Axmed cali cigaal cakuyeey barashadu barbaa cuduree

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024
  • Ahmed ali egal waa hees kal iyo laab ah

КОМЕНТАРІ • 18

  • @axmad5724
    @axmad5724 3 роки тому +8

    Hees iyo bardh

  • @Oska-iz2qf
    @Oska-iz2qf 3 роки тому +8

    Legend Axmeed Alii cigaal 👌

  • @malmo4235
    @malmo4235 2 роки тому +10

    Yaa salaammm Ninkan nin aaan udhigo ma hayo

  • @maslahmohamed1515
    @maslahmohamed1515 2 місяці тому

    2024 ayan ku dhagaysanayaa barxaada qoolkayga, naftuna waxay bay muhanaysa"

  • @ShaybeUpdi
    @ShaybeUpdi Місяць тому

    Wajaale ayan ka dhagasanaya hestan anigo xldayda ku cabiraaya hestaan🚶🏽‍♂️2024/10/1

  • @cabdirashidcawilcabdulahi208
    @cabdirashidcawilcabdulahi208 Рік тому +6

    Waxa dhageysanaya
    Tarkhduna tahy 13/7/2022
    Sacduna tahy 15:00 pm
    Hees aad u mcn
    Cakuye barashada 😍😍😍😊😊😊😊
    Dadaw barasho iyo geelaw rarasho 😊😊😊
    Qofta nolosha ila qaybsan doonta la soco wxa ii tahy
    U re my best friend
    U re my love
    U re my advice
    U re my consultant
    Markasta wa kugu fanaya 😊😊😊
    Qota mustablka ila qaybsan doonta insha alah
    Ogaw taas 😍😍
    Maalin aya ku so laban doona
    Aniga iyo mustqblka qofta nasiibka u yeesho insha alah ❤❤😊😊😊
    😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤
    Wa hees aad u mcn
    Wan ku raxeysay
    😍😍😊😊❤❤❤

  • @mohamedindho1
    @mohamedindho1 4 місяці тому +4

    Waxaan ku dhagaysanayaa badhtanka magaalada Zhlobin ee waddanka Belarus anigoo waxyaabo badan ka fikiraya dad badana bartay. Waxaan ahay qof aad u qalbi jilicsan oo degdeg u ilaawa xumaan walba oo lagu falo, ilaahay waxaan ka baryayaa cuqdad aan ku xasuusnaado kuwo maanta i xaasidaya ee nacabka ii muujinaya.

    • @khalidwali3703
      @khalidwali3703 28 днів тому

      Waad cafimad qabta sxb ee hais habaarin wanad ka gudbi doonta Insha Allah

  • @caamirahmed666
    @caamirahmed666 Рік тому +2

    Heesta nasteex ba qaday oo jarmalka ku nool waxana la duubay 2004 kabankuna waa cabdi badil ahmed cali cigal mahe youtubka qoral khaldan lagaga qoray🌱

    • @superabdala6306
      @superabdala6306 3 місяці тому

      Codkan cigaal ma aha maad naga dhaadhicinaysaa 😂

    • @caamirahmed666
      @caamirahmed666 3 місяці тому

      ​@@superabdala6306 haaa lph 😂

  • @abdiqasim7022
    @abdiqasim7022 Рік тому

    Listening up to date😢

  • @JaamacYuusuf-x3n
    @JaamacYuusuf-x3n 11 місяців тому

    Wow❤❤❤

  • @xasanaxmed8688
    @xasanaxmed8688 Рік тому +1

    28/12/2022/ Hodom show

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 11 місяців тому

    6 kiiLo

  • @xilwaahmed5147
    @xilwaahmed5147 Рік тому

    Heesta oo qoraal ah soogali