Mahadsanid macalin mawducan mixanka isla wakhtigan ayan ku dhex jiraa xalado adagna wan wajahaya balse marwalba Allah ban kaashadaa wana ka bixi doona malin uun rajooyinka manta aan niyadayda ku sabo badankood adigan ka helay macalin guulayso aduun iyo aakhiro
Сumar aniga ayaad iga hadlaysaa malaha subxaana allh qasamu bilaahi waa mushkilaadka aan la daalaa dhacayey 4tii sano ee u danbeeyey xalna aan ula ahay
saxibow mowduc yadada waa manshallah balse mar walbo kusoo dar ayada quran ah adigoo nagu wax tusayo mowducana aan kabaxaynin thanks👍
اللهم انصر من نصر دين مـحــــمـــد صــــــــلــي أللــــــــــــــــــــــه عليه وسلم ❤
Amin
اللهم آمين يارب العالمين
آمين يارب العالمين
﴿فَفِرّوا إِلَى اللَّهِ إِنّى لَكُم مِنهُ نَذيرٌ مُبينٌ﴾ [الذاريات: 50 - 50]
51 50
﴿وَلِلَّهِ غَيبُ السَّمٰوٰتِ وَالأَرضِ وَإِلَيهِ يُرجَعُ الأَمرُ كُلُّهُ فَاعبُدهُ وَتَوَكَّل عَلَيهِ وَما رَبُّكَ بِغٰفِلٍ عَمّا تَعمَلونَ﴾ [هود: 123 - 123]
Mahadsanid mudane
Mudane mawdaac salaada kusaabsan waa na anfici laha maadaama dhalinta intaan tukan sii badanayso
Wuna an ficelaha
Mahadznid ustaad cumar inshaar qof ka kaliyee markasta qodob naftydu u baahantay kasoo hadla 🎉❤
اللــــهـــم انصر إخواننا المستضعفين في غزه ❤❤❤
🎉aaamin
Wlhi walashey markan isagfadisano anan kahadalno calamul islam wanu kamurgonaa markasa walashey maxan oga murgeyna waxan awod ulaheyn sidu quranka ilahay nogashegay ayadaha quranka wa kuwo kurajagalinayo hadad aqrisid ilahay sidan haudamo wadamadena dinta ilahayna hanagusugo amiin ya Allah
Haddii aad ogaan lahayd sida dhakhsaha badan ee dadku kugu illaawi doonaan kadib geeridaada, uma aadan noolaateen iyaga raali galin-tooda ee alle uun ayaad raali galin lahayd nolashaadana sida adiga kuula qumman ayaad ka dhigan lahayd💯😢😢😢😢
Mahadsanid macalin mawducan mixanka isla wakhtigan ayan ku dhex jiraa xalado adagna wan wajahaya balse marwalba Allah ban kaashadaa wana ka bixi doona malin uun rajooyinka manta aan niyadayda ku sabo badankood adigan ka helay macalin guulayso aduun iyo aakhiro
﴿وَأَمّا بِنِعمَةِ رَبِّكَ فَحَدِّث﴾ [الضحى: 11 - 11]
الحمد الله على كل شيء في حياتي
صلوا علي منقذ البشرية محمدا صل الله عليه وسلم❤
Maashaa Allaah cumar## waa runtaa Allaah haku barakeeyo,waano fiican tahay inaan kasii adkaato!!!❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mansha allah
Waa mowduuc aad u fiican yahay bulshadana aad ayuu uhaystaa
اللهم صل على محمد وآل محمد ❤❤
اللهم أنصر نا و أنصر إخواننا في فلسطين 🇵🇸
Shukran ustaade. Si qurux badan ayaad u sharaxday , dhacdooyinka iyo caadiska. Waa qaflad. mararka qaar ku gaarsiin karro in aad nolosha dhan nacdo , lkn. Alxamdulilah markasta oo aad Dareento xaladahas hadii aad allah hogaankada u dhiibato. Cibaadeysiga. Badiso. Waa lagaa feydaa. Kurbadas
Barnaamijkan wan ubahna wlhi wana waxyabaha jira imika ustaat Omar inshaar ilaahay caqlika kubarakiyo
Mahadsanid abuu feysal ❤
Mhdsnd Mr omar inshar waa video muhiim ah 🎉🎉❤❤😊😊
ياءالله بارك الله فيك
كشباب انت تبنينا والله
تبني وعينا والله
Masha allah ustaad cumaroow mahadsanid❤
Mahadsanid ustaad cumar
Haddii aad ogaan lahayd sida dhakhsaha badan ee dadku kugu illaawi doonaan kadib geeridaada, uma aadan noolaateen iyaga raali galin-tooda ee alle uun ayaad raali galin lahayd nolashaadana sida adiga kuula qumman ayaad ka dhigan lahayd💯😢😢😢😢
@@cabdifitaaxdaahir489🤔🤔🤔🤔🤔
كنت منتظر مثل هاذي آلموآضيع جزاك الله خيرا ❤
Shukran cumarow ❤
Allah hku sharfo ustaad omar
🥺🥺 🥺 ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Mahadsanid ustaad waa Tal oo yin dhaxalgal ah
manshallah wan kusugayay wad igu soo dahday thanks balse ilahay ayaa mahadleh adigana sidokale
Haddii aad ogaan lahayd sida dhakhsaha badan ee dadku kugu illaawi doonaan kadib geeridaada, uma aadan noolaateen iyaga raali galin-tooda ee alle uun ayaad raali galin lahayd nolashaadana sida adiga kuula qumman ayaad ka dhigan lahayd💯😢😢😢😢
@@cabdifitaaxdaahir489🤔🤔🤔🤔🤔
❤❤❤❤❤ waa Warbixintii ugu wanaagsaneyd ee aan kaa dhageysro wllhi
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يا أستاذ عمر. من وجير. Wajir❤❤❤
Thanks my teacher omar inshear
waad mahadsantahy ustaad omar
Shukran ustaad aadbaad umahadsanthy
The best channel
USTAAD OMER INSHAR RUNTII MUUQALADISA MIDBA MID MALE WUU KA XIISO BADAN YHY❤
❤
Haddii aad ogaan lahayd sida dhakhsaha badan ee dadku kugu illaawi doonaan kadib geeridaada, uma aadan noolaateen iyaga raali galin-tooda ee alle uun ayaad raali galin lahayd nolashaadana sida adiga kuula qumman ayaad ka dhigan lahayd💯😢😢😢😢
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
lipx dad islaama nahay, Aduunkuna waa imtixaan laakin saa uma jilicsani dad adag ayaan nahay mudane nabigeena dhibaatada uu maray waan ognahay Anaga laxm
Cumar inshaar mahadsanid zxb waqtiga aad noohortey wankaaga mahadcelinebaa
Ustd muqldn noso bdi ngda siyaasiyiinta
اللهم أننا نسألك فرجا قريبا
جزاكم الله خير عمر الله يحفظك أخي
Shukran akhiii❤❤❤
My teacher ❤❤😊
جزاك الله خيرا يا استاذي
Ha wlhi intaba wan lahaa. Lkn illahay ayaan la kashaday oo wlhi inta aan alle gacmaha udhigtay oo aan ka baryayey inuu iga qaado. Cadaadiskaa❤😢
Allaha ku sharfo Ustaad
ina inshaar wan kuwataa mudane maqal majiraa ❤❤
بركالله ❤❤❤❤
Xaqiiq waaye wllhi cumar 😮
Thanks ustaad omar 🙏
❤masha Allah walka wada sxantahy
Salaamu calaykum yaa ahlan wasahlan Omar Inshaar❤
Jasakallah akhi
Jazakallah khayr anigoo nolashayda alhamdu lillah aa dhib i haysan waxaan aad uga walwalaa dhibaatada wadankeena hogaan xumo qabyaalada kobcayso wadankeena oo duulaan lagu yahay. In qariirada aduunka na ka waaye. Mustaqbalka ilmaheena faracooda dambe hadayna baraarugin shacabkeena.faqriga iyo colaadaha dhalinteena dhimanayso oo qoryaha isku haysato haysato
Allah unaxriisto walasheena farxiyo amiin yaa rabbi 😢
Amiin 😢😢😢
Aamiin yaa Allah
حبيبي ي أبو فيصل حفظك الله
لكل من يقرا رسالتي
تْمْرْ ايْامْنْا وْلْيْالْيْنْا وْاحْنْا لْانْمْلْكْ شْيْ ايْنْ الْقْلْوْبْ الْرْاحْمْهّْ ضْااااقْ حْالْنْا وْضْااااااقْ بْنْا الْحْالْ وْالْلْهّْ مْا كْتْبْتْ هّْذْا الْكْلْامْ الْا مْنْ الْضْيْقْ وْقْسْوْتْ الْضْرْوْفْ انْيْ طْالْبْهّْ مْنْ الْلْهّْ ثْمْ مْنْكْ لْاتْرْدْنْيْ خْايْبْهّْ يْا اخْيْ احْنْا نْسْاء مْا نْقْدْرْ نْخْرْجْ نْشْتْغلْ مْثْلْ الْرْجْالْ رْبْيْ اكْرْمْكْمْ انْكْمْ رْجْالْ احْنْا نْسْاء مْا بْنْقْدْرْ نْخْرْجْ وْلْا نْشْتْغلْ مْثْلْكْمْ اخْيْ وْيْنْ الْانْسْانْيْهّْ ايْنْ الْاخْوْهّْ الْايْمْانْيْهّْ فْيْ قْلْوْبْكْمْ*'''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''*يْعْلْمْ رْبْيْ وْرْبْكْ مْاطْلْبْتْ الْمْسْاعْدْهّْ وْالْمْعْوْنْهّْ الْا مْنْ حْالْ صْعْبْ وْصْرْوْفْ قْاسْيْهّْ صْاحْبْ الْايْجْارْ يْطْالْبْنْا فْيْ ايْجْارْ مْنْزْلْهّْ وْاحْنْا لْانْمْلْكْ شْيْء اخْيْ فْاعْلْ الْخْيْرْ مْانْقْصْرْتْ صْدْقْهّْ مْنْ مْالْ خْفْفْ عْنْا الْلْآمْ وْالْاوْجْاعْ بْقْدْرْ اسْتْطْاعْتْكْ عْنْدْنْا لْمْالْكْ الْمْنْزْلْ 75الْفْ رْيْالْ يْمْنْيْ ايْجْارْ 3 اشْهّْرْ وْاحْنْا نْطْلْبْ لْنْا لْلْقْمْهّْ عْيْشْ مْنْ عْنْدْ الْجْيْرْانْ يْعْلْمْ مْاقْلْتْ الْا الْصْدْقْ وْالْشْيْ الْيْ حْاصْلْ مْعْنْا مْنْ ارْدْ يْسْاعْدْنْيْ هّْذْا رْقْمْيْ وْاتْسْابْ967،738790871+كْمْ اجْرْكْ عْنْدْ رْبْنْا لْمْا تْفْرْجْ هّْمْنْا رْبْيْ يْفْرْجْ هّْمْكْ انْتْ لْنْا بْعْدْ رْبْيْ اخْيْ فْاعْلْ الْخْيْرْ اوْضْاعْنْا صْعْبْهّْ بْهّْذْا بهذا الحال ماعاد لنا قدره نصبر اكثر صبرنا بمافيه الكفايه😢💔💔💔😢💔😢💔😢😥😥😥😥💔.................،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،🎉 😢 😢 🎉 🎉 😢 😢 🎉 🎉 😢 😢 🎉 🎉 😢 😢 🎉.................،،،،،،،،،،،،،،،،،،،😢😮😊
صلو على النبي صلى الله عليه وسلم
صلوا على الحبيب مـحـمـﷺـد
🤍🤍
Shukran
Asc omari from garissa ❤
Kulamid baan ahay akhii faisal
Mahadsan abuu faysal😊
Ibnu faysal😊
Mahadsanid ⭐️
Alle Mahad Leh. ❤الحمدلله 💙
Inshala h
Jaxiimo holac tufeysa baan 10 sano ku dhex jiray, laakiin waan ka kabtay cadaadiskaa qybihiisa oo soo maray. الحمد لله
Erayadi inshaar aa adeegsatay, Allah kaa saaro intakalane
😂😂masha allah
cadaadiska shaqada iyo xalada dhalinyarada Nairobi allow alle😢
Mawduca qoralkisa si sax ah u qor wll
Mahadsanid
شكرا
Ma sha allah ustad cumar waxa moda in ad iga hadlesid moducada ine igu socdan baa moda oo ad ila hadlesid
MEDITATION AND MANIFESTATION
Alla walahy anaa saas ah hadda isniinta soo socota balan Ayaan dhakhtar ku leeyahay waxaan ka fikirayaa tolow armaa xanuun lugu sheegaa😢
Waa Xaqiio Jirta.
Team Ogaansho❤
Acuudubillah waxas oo dhan wey iga suganyihn illahy hai sahlo
Mash alaah ❤❤❤❤
Walaalow tusaalaha aad soomaaliya usoo qaadanayso naga dhaaf si nafsiyana baad iidhaawacaysaa markaad leedahay hadii aadan waalan adoo soomaaliya joogay ilaa 1991kii ilaahada😮
Ogaansho waan kuwataa runtii.
Xalka intaaso cadaadis ah waa: Istiqfaarta❤
Сumar aniga ayaad iga hadlaysaa malaha subxaana allh qasamu bilaahi waa mushkilaadka aan la daalaa dhacayey 4tii sano ee u danbeeyey xalna aan ula ahay
Farxad ku noolow 😊❤
Ogaansho mawduuc aad muhiim u ah weeye kan , anfac buuxdana leh
ustaad cumaroow wlhy intaad sheegtayba anigaay i haysataa oo gubtay, waana ka bixi la'ahay runtii ii sooducee walaalayaaloow !
MAHADSANID WALAAL ❤
Waxaan daremayaa cadaadis insha Allah waa laga baxayaaaa
8/1/2025
Insha Allah 😊
Walal podcastiyadii aawey fadlan
Wllhi murug saa id Ayan dareemayaaa sababaha aad sheegtana waan is ku arkey Wllhi ❤
nabiga ha lagu saliyo
Ani marka arko dhibatada somalidu ku jirto waa is dhagamariyaa si aysan dhibato maskaxed iso gaarin alle khatumada khayr ha inogu khatimo aamin
Waa runtaaa wll
Xal kle ma hyno
Ilaahay swt ha inoo xifdiyo wadankeena aaaamiiin
Maansha Alaah
ايه والله 💔
Ogaansho.
10/10
Yaa abuu faysal goormee waraysi ila yeelatay wax kasto caado xun aan lee yahay dhamaan waa wada shegtay😮
Mashallah walahi wa muqal muhiim ah marka loo eego dhibaatooyinka jira manta !! الجزء الله الخير يا أخي الكريم
Walahi aniga Ayad iga hadashe 17 ayan jira Hada kafikiritanka siyasada Somalia waxy igu bilawate 14 15 anigo ah iyo diwatoyinka musliminta laguhayo her waxan garey an isla shekeysto Hor usocodka nolasheyda ay xumato Tawardaro igu dacdo😢😢😢 Allah hano dabidafo
Ustad kaso hadal foolkanaha itoobiya ka qarxay mahadsanid
First comment ❤❤❤❤
Mahadsnid❤
Mahadsanid wll cumar 2022 ban kugu soo xidhmay lahada muqal walba ood so galiso waxban ka faida
الحمد الله الذي علم الإنسان ما لم يعلم ❤