Axmed Mooge Liibaan Iyo Xaliima Cabdi Afweyn 🔥Iyo Heesta "Cagta Saar Wadada"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024
  • 🌟Heestan waxa curinteeda laha
    Abwaan Cabdi Muxumad Amiin AHN 1970
    🌟Laxanka
    U/ Axmed Nuur Sandheere AHN.
    HEES CUSUB
    MUUQAAL XIISO LEH
    HEESHA CUSUB
    HEES SOMALI OO QORAAL AH
    SOMALI LYRICS
    HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
    HEESO QAARAMI AH
    HEESO KABAN AH
    HEESO NON STOP AH

КОМЕНТАРІ • 910

  • @hassanyare1287
    @hassanyare1287 2 роки тому +116

    heestaan waxaa aad u jeclaaa wiil an sxb aheyn 2000s sxbkaas qaaliga igu waxaa la dilay 2006 dagaal u dhexeeyay maxkamaha islaamiga iyo hogaamiye kooxeedyadii september 23 ma hilmaamo geeridiisa waxaam xasuustaa asoo wato rikoor iyo cajalad heestaan ku jirto inaa ku dhageysan jirnay meel barxad gaar ahaan habeenada uu dayaxa cadyahay😢

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 4 місяці тому +63

    ha cabsoonino ceeb ha hamoodine like iska saar😂

  • @qalbidhaye6396
    @qalbidhaye6396 6 місяців тому +132

    Who is watching 2024

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 3 роки тому +78

    Aduunyada intaad noshay waxad lakulmi waxa badan oo cajiib iyo cajab kugu noqoda lakiin marhaday aqoontadu gabantay amuusba lagu kaba lagama horyimado waxad lakulanto waxad kafaiidaysa ugu yaran inay maskaxdu kudhisanto oo kaydiye dhanka masxada yeelato qof miisaman aad noqoto😍🙉

  • @faysaldhiidh4875
    @faysaldhiidh4875 3 роки тому +52

    Somali qaraami yaan la iloobin heesaha wakhtigii tagay Waa lama huraane I love tlhi

  • @josephofficial5273
    @josephofficial5273 10 місяців тому +53

    2024 and still lessining best daadsi inthe world😂❤

    • @Husni_l
      @Husni_l 10 місяців тому

      😂👋🏻

    • @ayaanabdisamad1328
      @ayaanabdisamad1328 9 місяців тому

      😂😂😊

    • @mahdibnusudi8060
      @mahdibnusudi8060 8 місяців тому

      Mana fashileee marka 😂😂😒

    • @oma2635
      @oma2635 7 місяців тому

      My people or my pizza 🍕🍕 don't worry my skin or My color forgot in time I can't with out three 🪵🪵🪵 wood's not live those I can't forget says father red all

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 роки тому +30

    Maayer ckriin a mooge aabihi LEGEND allh hku nxaristo

  • @MAHAMUDAHMEDSHEK-sx3qn
    @MAHAMUDAHMEDSHEK-sx3qn 6 місяців тому +44

    Who watching still 2024 ❤😢

  • @isxaaqiska2128
    @isxaaqiska2128 2 роки тому +168

    I'm still watching 2022 best voice ✊

    • @mohameddahir4092
      @mohameddahir4092 2 роки тому +7

      Still watching 2022✨✨✨

    • @aargoste8137
      @aargoste8137 2 роки тому +1

      @@mohameddahir4092 still watching 2022🤣🤣

    • @bukharibk8347
      @bukharibk8347 2 роки тому +2

      Old is gold

    • @kamaal9754
      @kamaal9754 Рік тому +2

      Still watching 2023🫡

    • @maankamk.6232
      @maankamk.6232 Рік тому +1

      @@kamaal9754 ᴀɴᴀ ᴡᴀᴀ ᴋᴀᴀ ᴅᴀᴍʙᴇᴇʏᴇ 🥺

  • @Hawlomediapro
    @Hawlomediapro 2 роки тому +65

    Cajiib waa dhaaftay heeskani "cagta saar wadada " waxaan ku dhagaysanayaaa muqdisho benaadir soomaaliya gaar ahaan suuqa bakaaraha , jidka shirkadaha 24/11/2021 maalin qaaliya weeye

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 роки тому

      Aad iyo aadxsmat jajab ayaan kidhegeeysanayaa was hees macaan daadis ah

    • @hodanisaac4205
      @hodanisaac4205 2 роки тому

      Allaha kugu amansado. Ane sweden Ban ku dhageysana. Waa hees aad micno u leh laxankana wa cajib

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 2 роки тому

      Waa Hees mug weyn leh waxaa ku dhageysanayaa Gurigeyga Mogadishu xfda madiina 😘

    • @horyaalkashacabka
      @horyaalkashacabka Рік тому +2

      sxb muqdisho ilaahay hakugu nabad yeelo wallahi xilligaan waqti ay ka darnayd oo dad fara kutiris joogeen suuqa siiba wadada shirkadaha ayaan aniga dagnaa alxamdullihaah ilaahay wuu igu badbaadiyay Maantana Yurub oo aanan ku riyoon baan 10 sano joogaa ,

    • @IsmaaciilDhiblaawe-b9b
      @IsmaaciilDhiblaawe-b9b Місяць тому

      Me mqdisho gaar ahaan isgoyska jubo😅

  • @NawaalhashiNeyruuz-bz2ss
    @NawaalhashiNeyruuz-bz2ss 7 місяців тому +72

    Who watched 2024❤

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 3 роки тому +76

    We miss the good days in Somali never coming back 🥺🥺🥺🥺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌✌✌✌🥰

    • @Kadare1998
      @Kadare1998 3 роки тому +14

      Meelahan OO kale fadlan English hala Imaan wa codsi sababto ah afkaada aad wax ku tahay mahadsanid

    • @themoonlight3889
      @themoonlight3889 3 роки тому +8

      U r right sister I grow up in Dubai and I miss my country Somalia and old the good days l hope it will come back soon insallah yarb 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @Astaqfirullah9
      @Astaqfirullah9 2 роки тому +5

      Hadii uusan Somali qori karin, dadka fartay yaqanan haqoraan ee fadlan faraha kaqaad.

    • @mauricesantinomf
      @mauricesantinomf 10 місяців тому

      isaaq contributed more to your shitty country then any of your dusty clans ever did

    • @Tallslimj
      @Tallslimj Місяць тому

      Never ever 😢

  • @CSeerbiya
    @CSeerbiya 3 роки тому +17

    Erayada Abwaanka curiye Hubiya , Cabdiqays ayaa curiyey heesta, malaha heestii kale ee waddadii caddeyd cagta saarnay. ayaad ku qaldaysaan ee uu Cabdi Muxumed Amiin dowladdii Kacaanka u sameeyey

  • @HodanAhmed-ny6bk
    @HodanAhmed-ny6bk 8 місяців тому +31

    Who is here 2024😢❤❤

  • @geesigunirifayso305
    @geesigunirifayso305 4 роки тому +32

    AUN Axmed mooge waxan kuka kulmay magaalada hargaysa 1975

    • @horjoogeshamati8932
      @horjoogeshamati8932 4 роки тому

      Hada Adiga Wali Ma Nooshahay

    • @zirhamsa
      @zirhamsa 4 роки тому +7

      @@horjoogeshamati8932 hadaa akhiro muukala hadlaya

    • @zirhamsa
      @zirhamsa 4 роки тому

      Aar sxp maad igu salaantid

    • @adoontiialekuxirneyd3938
      @adoontiialekuxirneyd3938 3 роки тому

      @@horjoogeshamati8932 kkk hhhh soomaalida yaab sow kan qoraal ka qoraaya waryaa dadka lagama baxsho hhhh

    • @adoontiialekuxirneyd3938
      @adoontiialekuxirneyd3938 3 роки тому

      @@zirhamsa hhhh hhhh waa jawaabtiisa walee

  • @AbdulRahman-kr2ib
    @AbdulRahman-kr2ib 4 роки тому +18

    Yac wlahi wanqiroday .....heeso waa kuwi hore ..daad waa dadkii hore ♥️♥️♥️ilahow unaxariso fananinti dinteen damaan

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 3 роки тому +74

    Allaha u naxariisto Aamiin,listening March 27 2021 who else in nostalgic mood

  • @QamudaTV16
    @QamudaTV16 3 роки тому +58

    Fanku waa kii hore hada waxaa fankii afduubtay.
    Ilkacase qays, Faala dagan iyo Sharmaboy.

  • @abdala7882
    @abdala7882 3 роки тому +47

    Heestan muusik aan dhacayn ayaa saaran wllhi🤩

  • @sadiq07
    @sadiq07 3 роки тому +24

    Anigoo midan jecla cawa is ku dhacsan ayan dhageysanayaa 24/8/2021
    00:10 am
    Qof aan cudurba heyn
    cesh kma go'e
    ha cabsoonine
    ceeb ha moodine
    ma isoo wacdaa
    🥺🥺🙋‍♂️❣

    • @amiinkhasiimhaji283
      @amiinkhasiimhaji283 2 роки тому +6

      War saaxibo gar daroba ha igu ahaatee. Qofta hadda ma hishiiseen

    • @sadiq07
      @sadiq07 2 роки тому +5

      @@amiinkhasiimhaji283 Haa sxp hda aan kuusoo qoraya comentigan garabkeyga ayey fadhidaa sxp

    • @amiinkhasiimhaji283
      @amiinkhasiimhaji283 2 роки тому +2

      @@sadiq07 manshalah sxp ilaali iguna SALAN🩸🩸

    • @sadiq07
      @sadiq07 2 роки тому +2

      @@amiinkhasiimhaji283 Mhdsanid sxp wana kugu salamaa 💯💯❤️❤️

    • @inanti2316
      @inanti2316 2 роки тому

      Kkkk

  • @kayseismail6935
    @kayseismail6935 4 роки тому +38

    Ereyadii cabdi aadan xaad cabdi qays waa heestii aan ugu hor bartay

    • @mahdiali8874
      @mahdiali8874 3 роки тому +3

      Keyse ismacil. Ku darso waa heestii ugu horeysay ee uu hal abuuray cabdi qays. Taas afkiisa ayaan ka hayaa.

    • @hanadyare6899
      @hanadyare6899 2 роки тому +1

      Hees aan maqlo ana wati igu horaysay ku caqliyaystay

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr 3 роки тому +31

    Walaal in Allah dembigooda dhaafo oo u naxariisto ugu duceeya. Ilaahay haw naxariisto jannadiina haw sharraxo.

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 3 роки тому +15

    Wow waxaasaa hees lagaa dhahaa dadkii xigmada lahaa wax yar baa ka haray xili waxaynu joognaa ay noo heesayaan dad bilaa micnaa🎻🎻🎧

    • @howtodoit4204
      @howtodoit4204 22 дні тому

      @@nourhassan1524 hadha waxa jiro ciyal suuq sharma boy 😭

  • @aweysmohamed3091
    @aweysmohamed3091 4 роки тому +22

    Ilmo mooge allah unaxariisto maxy cod macanayeen allow qabrigooda jano uga dhig

  • @lolbob1906
    @lolbob1906 4 роки тому +14

    Allaha u naxariisto adeerkey axmed mooge liiban xasan hodde geele asaga iyo intii fanaaniin somali ka dhimatey.

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 3 роки тому +45

    Ha Cabsooninoo ceeb hamoodine.
    Ma cuntad rabtaa? Haha😂😂
    Fan iyo Fanan kama danbayn💜

    • @baal-dahabtv7398
      @baal-dahabtv7398 2 роки тому +2

      kkkkk fan waa ina dhaafay waase sii maqlaynaa waxay dhaheen

  • @khabiirharnandez5664
    @khabiirharnandez5664 4 роки тому +12

    Waaw Axmed mooge & Xaliimo cod weyn heestaan waxaan u qabi jiray inay la qaadi jirtay Aamino feer balse waa dhawayd baan waxaan ogaaday inay fanaanada la qaada tahay Xaliimo Codweyn

    • @liibaancuunsheeye1377
      @liibaancuunsheeye1377 4 роки тому +2

      Xaliimo codweyn maha ee xaliimo cabdi afweeyn waa heer jabuuti

    • @osmanmadaxay1410
      @osmanmadaxay1410 4 роки тому

      Sxb amina feer ayadana wey laqaday wa saxsantahy

    • @khabiirharnandez5664
      @khabiirharnandez5664 4 роки тому +1

      @@osmanmadaxay1410 Maya sxb Aamino feer lama qaadi jirin Qolada wax soo galin jirtay UA-cam baa si khaldan ugu qortay balse Fanaanada heesta Axmed mooge la qaadaa waa Fanaananada Xaliimo Fatoosh

    • @hajiahmedisse0475
      @hajiahmedisse0475 4 роки тому

      khabiir hamandez sxb xalima codweyn ,xaliima fatoosh ,iyo xalima cabdi afey ma isku qofbaa mhdsnd

    • @khabiirharnandez5664
      @khabiirharnandez5664 4 роки тому +2

      @@hajiahmedisse0475 sxb amba markii hore waxaan u haystay 3 fanaan balse waa labo fanaan Oo kala ah Xaliimo cabdi fatoosh Afweyn & Xaliimo cali cumar Cod weyn

  • @khalidhasan415
    @khalidhasan415 3 роки тому +18

    Heestan Cabdi qaysi sameeyey allah cimriga barakeeyo

    • @amirsheikh691
      @amirsheikh691 4 місяці тому

      Cabdi muxumed amiin ba sameyay miriha walaal boobka jooji

    • @nuurhubane
      @nuurhubane 20 днів тому

      ​@@amirsheikh691boob xaa ah sxb waaba ereyadii ugu horeeyay oo abwaan qays curiyaye

  • @arimasdias1396
    @arimasdias1396 3 роки тому +82

    I'm still watching 2021
    Allah ya rahma 🤲

  • @Ladnamaxauud-eo2xr
    @Ladnamaxauud-eo2xr 6 днів тому +2

    Allow u naxariiso inagana nooga daba naxariiso🤲😭

  • @abdifatahduale3967
    @abdifatahduale3967 4 роки тому +12

    Waaw Axmed mooge waa reer Hargeysa
    Hargeysana wuu ku dhashay
    Hargeysa cid fan iyo suuganba
    Ku gaadheysa ma jiro
    Guul iyo gobanimo

    • @mohamohay4786
      @mohamohay4786 2 роки тому +4

      War nio been baad isku sheegtay wllhi suuganta ad shegayso aawo fanaaniin hadii la dhoho wa lagaa badanyahay iyo abwaan ba axmad mooge iyo qalinle mo ogiye fanaan kale oo la jecelyhy oo ree hargaysa ma arag lkn koonfur tiro malahan
      Samatar oo ree baydhabo ah beerdilaacshe oo re jubbaland ah
      Digfeer
      Magool
      Sahra axma
      Tiro ma lahan so faanka beenta ah naga daa nio😀

    • @nuurhubane
      @nuurhubane 2 місяці тому

      Sxb xasan aadan waa ree dhuusamareeb hg cayr ​@@mohamohay4786

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 29 днів тому

      ​@@mohamohay4786
      Maxamed axmed kuluc
      Ahmed mooge
      Maxamed mooge
      Muse ismail qalinle
      Faysal mushteeq
      Axmed gacaynte
      Cumar dhuule
      Maxamed saleban tubeec
      Hibo nuura
      Sahra axmed
      Khadra daahir
      Kinsi xaji Adam
      Shay mire dacar
      Miyaad garan intaas oo fanan xagay kaso jedaan
      Miskiin bad tahay ee yaan laga maqlin koonfur baa fanan leh
      Fankuba hargaysa ayuu kaso bilowday

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 29 днів тому

      ​@@mohamohay4786
      Abwaan
      Hadraawi
      Cabdi qays
      Gaariye
      Hasan ganey
      Duncarbeed
      Abdilahi qarshe
      😂😂😂😂
      Fankuba waa Somaliland

    • @nuurhubane
      @nuurhubane 20 днів тому

      ​@@mohamohay4786 bro xasan waa nin hg ah baydhabo shaqo kuma laha

  • @CiyaarJecelofficial
    @CiyaarJecelofficial Рік тому +51

    Who is watching 2023🔥

  • @qamarqurux9499
    @qamarqurux9499 6 місяців тому +5

    Heeskan wxan dhagysty waqti hore plse wlhi wa calool xnuun qof walbana ma fahmi kro😢 2024 comment gan soqoraya❤

  • @suldaanxadiid2464
    @suldaanxadiid2464 4 роки тому +28

    Old Is Gold
    Hore u Soco Walaal
    Tariikhda Ku Xusi Doonta

  • @Sirkhader
    @Sirkhader Рік тому +10

    Axmed mooge liiban legend Alle ha u naxaristo 🤲

  • @usamearwax2999
    @usamearwax2999 2 місяці тому +9

    Who lising in 2024😢❤

  • @ambasaadordeeq2447
    @ambasaadordeeq2447 4 роки тому +40

    Heesta cabdiqays ayaa sameeyey waxa ay ku jirtay riwaayad axmed mooge iyo afweyn 1967

  • @lindaadam6139
    @lindaadam6139 3 роки тому +9

    😢😢ilahow somali ha gala wadiin amiin.Somaliyey isku dhubnadaa plzzz

  • @yahyaqanni4955
    @yahyaqanni4955 3 роки тому +47

    Am still watching on 13th August 2021 ...mob love to the queen and the king

  • @abdihayd3415
    @abdihayd3415 3 роки тому +3

    Inankiisii reer Hargeysa way wanaajiyee, alle ha sharfee 26299 cod bay siiyeen.

  • @bashiirwadne7502
    @bashiirwadne7502 Місяць тому +1

    Heestan waxaan soo booqdaY
    28/08/2024
    Anoo keligaY Meel ku
    MirqaamaYa Weliba Meherad mushakiyiintu ku badan yihiin Ayaan ana mushaki iska dhigaY oo meel gaar aH FadhiistaY

  • @ibruadan7763
    @ibruadan7763 4 роки тому +11

    Waah waah!! Laakiin asalka gabadha heesta qaaday waa Aamina Feyr..laakiin Xaliimana keentay..waayo waayo..waa kuwaas heesihii nafta lahaa..

    • @m.sow5511
      @m.sow5511 3 роки тому

      Tan ba miyayna aamina fayr

    • @daafeedmuuse4407
      @daafeedmuuse4407 2 роки тому +1

      Heestaan loogama horreyn xaliimo cabdi

    • @mohamohay4786
      @mohamohay4786 2 роки тому

      @@daafeedmuuse4407 walal amina feer baa horay u qaaday

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 7 місяців тому +1

    Nafta Naagaaaa

  • @abdijamac7840
    @abdijamac7840 3 роки тому +8

    Heesta aamina feyr iyo axmed mooge weeyaan codadku, mise aamina feyr garan maysaan Reer hargeysa ahayd isaxaaq ayay ahayd

    • @farahahmed3116
      @farahahmed3116 2 роки тому

      aamina fayr sawtan nool codkeeda maadan dhegaysan dhowaanbay heeso ka soo qaaday 🇦🇪

  • @axmedcalixasanxasan2235
    @axmedcalixasanxasan2235 4 роки тому +7

    Waa hees mcn Axmed moge iyo xalimo cabdi wey dhimatay ale haunaxristo

    • @Upthisalam
      @Upthisalam 4 місяці тому

      Aamiin aamiin aamiin. 🤲 🤲 🤲
      🥺 🥺 🥺

  • @hodmaniitaqueen267
    @hodmaniitaqueen267 Рік тому +4

    Waa hbn jumca ah taariikhdu waa 2023/5/19 heesaha hore waan jeclahay wlhi badanaa waan wada aqaan ilaahey ha naga soo madoobeyo insha allah ayagana ilaahey ha u naxariisto dhamaantooda 😭🤲😭❤ waa nii jeclahay somalia weyn🇸🇴❤

  • @ghostshooter6242
    @ghostshooter6242 2 роки тому +79

    That generation where songs were pure poets and real talents

  • @drabdinurgarcadde9205
    @drabdinurgarcadde9205 Рік тому +26

    Its 14/3/2023
    And still chilling with this purely talented vocals in cairo egypt
    Waligiis duugoobi maayo heeskaan codka iyo musig cajiibka ah lagu laray

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 2 роки тому +1

    Ha cabsooninoo ceeb ha moodine ma cuntaad rabtaa Dambi dhaaf iyo naxariis waasaca allahayoow idinku deeq Axmed Mogeh Liibaan iyo Xaliimo Cabdi seeraar

  • @sumayayusuf9636
    @sumayayusuf9636 2 роки тому +11

    2021 december inta imaatay salaan goobeed iga gudooma 😍

  • @mohajeeri3061
    @mohajeeri3061 3 роки тому +9

    Codki an laha adon ceep ka dhigan ciyar puu ahaa an ku cawiye mxd ciil qapta cawa kugu daran I feel ❤❤😂

  • @yusufbuulo8725
    @yusufbuulo8725 2 роки тому +7

    Afsomaliga qooridiisa ad ban ujaclahay ❤️ wayo waayo kama daalo saafara an ado markan daarto heestan

  • @zainabawow4229
    @zainabawow4229 3 роки тому +4

    Alla maxaan heestan jeclahay codkii aanlahaa adoon ceebkadhigan ciyaar buu aah

  • @hamsemohamoud9774
    @hamsemohamoud9774 2 роки тому +6

    Watching 14Feb, 2022, CAGTA SAAR WADADA, Ninkaasi nin muu ahayn, waan ku labeysan lahaa gabadh ii calaacashey.

    • @gasira1173
      @gasira1173 2 роки тому +1

      mid horu ka jaraaye hhhh

  • @martial5430
    @martial5430 3 роки тому +12

    Kulaha haxishonine macuntaad rapta😂hesta qosalka xita weywadata

  • @abdull52
    @abdull52 Рік тому +9

    Xasuusnow waqtiga Salaadaha 🧎‍♂️🧎‍♀️

  • @Ibnuciisaa
    @Ibnuciisaa 3 роки тому +7

    alla noloshu cibaarooyin badanaa bal dhalintii shalay maantay xaalkoodu waa sidee allow u naxariiso

    • @munacisman5891
      @munacisman5891 3 роки тому +2

      Dhamanteen xalkenu wa Alle haw naxaristo. Aduunyadu wa ayamo
      Wax weyn ha modin manta hadi ad noshay beri ilahay ba og
      Ilahayow no naxariso aduun iyo akhiroba inti dhimatayna unaxariso ya rabi 🤲 adiga hada ilahay ba og in ad noshahay iyo inkale marwalba wll ducada waynu ubahanahay 🤲

    • @halyaygaduula266
      @halyaygaduula266 3 роки тому

      Ilahow unaxariso

    • @Ibnuciisaa
      @Ibnuciisaa 3 роки тому +1

      @@munacisman5891 haa sharafey

  • @canpeofficial5558
    @canpeofficial5558 3 роки тому +8

    Heeesi waa heesihi hore LafiHi Hore Wayo waayo❤️❤️❤️

  • @azuzhaji5929
    @azuzhaji5929 2 роки тому +1

    Dhalinyarroy barta heesaheena qaraamiga ah' waayo kaliya waa khayraadadka aynu kahaysano xusuusaheeni hore ahmed mooge liibaan baban asxaab dhaw baan ahay AHUN ISGA IYO FANAANADABA

  • @khadarismail7140
    @khadarismail7140 4 роки тому +7

    Innadan ayay umAda mAweliyeen ilahay haw naxaristo

  • @Maxamedqadar87
    @Maxamedqadar87 15 днів тому +1

    Waau xiisay waayihii wacnaa

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__556 3 роки тому +9

    ♥️I'm still watching 2021 Alxm Ilaahow cimri dheer nasii💔🥺🤲

  • @Bashiirbadal-p2i
    @Bashiirbadal-p2i Місяць тому

    Heestaan waaxaan ku sooxasuustaa zxp nin aan ahyn oo hadda kunool dalka maraykan ka👊

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 4 роки тому +9

    Wow 👏 Allaha u naxariisto Aamiin

  • @CraxmaanAdam
    @CraxmaanAdam 10 днів тому +2

    Who is watching 2025

  • @xasanmaxamed3036
    @xasanmaxamed3036 2 роки тому +3

    Heestani runtii waa hees aad u mcn
    Wixii ka danbeeya 2022 15/6/2022
    Arbaca magaalada burco ismuujiya

    • @Akter.khaalid
      @Akter.khaalid 2 роки тому

      Aniga kaa dambe zxb galab 29 6 2022 arbaca😅😅😅

  • @JamacDhutu
    @JamacDhutu 25 днів тому +1

    Waan idin salaamay inta dawan doonto 2025🎉❤

  • @booqortoyoogadenreercabdil7136
    @booqortoyoogadenreercabdil7136 3 роки тому +16

    I finally found the Hess I was looking for

  • @firdowsaahmedofficial1141
    @firdowsaahmedofficial1141 9 місяців тому

    Heestan iyo heeso kale oo qaraami aha waxaa isoo diray manty oo ay tariiqdu tahy 1/1/2024 jcylkeyga madaadma uu qaarami lover yahay si aan u barto ulana dhageysto heesaha qaraamiga
    Waxaan rajeynayaa in aynu si wada jir ah u dhageysano malin aan dhereen hadu alle idmo
    Love u so mch jcyl ❤️

  • @MadarJama-yd5pn
    @MadarJama-yd5pn 4 роки тому +7

    Waar chanelkan yaa leh tolow wlhi qof legend ah baa leh kolay waxani way heeso dhafeen

  • @osmanaden2779
    @osmanaden2779 2 роки тому +1

    Erayadii abwaan Cabdi Adan Qays,riwaayadii Sareeye Hoosee 1967.sidaas ayay sax ku tahay ee ula socda.

  • @yasin_sh
    @yasin_sh 4 роки тому +4

    Allah yaa raxma axmed moga iyo xaliimo Qalif magool walee fanku waa kii hore kan hada jira waa DG iga dhis playback

    • @cawomohmed4250
      @cawomohmed4250 3 роки тому

      Haa wlhi fan waa kii hore

    • @arimasdias1396
      @arimasdias1396 3 роки тому +1

      Maha halima qalif wllo amina feyr iyo moge wye

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 3 роки тому +1

      @@arimasdias1396 Aamino feyr laftirkeedaan la qaadin wll Waxaa la qaada Fanaanad la dhaho Xaliimo Afweyn

    • @arimasdias1396
      @arimasdias1396 3 роки тому +1

      @@khabiirqaraam7935 m saasa lkn 2gbdh isu codna maahe mxaa leyskugu qalda

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 3 роки тому +1

      @@arimasdias1396 haa wll Isku cod Maahan Waxaa la isugu qaldaa Qolada UA-camka ayaa Fanaaniinta Isku khalada Masalan Heestan barigii Hore ee ay youtubka soo galiyeen bay Waxay ku soo Qoreen Aamino feeyr & Axmed mooge dad badanina sidaas bay u qaateen

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 8 місяців тому

    heestaan waxaan moodi jiray inay hibo nuura iyo axmed mooge islaqaadaan. ❤❤❤❤❤

  • @Who_are_you900
    @Who_are_you900 3 роки тому +3

    Kdib maayarnimadi abdikariim ahmed mooge libaan aHu ahmed moge

  • @masnasaed1429
    @masnasaed1429 Рік тому

    Aun Ahmed Moge Liban ft Amina Fayr iyo Abdi Qays dhamaan waxay lahaayeen Hibo faneed . Allah haydiin naxariisto💞💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @timocadecade9781
    @timocadecade9781 4 роки тому +6

    Mahadsanid wall waayo waahii wacnaa

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 29 днів тому +1

    Xikmad iyo sugaan Bay lahayen maansooyinkii hore

  • @sidiiqjamac3539
    @sidiiqjamac3539 3 роки тому +12

    Habeen aan sugayo natiijada doorashada somaliland goblka maroodi jeex anigoo waliba ucodeyey abdikarim Ahmed mooge liiban 12:00 habeenimo

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 3 роки тому

      Inankisii

    • @rabiicyare8501
      @rabiicyare8501 3 роки тому +1

      Waxa xasuus kale nqon doonta siduu Riyaraac inoola meeraysty🤣 ana waxan u codeeyey siciid jamac😅

    • @HothoHeego
      @HothoHeego 3 роки тому

      @@rabiicyare8501
      Mr lguh dhwqypah😂anh ina mooge iyo patuuN

  • @MilleteryGirl11
    @MilleteryGirl11 4 місяці тому +1

    Heestan wa jeclahy😂wxna kujeclhy labadoodaba codkodu mkala dhacan❤ I'm watching 2024

  • @Cartan7
    @Cartan7 2 роки тому +7

    waqoyi music is amazing

  • @abdimudalibburhan9584
    @abdimudalibburhan9584 4 роки тому +2

    Eesh calaa hees. Alle ha u naxariisto labadoodaba

  • @fuaadarahmankaleef7105
    @fuaadarahmankaleef7105 2 роки тому +19

    قيل في زمن الاولين الناس الاولين كيف كان فنهم رائعا كان فن يؤخذ بالقلم ويسهر به ويتشاور وين الخطأ وين صح ام اليوم ماشي طريقك كلم وقل ما احلي لك هكذا اصبح الزمن ليس الفن كل شيء قلب رئس علي عقب اللهم سترك وارحم جميع والدينا ولمن حق علينا ولمن في الله اخانا او في الدعاء اوصي نا ااااامين

    • @MrCeero-md5hv
      @MrCeero-md5hv 2 роки тому +5

      امين اما بعد
      Wr carab yar baanku mooday oo kusoo khaldamay meeshee
      لم لا تتكلم باللغة الام فلكل مقام مقال وهذا المقام مقامنا
      معا يمكننا ان فتخر بللغتنا امام العالم ونقلب للغة الانجليزية واهلها راسا على عقب يا وجع الرئس🇸🇴🇸🇴

    • @mobarakjama5570
      @mobarakjama5570 2 роки тому +1

      @@MrCeero-md5hv The language isn't important, the point is that you understood the context of his message, plus Arabic is holly language which is more than I can say for the Somali language.

  • @Upthisalam
    @Upthisalam 4 місяці тому +1

    Alleh how Naxariisto 🤲🤲🤲🥺🥺🥺
    2 daba,

  • @hobanlesomalion8468
    @hobanlesomalion8468 4 роки тому +10

    Mooge Allah The Yaa raxma. Best to ever hold Mic

  • @yaakcon
    @yaakcon 2 роки тому

    Alaa maxaa rag iyo dumar qiima leh Somali ka baxay ilaahay naxariistii jano ha siiyo ilmo Mooge. Sido kale ilaahay qabriga ha u qaboojiyo kuli fanaaniintii iyo abwaanadii qaranka Somaliyeed. Ilaahay kuli muslimka oo dhan ha caafiyo inta fanaan iyo abwaan bukana ilaahay caafi. Waxaad ogaataan in wadan aan Sugaan lahayn uu yahay wadan aan taariikh iyo xadaarad midna lahayn.

  • @mariamelmiofficial7541
    @mariamelmiofficial7541 3 роки тому +3

    Kama xizo hestan 2021 ya ila dawnaya

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 3 роки тому +1

    Axmed mooge iyo xaliimo cabdi, ilaahay ha u wada naxariisto labadoodaba. Waxa kaloo ay wada qaadeen heesta tidhaa cagta saar wadada.

    • @cismanabdi2416
      @cismanabdi2416 3 роки тому

      Heestan lamay qadin Amina fayr Ahmed mooge ee waxa la qaaday xaliima Abdi oo ahayd fanaanad caana waana inti qaadi jiftay ma naftaydaan midi geliya Allah ha u naxariisto Ahmed mooge iyo xaliimo Abdi labadoodaba

    • @axmediimaan9722
      @axmediimaan9722 3 роки тому

      @@cismanabdi2416 wll aniguba kalsooni badan kuma qabin inay aamina feer tahay, balse waxan uga shakisanaa xaliimo cabdi, si fcb baan u garanayaa sxb alle ha u naxariistee xaliimo cabdi intii danbe waxay ahayd reer jabuuti, waxa kaloo ay axmed mooge la qaaday heesta cagta saar wadada. Aad baad u mahadsan tahay sxb qaali iyagana rabi ha u naxariisto.

    • @cismanabdi2416
      @cismanabdi2416 3 роки тому

      @@axmediimaan9722 haa wll fananad caana bay ahayd oo aad u cod macaan markay jabouti u wareegtay iyada xaga hablaha ugu sida tay xaga ragana Abdirahmaan raas oo ay cumar xasan rooraya walaalo ahayeen ninki rafiiqaygiye war maad igu ride heesti u la qaadi jiray amina abdillahi midhaheedu ka mid ahayeen doqonimadu yey kula sii durkina dabar keli nafto soo yara dabaal isku soo dubo laba fanaan cod halsiya laha bay ahayeen abdirahman raas iyo xalima cabdi jaboutina iyagaba haystay riwayad kasto soo baxda iyaga agtarin kawada aha Allah swt ha u naxariisto qabrigana ha u nuuro janatul fardowsana ha ku casuumo labadoodaba Aamiin Aamiin yaa Rabi

    • @axmediimaan9722
      @axmediimaan9722 3 роки тому

      @@cismanabdi2416 aad iyo aad wll si fcn baad uga war haysaa walaahi fanaan caadiyaad tahayba, wll anigu xaliimo wxn ku bartay heesaha iyo ruwaayadaha ay jabuuti ku qaaday, waayo berberaan ku barbaaray berberana waxa laga dhagaystaa radio jabuuti kaliya, anoo xaliimo reer jabuuti u aaminsan ayaan 2007 hargaysa u soo guurnay, markaas ayaan radio hargaysa ka dhagaystay oo ogaaday inay reer hargaysa originalkii ahayd. Markaa sxb aad baad u mahadsan tahay. Markii danbe boqorka iyo boqorada jabuuti waxa la wareegay siciid xamar qoodh iyo nimco jaamac, halka somalia na ay kala ahaayeen tubeec iyo magool.

  • @clbaasidclraxmaan6871
    @clbaasidclraxmaan6871 2 місяці тому +3

    Who is was watching 2024😂😂

    • @InaCumar-yq8io
      @InaCumar-yq8io Місяць тому

      @@clbaasidclraxmaan6871 me😂

    • @MohamedAhmed-ol8rz
      @MohamedAhmed-ol8rz 15 днів тому

      anaa dawanaya waxaan jogaa canada waa fankii hore oo xigmad kujirto waaaw

  • @ismailfirmino3925
    @ismailfirmino3925 2 роки тому +2

    Hees igu qaali Wlhi mooge and aamino Two legends ✌️✌️🙏😍😍💪💪👌

  • @Mranito
    @Mranito 7 місяців тому +9

    Who is watching 2024❤

    • @King_aarka
      @King_aarka 2 місяці тому

      @@Mranito me sister

  • @RidwanAbukar-iu7hz
    @RidwanAbukar-iu7hz Місяць тому +2

    20/8/2024 xaus malin is nin ah calol kuseyy❤❤love macn makacan 2 deyna qaas noyhy🫶

  • @Cabdidawlad-j6n
    @Cabdidawlad-j6n Рік тому +1

    Qofan cudurba hyn ceshkama gooeee adaygi rer waqoyiga waliba cidgle alleha idiin naxaristo ader axmd moge iyo edo xalimo

  • @daruusmedia9655
    @daruusmedia9655 3 роки тому +3

    Xalimo cabdi afwen iyo xaredo ismacil duniya waxay ahayen gabdhaha ugu codka macan sas o ay tahy dadka badana sida hablaha kale oo ay isku lodka ahayen lo kasayo iyaga loma kasayo allaha u naxariisto🙏

    • @Inakulmiye
      @Inakulmiye Рік тому +1

      Magool, Gaasira, Amina Feer, Mandeeq, ayaa gabadha ugu cod fiican kuwii hore.

    • @nuurhubane
      @nuurhubane 9 місяців тому

      ​@@Inakulmiye hiba nuura iyo sahra Ahmed iyo maryan mursal ma ilowday taliye

  • @cadaweali244
    @cadaweali244 2 роки тому +1

    Walahi waa daadiskii ugu adkaa uguna xanuunka badanaa qofaan cudurba heyn ceesh kama go'eee

  • @abdigeedi765
    @abdigeedi765 3 роки тому +4

    Good axmed mooge xaalimo cabdl

  • @mohamohay4786
    @mohamohay4786 2 роки тому

    Caashaq weeye kani ma ahan waa caashaq baa i kanin✌iska sax

  • @mohamedfaysal5663
    @mohamedfaysal5663 2 роки тому +3

    Heestan Ereyadeeda waxa lahaa abwaan Abdi aadan xaad (Qays)

  • @ABBIR.OTO4
    @ABBIR.OTO4 7 місяців тому +1

    hadii aad heestan 2024 soo radisay like saar ❤👍🏻

  • @Axmedobarechannel
    @Axmedobarechannel 4 роки тому +9

    Waayo waayo iyo heesihii hore

  • @Shujaac_gaming
    @Shujaac_gaming 4 дні тому

    Axmed mooge libaan wale killer weyn bu ahaaa cagtaa saar wadaa ahaaaha😂😂