RIWAAYADDI GACALKI MAXA KALA GEEYI

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 46

  • @siyaadahmed8615
    @siyaadahmed8615 9 місяців тому +6

    noloshii xiligaas jirtey alaha noosoo celiyo ilaahow rabiyoow raxmaanow

  • @hassansadaaq4988
    @hassansadaaq4988 2 роки тому +7

    Waayo waayo gacalkii maxaa kala geyey waa waqtigii Malabka ahay barisamaadkii

  • @abdulwahabnuurjaylani3990
    @abdulwahabnuurjaylani3990 2 роки тому +9

    Heestan waa Taariiikh
    Qofki garanaayo garanaaya

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 8 місяців тому +3

    XAAJI XINI IYO FEYNUUSTII FANKA AUN AAMIIN WEEKU RAAXEYSTEEN RIWAAYADAAN ABAA

  • @SadiiqSheekhaxmed
    @SadiiqSheekhaxmed 10 місяців тому +2

    Wwaaw fadumqasan macow odule axmad naji xaji xiniii xabibi sharbi mahamd c sal8m gukay ❤wawenga super hit tnks besti super ster m c inaa alah ku xafido wllky❤

  • @shairmungani7833
    @shairmungani7833 Рік тому +3

    42:31 Best song Tahliil ha ley ii tufee.
    Old is gold. 💜

  • @abdulwahabnuurjaylani3990
    @abdulwahabnuurjaylani3990 2 роки тому +6

    Tahliil halee tufee 2x
    Tusbaxeey haley taxee
    Waan toosayee hadan too bad keenaye ..
    Waa taariukh..

  • @shamsudinsheikali4036
    @shamsudinsheikali4036 2 роки тому +6

    Aad baa loogu baahna kaalinta fanka ee banaadiriga. Aad baan u mahadsan tihiin.

  • @abdulkadirsalaad2091
    @abdulkadirsalaad2091 11 місяців тому +2

    Fahma aa i hasysee fadhi iima yaallee, farxadii jacay....

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 Рік тому +2

    Ruwaayadda ugu Heeso fiican,hal hees oo laxankeeda la tuuro kuma jirto.

  • @xuseenibrahim4070
    @xuseenibrahim4070 27 днів тому +1

    Xuseen Ibrahim xuseen Ibrahim xuseen

  • @abdulkadirsalaad2091
    @abdulkadirsalaad2091 11 місяців тому +1

    Goor badan aa guri barwaaqo noo gogoshee, ,maxaa gacal kii kala geeyey, guul kama gaarinee ...

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 8 місяців тому +1

    Kooxdii Shareero Maclow, Shariif Cabdala, Saalax Xariir , Jeeri, Hotel Juba

  • @isabnassahmxmed994
    @isabnassahmxmed994 9 місяців тому +2

    Haa Ina Afro Riwaaadii Kurbo soo geli

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 Рік тому +1

    Mahadsanid Mohamed Osman Iina.

  • @liverpoolfootballclub9985
    @liverpoolfootballclub9985 23 дні тому

    When somalia was great.😢😢😢

  • @xaashiMuxiyadin
    @xaashiMuxiyadin 2 місяці тому +1

    Sees

  • @abdiwarsame1321
    @abdiwarsame1321 Місяць тому +1

    Wlhi waa aduunyo an dib danbe u soo laaban doonin

  • @abdulkadirsalaad2091
    @abdulkadirsalaad2091 11 місяців тому +1

    Iisoo jawaaw minaa soo jawaawi weeyzid an waa jiidahaa jidka aaqiraa, .... joogeedii jamaalkeed jaaheed qurxoon aa i jiitee,jiradeeddii darteed waa ula jibaadee,jiimbaar korkeed waa ka joogsan waayey jalaad khamiis aa leey gu jiidee iisoo jawa

  • @elmiahmed3611
    @elmiahmed3611 4 місяці тому +2

    ❤❤❤

  • @aliaali-ml6wl
    @aliaali-ml6wl 2 роки тому +2

    Waa xasuus nagu weyn mahsanid

  • @khadraabdulle7611
    @khadraabdulle7611 5 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤🎉

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi4220 Рік тому +1

    UN volunteer UNHCR UNICEF world 🌎🌍 zero bottle of feeding

  • @abdulkadirmohamed725
    @abdulkadirmohamed725 2 роки тому +3

    Xasuus Wanaagsan oo Qaali nagu ah, Mahadsanid

  • @abdulkadirsalaad2091
    @abdulkadirsalaad2091 11 місяців тому +1

    Gaad iyo garuun minii la iigu goodiyo an gacalkaa kama go'ee

  • @aw-geeddishaambow9792
    @aw-geeddishaambow9792 2 роки тому +2

    Heesaaga kale yaa garanaya? Waxan ka fahmey Axmed Naaji iyo Faadumo Qaasim (xiddigga iyo xiddigta) Cabdirisaaq Kuukaay iyo Xabiib Sharaabi.

    • @fardowsasacidhalane8307
      @fardowsasacidhalane8307 Рік тому +1

      Maxamed Aweys Geedoow, Xaaji Xini iyo Maxamed Cabdow Saalim

    • @baashaal6778
      @baashaal6778 Рік тому +1

      ​@@fardowsasacidhalane8307maxamed aweys gedoiow kuma jiro. Waa macow aw diinle

    • @baashaal6778
      @baashaal6778 Рік тому +1

      Gini iyo gamuun manaa la igu soo gamee, fanaanka la qaadaa faadumo qasin waa macow aw diinle.

  • @abdulkadirsalaad2091
    @abdulkadirsalaad2091 11 місяців тому +1

    Garab ii ahaaw aan is gargaarsanee,

  • @cabdinaasiryuusufciise5901
    @cabdinaasiryuusufciise5901 Рік тому +2

    xasuus badanaa waqti qaali ah oon dibdambe loo arkeen iyo xamar cadey alow intii dhimatay unaxariisa inta nool cimriga ubarakee oo nabad isuga keen alaaya cisag xasuus macaanaa

  • @ibrahimbaydhabo7902
    @ibrahimbaydhabo7902 2 роки тому +2

    Nice

  • @abdulwahabnuurjaylani3990
    @abdulwahabnuurjaylani3990 2 роки тому +1

    Taariikhey xaal qaado.....

  • @suralowgasomalistar6514
    @suralowgasomalistar6514 2 місяці тому

    xasuus ayaa gelisay sxb

  • @guwa1980
    @guwa1980 6 місяців тому

    Aduunyo😢🙏🏾

  • @siyaadahmed8615
    @siyaadahmed8615 9 місяців тому +1

    ❤😂❤😂

  • @nuurxasannurxasanxaji7373
    @nuurxasannurxasanxaji7373 2 роки тому

    Ok

  • @siyaadahmed8615
    @siyaadahmed8615 9 місяців тому +1

    noloshii xiligaas jirtey alaha noosoo celiyo ilaahow rabiyoow raxmaanow

  • @bayalhabohurguf575
    @bayalhabohurguf575 2 роки тому

    Nice