Siciid Sokeeye Oo Ahaa Baadhihii Qaraxyadii Hargaysa Ka Dhacay Oo Siro Badan Fashiliyey

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • Siciid Sokeeye Oo Ahaa Baadhihii Qaraxyadii Hargaysa Ka Dhacay Oo Siro Badan Fashiliyey
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Live/Toos bulsho tv - bit.ly/3OtZlnj
    Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshotelevision
    / bulsho-tv
    bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

КОМЕНТАРІ • 54

  • @adangaboobe9149
    @adangaboobe9149 Рік тому +7

    waa xildhibaanka ugu liita waana ka diinta u isticmaala qabyaalad

    • @abdihakimmmohamud7230
      @abdihakimmmohamud7230 Рік тому +3

      Inuu caqligaagu madhanyahay ayuunbaad noo sheegtay.

    • @abdullahimahad1224
      @abdullahimahad1224 Рік тому +1

      Been maad sheegin jimcihii dhawaa qabyaalad ayuu dadka ka waaninayey haddana waakii shirkii garxajis safka hora fadhiyey😂😂

    • @adangaboobe9149
      @adangaboobe9149 Рік тому +1

      @@abdihakimmmohamud7230 adiga iyo kuwa kula midka ah ee odaygani sheekhaa sheegtaa ka mid yihiin cay iyo aflagaado mooyee wax kale ma taqaanaan . waayo siyaasadaba qabiil , cay iyo hanjabaad baad u taqaanaan.,

    • @abdihakimmmohamud7230
      @abdihakimmmohamud7230 Рік тому

      @@adangaboobe9149 Horta ILLAAH baa iga sareeyee waa markii koowaad ee aan arko xildhibaankan deegaan uu kasoo jeedayna hadalkiisaba daa laakiin waxa ii cadaatay wixii aan kugu sheegay ee ahayd inaanad udhalan qof xigmadleh waayo waxa qudha ee aad ninkaas ku ku dhaliilaysaaba wuxuu noqday waa reer hebel.Hadaba hadaad xanuun noocaas ah oo sidaa Ina,an qabto mustawbal malihid waayo dadkaa si waddanka waxay ka yihiin 30_40% gobolkastana way kula joogaane ma cawri ayaad ku layn maxaad yeeli kartaa?

    • @adangaboobe9149
      @adangaboobe9149 Рік тому +1

      @@abdihakimmmohamud7230 imikana ma waxad bilowday sheeko dumar , waar anigu waxan wax ka sheegay ninkan masaajidada qabyaalada ka qaybiya iyo adiga ee waxaad doonto ahow ee umada kale afka ha ii gelin

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 Рік тому +2

    guuuuuuuuuuuul somaliland

  • @1962yusuf
    @1962yusuf Рік тому +1

    Afkaaga caana-geel lagu qabay. Asc

  • @crisaaqyuusuf7256
    @crisaaqyuusuf7256 Рік тому

    Guul somaaliland

  • @maxamuudaxmedmuuse3407
    @maxamuudaxmedmuuse3407 Рік тому +3

    Alle isagaa Caziiz ahe inaguma salido shar wadayaashaasi kuwii ku dhinteyna alle how Naxariisto.Allena haka dulqaado walaalaheena somaliya ee hadh iyo habeena uu qaraxo ku socdo.

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 Рік тому +3

    OGI OGI ILAA IYO MAANTA AYAA LAYSKA NOOL YAHAY OO AANEY JIRIN WAX LOO DIYAAR YAHAY.

  • @rashiidsaleban2559
    @rashiidsaleban2559 Рік тому

    Nin adag, dheh kkkkkk

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Рік тому +1

    Xildhibaan Sokeeye waxyaabo aanu ogeyn buu ka hadlayaa dhanka UNDP.

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 Рік тому

      Muxuu ka sheegey UNDP bal dadka u sheeg?

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky Рік тому

      @@abdimagan3482 Tusaale inuu isagu ama Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ay calaamadisay meesha falku ka dhacay , run maaha. Meesha waxa Calaamadiyay Sarkaal poliis oo la taliye UNDP ka tirsanaa oo Ingiriis ahaa. Boliiska Somaliland ma yaqaanaan sida fal goob ka dhacay loo baadho. Xataa shil yar oo baabuur. Macneheedu ma aha inaan Somaliland necebahay ee waa awoodeena aqooneed. Tan kale wuxuu yidhi hadhaagii baan ururinay wax natiijo ahna ma sheegin oo isagaa qiray in aynaan means ama wax baadhitaan inoo sahla lahayn, laakiin UNDP way samaysay ururin iyo baadhitaan labadaba mase ogi ciday la wadaagtay. Sarkaalka hawsha qabtayna magaciisa waan aqaan.
      Mida kale ee been ah waa in uu baabuurka qaraxa siday UNDP oo keliya hor taagnaa laba saacadod iyo in cidii UNDP maamulaysay aanay amniga waxba ka qabanin. Waa run in uu UNDP hor taagnaa , laakiin UNDP, Safaarada Itoobiya iyo Madaxtooyadaba muddo todobaad ah bay hor taagnaayeen Baanuurta qaraxa fulisay, meesha ugu sahlanina waxay ahayd Madaxtooyada Somaliland, Halka ay dhibtu ka haysatayna UNDP oo uga muhiimsanayd meelaha kale oo dhan. Sababta inaan hada kula wadaago ma rabo. Shuruuda ku xidhnayd qaraxa waxay ahayd inay UNDP horta gudaha u galaan, waana taas tan ay todobaadka oo dhan u soo laabanayeen, markii dambena ay si dhib badan oo ay dhaawac u geysteen waardiyihii geedhka weyn ay ku galeen. Waana sababta qaraxii ugu horeeyey UNDP uga dhacay wuxuu ahaa HHour-ka afgarashada u ahayd inay hawsha bilaabaan. Midna aan kuugu daro ee UNDP waxay ahayd meesha keliya ee xabbad lagu riday baabuurta qaraxday waqtigii falku dhacayey, markaa laamaheena amnigu sida uu u dhigayo ma aha ilaa hadda. Wax ka qabashada amniga Xerada UNDP waa been oo wax badan baa laga qabtay, in aan hadda UA-cam ku baahiyo ma rabo.
      Arrin kale oo been ahi waa in baabuurka Madaxtooyada galay ugu weynaa. Baabuurka UNDP wuxuu ahaa landcruiser ay culays caguhu balaadheen, sababta khasaaruhu u yaraana hadda ma faah-faahinayo. Baabuurta Safaaradda iyo Madaxtooyadu waxay ahaayeen Surf labaduba.
      Markaa wll waxa ummadeenii lagu saliday gole-kafuul iyo wax-dhugasho la'aan .

  • @mohamadismail1880
    @mohamadismail1880 Рік тому

    Kan xaguu ku dambeeyada haysa ma in reehebelbaa kadambaysay layidhaabuu rabaa

  • @MegaSacad
    @MegaSacad Рік тому

    Guul Somaliland

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Рік тому

    Wax allah wax la fashiliysy ma oo imika ay sheegeen ma jirto bal beentaa eega, xildhibaankanina waaka ugu qabyaalad Iyo munaafaqad badan golaha ee diinta u isticmaala kicinta dadka iyo qabyaalad ku muusanawga.Bulsho tv qabyaalad uu kolba laba canleeyo kolna maxamuud xaashi kolna suulcawro iyo buurmadow Maalinba ka u dhiiba uu buunbuuniyo oo beentiisa iibiyo ayuu ku shaqeeyaa

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 Рік тому

    Baba why not hand over car # and blood check and why u forgetting this old operation?

  • @mohamedismailkahin84
    @mohamedismailkahin84 Рік тому

    Waa wa cajiib in maanta Saciidow adiggo xirfad weyaan u leh baadhista illaa iyo dalaka dibad ah.
    Fadlan waxaad noo caddeeysa xiligga shaqadii aad qarranka u heeysey am aad dal kale u heeysey?

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 Рік тому

    Kan weriye ku sheegga waxaannu odhan ninkan uu waraysanaya ayuu iska leeyahaya waxaad noo sheegtay innad Hoggaamineysey .

  • @mahdiqayaad4930
    @mahdiqayaad4930 Рік тому

    arinkaasi nuucu haa kama fogeyn dadka dega casimada hargeysa

  • @sacadbagaase1045
    @sacadbagaase1045 Рік тому

    Ninkani hadalka wu ka meraysanayan

  • @reercaligamaan714
    @reercaligamaan714 Рік тому

    Sida aad sheegaysaan weerar culus oo lagu soo qaaday J.S. ayuu ahaa.
    Maxaa loo dabagaliwaayey, oo dib loogu raaciwaayey magacyadii ay wadanka ku soo galeen iyo diyaaradihii ay soo raaceen.

  • @xamsemaxamuud3504
    @xamsemaxamuud3504 Рік тому

    Beenta iska daaya dib idion daawan maayo e,
    Meeday siruhuu fashiliyay ?
    Been baad view ku raadinaysaan

  • @wardasuldan5758
    @wardasuldan5758 Рік тому +1

    Maxaa malintaa laga xusi oo laga xasuusan wali dad somaliyeed ayaa uu ku socdaa oo malin walba la xasuuqaya kuwaa ay wali kusocoto halala murugoodo inagana intaa allah haynagaga hayo

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub Рік тому

      Walaal kuwaasi iyagaa xukunka isku haysta oo is xasuuqaaya,
      Ku qaraxa gaystay wakhtigaas iyagaa inoo soo diray

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky Рік тому

      Qiiro jabaan, ma kuwa kuwaa tuugsadaad tahay . Allaa Kariim

    • @wardasuldan5758
      @wardasuldan5758 Рік тому

      @@Between-earth-and-sky islaamnimo qofkay kuyartay madamqado tugsiga slan oo aqonsi kabaryaysa ayaan ahay

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky Рік тому

      @@wardasuldan5758 horta Af-Soomaaliga sida loo qoro baro markaa cid la dood. Xaqiir

    • @wardasuldan5758
      @wardasuldan5758 Рік тому

      @@Between-earth-and-sky waar ileen adigu iga bixin mayside qoralkaad soo raacday een fikirkayga ku dhiibanayay yaa ku akhriyay malaha caruurbaad tahay eedo