DHULKAAN AAD BUU JAANIS U YAHAY MAANTA HAFUDUDEESAN WAA KII ANFICI LAHAA MUSTAQBALKA CARUURTAADA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 чер 2024

КОМЕНТАРІ • 14

  • @ahmedinholyrics4518
    @ahmedinholyrics4518 22 дні тому +8

    Wll dadka adiga ma dhalin ee canaanta ka jooji

  • @Abdullahi4
    @Abdullahi4 22 дні тому +8

    Jaanis ma waxaad uragtaa wixii adiga kula fudud anaga jaaniskeena waa $500 ilaa $1000
    Mida kale naga daa xanaaqa iyo canaanta.

  • @fareehafarah
    @fareehafarah 22 дні тому +1

    JAZAAKI ALLAH KHEIRAN

  • @rahmabaking3831
    @rahmabaking3831 21 день тому

    Dhagtada iyo afka ismaqashii please

  • @husseind7942
    @husseind7942 22 дні тому

    Masha Allah.

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 22 дні тому

    M.a waa jaanis fiican runtii dad waxaan arkey sedax kun ugu fadhiyo anigaa aqaan xitaa

  • @NuuradinAdam-ho5oo
    @NuuradinAdam-ho5oo 22 дні тому

    Masha alaah igbdn

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 22 дні тому

    Mahadsanid

  • @ayubsweden6333
    @ayubsweden6333 22 дні тому +1

    Gabadhaan in eey shaqeysatana waa rabtaa waana xanaaqsantahay shaqo iyo xanaaq waa la kala ilaaliyaa.

  • @fartunnl6823
    @fartunnl6823 22 дні тому +2

    Somali ugu imow qof xanaaqsan misna inuushaqeesto rabo allow alle yarta dabeecada iska hagaaji 😅😅😅😅

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 22 дні тому +3

    Goofleey in waxlaga gato aslamba ma banane markeey lacagta vunaa kedib waxeey leeyihiin wa goofkeenii yashuu soomasliyeey qaasatan reer muqdisho yaan lagadanin waa iga. Digniin

  • @roobdaydayroob8439
    @roobdaydayroob8439 22 дні тому

    Daar-salaam dadkii hore ayaa lacag ka helay, dadkii danbe waa ku khasaareen. $300 ilaa $800 calaa boos waa macquul.

  • @rahmabaking3831
    @rahmabaking3831 21 день тому

    Goofleyda Somali ma ahan miya abayo

  • @user-ex9qq4bs9i
    @user-ex9qq4bs9i 21 день тому

    1980kii ayuu nin Abwaan ahaa oo.la dhihi jiray Yamyam yiri. Moqdishooy maxaad tahay?
    Ma magaalo madax baad tahay mase meel nin leeyahay?! Hadda meesha ninna ugu yeeraya Reti Weyne, mid kale Daarusalaam yaa ku sirmaya?!