Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

HIRGAL HAMALYO furo warejinta 20*15

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 чер 2024

КОМЕНТАРІ • 16

  • @kaafi4296
    @kaafi4296 Місяць тому +2

    Mar dhaw waa idinla so xariiri doona waa ka helay sida waax u dhisatan mashallah

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 Місяць тому +1

    ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله هرغل مرحبا مليون الف مره

  • @munamahamed4035
    @munamahamed4035 Місяць тому +1

    Maansh allah 🌺

  • @Mohamed-ep4zl
    @Mohamed-ep4zl Місяць тому

    Guri waa qurux badan yahy bes hal shey ka dhiman in silig kor logu wareejiro si amniga ahaan

  • @wararkasomalia
    @wararkasomalia Місяць тому

    Guriga kaliya ee meesha ka nuuraayo wow imisa ayaa gurigaan qarash ah ayaad ku dhisteen

  • @malakaaay
    @malakaaay Місяць тому +1

    waa xagee ??

  • @siradm
    @siradm Місяць тому +1

    Maasha Allaah. Qurux

  • @abdifatahgaal2456
    @abdifatahgaal2456 Місяць тому

    It's lovely, but I often wonder why people don't utilize the abundant sunlight provided by nature, opting instead for home designs that are dark and lack spaces for sunlight to enter.

  • @nimcoxersi5549
    @nimcoxersi5549 Місяць тому +1

    Maansha Allah meeqaa tolow ku baxday

  • @muhyiddinmuhammad5904
    @muhyiddinmuhammad5904 Місяць тому +1

    Mashaallah

  • @AbdiHaji2103
    @AbdiHaji2103 Місяць тому +1

    Hirgal waan ka helay service keeda guriga mustaqbalka ii dhiseesiin Insh Allah from Norway

  • @halimamohamud5773
    @halimamohamud5773 Місяць тому

    Asalaamu Aleykum, walaalo Maas noosheegtid imisa ayaa ku kacday dhismaha maata June/2024 ah. Si aan uga qiyaas qaadan o Qurbo joog Ayaan ahay. In aan wax dhistana waa rabaa. Dhul waan heystaa. Mahadsanid.

  • @user-fb1lo1yu3p
    @user-fb1lo1yu3p Місяць тому +1

    ❤❤❤🎉

  • @KINGMOHA5388
    @KINGMOHA5388 Місяць тому

    markaad guryaha soo bandhigeeysaan waxaad raacisaan qiimaha ku baxday guriga si dadka idiin daawanaayo qaarkood ugu sii tashteen ama u ogaadaan qarashaadka..

  • @Abdulkadir-Daud
    @Abdulkadir-Daud Місяць тому +2

    aad bey u fiicnaan laheyd hadaad noo sheegto qiimaha uu ku kacay

  • @zaki_official2285
    @zaki_official2285 Місяць тому

    Qarashka inoo sheeg ku baxay