Waa xasuus iyo berisamaadkii macaanaa Via Rooma ilaa Via eejito iska soco kistoo, Bar Nove cento Cajaladaha cusub soo dhageeso kadib kultuuraadii Talyaaniga ku dhaqaaji, Jiiradii Hotel Shabele ilaa Jiiro Norwey cagta soo mari, Shanema Xamar iyo Cafe Nazionale hor mar, Samatar book shop ku leexo kistoo buugta cusub isha la raac, Carwada Zulfa kher Ali maan aadaa mise? Maya Shankarfoon iyo Yaaweli video kistoo Cajaladaha cusub bal soo fiiri. Haye baahi aa i heeso maxaan sameeyaa? Allora Baar Romano ama Baar Aaran aan ka soo casheenaa. Waqti dambe waaye berina School Yasin Cismaan aa i sugaa see camal? Hal mar Shaneema Super iyo Missione soo firi. Hmmm SUHAAG Cali dhere iyo Shash Kapor iyo Rekha aa dhagan, Shinema Missione maxaa dhagan? Napoli a mano armata con Maurizio Merli. Ok Tiyaatarkana? Ma damci leheed Dumaashidaa. Hmmm waa inaan Goaan gaaraa. Beri after schoolka Footo Somali Galbeed isgoyska bakaaraha Masawir ka soo gal, kadib LLPP Jeeno iyo Wagad soo fiirso, kadibna Shanema Super iyo SUHAAG ka soo gaar. Tiyaatarka Birta ugu dhufo Safkaa dheer camal. Bes iga dheh.
Xayeesiinta cawke ma eheen ee wuxuu ahaa allaha u naxariisto cabdulle nuura diin awaxaa ka mod ahaa adigiyo dumaashidaa hadaad duunyo WADA raacdaan iyo kuwa kaloo badan
@@osmanabdi8274 cowke ayaa xayeeysiinta u sameeyay weli caadadeed waxaa laga xusuusan karo oraahda ah, " Doqon baa ka taga sheey Haddoow meel dayacan yaal "
riwayadan muqalkeda muqdisho iyo bay dhabo aya lagu dhigay ow kombe markii ninka guriga ku soo labtay ey laweydiyay nagti wuxu leyahay sac ninkii kuri ku xirta yuu cows ka rabaa hadu bananka ado yuu karabaa cows ayuu leyahay wa sarbeb yableh markii lafuro ninki kale weydo muqdish ayay ku so labane cel gabta ey hes ku qade nagta adna ayay ku jile riwayada codsi muqalkeda so giliya wa riwayad cajib ah thanky you
soo joogso qofkii laga waayo waji iska fiiq aa laga helaa,, sidaa waxa yiri awkoombe . isagoo ula jeeda naagtii oo mar kale guriga kusoo noqotay,, heeskan markaasa la qaadaa, mininkaa qofkii ku jiro garuun looma qaato

Shaarka Bezaani
Jumbo Gelato ma illowday?
Maxamed Sh. Aanis iyo Faadumo Sh. Shooble waaye, dadka yeeysan ku qaldin Faadumo Qaasim Hiloowle
Xayeesiinta cawke ma eheen ee wuxuu ahaa allaha u naxariisto cabdulle nuura diin awaxaa ka mod ahaa adigiyo dumaashidaa hadaad duunyo WADA raacdaan iyo kuwa kaloo badan
Gaandi Sufi
Saaxiib xayeysiisku Cawkuu ahaa, waxaa kamid ahaa hadaladiisii " madamci lahayd dumaashidaa? Iyadu ku damacdee!!! adigu ma damci lahayd" wuxuu kaloo odhan jiray isagoo si farshaxan leh oo Cawkeysan ugu dhawaaqaya " aniga iyo dumaashiday haddaan duunyo wada raacno, waxaan soo daajinaba haddaan doox isugu keeno, daandaansigii hore hadey diiday odhan weydo, doqon baa ka taga HEE....." KKKKK HEE daasi wax buu ku qarin jiray uu afka kala xishoonayey iyo maqalka dheystayaasha . Dhamaystirka maansadu waxay ahayd: Doqon baa ka taga s**l hadduu meel dayacan yaalle.
+osman abdi saaxiib cabdalla nuuradiin uu ahaa Allaha u naxariisto .
@@osmanabdi8274 cowke ayaa xayeeysiinta u sameeyay weli caadadeed waxaa laga xusuusan karo oraahda ah, " Doqon baa ka taga sheey Haddoow meel dayacan yaal "
@@macalinabuukar4918
Weliba wuxii dhihi jiray " doqon baa ka taga heeee..."
@Osman Ali Waa runtaa. Iidhedii seddexda (sagaal saac) soo geli jirtay baan ka dhegeystay.
Gef anoo sameeyoo
Gabay been dhisaayaad
Gargaar ii lahaatee,
Gooddis iyo guhaadee
Gaabis kuuma roonee
Gogoshaa ninkii ku jiro
Garruun looma qaato.
====
Gacal iigu gaaddaa
Guhaadkiis i haayaa
Gaar iiga qaadee,
Gurigey ka guuree
Galaaskaaga doonee
Garoob good ahaa tahayoo
Dadka goosahaayee.
incredible. thank you for sharing these songs
Riwaayadii Xubigii la xumeeyey yea call Mariana AAwi
Thanx bro wlh xagee laga saaray
0:08 Sarahaas qofkii af english ku soo bartay like ii saara.
FeynuustII Fanka Aun Aamiin
riwayadan muqalkeda muqdisho iyo bay dhabo aya lagu dhigay ow kombe markii ninka guriga ku soo labtay ey laweydiyay nagti wuxu leyahay sac ninkii kuri ku xirta yuu cows ka rabaa hadu bananka ado yuu karabaa cows ayuu leyahay wa sarbeb yableh markii lafuro ninki kale weydo muqdish ayay ku so labane cel gabta ey hes ku qade nagta adna ayay ku jile riwayada codsi muqalkeda so giliya wa riwayad cajib ah thanky you
xassn xasan cali maxamed .
MAXAMAD SH AANIS IYO FAADUMO SH SHOOBLE
soo joogso qofkii laga waayo waji iska fiiq aa laga helaa,, sidaa waxa yiri awkoombe . isagoo ula jeeda naagtii oo mar kale guriga kusoo noqotay,, heeskan markaasa la qaadaa, mininkaa qofkii ku jiro garuun looma qaato
Asc saxiib heeta xabiib sharabi ilmo nimaanaa kuheshaycaqliga waakaa eberuurkaaga adkee
Cabdala nuuradiin ayaa xayaysìnayay erayadisi waxa ka mid ahaa aniyo dumaashiday hadaan duunyo wada raacnay daandaansigii haday diiday odhan wayday alaylehe doqon baa ka taga
xaafadaan .hada waxaa degen gala bakaaraha, iyo gala, xamarweeyne, iyo maayo moolka!
ANNA WAXAAN KA, XASUUSTAA, MARKII AWKOOMBE, WIILKA, UUDHALAY, IIKAR JEESTO ALLYAARAXMA, SCHOLKA, KA, DOON, WAYAHAYE, SUUGADA SIIFIRI UDHAHAA, ,MARKAASU SOO NOQONAYAA, CUSBO MA,KU DARTAY, HAA ANA WAAKU DARAY, kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk intaas qosol ka ah, wiilka baaburta iga ilaali beeytidhi, ,maxaa ani baaburta iska ilaali ma, i dheheeysid miyaa, baxbo adiga nin weyn aatahaye, awkombe:,ninka weeyn aaba ugu daran kkkkkkkkkkkkkk
Waa xafadii ajakis a aways ka kaasoo horjeedkiisa
filimkaas noo soohela, ma, damcilahayd dumaashidaa, plzz waadna, ku mahadsantihiin, sidaa noogu qareexeeyseen!
Warbixintii wacneyd ee xamar aan aqristay ilmaa iga timid
Xayeysiiskii Cawke ee riwaayaddan waxaan ka xasuustaa:
"Ma damci laheyd dumaashidaa? Iyadu ku damacdee adigu ma damci lahayd"
osman abdi Waa runtada RADIYAHA IIDHEHDA
Osman, mahadsanid. Xayaysiintu waxay soo geli jirtay 3:00 galabnimo ( sagaal saac).
Waxaa xayaysiin jiray aun cabdalla nuuradiin erayada aad soo qaadatayna asagaa tiriyey
@@abdirisakowali2361
"-Anigiyo dumaashiday haddaan duunyo wada raacno
-Waxaan soo daajinaba haddaan doox isugu keeno.
-daandaansigii hore hadday diiday oran waydo.
-doqonbaa ka taga ... heeee!"
Sidaas ayuu odhan jiray, xasuustayda...
@@abdirisakowali2361
Weliba wuxuu ku bilaabi jiray; ma damci lahayd dumaashidaa? Iyadu ku damacdaye adigu ma damci lahayd???
Xasuus.
gabadha, waxay ku jileeysay, (Hind) inay ahayd Ayaan u,maleeynayaa, mase hubo, Khadiijo Maxamuud, gabdha kujirtay, filimki, RAFAAD IYO RAAXO,
yaa haayo riwayadan oo dhameystiran fadlan noso galiya you tubka qofkii haayo
Inshallah cadde anaa private kuugu soo diraayo
@@daaddiroow zxp Anna iisoodir hee waa masayraye
@@daaddiroow iisoo dir bal
Waaayo
Riwaayaddan magaceeda waa (MA DAMCI LAHAYD DUMAASHIGAA ee MA AHA DUMAASHIDAA Aniga waxaa hayaa Labo hees kaliya
Ahmed fanaan maxamed shekh Anis heesihiisa ma la haa you miyaa
rashiid bulo