Dhalinyaro yaro haday heli laha yen maal galin fiican qalab wanagsan vfx & icg. Dunida fanka naga barajayn lahed. acting one of best 💯🙏🏽. Hormar wacan wllaladayow
Sayidku ma istaahilo keliya in la yidhaahdo hore u soco iyo waxyaalaha la midka ah, Isaga iyo team kiisuba abaal marin iyo in loo mahad naqo weeyaan, Wacyiga iyo in bulshada wax la dareensiiyaa arrin yar maaha. #Manhajka: Manhajkeenu waa introduction keliya, Aqoon aad herr ku gaadho kuma barayo, Waxaan xasuustaa Biology ga, Chapter ka xanuunada laguma sheego xanuunada geela ku dhaca iyo qaabka looga hor-tegi karo innagoo bulsho ahaan geela dhaqanna taas baddelkeeda waxaa ku jira xanuunada ku dhaca doofaarka iyo sida looga hortago, akhas!!! Xayawaan nijaas ah barashada xanuunka ku dhacaana aanay faaido lahayn ma in qofka loo dhigaabaa????‽. Sidoo kale Geography ga afarta sanno ee la dhigto laguma lafo guro dalkeena hooyo iyo qaab samayska dhulka, iyo inta dalag ee ka baxda gobol walba taas baddelkeeda waxaa laguu dhigayaa Wax aan adiga anfac kuu lahayn, Buugtii Geography ga dawladdii soomaaliya cidda eegtaa way arki kartaa heerka aqoontu halkay taagnayd, Tarbia da manhajku maaha mid ardayga ka dhisaya dhan walba, markaad qiimaysana waxaabad is odhan tolow ma google kaa laga soo copy gareeyey, History ga waxaa laguu dhigayaa casrul xajarigii iyo dagaalkii 1aad iyo kii 2aad, iyo dagaalkii qaboobaa, hal wax oo laga faaidayana ma leh, *Miyaanay habboonayn in taariikhdeena ka soomaali ahaan iyo taariikhdeena ka Muslimiin ahaan in laynoo dhigo halka laba gaal oo is dilay iyo gumaysigoodii laynoo dhigayo‽‽* Chemistry waxaan odhan karaa waa introduction gebigiisuba, Physics ka ayaa u dhaw yadoo isaga qudhiisuba yahay introduction haddana isagaa waaqica yara taabanaya, mushkiladda kalee jirtaa waa: *aqoontiiba waxay noqotay in macallinku wax kuu turjumo waayo luuqadanba maaha teenii!!* *Wuxuun baan odhan lahaa: maanta ka soomaali ahaan heerka aynu caalamka kaga jirno waynu is aragnaa, dadaal badan iyo iskaashi baa loo baahanyahay iyo in qabyaaladda iyo qudhunkan aynu dul hurudno iska illowno oo aynu u jeesanno qaabkaynu horumar u gaadhi lahayn, maanta mandaqaddan aynu ku nool nahay waa mid innooga baahan inaynu awwood aqooneed iyo mid ciidanba yeelanno haddii kale soomaali baa jiri jirtay ayay noqon doontaa maalin aan maanta ahayn.*
Sayid barakysan waan ku tageersanhy lkn app-ka aad xayisiis u samysy 1:43 waxa lu isticmala 1xbit uu khimaar lagu ciyaro ..... ee wll khimarka ha faafin .... waa talo ka socota qof ku tageersan
WAXA WEEYE DHALSHADII NEBIGEENA SUUBAN #SSSS__CCCC___WWWW__AAN__KU__SALINO❤❤❤💯💯💯💯💯❤❤❤❤ ولد نبينا محمد صلى الله عليه وسلم يتيما يوم الاثنين لاثنتي عشرة ليلة خلت من شهر ربيع الأول من عام الفيل. أراد ربك أن يجلي رحمة… في الكون فاختار النبي محمدا… قد زينته شمائل محمودة… فغدا على كل العوالم سيدا (صلوا على الحبيب المصطفى )عليه أفضل الصلاة و السلام ❤️ ان لله وملاكته يصلون علي نبي يا ايها لدين امنو صلو عليه وسلمو تسلما❤❤❤❤❤❤❤
waa runtii waxaa xil inoo haya qof Aan takhasus u lahyn shaqda loo dhiibayo oo la dareen ahyn shahaado waa la samysn kraa lkn waxaa muhiim ah muxuu qabty in lala xisaabtamo
Zxp waxa u baahan in laga hadlo itoobia oo ganacsigeedu ku tiirsanyahy Somaliland, waxay inagu socodsiiyaan qashinka : 1 . Khamriga 2 . Jaadka oo la ogaa xataa iny itoobia diidanayd marki la isku laayey why ay inoogu diideen inaan kala so dagno Kenya, inantaa gaafane habaar bay qabtaa ilaahy baa kala xisaabtami doona
horta inankan yari muxuu noo canaantaa maalinkasta adeer hana wareerin dee qiyaamihiiba inyarbaa ka hadhee ma wadan dunidu 200 sano ka horaysaanu daba wadnaa dunida mise aakhiradayadaanu wanaajisanaa? adeer dunidii hadii laynagaga badiyay aakhirona yaan laynaga badine aakhiro ma u shaqaysanaa
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ❤💝🎆🎆
Scwscwscw
Hi bro
Dhalinyaro yaro haday heli laha yen maal galin fiican qalab wanagsan vfx & icg. Dunida fanka naga barajayn lahed. acting one of best 💯🙏🏽.
Hormar wacan wllaladayow
Kusali rasuulka Suuban SCW❤💯
Aslaamu Alaykuma sayadka barkaysan iyo team ka ba waan salaamaya xaqiida jirta ayaad ka hadasheen thanks
Walaahi waan kujecelahay Alle dardii wll mcn 🥰🥰
Teamk wadada xaqa aqliga cilmiga & xigmada allaha idin barakeyo dhamantin
Gaar ahan sayidka baraleysan aadban u salamaya
Legend sayidka barakaysan we love ❤ u
Ku saliya nabigeenii maxamed ahaa asxpta
Sayidka barakeysan ale ha ku barakeyo wan ku jeclahay❤🩸🌏
Sayidku ma istaahilo keliya in la yidhaahdo hore u soco iyo waxyaalaha la midka ah, Isaga iyo team kiisuba abaal marin iyo in loo mahad naqo weeyaan, Wacyiga iyo in bulshada wax la dareensiiyaa arrin yar maaha.
#Manhajka: Manhajkeenu waa introduction keliya, Aqoon aad herr ku gaadho kuma barayo, Waxaan xasuustaa Biology ga, Chapter ka xanuunada laguma sheego xanuunada geela ku dhaca iyo qaabka looga hor-tegi karo innagoo bulsho ahaan geela dhaqanna taas baddelkeeda waxaa ku jira xanuunada ku dhaca doofaarka iyo sida looga hortago, akhas!!! Xayawaan nijaas ah barashada xanuunka ku dhacaana aanay faaido lahayn ma in qofka loo dhigaabaa????‽. Sidoo kale Geography ga afarta sanno ee la dhigto laguma lafo guro dalkeena hooyo iyo qaab samayska dhulka, iyo inta dalag ee ka baxda gobol walba taas baddelkeeda waxaa laguu dhigayaa Wax aan adiga anfac kuu lahayn, Buugtii Geography ga dawladdii soomaaliya cidda eegtaa way arki kartaa heerka aqoontu halkay taagnayd, Tarbia da manhajku maaha mid ardayga ka dhisaya dhan walba, markaad qiimaysana waxaabad is odhan tolow ma google kaa laga soo copy gareeyey, History ga waxaa laguu dhigayaa casrul xajarigii iyo dagaalkii 1aad iyo kii 2aad, iyo dagaalkii qaboobaa, hal wax oo laga faaidayana ma leh, *Miyaanay habboonayn in taariikhdeena ka soomaali ahaan iyo taariikhdeena ka Muslimiin ahaan in laynoo dhigo halka laba gaal oo is dilay iyo gumaysigoodii laynoo dhigayo‽‽* Chemistry waxaan odhan karaa waa introduction gebigiisuba, Physics ka ayaa u dhaw yadoo isaga qudhiisuba yahay introduction haddana isagaa waaqica yara taabanaya, mushkiladda kalee jirtaa waa: *aqoontiiba waxay noqotay in macallinku wax kuu turjumo waayo luuqadanba maaha teenii!!*
*Wuxuun baan odhan lahaa: maanta ka soomaali ahaan heerka aynu caalamka kaga jirno waynu is aragnaa, dadaal badan iyo iskaashi baa loo baahanyahay iyo in qabyaaladda iyo qudhunkan aynu dul hurudno iska illowno oo aynu u jeesanno qaabkaynu horumar u gaadhi lahayn, maanta mandaqaddan aynu ku nool nahay waa mid innooga baahan inaynu awwood aqooneed iyo mid ciidanba yeelanno haddii kale soomaali baa jiri jirtay ayay noqon doontaa maalin aan maanta ahayn.*
Walal waxa,nagu ficna 100 dhalinyaro sidado kale ufakaraayo run baad shegtay ilaahay maskaxdad haku barakeeyo
Xaqiiqada ayaad ka Hadashay legend
شكرا يا احباء تيييم
فيا لها موعظة نبعت من قلب صاف
فجزاهم الله خيرا
Xaqiqda jirta ayaad ka hadashadaan sxbayaal, alle ha idin barakeeyo
Ku saliya nabiga
Neef waayo arag ah ayuu noqonayaa
🤣🤣🤣🤣
We called talent 🙆🏻♂️♥️
Neef Waayo Arag ah ayuu noqonayaa Neefkaas kusoo Eegaya Ee Suuliga ku hor xidhan Hhhh😂😂😂 Sayidka legend ayaa tahay Walahi
Sayid ka 1m u qalantaaaa zhpp
I MISS XAAJI ALLOW BAAHANE
Sayidka barakaysan Io Teamkiisa tagero ban idin ahay
Ninkani xaqiiqa jirta ayuu ka hadlaa wuxuu inaga mudan yahay dhiirigalin
1m ayaa u qalantaa wlhi zxp
Maalinka caafimaadka dhimirka aduunka oo ku beegan 10 ka bishan October ruwaayad ka soo samee wll wacyi galin ah
Team wadada xaga waa ini wada aabo
Suuliga Neefka kusoo eegaya 😂😂😂😂😂😂
War abwan nolada ban indin leyahay adiga iyo team wadada xaqqa walalayal jimco wanagsan
First like ani waaye❤
Kalluun ayuu gows ka saaray dr: caal
Kkkkk waan idin salaamay dhamaan team wadada xaqa 😂😂🤣🤣😂😂
Waa neef waayo arag ah
Sayid barakysan waan ku tageersanhy lkn app-ka aad xayisiis u samysy 1:43 waxa lu isticmala 1xbit uu khimaar lagu ciyaro ..... ee wll khimarka ha faafin .... waa talo ka socota qof ku tageersan
El professor sayidka barakeesan legend
WAXA WEEYE DHALSHADII NEBIGEENA SUUBAN #SSSS__CCCC___WWWW__AAN__KU__SALINO❤❤❤💯💯💯💯💯❤❤❤❤
ولد نبينا محمد صلى الله عليه وسلم يتيما يوم الاثنين لاثنتي عشرة ليلة خلت من شهر ربيع الأول من عام الفيل.
أراد ربك أن يجلي رحمة… في الكون فاختار النبي محمدا… قد زينته شمائل محمودة… فغدا على كل العوالم سيدا (صلوا على الحبيب المصطفى )عليه أفضل الصلاة و السلام ❤️
ان لله وملاكته يصلون علي نبي يا ايها لدين امنو صلو عليه وسلمو تسلما❤❤❤❤❤❤❤
Oo iyada macnaheeda magaraneyee😁😁
First viewer brotha ☝🏻
Sayidka barakaysan in the building
I dheer garad
sAyidka baraykaysan😂🤣🤣😂😂🤣🤣🤣😅😅
Keep going wllo😍♥️
Ha ka qayb qaadan xayasiinta waxaana uu ilaahy ka raali ahayn wll 1xbet waa khamaar, khamaarkuna waa xaaraan
aadbaan idinkaga mahadslcelinaa walaalaha chanelkaan dhaman
Abwan sayid pin igu qabo bro
Sharbahaan Ka Helay
Neef waaya araga 🤣😂😅
Cajiib
Seyidka barakaysan nin wax fahansan
Legend
Exactly
Livestock is the livestock
waa runtii waxaa xil inoo haya qof Aan takhasus u lahyn shaqda loo dhiibayo oo la dareen ahyn shahaado waa la samysn kraa lkn waxaa muhiim ah muxuu qabty in lala xisaabtamo
Good comedian 😄
Waad lasoo dhakhsatay sidaaa shaqada uwad nio
Hore usoco zxp
Kkkkkk mashallaah
Waa runtaa sxb
Kkkk livestock is livestock kulahaa
😂😂😂🙌zhb wllhi tii dnbiga ahYd iga qoslisa😂😂😭
Good Job Keep it up.
Neef waayo arag ah
hore usoco
Mashlh saydka iyo time kisa wa idin salmay
malinta xoolaha
Saydka
Sayidka waxba Lagama Qaban karo
Legends 💯👋
Neef waayo araga ayuu noqonaya 😅😅
Runtaa weeyi abwaan wllhi lkn dadku hadalkaa maqli maayaan
😃😃😃😃
hadaa dabada ka timid ma janadaa ka soo xagaa baxady😂😂😂
*Wall mushtameceenu way jiifaan kuma barajuujisano wax wNaaga*
Waa sax 🤔
✌🏽👍
Waqac jira oo runad kahadayshay
Zxp waxa u baahan in laga hadlo itoobia oo ganacsigeedu ku tiirsanyahy Somaliland, waxay inagu socodsiiyaan qashinka : 1 . Khamriga 2 . Jaadka oo la ogaa xataa iny itoobia diidanayd marki la isku laayey why ay inoogu diideen inaan kala so dagno Kenya, inantaa gaafane habaar bay qabtaa ilaahy baa kala xisaabtami doona
Libaax sare
Waxgarad
Neef waayo araga hhhhhhhh
forst
You make me laugh walahi
Manhajkiiba nagaxun
Nin hoyadii nacay cidkale hooyo uma noqoto . Hadal aad u qoto dheer.
Neef waaya araga😂😂😂
Legends
Dadkaan danbe waa chnins kulaha🤣
18 my
kkkk
😅😅😅
ODEY LA YIDHAA INA ISMACIIL SAMATAR IYO INA CALI XUSEEN AYAAD ISHA KA TOOGATEY...
horta inankan yari muxuu noo canaantaa maalinkasta adeer hana wareerin dee qiyaamihiiba inyarbaa ka hadhee ma wadan dunidu 200 sano ka horaysaanu daba wadnaa dunida mise aakhiradayadaanu wanaajisanaa?
adeer dunidii hadii laynagaga badiyay aakhirona yaan laynaga badine aakhiro ma u shaqaysanaa
🤣
😂😂😂😂✌️
Kkkkkk kkkkkk
Hhhhh
afqalaad aqoontu miyaa ????? wuxuu taabtay xanuunkeenu halku yahay!!!!
Ey taxi soo kiraysataa madaarka ku sugaysa kulahaa😂😂😂🤣🤣🤣😅🤣😅🤣😅🤣😅😄😂😄😂😄😂
Waa siday abuse yaan kuwa gaala la jooga ahi
Meelo muhiima ayaad tooshka ku qabatay
Majaajilo ha dhex socotobee
Guulaysta wacyigiina waad ku mahadsantihiin.
ناروتو عمك
Legend