masha allah Its good to see the people of Hargesia getting up and working very hard. Allah has given us a brain and we need to use our brain at very moment. I am please for the people and would encourage to keep doing what they are doing but always remember Allah the most merciful the most great. I am sending you all a big hug. ❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍💕💕💕💕💕💕💕💕
Wooow.... Masha'Allah. Wlh waa arrin aad Qalbigayga soo jiitay. Tan oo kale waa sumadaha lagu garto muwaad8ninta saxda ah. Alla habarakeeyo cidii fikrtka keentay iyo dhaanba cidkasta oo ka.qayb gashay. Waan keclaa in la shaqeeyo muwaadininta dedaalaya
MASHALLAH. WAA KUWAA DADKA WADANKOODA JECEL EE AMINAY OON QABAX YAR WADANKINA KU SOO CAYA LA ODHAN. INTA WADANIYINTA AH EE SOMSLILAND WAA 95%. INTA YARE EE UNKURIGU QATAYNA ALLAH HA INOO SOO HADEEYO. SOMALILAND GUUUUUUUUUUL
guuul iyo gobanimo walee wakaa dadkeeni bartay wax wada qabsigii iska wax u qabso wax yar maha u ka ca dalkiina dhaman aradayda kama liiidantane ilahay baarakeeye ameen
Wasiir dadka boobaya xildhiban dalka boobaya ayaa inala daadagay lacagta dalka Soo gasha waxa xaq u leh macaliminta askarta dhakhatirta dhakhtarka dawlada jooga Hadi dalka inta loo dhiso citiraf inaga maqani ma jiro lakiin niman aan xaq u lahaynbaa lagu bixiya suldan la laaluusho oo kursiga lagu ilashado
Wixii dawladu qaban laheyd oo wax yari ku bixi lahaayeen ayaa caruurtii iyo macalimiintii bixisey hadana dhisayaan cidina uma maqna ceela uma qodna alle mooyee
@@anabmohamed344 intaan ka war hayo haa waa la dayac tiray waxayna ku xidhan tahay maamulaha siduu ula xidhiidho wasaarada uuna ugu sheego baahida schoolka ee dhismaha
Waxa loo baahanyahay dhalinyarta xaafadaha iska huruda ee marka ay soo kacaana Facebook'ga ka fadhadhaqleya in ay dawladu inta ay soo ururiso ay wadooyinka ku dhisto sidoo kalena qashinka magaalooyinka kaga uruuriso wixii kalee hawl qarna ah ee ay dawladu u baahantahay ay ku fushato.
Mashallah Allah ha barekeeyo
Alle ha guuleeyo Maamule Cabdiwahaab shaqo aad u fiican ayuu wadaa.
Maasha Alleh allow umadayda ka wada dhig kuwo oo kale aad ayaan idiin hambalyaynaynaa
Waa taa tan kaliya ee horumar lagu gaadhi Karo maansha alaah qudhacdheer
Masha allaah 👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍❤❤🌹🌹🌹
masha allah Its good to see the people of Hargesia getting up and working very hard. Allah has given us a brain and we need to use our brain at very moment. I am please for the people and would encourage to keep doing what they are doing but always remember Allah the most merciful the most great. I am sending you all a big hug. ❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍💕💕💕💕💕💕💕💕
Mansha Allah Thanks 🙏🏼 🤲🤲🤲🤲👏👏👏👏👏👏👏👏
Manshallah runtii wa wax lagu farxo 👏👏
Congratulations qudhacdheer school ❤👏
Wakaa horumarka dhabta ahi.
Guulaysta ILAAHAY idamkii
Maamulayaasha kale Ha ku daydaan maamulahan wanaagsan
Masha Allah guul iyo gobanimo 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
Masha Allah waa wanaag ee hambaliyo
*maansha allah waa arin bogaadin iyo dhiirigalin u baahan*
masha allah ilahay ha ubarakeeyo mamulka iskuulka macaliminta ardayda iyo walidiinta dhamaan tood
Masha Allah kudayasha wacan Reer Hargaysa hore usocda garbkina midig kur Alle haka yeelo insha'alah
Ilaahay haydin garabgalo maasha allaah
Maasha ALLAAH
Masha allah hore u socda walallayaal
Masha Alleh unity is power
no man is an island
Masha allaah ❤
Wllhi mrkaan arkay vediogan waan qirooday gacmo wadajirbay wax ku qaban karnaa qarankenona ku dhismi karaa
Masha Allah ❤
Masha Allah Guulaysta
Wooow.... Masha'Allah. Wlh waa arrin aad Qalbigayga soo jiitay. Tan oo kale waa sumadaha lagu garto muwaad8ninta saxda ah. Alla habarakeeyo cidii fikrtka keentay iyo dhaanba cidkasta oo ka.qayb gashay. Waan keclaa in la shaqeeyo muwaadininta dedaalaya
Maansha Allah, hambalyo ayaan leeyahay ugu horayn maamulka, mucalimiinta, iyo waalidiinta sharafta iyo maamuuska leh ee qof waliba meesha kaga haboon uu howshaa school ka qudhacdheer ay uga qayb qaateen. Aduunkana taariikha ayaa uu idiin galayaa aakhirana ilaahay raxmadiisa ayaad aydin ku heli insha Allah.
Alle haku guuleeyo
Maasha alle alle haidinka abaalmRiyo gacmo wada jira
Msha alah dad iskood isku xilqaamy wxy badali kraaan inad dhan .waa school kudayasho mudan.
Masha allah tabaraka allh
Masha Allah quracdheer school
Mshllah Allah ha in sharfo
Waa Dugsi ku dayasho mudan
maaasha alla waa wax lagu farxo oo lagu daydo weliba
Masha allah wa dugsi hoose dhex kaga baxay 2003 ila 2004
Mansha allh
waa hurumar kudasho mudan
Hadaynu sidaa ku sii wadno ilaaahy mooye cid kle uma baahnin
MASHALLAH. WAA KUWAA DADKA WADANKOODA JECEL EE AMINAY OON QABAX YAR WADANKINA KU SOO CAYA LA ODHAN. INTA WADANIYINTA AH EE SOMSLILAND WAA 95%. INTA YARE EE UNKURIGU QATAYNA ALLAH HA INOO SOO HADEEYO.
SOMALILAND GUUUUUUUUUUL
MchlH wado wanaagzan dalka uhorseeden
Mcha allh
Woooow😯 dugsigayga qudhac Dheer I LOVE HIM SO MUCH 💕❤masha allh
Masha allh
guuul iyo gobanimo walee wakaa dadkeeni bartay wax wada qabsigii iska wax u qabso wax yar maha u ka ca dalkiina dhaman aradayda kama liiidantane ilahay baarakeeye ameen
Unbelievable ..........
Tani wa FaraHa isbadalaka ummadu halku ka bilawmo dhakhaatiirteena aya inugu xigi doonta
Arintaasi halagu daydo dhamaan iskuulada oo
dhan in sidaasi wax loo wada qabsado.
somaliland guul
👍🏼👍🏼👍🏼
Mashaallah
Masha allah alle haydin garab galo
Barnaamijka aad u wanaagsan oo ku dayasho u baahan muruq iyo maalba waa in aad galisaa schoolkaaga waana fikrad fiican
Mansha alaah raganimada
Ayaa kujirta waxwada wabsiga
Masha Allah bore u socda dadkygow
100 m² waaaye maamulaha shucuurbaaa qaadee
1m hadii xitaa dhisaan waxay dhaantaa 1km oo bilaa dhisme ah
Mzha allaH alle Haydinla Garab galo Hawzhaad wadaan
Dugsigaygiiii qudhac dheewr
Guulalla
waa dad goba oo loo diiday horu markii
Gacmo wada jir ayay wax ku go yaan
*5 Ta Dislike ta Saarty Maxay damacsan YihiiN*
Somaliland waxay haysata shacab isku duuban lkn dawladnimadibay eber ka thy
waa maamule ku dayasho mudan in ardayda la baro isku tashiga iyo wax wada qabsigu waa shay ka qaalisan duruus badan oo ay dhigtaan
Wlhi garxajiska 10jikooda hadlkiisu kudeeqayaa dad nool igadhe walaaladayo habr maagaado noolaada
Ka dislike siyey ma Soltelco tolow 🤔🤣
😂😂😂😂
😂
☝️🇸🇴💙
Hhhhhhh xaguu ka shaqeeya weligood may arag 😂😂😂
Waxay kamid tahay kartida umadu ku talaabsan karto iskaa wax u qabso
Wasiir dadka boobaya xildhiban dalka boobaya ayaa inala daadagay lacagta dalka Soo gasha waxa xaq u leh macaliminta askarta dhakhatirta dhakhtarka dawlada jooga Hadi dalka inta loo dhiso citiraf inaga maqani ma jiro lakiin niman aan xaq u lahaynbaa lagu bixiya suldan la laaluusho oo kursiga lagu ilashado
Doorkii dowlada hoose, doorkii dowlada dhexe,. Doorkii hayadaha dalka buuxiyay ee siminaarka saamuusaha inagu waalay, mid ama aragno,. Dadaalkii noolaa maamule golaha deegaanka Bal wax u sheeg.
m.a allah zxpyl
Wixii dawladu qaban laheyd oo wax yari ku bixi lahaayeen ayaa caruurtii iyo macalimiintii bixisey hadana dhisayaan cidina uma maqna ceela uma qodna alle mooyee
Khasab maaha inay dawladu wax walba qabato dalka waalada leeyahay ninkii wax ka qabanaya
Dawlada waxaa shaqadeedu tahay class yada inay dayactirto balse daaradu kuma jirto inay dawladu wax ka qabato
@@akaadirmohed8310 ok waa sax classyada ma taabatey xitaa schoolka wax ma ka qabatey iyo qaar kale oo baahan oo burburey ilaa daaqadii
@@anabmohamed344 intaan ka war hayo haa waa la dayac tiray waxayna ku xidhan tahay maamulaha siduu ula xidhiidho wasaarada uuna ugu sheego baahida schoolka ee dhismaha
@@akaadirmohed8310 mar hadasd sidaa u soo jawaabtey wllo xaga dhinacaaga iyo aakhirana xasuuso dawlada waa la ogyahaye
Waxa loo baahanyahay dhalinyarta xaafadaha iska huruda ee marka ay soo kacaana Facebook'ga ka fadhadhaqleya in ay dawladu inta ay soo ururiso ay wadooyinka ku dhisto sidoo kalena qashinka magaalooyinka kaga uruuriso wixii kalee hawl qarna ah ee ay dawladu u baahantahay ay ku fushato.
Horta wll dawladi ma jirtaa baa ka horaysa.
Marka ay lacag qaadanayan uun bay dawlad yihiin.
Maasha allaah
maasha Allaah
Mnsha allah
Masha Allah
Masha Allah