ANIGO XANUUN SAN AYEY IGA CAAWIYEN HOOSHA GURIGA CADE NADIA RIDWAN IYO ILYAS🥹 RAMADAN ROUTINE DAY 9

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • MACQUUL MA AHAN || RIDWAN MOHA CADE ILYAAS & NADIA IN AFURKA GURIGO DHAN KARIYEEN XANUNKEYGA DARTI RAMADAN 9

КОМЕНТАРІ • 395

  • @AdnaHenna
    @AdnaHenna  5 місяців тому +65

    SOO DAAWO 😅 ua-cam.com/video/PfGNjwv5pYI/v-deo.htmlsi=mcnoYjHEVMXTBato

  • @samiiradagan
    @samiiradagan 5 місяців тому +129

    Aan ku salino nabigeena muxamed scw scw ❤❤🎉

  • @QadiijoHooyomcn
    @QadiijoHooyomcn 5 місяців тому +76

    Nabiga scw ❤

  • @mustalifafarah-rh4xs
    @mustalifafarah-rh4xs 5 місяців тому +28

    Mashaallah tabarakallah Allah kubarakeyo familkada gurigada zowjkada dhaman ehelkada ilxun alle nimatuso carurta kuwa adun iyo aqhiro kuguanfaco allaha kagadigo amiin inshallah

  • @Kokobulle-s3z
    @Kokobulle-s3z 5 місяців тому +145

    Hadi Aad ujeedo magaca alaah like sar ❤

  • @yaasirsaed
    @yaasirsaed 24 дні тому +1

    Wll an kula salino nabiga scw 😊😊 ha is dhaafin ❤❤

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 5 місяців тому +44

    Nadiya ilyas ridwan maxamed m.a cunto karis wayaqanin😊 lkin maxamed cade faanka jamacad mu uga so baxay😂lkin ani wu idhama sanbus maqani😂😂😂😂

    • @QueenJuuro27
      @QueenJuuro27 5 місяців тому +3

      Yaran uyahe faanka😂😂

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 5 місяців тому +24

    Masha allah nadiya yarisey ilahay hku dayo gabadhi wa hoyaded shaqada tartiib ubar say ku cawiso mrkay weynato gabdhuhu iyago yaryar bay ku fcnyihin in wxyaalo yaryar lo diro say ubartan ❤

  • @faadumo883hasan8
    @faadumo883hasan8 5 місяців тому +15

    Jaceylkeygi Nahida yarise mommy alle ha ika xafido😘❤️

  • @sahraabdi3975
    @sahraabdi3975 5 місяців тому +22

    Walahi adnow afar sano ayan disanahay wali elahey ilma ema sinin nadiya wanko farhi markay dahdi hooyo ebarti wel daqow elahey hako dayo abayo inta haysanina elahey hasiyo m.a❤❤❤❤❤❤❤

    • @fatuumqurux7123
      @fatuumqurux7123 5 місяців тому +2

      Abayo owlaad bariyal aha alle haku siiyo🤲

    • @sahraabdi3975
      @sahraabdi3975 5 місяців тому

      @@fatuumqurux7123 amin macanbadan thnks❤️❤️

    • @user-gc8xt4hk5h
      @user-gc8xt4hk5h 5 місяців тому +1

      Allah haku siiyo ku ad ku faraxdo abaayo ilaahey idimkis

    • @sahraabdi3975
      @sahraabdi3975 5 місяців тому

      @@user-gc8xt4hk5h amin wllo mahad sanid❤️

    • @asmahassan5226
      @asmahassan5226 5 місяців тому

      Alle awlaad khayr qabto haku siiyo

  • @user-oc4uy9qk2r
    @user-oc4uy9qk2r 5 місяців тому +34

    M.a laskiin maxamadaa faanaraaxada nooga qaaday😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SafioMohamedGaandha
    @SafioMohamedGaandha 5 місяців тому +29

    Adna wilasha Qatar waaye aniga wilal ayaa iladhashay wllhi Hoosha mansha Allah waaye hosha wee icawijiren

  • @user-ft2zd5ls4q
    @user-ft2zd5ls4q 5 місяців тому +14

    Abayo qali ilahe haku cafiyo insha allaha yaaa rabii

  • @AyaanHasan-po2mv
    @AyaanHasan-po2mv 5 місяців тому +55

    Warya ila jecel fmilkan😢

  • @user-kv9qs3xv1w
    @user-kv9qs3xv1w 5 місяців тому +8

    masha Allaah adno labada gabdhod kadhaaf fidiyogada yeyna kaso muuqanin wiilasha caadi waaye ❤

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu 5 місяців тому +7

    Adna wilkaga maxamed fanny waye faano raxada noqaday😂😂😂😂😂

    • @suhurcaawil8777
      @suhurcaawil8777 5 місяців тому +3

      Walalkeed waaye wilkeda maah😂😂

  • @user-cy7df3uc7s
    @user-cy7df3uc7s 5 місяців тому +13

    Maxamed cade iyo rudwaan way isku eegyihiin

  • @user-in8cr7if4j
    @user-in8cr7if4j 5 місяців тому +32

    Masha,alle family❤😂

  • @user-kg6ug7bj6e
    @user-kg6ug7bj6e 5 місяців тому +2

    Mahamed cade runtiis waye anii uigaa aqanaa sambus kariyow😢😅

  • @RumanBishar
    @RumanBishar 5 місяців тому +6

    Mashaallah nadiya Allah haku xifdiyo

  • @hamzahoyoo7702
    @hamzahoyoo7702 5 місяців тому +4

    Mansha Allah tabarkalah hafidullaah illahay ha ku barakeyo hoyo fican o farida lkin Mohammed cade dhaga hadalka hanaga dayo tem sabuska saludaleh😂😂😂😂

  • @xamdixarako2479
    @xamdixarako2479 5 місяців тому +1

    Masha alllh hbo mcn ilahow ku daaa isoo bar baaar hbo sharaf adna xubi ilahy haku caafiyo mcnto dar ilahy baan ku jclhy waxaan Rabat I.n mustaqbalka qofta kaliya aan ku dayan rabo YouTubarada Somalia waxaan ugu jclhy adiga wlhi hal ima dhaafo video yaashaada wn kugu tashtaaa qadka hdii aan ka maqanahy mudo waxan dhahran adna xubi rotinkeeda wn uxiisay kow janalkaga fiirsadaa kadib Lee meelaha kle nolow sis

  • @naxwamohamed3928
    @naxwamohamed3928 5 місяців тому

    Mashaa Allah mohamed cadde wa wil karmeed si wacn bu usameye sambuuska illahy hakuu dhowro awlaada abyo

  • @MaryamAxmad-eo5rh
    @MaryamAxmad-eo5rh 5 місяців тому +6

    Masha Allah hpipti illhy hakudayo❤

  • @munizaali248
    @munizaali248 5 місяців тому +1

    Masha allah allah idin dhowr my family ani naahida yariisey jeclahy ❤

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 5 місяців тому

    Jamacada maxamed waa midii fanka lkn haba iska fan badnadee waa m.n ale ha idin barakeyo dhamantenaba adan qurux iyo carurtadaba iyo wllked❤❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 5 місяців тому +5

    Manshaallah naadiya yarisay ❤❤❤❤

  • @SaaraAaqil
    @SaaraAaqil 2 місяці тому

    Ayy adnadayda allaha idin daayo family qurux badn ❤❤😊

  • @user-xt6bt8hn6o
    @user-xt6bt8hn6o 5 місяців тому +1

    Mashallah famil is kufaraxsan allah idin barakiyo❤❤❤❤❤❤

  • @zabiyacadey-k2j
    @zabiyacadey-k2j 5 місяців тому +2

    Mashaallaah bella illaahey ha ku xafiido adiga iyo family 😘❤️

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 5 місяців тому

    Mashaa Allah TabarakAllah
    Ilaahay SWT hakuu xifdiyo xajiga, caruurtada wanagsan iyo maxamed cade, aad ayey u dadaaleen, guuleysta walashay Adna, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Allah❤🫶❣️💖

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 5 місяців тому

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my sis

  • @MaxamedNuur-sc7qb
    @MaxamedNuur-sc7qb 19 днів тому

    Mash Allah

  • @NuurAxmad-si7lz
    @NuurAxmad-si7lz 5 місяців тому +4

    Adna horay uso ban ku le yahay cadow kaka hoos abayo macan ❤

  • @safiyamahamad4384
    @safiyamahamad4384 5 місяців тому +3

    ماشاءالله تبارك ❤❤😊

  • @AmiinZaki-wo2rx
    @AmiinZaki-wo2rx 5 місяців тому +4

    Maasha allah 😊

  • @user-ty3eo7vg7f
    @user-ty3eo7vg7f 5 місяців тому +1

    M.a carurtada Io walalka ilahay hakudhafo walashy

  • @ifrahmohamud4458
    @ifrahmohamud4458 5 місяців тому +2

    Masha allah hooyo macaantooy hooyo adna ❤❤❤❤

  • @hoodoraaxomaxamed1895
    @hoodoraaxomaxamed1895 Місяць тому +1

    ❤san idin jeclahay omg🎉❤

  • @NaciimoabdiNaciimoabdi
    @NaciimoabdiNaciimoabdi 9 днів тому

    Masha allah ❤❤❤❤

  • @ibrahimladan8036
    @ibrahimladan8036 5 місяців тому +1

    Machallalh adna❤❤❤❤

  • @mulkimuhammed9385
    @mulkimuhammed9385 18 днів тому

    Allah kucafiyo abyo 🤲😢

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 5 місяців тому +3

    Adnay saxaaf xaguu aday😂 maxamed cade faankiyo lugeynaya libaax walahi 😂

  • @HassanZamzam-in3gj
    @HassanZamzam-in3gj Місяць тому

    Machallah

  • @saabiryarr3879
    @saabiryarr3879 2 місяці тому

    Masham allaah

  • @user-ho4mv1dc7w
    @user-ho4mv1dc7w 2 місяці тому

    Masham allah❤❤❤❤❤❤

  • @Farxadii
    @Farxadii 5 місяців тому +1

    Masha alla ilaheey haku xafido adiga iyo carurtada ❤❤

  • @user-ib1rv2bj6j
    @user-ib1rv2bj6j 5 місяців тому +1

    M.a ilhey ha ku dhafo❤️🤲🏼

  • @user-ft2zd5ls4q
    @user-ft2zd5ls4q 5 місяців тому +3

    Masha allaha ilahe hidin xafido

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 5 місяців тому +1

    Mashaallah ny family qurux badan Allah ha idin xifidayo aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲❤️❤️❤️

  • @FadumaAhmed-ph5bl
    @FadumaAhmed-ph5bl 28 днів тому +1

    Meeqo jir waaye ridwaan

  • @AhmedMohamed-ms9mu
    @AhmedMohamed-ms9mu Місяць тому

    Mashallah 🎉🎉🎉

  • @ZainaB-ve5gp
    @ZainaB-ve5gp 5 місяців тому

    MashaAllah Allah haa barakeeyo Adna and her family Ramadan Mubarik

  • @asmahassan5226
    @asmahassan5226 5 місяців тому +1

    Msha Alla malinkasta sidaa saf uga mar ❤

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 5 місяців тому

    Wcs masha allah illhy hno xfido cidan la’aan ciil wye adna inta ku dhimn illhy hku dhmestiro next ado cfimad qabo i.a❤

  • @user-ti3yg1im8v
    @user-ti3yg1im8v 5 місяців тому +2

    M a 😢 ilahi hanodayo walashey qali

  • @farxiyohiiraan8532
    @farxiyohiiraan8532 14 днів тому

    Masha allaah family❤❤❤😊

  • @abdifara7804
    @abdifara7804 2 місяці тому

    ilyas ❤❤

  • @user-xp2su9hc1y
    @user-xp2su9hc1y 5 місяців тому +4

    Been maaha aniba ma yaqaan sanbuus anoo gabar eh😂😂😂😂

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 5 місяців тому

    Masha allha Ramadan Mubarak dhaman musliminta ❤❤❤❤

  • @sulekhaaxmed7136
    @sulekhaaxmed7136 5 місяців тому +1

    Msha Allah adno wakujelahy ilahy dartiis wllo barakow ❤

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 5 місяців тому

    Mashaallah hooyo wanagsan ilmaha dhica walba aye kadhise❤❤😊

  • @najaxmuxidiin651
    @najaxmuxidiin651 5 місяців тому +6

    maxamed ddku sheegoyo anigaa kamid eh wlhi sanbuus si looduwo ma aqaano😮

  • @KhadijaYuusuf
    @KhadijaYuusuf 5 місяців тому +1

    Msh

  • @AyanSoumeya
    @AyanSoumeya 2 місяці тому

    Masah llaah ❤❤❤❤❤❤

  • @rahmaruun1547
    @rahmaruun1547 5 місяців тому +1

    Masha allah family❤

  • @naimaabdulkadir2581
    @naimaabdulkadir2581 5 місяців тому

    Masha Allah nadiya habo mcne illahey ha ku dhoro ❤❤❤❤❤❤❤❤ we love u sweetheart 💖 😘 ❤️

  • @quenlamiizacadey-in4by
    @quenlamiizacadey-in4by 18 днів тому

    Amiin❤

  • @quenazuu6580
    @quenazuu6580 5 місяців тому +1

    M.a beautiful ❤allaha ku caafiyo diinsi cab❤

  • @user-hn1yo9lk9r
    @user-hn1yo9lk9r 5 місяців тому

    Hhhh😂😂😂😂😂Mashallah. Ridwan iyo. Mohamed is not Easy mashallah. Adna plz Mohamed igudarso wan jaclahay Wlhi 😢

  • @Riyaana34
    @Riyaana34 5 місяців тому

    Illahay hakicaafiyo 🤲 m.a illahay hakuudaayo ilamahaha io wllkaa aamiin yaarabi🤲❤❤❤

  • @zamzamabdullahi510
    @zamzamabdullahi510 5 місяців тому

    Wllhy waa runtiis ani Saambuus ma samyn waligay mana samyn aqan but waan isku dayaaa cisho dhow I.a

  • @MunoxasanCali
    @MunoxasanCali 3 місяці тому

    MasaJH

  • @user-lj9ky3oz2v
    @user-lj9ky3oz2v 5 місяців тому

    Manshah alh alah barakeyo walahi qatar anfurkah mantah anah kamaqan❤❤ lakiin indhahah bo kacone jah waa haysaah

  • @mulkimuhammed9385
    @mulkimuhammed9385 18 днів тому

    MashaAllah tabarakaAllah ❤😂

  • @user-md5sm3bq9v
    @user-md5sm3bq9v 5 місяців тому

    Mazha allah alle ha kuu barakeeyo❤😊

  • @RaxmoRaxmo-y6m
    @RaxmoRaxmo-y6m 2 місяці тому

    𝐦.𝐚 𝐚𝐥𝐚𝐡 𝐡𝐚𝐢𝐝𝐢𝐧 𝐱𝐢𝐟𝐝𝐢𝐲𝐨❤

  • @apdallaridwan
    @apdallaridwan 5 місяців тому

    Mashallh allah ku xafido carurtda baari ilahay hka wda dhigo ❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 5 місяців тому

    MASHA. ALAH. CAAWIYA. HOOYO
    ILAAH. KUCAAFIYO. ABAAYO. ADNA. CADEEY❤❤

  • @Canabmustaf1234
    @Canabmustaf1234 5 місяців тому +2

    Adna abayo Walaalka maxamed igu darso😂😊

  • @RaaqiyoAbshir-fe9dc
    @RaaqiyoAbshir-fe9dc 5 місяців тому

    Ilhy Haku cafiyo adna😢 m.a ilmaha la antoda Abar ilhy ha no xifdiyo❤❤❤

  • @aaminajama7275
    @aaminajama7275 5 місяців тому

    M.a illahay il iyo cawriba ka hay adigana illahay haku caafiyo wllo

  • @AbdullahiShekhAbdule
    @AbdullahiShekhAbdule 4 місяці тому

    ما شاء الله تبارك الله لك

  • @UmuAscad
    @UmuAscad 5 місяців тому

    Masha allah family quruxbadan allaha idin xafido dhamantin❤️❤️

  • @user-xx8ro9gi8p
    @user-xx8ro9gi8p 5 місяців тому +2

    M.a ❤🤴💯👌

  • @abdifatahibrahim8067
    @abdifatahibrahim8067 5 місяців тому

    Abayo Aali hakucafiyo INA cafimada kurajenaya I.n abayo

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 5 місяців тому

    Mashallah iskadhato makufto,
    Gacmo wada jir baywaxaku gooyaan,
    😊
    😊

  • @haniabdi3866
    @haniabdi3866 5 місяців тому

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @AdamAdam-pd5oh
    @AdamAdam-pd5oh 5 місяців тому +1

    ماشاءالله تبارك الله

  • @user-rd6ln3bq9i
    @user-rd6ln3bq9i 5 місяців тому

    Masha allh ilahehanoxifdiyo

  • @SafiyoCismaan-op1hq
    @SafiyoCismaan-op1hq 5 місяців тому

    Waanku salaamay walaasheey owlaada allow kuu daayo

  • @ubah7578
    @ubah7578 5 місяців тому

    Allah kucafiyo xabibti ilmaha Allah kubarakeyo m.a❤❤

  • @FaraxMahamed-rh8jp
    @FaraxMahamed-rh8jp 5 місяців тому

    Masha allah baraka laah rabi family ka iyo awlaada haku barakeeyo❤

  • @user-uo2bb3nj5d
    @user-uo2bb3nj5d 5 місяців тому +4

    Masha Allah fmly qurux badan

  • @fatushfaraxsan8798
    @fatushfaraxsan8798 5 місяців тому +1

    Walshna Allah haku cafiyo Abayo🤲😓

  • @user-mf2mz9zf6b
    @user-mf2mz9zf6b 5 місяців тому

    Mohamed Cade legend wye

  • @MunoCabdi-ev4uf
    @MunoCabdi-ev4uf 5 місяців тому +1

    igu darso adno waan kabartey mcnto😮

  • @ubaadmahamed6331
    @ubaadmahamed6331 5 місяців тому

    allah ku cafiyo abayo adna dinsi iska mari mesha nabraha

  • @simanelmi6888
    @simanelmi6888 5 місяців тому

    Masha allha

  • @user-vr5uo7ku9o
    @user-vr5uo7ku9o 5 місяців тому

    Wiilsheena quruxda badan xafidulaah insha allah❤❤❤❤