Deg-Deg: Dadkii Hargeysa Qarxiyey oo Xogtooda la Ogaaday

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV UA-cam Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

КОМЕНТАРІ • 131

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Рік тому +24

    Waar iga tag waad iga nixisay qarax maanta dhacay ayaan mooday xasbunalaahi wa nicmalwakiil ilaahay koonfurna uga gargaar

    • @ifrahismail5462
      @ifrahismail5462 Рік тому +1

      Kkk walahi waan naxay aniguba maxaa hada keenay sheekadan

    • @ayaan7389
      @ayaan7389 Рік тому

      Nin Jan wuxuu yahay hala ogaado

  • @sucadbileahmed8004
    @sucadbileahmed8004 Рік тому +5

    Subxanallah alle ha inaga badbaadiyo

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 Рік тому +5

    Horyaal 24tv qofkan haha daba galo ciidanka abniga wargaliya Ninkan anigu waan kashakiyay hadaanu maskaxiyan ubukin ama aanay faanka ahayn malaha waxbuu ka ogaa

  • @somtutorials3683
    @somtutorials3683 Рік тому +9

    7m weeye somaliland ugu yaraan Hargaysa 2 badh baa ku nool

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 місяці тому

    Guuuuul somaliland

  • @muna619
    @muna619 Рік тому +2

    Bismilahi raxmani raxim laxowla wan gatiiray inuu manta dhacay baan moday alxamdu lihi rabilcañamin

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii Рік тому +1

    Ilaahay inaga iyo umada islaamka ba ha inaga ilaaliyo qarax.

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Рік тому

    Allah Ha u Naxariisto Aamiin.

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Рік тому

    Xaraxa ileeyn reer hargeysaa ku horeeyey xamar qaraxii shaamow aa ugu horeeyey 20209

  • @sheekhxamse7736
    @sheekhxamse7736 Рік тому +8

    Allahayaw tii noogu danbeysay nooga dhig

    • @apdirahmansuldaan8020
      @apdirahmansuldaan8020 Рік тому

      Waysoo socotaa Waayo qoomulud iyo kiristan sownaka aandoorany from hargaysa saacad muuse

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Рік тому +1

    Reerka Jiiraankena Ah Ayaanka Khoofay iyaga Unndheh💯

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Рік тому +1

    Very interesting

  • @aryanali6527
    @aryanali6527 Рік тому +3

    Ha noogu yeedhina

  • @samirabilan1971
    @samirabilan1971 Рік тому +2

    allaha inagaa nabaad yelo qaraxyadan dadkina reer muqdisho inaga dilaya allahu akbar

    • @abwaanqasimofficials3902
      @abwaanqasimofficials3902 Рік тому

      Oo

    • @abwaanqasimofficials3902
      @abwaanqasimofficials3902 Рік тому

      Óym

    • @maaadamm298
      @maaadamm298 Рік тому +1

      Samiira ma afsomaligaad aqoon mise waakaa doqoniimo, reer muqdisho dhib xun beykuhayaan argagixisada Allah hakadulqaado, anaganah Allah ha inaganabadgeliyo aamiin. Adiganah qaladka Allah uga toobadkeen .

    • @samirabilan1971
      @samirabilan1971 Рік тому

      @@maaadamm298 dadkenan ka waday qoralka iga qaldamay wallo reer mugdisho wa daadkayagi

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o Рік тому

      @@maaadamm298 maansha alah said ugu saxday oo aad ugu cudurdaartay waa gobanamada laidinku yaqaan

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 Рік тому +2

    Somaliland cadowgeeda qudha waa dowlad ku sheega muuqdisho.

  • @imdejiye5829
    @imdejiye5829 Рік тому +1

    Maxad uguso qoraysa dadki ayaa la ogaadey waxani waa sheeko ee lama ogaan ila hada jooji beeta ad views adku rabto

  • @cigaalcigalhore4828
    @cigaalcigalhore4828 Рік тому +1

    asc maxaad bari hore u sheegi weyday arinta maxaad ula sugtay 14 sano kadib thanks

  • @abdifataaxyusuf7028
    @abdifataaxyusuf7028 Рік тому +2

    Subxaanallah waa cibroqaadasho

  • @najahboorash5378
    @najahboorash5378 Рік тому

    Intii hore maad baqaneysay waadigan maanta yidhi kahor kamasheekeyn

  • @wardasuldan5758
    @wardasuldan5758 Рік тому +2

    Allah akbar wan xasuusta

  • @abdiazizibrahim9402
    @abdiazizibrahim9402 Рік тому +2

    Oday dhalay mid kamida wiilasha qaraxa soo abaabulay ayaa igu yiri ONLF baa wiilkeyga waxaas galisay.

    • @Sowsow0
      @Sowsow0 Рік тому

      Cadayn ma haysaa??

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 Рік тому

    Kii kula socday xagaad kaga tagtay adaaba yaablehe?

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 Рік тому

    5000000 million Kkkkkkkkkkkkkk

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Рік тому

    Kuwiimalabka Laynoogudaadshe😏

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 Рік тому +2

    Illaahay inuma Soo ceeliyo hala feejignaado cadowgu waa inugu maqanyahay

    • @hayatmuze4139
      @hayatmuze4139 Рік тому

      Haa waalaidinkusoo maqan yahay
      Waayo koonfur ayaad nabad diideen
      Ina afgaan isaaq
      Godane isaaq
      Axmed hada hargeysa kudaweyneysaan
      Aadan siiro
      Intaba inay xagiina kayimaadeen
      Aduunku wuu fahmay is ilaaliya
      Dulmi inaad gasheen waalaidin ogyahee

  • @RepublicofSomalilandAfrica
    @RepublicofSomalilandAfrica Рік тому

    The Republic of Somaliland not Somaliland.

  • @maxamedcabdiraxmaan3953
    @maxamedcabdiraxmaan3953 Рік тому

    Barnaamijka taxane kadhig waa qiso taarikhiya ilahay hawnaxariistii intii dhimitay cadowga somaliland ilahay haynaga qabto

  • @cige3636
    @cige3636 Рік тому

    CAMALBAY WAAYEEN. IYO WAXAYSHEEGASN

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 Рік тому +1

    tirakoobkii faqashka SL WEY KA BADATAY KOONFURTA SOMALIYA DEETANA TIRINTII WAA LA HAKIYEY SL WAA LAGA DALWEYNHAHAY LAAKIIN LAGAMA DADBADNA

  • @abdirahmanhasan4205
    @abdirahmanhasan4205 Рік тому

    سبحانه!!!

    • @hayatmuze4139
      @hayatmuze4139 Рік тому

      Aduunkoo dhan ayaadku fashilanteen waayo
      Ninkii alshbaab soo aas aasay wuxuu ahaa isaaq
      Hebel afgaan
      Godane isaaq A
      Aadan siiro oohada sugaya isaaq
      Kan hada hayzta eead hargeysa kudaweyneysaan
      Xaqdaradii aad umada soomaaliyeed kagasheen
      Weydinkaa helay
      Maantana HARGEYSEY HAYSATAA

    • @abdirahmanhasan4205
      @abdirahmanhasan4205 Рік тому

      @@hayatmuze4139 huuno isaaqu waa kuwii muqdisho ka difaacay itoobiyaankii c/laahi yuusuf watay waana niman ashraaf ah ninka isku doondoontaa waa jabayaaa ee nanabad gali

  • @mustafealiremseckamneckera9147

    Somalia iyo alshabaab waa isku midkii uun marka aay timaado cadawga somaliland war feejigaan oo insha ku haya nimankaa

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 Рік тому +1

    Hanagu soo jeedina illaahay hanaga qabto

    • @skaba6390
      @skaba6390 Рік тому

      Maxay inoo xasuusinayaan shadaadiinta mise waxbaa la dareemay Faysal cali warabe uun inaga eega madaxtooyada yaanu qarxin waa nin caqli yar waa kii yidhi hogaamiye kooxeed baan noqon

    • @ifrahjama630
      @ifrahjama630 Рік тому

      @@skaba6390 wan ka xumay inaad Faysal Cali waraabe u quudhay eriigaa I am sorry walaay waayo waa halayay ku sutan waran nimaada mana ihi cidagale basle waxan ku duceesay illaahayow Faysal hadilin isagoo an soomaalinad max weene ka noqon mark wax neeceb cadawooga soomaalinad marka inan mow soo racnay

  • @ifrahismail5462
    @ifrahismail5462 Рік тому +1

    Why hada uga sheekaynaysaa??

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 Рік тому

    Oo wuu gubtee sidee lumbarada ku ogaatay?

  • @barnihajiali4896
    @barnihajiali4896 Рік тому

    Anigu ninkan waan ka shakiyey ya u waramay ee xogtaaso dhan siiyay hadanu isagu wax ka ogayn war wax walba ha waraysanina oo harumaysanina ninka dawladu ha qabato ha baadho yaab 🤔

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 2 місяці тому

    Calancas baaqaraxaa lahayd.

  • @billeabokor
    @billeabokor Рік тому +1

    In laga shekeeyo maaha
    La inagu xasuusiyo

  • @nuromar8984
    @nuromar8984 Рік тому +1

    Abdirizak farah
    21 minutes ago
    Hooyadaaaa miyaaa ku jirtay dadkaas hargaysa qarxiyay ilayn waaadigan sheegayeee u sheeeg ciuidanka police ka hala sooo qabteeee

    • @abdis70
      @abdis70 Рік тому

      Laguma Fahmin, maxaad u jeedaa, sidii reer Hargeysa wax noogu sheeg sxb.waa sidee !?

    • @nuromar8984
      @nuromar8984 Рік тому

      @@abdis70 aniga ra'yigeyga ayaan ka dhiibanayay, waxaana daliil iyo daliil u hayaa ninkaan hooyaday caayay ma waxaad u malaynaysaa inay cadaalad tahay

    • @nuromar8984
      @nuromar8984 Рік тому

      ma reer hargaysa in la aflagaadeeyo hooyo waa iga su'aal

    • @nuromar8984
      @nuromar8984 Рік тому

      @@abdis70 ma dhibbaa in dadka hooyooyinkood la caayo

    • @abdis70
      @abdis70 Рік тому

      @@nuromar8984 Hooyo cay ma leh, yaa hooyo waayay horta !? Ma waxbaa I dhaafay, mise dog dheeraad ah ayaad haysaa sxb ?

  • @nuromar8984
    @nuromar8984 Рік тому

    Highlighted reply
    Abdirizak farah
    Abdirizak farah
    21 minutes ago
    Hooyadaaaa miyaaa ku jirtay dadkaas hargaysa qarxiyay ilayn waaadigan sheegayeee u sheeeg ciuidanka police ka hala sooo qabteeee

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 Рік тому

    Oo sidaad adigu ku ogaatay?

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 Рік тому +1

    dhawr iyo toban sano ka dib malaa dabkii Waaheen gubay labaatan sano ka dib baa la helayaa kkkk

  • @galaydhyare7501
    @galaydhyare7501 Рік тому

    Qoladan warbaahinta malaa waxay iska jeclaadeen inay hargaysa qaraxka dhaco waakuwan warkii 14 sano kahor soo celcelinayee

  • @hamarimohamed1068
    @hamarimohamed1068 Рік тому

    Arintaasi waxay wax u tartay shacbiga so/land in ay ka feejignaadeen kuwa ma naxayaasha ee cadawga ah. Waa guul guul iyo midnimo.

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 Рік тому +1

    SL 5 MILYAN WEY KA BADANTAHAY HARGEYSA OO KALIYA AYAABA 2 MILYAN GAADHAYSA

  • @cabdiraxmaanmahamed111
    @cabdiraxmaanmahamed111 Рік тому

    Waa maalinti qaraxu dhacay waa xuskii

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 місяці тому

    Wax soodiry xaarmajo iyo xssn xaar tuuuug

  • @basbaas12
    @basbaas12 Рік тому

    Somalia iyo Alshabaab waa mid waana isku mawqif markay timaad Somaliland. Markaa Soomaaliya ayaa ina qarxisay markale

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii Рік тому

    Tirada Hargaisa ku nool inaga sax.

    • @nugaal012
      @nugaal012 Рік тому

      Wuxuu yidhi Hargaysa oo caasimad u ah 5 million oo qof. Wuxuu u jeeday reer Somaliland.

  • @habonabdullahi5170
    @habonabdullahi5170 Рік тому

    Albaabkan uu shegaayo wakhtigi cigaal joogay silsilsdo lagu xiray oo cidiba kasogalin ayey habeenki askartu ufureen daahir inu u dintay rabeen lkn iyaga ku dhamaaday godanana ka danbeeyey xoghayihi daahir rayaale oo la odhanjiray daahir saxiibna ay ahayeen aya kadanbeyey laqdabo

  • @abdinaasir6173
    @abdinaasir6173 Рік тому +2

    waar taasi beri hore ayay ahydee
    maxaaad fara faraynysaana
    allah kacabsadoo inaga daayaH wxaas
    wx dhamaaday hynagu soo jedinina nimankee
    misede waad saadsanaysaana
    wlhy balaad raadinusaan
    fidmo huruda waligaa
    lama hudahudeeyoo
    looma haadsho gacantee
    waa lagu huleelaaH

    • @Haldhaa11
      @Haldhaa11 Рік тому

      Sanadguuro weeyaan oo taariikh ahaan buu uga sheekaynayaan.Qoladii Zoobe xasuuqii ka dhacay bishan xusayey maxaad u arki wayday ee maantana tii oo kale ku dhacdah

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 Рік тому

      Adeer taariikhda wax ba laga Barta xumaankasta oo ku jirta lama qariyo

  • @sara-mn7sj
    @sara-mn7sj Рік тому +1

    Adiga ayaan kaa shakiyay? Caliyow kamerada soo qaad iyo in aad Ku negaato goobta qaraxu Ka dhacay, oo aad Ka baaqato meeshii aad Ku socotay, inaad madaxtooyada dhinaceeda adoo Ka shaahaya, hadaana aad ilma kulmiye deyrkooda u cararto si aad sawir u qaado🤷🏾

    • @abdis70
      @abdis70 Рік тому

      Sheekadiisa., maad fahmin dib u dhegayso please.

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 Рік тому +1

    hargeysa mar kaliya ayaa la qarxiyey intan danbe ALAA Inooga sahlay

    • @Uknownw
      @Uknownw Рік тому

      Gormey ahed xiligasi

  • @HRU20
    @HRU20 Рік тому

    Warkiisa waxbaa ka khaldan Safaarada Itoobiya iyana qarax ayaa ka dhacay, oo way burburtey...

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 Рік тому

    5million kulahaa wariye oo iska ba ay !!

  • @foozia426
    @foozia426 Рік тому

    Ax wanjoogay hargeysa markaa

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 Рік тому

    Weli lama garanayo ciiddii kadanbaysay maxaytahay? Kolay isaac ayuunba ka dambeeyey alshabaab ha adeegsaan ama iyagu ha imiidamiyaane? Maad Siilaanyo iyo Muuse biixi waydisid way ogyihiine ?Xin qabiil oo Rayaale aloola jeeday ayay ahayd.

  • @abaadiribraahimmaxamed7096
    @abaadiribraahimmaxamed7096 Рік тому

    Ar kan wariyaha ahi been badanaa ma isaaqbaa 5 malyana waar beenta jooji wariye idinkaana argagisada keenay eydey fowqal deydey us aamusa

  • @nuuxfaarax2180
    @nuuxfaarax2180 Рік тому

    Imisa ayaa ku nool Hargeysa?5 milyan ayuu sheegayaa.

  • @ahmadfarbaruur3979
    @ahmadfarbaruur3979 Рік тому +1

    Walaalkay ma illawday in la helay caddayn qoraala in nimanka qaraxa fuliyay uu soo diray xasan daahir uways

  • @mohamedabdillahi8677
    @mohamedabdillahi8677 Рік тому

    Niyaw naga aamusa ilahay umahad celiya
    Halmar oo la idin qarxiyey la oyeysan
    Malin walba muqdisho masakiin ba la qarxiyea markaa inaad ilahay u mahad naqdan weyaan

  • @AhmedHassan-bq9zz
    @AhmedHassan-bq9zz Рік тому

    Shan milyan hargeysa kuma noola wax suurtagalana maaha

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled Рік тому +2

    Shan million somaliland oo dhan baan ahayn ee weriye Ma tihide microphonenada iska dhig neefyohow beeenaalaha ahi

    • @Ahmad-ww4ue
      @Ahmad-ww4ue Рік тому +2

      Wuxu yidhi 5 million oo Somaliland ku abtirsada, macnaha reer Somaliland ayaa 5 million ah.

    • @abdilahiabdiyusuf7658
      @abdilahiabdiyusuf7658 Рік тому +1

      beenaale SL TIRINTII UGU DABEYSEY EE FAQASH WAY KA BADATAY SOMALIYA DEETANA TIRINTII AYAA LA JOOJIYEY

  • @nuromar8984
    @nuromar8984 Рік тому

    Waxa aad ogtihiin in dadkii ka dambeeyay falkii argagixiso ee 2008 ka dhacay Hargeysa ee qorsheeyay in ay weli Hargeysa si xor ah ugu dhex wareegayaan caasimadda taas oo ah cabsi.

    • @abdirizakfarah1212
      @abdirizakfarah1212 Рік тому

      Hooyadaaaa miyaaa ku jirtay dadkaas hargaysa qarxiyay ilayn waaadigan sheegayeee u sheeeg ciuidanka police ka hala sooo qabteeee

    • @nuromar8984
      @nuromar8984 Рік тому

      @@abdirizakfarah1212 Hooyada waa dhilo

    • @nuromar8984
      @nuromar8984 Рік тому

      @@abdirizakfarah1212 Hooyada waa alshabab

    • @nuromar8984
      @nuromar8984 Рік тому

      Hooyada CIIDGA shaag

    • @nuromar8984
      @nuromar8984 Рік тому

      @@abdirizakfarah1212 Hooyadaa waxay la seexatay godane hogaamiyihii sharka lahaa ee alshabaab hooyadaana way seexatay oo waxay galmo iyo dagaal la yeelatay dhamaan argagixisada shabaab.

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Рік тому

    Maxaad mar hore uga hadli wayday
    Imika yaa u baahan maxaad intaas oo dhan sugaysay waa yaabe kolay Alshabaab uun baa samaysay

  • @abdullahifarah6909
    @abdullahifarah6909 Рік тому

    Sawirka ninkaa ka dambeeyay
    Qaraxa.
    Ujeedka loo qarinaya maxay tahay.

  • @looyaan323
    @looyaan323 Рік тому

    Qarax 14 sano ka hor dhacay ayeey ka sheekeynayaan anakana saacad walbo ayaan maqalnaa cajiib 😊

    • @ayaan7389
      @ayaan7389 Рік тому

      waar Ninkan haladaba galo wuxuu yahay iyo halkuu kazoo jeedo

    • @looyaan323
      @looyaan323 Рік тому

      @@ayaan7389 ka dibna

    • @ayaan7389
      @ayaan7389 Рік тому

      kaliya siloo ogaado shaqadiisa iyo halkuu kazoo jeedo iyo xiskiisa

    • @ayaan7389
      @ayaan7389 Рік тому

      Shacabkaa ku daba jira ninkan waana la gudbiyay warbixiintiisa

    • @looyaan323
      @looyaan323 Рік тому

      @@ayaan7389 barbaraan gabdhaha adoo kalaa ugu raaxeeyaa quruxey

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 Рік тому

    Ninians

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 Рік тому

    Ninkani dhacdo 14sano ka soo wareegtay siday udhacday kawaramayaa ma dilaalkii baabuurta iibiyay ayuu ahaa ninkan halaqabto

    • @mmimmi9391
      @mmimmi9391 Рік тому

      Siduu xogta kuhelay hdad la yaabantahy inuu ka mid aha dadkii baadhista kiiskas ka qeybqatay wuuku sheegaybe mxaa kale ood ku eedeyneysa ninkan

  • @mahmoudxasan7041
    @mahmoudxasan7041 Рік тому +1

    Qaraxaa faqash iyo qadaadweyn baa inoo soo xawishay kollay qaar cadowga guduhuna wax wey ka ogaayeen

  • @habonabdullahi5170
    @habonabdullahi5170 Рік тому

    Isaaq uunba ka danbeeyey oo donayey daahir inay dilaan ravay waayo waxan dhuusomodayey ba xaar nagu noqay

  • @sismail120
    @sismail120 Рік тому

    Ninkan waxba ha ka qorina Anagaa aqoon u leh maskaxdaa lagaga jiraa oo jugtii barigiibaa wax yeeshay markaa Mikrofoonka looma dhiibi jirine kan weriyaha iska dhigaya ayaa qabyo ah waar dadka aad warsysanaysaan marka hore iska hubiya oo eega kabihiisa iyo fikirkiisa , ninkana hagalaafan tiisaaba cuslaysaye.
    Waa nin aan fayoobayn

    • @abdis70
      @abdis70 Рік тому +2

      Ilaahay, ka cabso. Wax ka khaldani nooma muuqdo, Wuxuu u eg yahay Nin macquul ah oo ina Xasuusinaya Taariikhdii shalay si aynu uga foojignaano, dadka soo galaytiga ah. Haddaad personally u necebtahay adigay kuu taalaa.

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 Рік тому

      We know you are sick qadaadwheen

  • @abdifataahmahamoud7586
    @abdifataahmahamoud7586 Рік тому

    Muuse biixi Aya qarxiyey cid walba way og tahay

  • @mmhassan8596
    @mmhassan8596 Рік тому

    DNA da maydka yaa baadhay? War rasmiya oo faahfaahsan dowladda/sirdoonka kama maqal. Waxaa xasuustaa in wareysigii BBC du ka qaadday Rayaale idaacaddii duhurka uu deganaa oon afariir ka muuqan, waxaana ku dhintay mid ka mida labadiisii xoghayn.

  • @mukhtaradan4675
    @mukhtaradan4675 Рік тому

    À7

  • @cabdixasan8133
    @cabdixasan8133 Рік тому

    qaraxyada muqdisho waxa kadambeye muuse bixi iyo ina kaahim

  • @maxamedcali7432
    @maxamedcali7432 Рік тому

    Waxany aragan ina jeceshihin qarax😊

  • @abdimire893
    @abdimire893 Рік тому

    waa been qaawan

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg Рік тому

    Ninkan ma JAREER baa aad wareysanaysaa ✅

    • @ilhanhassan9813
      @ilhanhassan9813 Рік тому +1

      MOHAMED
      Walaalo xishood abuurta ilaahay iska amaan gali ilaahay u daa abuurtiisa

    • @Uknownw
      @Uknownw Рік тому

      Sokaa sida somalida qorqoran ma daahbaa kaasaaran

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc Рік тому

    MUUSE BIIXI AYAA SOO ABAABULAY QARAXAASI, DAD BADAN BAA SIDAAS AAMINSAN, MAALINTAAS WUU DIIDEY INUU TACSIYADEEYO, TAGONA MADAXTOOYADA, XUSKII QARAXAANA WAXAA LA JOOJIYEY MARKUU QASRIGA GALAY......