Maxay Mareexaanku Gasaargude ugu bixiyeen Gobtii Raxanweyn?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лют 2025
  • Maxay Mareexaanku Gasaargude ugu bixiyeen Gobtii Raxanweyn?

КОМЕНТАРІ • 3

  • @lt7fu-892
    @lt7fu-892  24 дні тому

    Maxay Mareexaanku Gasaargude ugu bixiyeen Gobtii Raxanweyn?!
    Buugga Taariikhda Saldanaddii Geledi, Qoraaga Anwar Mayow wuxuu ku qoray in beesha Gasaargude oo saldanad ku lahayd degmada Luuq ee gobalka Gedo ay beesha Mareexaan kusoo dhaweysay deegaankaas xilli ay kasoo hayaameen gobollada dhexe ee Soomaaliya. Sababtaas awgeedna ay Mareexaanku Gasaargude ugu yeeraan Gobtii Raxanweyn.
    Kusoo biir wada hadalka Dadweynaha. Sidee u aragtaa?

    • @sahraAli-e9h
      @sahraAli-e9h 23 дні тому

      wa naagii loo gaystay Marexaan abaalkii mayna gudin gasaaregude mid ay dileen iyo mid ay ku shaqaysteen bay ka dhigeen magaaladii lagu soo dhaweeyayna manta waxay lee yihiin waa magaalo marexan maamulkii yoodhan iyo xildhibanadiyodhan iyga isku koobay

    • @Mohamed23197
      @Mohamed23197 22 дні тому

      Marexaan 700 Sano kahor ayey Harar ilaa jubaland kadagalamayey kahor Ajuran. Soo aqri buuga futul Al habash. Beesha Sade Tariiq dheer ayey ledahay. Raxanweyn Waa dad isku yimid kabdib Ajuran Kingdom. Ahmed Gurey