Maxamed Saleebaan Tubeec 🔥Iyo Heesta "CAKUYE BARASHADA" _ (NUGUL)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024
  • 🌟Laxanka _ Nugul
    A/U/ Cabdilaahi Qarshe AHN 1946
    🌟Codka : Maxamed S Tubeec AHN 1965
    HEES CUSUB
    MUUQAAL XIISO LEH
    HEESHA CUSUB
    HEES SOMALI OO QORAAL AH
    SOMALI LYRICS
    HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
    HEESO QAARAMI AH
    HEESO KABAN AH
    HEESO NON STOP AH

КОМЕНТАРІ • 64

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool 4 роки тому +21

    Sawirkaan Anigaa Xuquuqdiisa Leh Oo Qaaday Bishii Augosto1993 Magaalada Nairobi

    • @axmed_deeq
      @axmed_deeq 4 роки тому +4

      Waa kuu taariikh anoo ku rumeysanaya, waayo Muslimow run sheeg Muslimow uga qaadey ahayd. Waana sawir qurux badan Aun tee, aad baana kuugu Mahad naqayaa.

    • @somalidev
      @somalidev 4 роки тому +1

      Taariikhda ay kuu gashey. The legend aad sawir ka qaadey oo keydka galey. Hadda copyright u sameeyso, ama bulshada ugu deeq.

  • @zakariyesaid1
    @zakariyesaid1 3 роки тому +3

    Alla yaa cizak
    Quruxda kabanka iyo codkuba waa waxaan la diidi karin, fanba waa kii hore ee Allaha unaxariisto boqorka codka iyo dhamaan intii dhimatay.

  • @abdinasirmohamed4012
    @abdinasirmohamed4012 2 роки тому

    Eebe weyne ha u naxariisto Cabdilaahi-qarshe waxa uu ahaa
    bud-dhigayaashii fanka waana aabihii muusikada soomaalida

  • @OmarAli-dv1is
    @OmarAli-dv1is 2 роки тому +1

    Maalmihii wacnaa ayey heestani isoo xasuusisaa Rabi haw naxariisto m/Saleeban

  • @theqodax
    @theqodax 4 роки тому +18

    Dareemada igu kaydsan, murugo, riyaaq, farxad iyo qosol waxaas oo dhan ayuu qaraamku bannaanka keenaa! Barako korkiina ha ahaato.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 роки тому +2

      Ku dar; xusuus, hilow, dareen deebaaq khushuuc. Mahadsanid

    • @adenarafaad9952
      @adenarafaad9952 3 роки тому

      @@mhassan0163 wll (deebaaq )ma ii macneyn kartaa ,mahadsanid

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 роки тому

      @@mhassan0163 Micnee sxb!!

    • @iamhaleel
      @iamhaleel 3 роки тому

      @@adenarafaad9952, deebaaq=qadhaadh, waa wax aad u qadhaadh sida dacarta oo kale.

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 4 роки тому +4

    Alaha unaxariisto boqorka codka soomaalia

  • @muhaazlakiman9288
    @muhaazlakiman9288 Рік тому

    Heesta musica hore ayaan aaad ugoobi jiray

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 3 роки тому +3

    Alaha unaxariisto boqorka codka

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 3 роки тому

    Maxamed saleeban waa xaasid xaasid dhalay oo nebcaa umada reer somaliland ilaahey uma naxariisto

    • @idirismohamed1673
      @idirismohamed1673 3 роки тому +1

      Alle ciduu unaxariisanaayo gacantiisey ku jirtaaye cidi wax kuu weydiinmeyso munaafaqow

  • @khabiirharnandez5664
    @khabiirharnandez5664 4 роки тому +2

    Waa kuwaas heesaha aan ka helo inoo soo badi qaramiga Tubeec waa boqorka codka & boqorka qaramiga meelna lagu gaari mayo
    Murug
    Nugul
    Kaar
    Muxibo
    Beerdilaacshe
    Aroor
    Damaq
    Soodaani
    Laxamadaa iyo kuwa kalaba laguma gaaro

    • @shaafijeyte9021
      @shaafijeyte9021 3 роки тому

      Iyo laxanka #Raaxeeye, waana sidaa u sheegtay boqorka Codka iyo boqorka #Qaraamiga...
      Eebe naxariistii janno haka waraabiyo.

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 3 роки тому

      @@shaafijeyte9021 Sxb Laxanka Raaxeeye Waxaa looga Haray Kuluc Aun
      Aroor
      Beerdilaacshe
      Carwo
      Nugul
      Murug
      Muxibo
      Higsad
      Soodaani
      Laxamadan iyo kuwa kalaba Waxaa looga haray Tubeec Aun

  • @amirsheikh691
    @amirsheikh691 2 роки тому

    Halyeey m. S tubeec eebbe ha janeeyo

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 роки тому +3

    Hala Muhammad Suleiman Tubeec💚

  • @abdiazizahmedhashi2800
    @abdiazizahmedhashi2800 4 роки тому +5

    0ld is gold
    waxan jecelalhay wll in aad lyrics usamayso si dadku erayada macnahoodu ugu dhaadhaco heeahan shidan keep going😍😍😍😍

    • @qaraamyahan
      @qaraamyahan 3 роки тому

      Heello lyrics ka doono qaraami lyrics leh!

  • @bashiirnour375
    @bashiirnour375 2 роки тому

    Mohamed saleban tube
    Raxmatulahi raxmatul abraar
    Hargaysa 5(9)2022

  • @afaa9009
    @afaa9009 3 роки тому

    Bankii geeriyaad Ayaan ku dhagaystay anoo mijin jaada wata , maa axlaahaa yaa maxamed godka hurud bagaad kaban macaankii qaacisaye

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 3 роки тому

    Wuxuu ahaa qof aad u qalbi xun oo xaasid ah oo neceb meeshii uu ku dhashay waa xaasid xaasid dhalay oo doqon ah waxaa ilaahey ha u naxariisto ee geesi ahaa cumar dhuule cali

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal Рік тому

      Meeshuu ku dhashay haduu nacay dadkeedaa xumaa ee meeytidi hakaa nabad gasho asagoo mootan baad caayaydaa manoocaasoo kalaa la dhex joogi karaa waa Yuhuud madoow'e 😂😂

  • @axmedcabdijaabir8282
    @axmedcabdijaabir8282 4 роки тому +2

    Maxamed saleebaan Allaah ha u naxariisto codkiisu ka goimaayo dhegaha iyo quluubtooda dadka soomaaliyeed cod layaab leh baa illaahay gifdi u siiyaya

  • @ahmedmuhiadin5158
    @ahmedmuhiadin5158 Рік тому

    Alla ha u naxaristo

  • @miicadsiciidcabdulahi4143
    @miicadsiciidcabdulahi4143 Рік тому +1

    Deegaanka ceelasha biyaha 8:27 habeenimo khamiisa 2023 cajabeey cajiib Allaw uga meel yeel wuxuu ahaa nin cajiibee

  • @dahirmohamud2307
    @dahirmohamud2307 4 роки тому +1

    Waayo waayihii wacnaa, aad ayaad u mahadsantahay....

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 4 роки тому +2

    ربنا يرحمك ويجعل مثواك الجنه

  • @shaaficiburush281
    @shaaficiburush281 4 роки тому +5

    Dadka qaar ayaad la yaabaysaa marka markay leeyiin comant Ayaan ugu horeeyay ee like iisaar
    Comant kaliya mahaa inaad ugu horaysaa lkn waa inaad fahantaa mawduuca ay saaran heestu mhd sanid sxb hore usoco

  • @youngdhegbour17
    @youngdhegbour17 4 роки тому

    Waayo waayihii tagay ehlu sharaf wllhy zhp
    Aadbaan kuu taageeraa ee
    Nagusoo shiid heesaa kuwooda xulka ah sida kuwan oo kle
    Mhdsnid 21/6/2020

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 3 роки тому

    Waa maxay qofka waalan oo qeylada ku kor duubaay yaab iyo lama arag

    • @amirsheikh691
      @amirsheikh691 2 роки тому

      Waa halyeey cabdulahi qarshe codka ku duuban

  • @hah7064
    @hah7064 4 роки тому +3

    Walaal adigoo mahadsan dhagaysiga codka macaan ee Mo Saleban, waxan kale ee ka dhex quuqquuq leh ee soo dhex galgalaya waa rabash walahi.. kkk.

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 4 роки тому

    Masuul codsi ayaan wataa adoo mahad san masuul

  • @maogtahay4999
    @maogtahay4999 4 роки тому +1

    Ya raxmaan

  • @amoomar2842
    @amoomar2842 4 роки тому +1

    QARAAMI QALBIGAAN ILOOWAYN

  • @ismacilafyub3093
    @ismacilafyub3093 2 роки тому

    Oki

  • @axmeddhageey9013
    @axmeddhageey9013 3 роки тому

    Walahi waa cajiib sida looqaday hestani boqorka codkane wuu kuraaxeystay caadi maaha

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 4 роки тому +4

    Waxaan ahay kii koobaad comantiga

  • @mribrahimfarah7921
    @mribrahimfarah7921 4 роки тому

    Waxbaad naxasuusinee alla yaciaak heesahan waa 1960 bilowgiisi

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 4 роки тому +1

    AUN

  • @khabiirqaraam7935
    @khabiirqaraam7935 2 роки тому

    Qaraam : Nugul
    Laxanka : Cabdulaahi Qarshe Aun
    Luuqda : Tubeec Aun
    ...................................................................
    Saado Cali Warsame oo qaadaysa Laxankan Nugul halkaan ka dhagayso ua-cam.com/video/TvkqfIEMVwI/v-deo.html

  • @ubeidali1310
    @ubeidali1310 4 роки тому

    Boqorka codka

  • @ismaaciiljaamac3355
    @ismaaciiljaamac3355 4 роки тому

    Qaraami waa lama ilaawi karo dhaqanka soomaalida waxa uu ka mid yahay Noloshooda

    • @alikibaar132
      @alikibaar132 4 роки тому +1

      Alaylehe kolba hees wakhti hore noogu ayaad noogu raaxaynaysaa sxb

    • @alikibaar132
      @alikibaar132 4 роки тому

      Laakiin sxb ilaa hada kaama hayno heesihii ciyaaraha ee hore sxb

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 роки тому

    Maxaykadhex geliyeen qayladan xumaysay heesta😠

  • @AhmedSaad-lq2bs
    @AhmedSaad-lq2bs 4 роки тому

    Heesta waxan ka dhex hadlayaa kharribay sorry

  • @hanadmacallin6875
    @hanadmacallin6875 3 роки тому +1

    Heestan waan dhageysan lha, lkn waxan ku nacaya 'keedwayne production' cmal hadal u eg oo ka dhex yeeraya. F*cking marki aanad dhageystayasha xurmeynin se aad dantaada dhowranayso. !!!