Axmed Cali Cigaal | Cakuye | Allow Ciilka iga Bixi | With Lyrics Subtitle/CC
Вставка
- Опубліковано 7 лют 2025
- ►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music
dhaanto dhanto hees somali music somalia waaberi caweyska dalmar dalmar46 somalia somaliya djibouti jabuuti muqdisho mogadisho hargeysa jigjiga hargeisa burco budul kafeya staahil geenyo salma shabcaan las qoray bosaaso galkacayo berbera kismayo baydhabo beledweyn dhuuso mareeb jowhar marka dhagax buur ogaden jig jigga jiga duire dhabe goday east africa gaarisa garowe canood Djibouti people Somalia
Hadaad rabto Lyrics click CC
Sxp aaad iyo aaaad ayaaad umahadsanthy pro wadani dhab ah ayaa tahay xafid intaad heyso heesihii hore
Iiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii9iiiii
Asc AND
Cakuye cosobkii qalbiga ma hayoo carfigii indhahoo middii aan calmadaa Cakuye Cosobkii qalbga ma hayoo Carfigii indhahoo Middii aan calmadaa Ciriiri ku jirtee Cakuye hawl adduun badanaa ma Cidla Ciirsilaan fadhiyaa Cir kaa dheer dhul kaa dheer Caweys makuu du daa wayga Ciirsantoo taladu cayn wareegsantee aniga Culays baa isaarane Allow Ciika iga bixi Nin Cayri weligii Ceeb kama fogaadee Caaway u darantee Xaggee baan Cuskadaa
Heestan waxaaa isoodiri jiray inan an is jeclayn oo wakhtigu iskaya dhaaafiyey
Waaa heees itaabatay waxaa dhacaday inanku isla wakhtigaaa waxba ma haysan ana waxaan ku iri dhipmaleh wax kasta jacylkeena kawayn baan ku oran jiray
Erayadan ku oran jiray xbb ogsonow qofkasta wuxu dhashay isagoon hanti lahayn marka waxkasta wala dhaafaya
Nasiib daro wuxu igaraaacay basaboor 😭😭😭😭😭😭 sheekada qoral kuma soo koobi karo
Heestan hees xasuus iguleh😭😭
Amoow ku dardaray kaasu doqon ayoow ahaaye
abayo please maa ila so xariri karta
@@zahramohamed236 maxaad uqaban, makudigan
@@zahramohamed236 hhhhhhh waxaas mawarjicli baa 2 idheertahay
10 sano oo aan awlaad la’aa, oo aan bulshada iyo family ga meel aan galo waayay, laygu eedeynayay waxba ma dhashid miyaa, iyo suaal maalin walba taagan ayay heestanu wehelkayga ahayd😢😢😢 Alxamdulilah hada ilahay waa iga saaray, awlaad wan dhalay, se wali waa ooyaa hadaan maqlo heestan😢😢
MashaAllah ilaahay ka barakeeyo awlaadada khay baan ku rajeynayaa aamin
❤
Heeska "Cakuye Hawl Aduun" waxa uu qeyb ka ahaa heesihii ku jiray riwaayaddii (Naxdin Iyo Nasiib) ee uu hal-abuurkeedu lahaa Allaha janeeyee Abwaan Maxamed Cali Kaariye, halka laxanka iyo luuqdaba uu israacsaday Axmed Cali Cigaal. Waxaa'se xusid mudan in riwaayaddan jilliinkeeda masraxiyadeed la dhigay sanaddii 1971. Mahadsanid CawayskaDalmar
Aamin, adiga mudan
Heesta kali ah ee iga hadleysa waa tan 😮 alloow ciil ka iga bixi 😊
Cirka dheere Dhulka dheer Allow ciilka iga bixi 😢💔
Eryada abwaan aun mahamed Ali kaariye laxanka Isla isaga ruwaayadi ay ku jirtay naxdin iyo nasiib wakhtigii 1971 codka wa LEGEND Ahmed Ali cigal
Aamin
Ax wa hees jawi xun iyo wakhti adag isku kobsatay nin raga malin uunbu dhafa 😢
Legend axmed cali cigal nolow fananki qarniga tahay
Hestaa waaa xanuun lkn quf wax heynin oo shiid ayey ka hadleysaa oh
axyaaa jacayl ahamed cali cigaaal
Nin cayri waligii Ceeeb kama fogadee caaway u Darantay xagee baaan cugsadaaa.
Taakeeye qiso kasoomaqlay sheekadiisa
Waa hees waayo waayo I soo xasuusisa
Thanks Dalmar
You welcome bro
Caweyska dalmar aad baa idinla socdaa waa mahadsantahay/ mahadsantihiin
Waxaa jeclahay inaa iiga baartan keydka hees uu qaaday Allah u naxariisto maxamed mooge waxaa kamid ahaa erayada heesta
Tii aan calmadayee
Carra edeg ka doorta
I marisay ceebtanee
UA-cam waa ku arkay balse fasiix mahan marka ayada oo fasiix ii raadiya
sadaam xuseen InshaAllah waa raadin
Caweyska Dalmar mahadsanid
sadaam xuseen sxb heesta collection miyaad ka wayday. Haday ku jirto codka aniga hagaajin intii kareenkayga ah ua-cam.com/video/apoGEUEis_o/v-deo.html
Heesta hadaad xasuusato i sii link
Caweyska Dalmar sxb waa ku jirta waa helay mahadsanid
Cakuye hawl aduun badana ma cidla cirsi la baan fadhiya cirka dheer dhul kadheer caweys maku ku dudaa wayga cirsanto taladu cayn waraeegsante aniga culays baa isaran allow ciilka iga bixi nin cayri waligi ceeb iyo ciil kama baxe
Caku tala ku segta ado yar maxaad ax tirada marka caqliyaaysato caku xususaha adunka qar ciriir ku gasha caku bogaha qaar an la tiri karin adunyada dusheda allow adiga qadiro boog walba og 😢😢 calool xumada qaar hurdo lagama lado adunka wax adan adigu badali karin xuma allow ciilka iga bixi
Caku hawl adun dhawaqa qaar xanuun badana caku boogaha qaar xanuunkoda allow ciilka iga bixi tabashada qalbigayga adiga un baa og caku ilin aan dhaman boog an bogsan
Alawb iilka kaa bixi
Axmad ali cigaL inankii inamada
Calol muxaday xalay ban
Aloow ciilka iga bixi
Aamin
"!!!" 1/6/21
€2)6/21
😭😭😭
Heestan midhaheeda yaa alifay?
Maxamed cali kaariye waliba qiso run
Mhdsnid wllo qisada heesta ma ii faahfaahinkartaa sxb
@@nasirosmanali7285asagoo shiida oo nolol adag kujira, ayuu jeclaadey sagal axmed yuuusuf
Ayadoo qoran baa fiicnaan lahayd
Lkn codsi ayadoo qoran replying ma iigu soo qori kartaan
waa tan click CC hadaad rabto qoraal ah ama Lyrics thanks
Caweyska Dalmar xagee baan ka helayaa link ma isoo galin kartaa/kartaan
Hadaad rabto Lyrics click CC ama subtitle
@@caweyskadalmar qoraal naso galiya plz
@@caweyskadalmar2:20
.