! Xasan Xoolo Malahan La Taliyaal Aqoontoodu Sareeyso Oo Ka Qabto Wax Yaalaha Uu Saxiixaayo?? Somalia 🇸🇴 god Madow Oo Dheer Ayeey Ku Dhacday !! Maalintii La Doortey Xasan Sheikh !! Soomaliyeey Yaan Laga Ogolaan Hishiiskaas?? Kuwaan Doqomada Ah Ee Noo Fadhiya Parliament Ku Sheega Kuwaas Ilaahay Duf Haku Baxeene Ha Diideen Yeesan Sixiixin Oo aysan Legitimacy Ka Sii Dhigin!!Waxa Suu Soo Ogaaladay Xasan Dhiiqo Yeeysan Haka Diidaan Waa Hadii Ay Rabaan In Ay Badbaadiyaan Somalia 🇸🇴 Waxa Uu Soo Saxiixay Xasan Dhiiqo!! Somalia 🇸🇴 God dheer Oo Madow Ayuu Ku Riday Yeeysan Ayagana Kula Sii Riixin In Ay Kula Sii Ridaan Ee Asaga Gacan Bir Ah Ha Isaga Qabtaan??
Rabbiyow Dalka badbaadi
Somaliya maanta waxay u bahantahay kacdoon xukunka looga rido hasan.
Waa in halis weyn heshiska hasan sheikh la galay itoobiyanka.
Soomaaliya soomaali baa leh
Bada Soomaaliya cid aan soomaali aheyn uma ogolin badeenu iib maaha
Qayaano qaran waaye kaas heshiis maahane mida kale shacabka soomaaliyeed ayaa laga arkey ineysan waxba ka dhiidhineyn
Coolly raadis
Ninku amuu naboob siiyay waan zhakiyay laakiin taariiq aaqormi doonta
New SYL BAA LOO BAAHAN YAHAY DALKAAN BADBAADIYO ILLAAHEY HA NOO BADBAADIYEE KACDOON SHACAB SII DHALINYARADA INEY FADHIGA KA KACAAN GACMAHA IS QABSADAAN WALAALOOBAAN QABYAALADA ISKA DAAYAAN SOOMAALIYANA CADOWGA XIIRAXIIRAHA EE BADERNII IYO DHULKEENII NAGU SOO HUNGURIYEEYEY KA BADBAADIYAAN.
Waalan waan kaxumahay waxay ilatahay bas mw xassan sh marhe ayuu dhulka iibiyay dakanna iibiyay waayo talaba gan uguma jirto waayo waxa talka kataliyo waa dowlado shisheeye ciday doonaanba ha ahaadeento shan sano ayuu weer xidhna oo uu caytamayay laakin akhiiran sidaa ayuu kudanbeeyey xasbiyaallaahu wanicmal wakiil
Adeerkaa Farmaajo miyaanu ahayn kii afar dakadood Somalia ka iibiyay🤔
Xasan garguutheh iyo maamulkisa failer muqdisho ee xamar sfcn ayaa bahdilay wle turkey Ethiopia iyo Somaliland sfcn Mou u hirgalinayaan
Wa guul uso hoyatay hawiye Ethiopia maxa kaligeen cadaw noga dhigax 2006 eheed markey cuqdad qabayaal darood muqdisho xabashi uso hor kaceen si hawiye luugu duulo wixi ka dhacay wala oga hada anaga iyo Ethiopia walalo ba nahay ❤🇪🇹❤️🥰
Adigu armaad Ethiopian tahay?
Ethiopia qorshihii ahaa ku qabso ku qadi mayside waa u shaqeeyey😢
Awalbaaan ogaa in Xasan belo soo wado, dadkii is indhatirayey hadday runta ogaadeen
Hashiyo Musiibo Qaran baa dhacay wllo Xassan si kastaba Waa baabi iyay somalia mida la yaabka leh waxay tahay mar walba uu xassn sh yimado waxaa la qaata bad waxaa la isku laaya ciidanka xooga dalka iyo kuwa maamulada waxaa la isku diraa qabaa isha soomaaliyeed Taasna waxaa fuliya mar walba xassan sh maxamuud marka walhi si kastab waa u jabay Qarankii soomaaliyeed
GORMA,ITOBIYA,IYO,,,SOMALIYA,SAXIB,NOQDEN,SOO,TII SHALEY,MADAX,WEYNUHU,LAHAA,WAA,CADOWGENA,KOBAD,ITOBIYA,
haashi waan ku salamay
😢faqash wabaa wabaa😢
Somaliya awalba qabriga jorkisa ayay taley hadana waaa lagusii ridey iam so sorry dadkeyga iyo dalkeyga nasiib darada idinku dhacdey 😭😭😭😭😭😭😭😭
Walaal xaashi warbaahinta aan heysano ee caalamiga ah waa horfadhi media ee codkeena gaarsii mw xasan.
Leef keef baa Soomaali u god galaysaa!!!😂
Mw xasan sheekh dalka halaga qabto waa nin masiibo ku ah soomaalida hada waxaa uu rabaa dalka inuu liqo
😂😂😂😂😂 bada waa laga fogeeyey Sida ilaahay ugu fogeeyey kulahaa.
Guushan waxa gadhay somaliland maanta iyo horeba guuul👍👍👍👍👍
Hassan Sheikh is a traitor! Hawiye stop this man! This is about Somalia existence not about Qabil anymore!
Qolada 3aad = ( 1 ) Somaliland Xasan Sh na wuxuu,ahaa Dillaal goob joog ah
Allaha ha ka Qabto Xasan Xarami
Waa masrixiyad in qof aaminsan qabyaalad uu hadana kahadlo dan soomaaliyeed,anigu cida madifaacayo laakiin dadkii Ethiopia markii uu farmaajo lahaa walaalaheen afar dekad ayaan siinay wey ogolaayeen tan xasana wey diidayaan,qof kasta oo hadla horey baa lagafahmayaa qabiilka uu yahay,maaweelada iska daaye wadanka hala qeybiyo waa hubaa inaan wadan soomaali layiraahdo jirikarin.
Farmajo marku joogay itoobiya Somalia kuma soo xadgudi jirin wey kala saxiixdeen in faragalinta Somalia ka daayan farmajo dekad ma bixin wey ka wada hadleen in itoobiya Somalia dekad ee wax kala soo dagto la siiyo taana waa caadi shuruucda caalamka aya dhigeeysa in wadan hadu bad laheyn dariskiisa dekad u ogolaado lkn xasan sheikh wax walba wuu qaribay ciidanki wuu burburiyay dalkiina uu xaraashay ee qabyalada iyo munaafiqnimada iska daa adigu
Itoo biya jabuuti ha aado
Soomaaliya maalin madow bey u aheyd maalintii shaley mid waa dagaskii raaskanbooni iyo heshiiska bada ee itoobiya
Maxaa uu ku baddashay dalka uu bixiyey ,ma bixin-karaa qof Dal iyo bad ummadeed,
😭😭😭😞😞😰😰🥵🥵
ORDUGAN,MUXU,KA,FADIYEYA,INUU,,BADENA,,ITOBIYEY,,GARAB,KAU,SIIYO,INEY,QADATO
Erdogan waa dilaal,xasan gurguurte ayaana yidhi anaga iyo Ethiopia dilaal noo noqo.
Ordugaan maxaa ka galay bada soomaliya hadii la qaadanayo, isagu dalkiisa siduu sumcad u heli lahaa ayuu ka shaqaynayaa, Ninkii la xoogayo isagay jirtaa 😂
Xamar iyoh gal mudud raac
War halagadhi dhiyo arinka xadaxwey nihi kudhaqaqay dad kinawakalaqeybiyay badina cadaw usaxixay somaliyey hurdada halagakaco ee an umidowno itobiya
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤
O5
Wii fara sii
Fariid
Hooyadaa furiinka iyo fasaqaada ka was
Tuug tuug dhalay
Calol xumo daradeed maba dhagaysan karo warkan😢
Kuwii dhex dhexaadinayey ayuu ka hadlayaa they ideen iyagu isma soo doorane welina way dhimanyihiin fasiraadii gudi ayaa loo saarey
Acuudu bilahi
Somaliyey fadhiga ka kaca hadi kale magacin ha jiro midoba 😂hadey run tahay marna yeli meyno hana la soo tago maxkamad muuse biixi iyo xassan gurgurte labaduba hala soo del delo 😂dac wad ha laga geeyo maxkamada IJC😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Bada ader hawiye le madifaacayo wadanka dhan hakuwarejiyo
nio qabiilka iskadaa waa aragtaa qabiil meesha uu nadhigay
Maxaa dhulkayaga galieuey Shakiga??
Wax badan baan iri weli qeeylo mayeerin,lakiin hadda ayeey qeeylo yeedheey .
Udaygani dalk bad iyo beriba waa babiyey haladacweeyo
Wadankan waa loo tashadey in la burburiyo.madah weynaha tabar ayaa qabsatey teda kle xadhow waxa dhixi doonan shidalka qeyb ayaan ku leenahy. Ethiopia waxa ay ogaatey in somaliya caqabadooyin ay xeysato waxa ay u aragtey fursad an iska dhicin xadan nunahey shacab
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Xasan qoslaaye muxu maa mula 2000 heshiis bu iska sexeexay 3 sano hayay mesha midna ma suurta galin 😅
😢😢😢😢😢😢😢
Waxan side loga hortaga
HIYOO MAXAAD KA HADLI SOMALIYA IN LA GUUMEYSTO AYEY OGOLAATAY DIB NA LOO MAA ARKIDOONNO IYO GUUMEYSI AY U YERATAY. IMIRATKA IYO ISRAIL MAANTA WAA U FARXAAAD.SOMALINA WAA. U HOOG.
Warow war bad eday
Heshiiskani waxa uu la mid yahay kii afweyne iyo mingeste kala saxeexdeen. Reer somaliland wax laga baqa ma jirto sababta oo ah badda cas somaliland ayaa leh itoobiyana waxay ka saxeexdeen heshiis. Haddii heshiiskaasi itoobiya ka baxdo iyaday u taalla halk
a ay bad ka helayso.
Hada ma ethiopia baa loo kala odayaasha
Yaab😢
He have to face impeachment
Goojacade Bad malaha,halkee Somali kadhaxaysa?
Noo
Adigo kafaideysanayo qibradada wariye nimo io aftahanimada walalow Haa na marahabaabin marka arinta bada Somaliya si hufan noogusogudbi
xasan jaahil cadawga soomaaliya ah soomaali ayada ayaan dad again waayo ayaga qabiil ahaan udoortay eeda xasan kalimantan maladaptive soomaali oo dhanaya leh waxase layaab leh badajoz. uu siinayo
Friid
Bada Muqdisho iyo Hobyo ayaa Ethiopia la siiyay, waa si wanaagsan,, aaaway kuwii qaylin jiry dhihi jiray badeena Amxaar lama siin karo.🤣🤣🤣🤣
Dal xaraashe.
Waka hala joojiyo ee wadanken haladifaco
Aderyaal ethobiyo mamba iska dhicin karnee anka kale adag kaliya dagaal waxuu nomarayey raskamboni iyo goja cade iyo birjeex aye shekada inoo mareysay anka isku landhero oo isku xoog badan hosha nalaga sugayo aan wadno etobiya shaqadeed anka isbabino etobiya hosheda aan qabnaa kor aye naga dawada doqomoda ah isdilaan waye somalida aniga aye ii shqeneyaa aye leyhiin xabashida ah isdilaan waa cawaan waye aye leyihiin umad babaday banahay caawan ah jahiliin ah ayaa nahay nacalad haku dhacdo somalida waa cawaan jahiliin diintoda waa qabyld ayka isku. Xanin weyn kaliya
Kuki malaha
1
Nooo
Hal kaas
Eithoopia maanta waxay joogtah guul guuul maanta👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Never work
Waxaan ahay arday marta sharciga, waxaan aaminsanahay Inay nasiibdaro tahayba marka Hore in Ethiopia badeena iyo dhulkeena lagala hadlo waana natiijada kadhalatay isqabqabsiga dhexdeena sikastaba ha ahaatee marnaba marumoobi doonto riyada Ethiopia💪🏼
insha allah
Waa kuku raacsan nahay. In lakala hadlo. Ma ahaan.
Maxaa dhulkayaga galieuey Shakiga??