War walAshey ayaa sidaan la ku waday somali to eithopia to sudan ka bacdi liibiya ayaa laka tuura waxa hooyo u katay nus boos 10kun ayaa la ka bixiyey magafe waxa ee naka qaadeen 14kun alx saas ee tahay wee ka baxday lkn hada waxee ku sukan tahay casimada liibiya hada waxaan idin ka rabaa in la iku soo duceeyo walalkey oo ku xeran saldhiga 🤲😭😭😭😭😭
ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR
@@DEEQYUUSUF-ob3ww hada is cenesaan dumur max mesha kenay magac dumar liidnana ma unalesan alle ka baqa hoyad iyo walash ta dhali dontid waye 😢😢😢 sharaf niigama baahnin alle na sharfay swt🫥
Bisinka😱Tanna ma no dhineed😢Wadan an sharci adag iyo baaritaan xoogan iyo isla Xisaabtan loo siman yahay uusan ka jirin Waxkasta ka dhacayo😢Aloow Awlaada iyo Anagaba na badbaadi oo Cadowgaas baabi'i.Aamiin.
Waa markaan cml (DAMEER IYO DOC KA YEER DAAN LAGU DHUFTAA) kor iyo hoos laga dharbaaxaa. Waxa laga hadlayo iyo bararaqda meesha ee la timid arag . Foolxumo 🙄😎
Liibiyaanku muslim vay sheegtaan laakiin waa musiibo ku habsatay nidaamkaas baas ee tahriibka! Waxaa qurrux badan in xabsiyo dhaadheer lagu xukumo kuwa arimahaas faraha kula jira xididadana loo siibo shabakadaas arxanka daran
Wa Af duub caadi ah dadka ma xoola ma fah mayan miya Adunka halke wax free ah ka jirta war Hoy intad nolol raadiya le dihiin naf tiina halis ha galin nina please 🙏 dalkina ka shaqeysta oo Amni ka dhigta
Somalia haday rabaan in dhibkabaxaan kitaabka ha ilaa teen gabar aan muxram wadan mana ahan in ba do gabdhahan hadii aan laqabo reer loods ma suil ka ah ilmaha sidii doofaradamloo batuutizinaayo ee lagaraneyn korimadooda iyo masuuliyadooda ayaa usababb ah ilmo aadhashey ee baxaayo tar iyada guryaha somalida walaahi xaywaanka ka masuuliyad wanaagsan aniga waa yaab a maxay ilmonudhalan mana qaadikaran masuul odey iyo habar unbaa qeelinaya dad 30 jiro ah ismooda 6 jir ee dhalinyarniko qaadatey laleeyahay wamaxay mangumeesi beedoonayan daaya hagalaane walaahi baan somali lacaqwinayo ee meel ku Iran mus shilinkudarin macalad hdhacde waxkani hadhamaadaane Maaladhaafo dhib unbeyba naguyihin waaba nacney
Somaliyey goormaa wax fahmeysan anaya wiil janadad dhiganayo ayaa san loo waday kadibna wuu dhintay ayuu dhahay nink telkiisa u naga soo wacay kadib waxu dhahay samra 20 ku ayaa looga gatay kanbani kilyah iyo wadnah kuwa la baxa dadkeena waxaa shirqool mid kale o somali ah lakin fiininayo I inta u qadanay aqiro lakin asa loo haystaa africanka kale wey fahmeen ila iyo hada somali lee la ugarsadaa cawanta
Hala qabto tuugada Alla ayey ka furteen xaaran cunayaasha cudur Allah ha idin kaga dhigo sun ha idin ku noqoto oo daawadiina lawaa lacag aad ka sameeseen dhalin yaradii dalka wax kanoqon lahaa oo silaca waalidkood wax ku soo baray haduu hunguri idin ka galay waxaad shaqeesen idin ku aadi waayeen oo shisheeye caruurti u gacan galiseen intii sidaa ku shaqesato ubad madhashiin hadad dhasheena wax kama dheeftiin wuxu dhiig la aa xukunkiina waadil
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
War walAshey ayaa sidaan la ku waday somali to eithopia to sudan ka bacdi liibiya ayaa laka tuura waxa hooyo u katay nus boos 10kun ayaa la ka bixiyey magafe waxa ee naka qaadeen 14kun alx saas ee tahay wee ka baxday lkn hada waxee ku sukan tahay casimada liibiya hada waxaan idin ka rabaa in la iku soo duceeyo walalkey oo ku xeran saldhiga 🤲😭😭😭😭😭
Alloow badbadi o usahal iyadiyo intii islaam ahba Aaamiiii
ALLAH kaso furdhamiyo cadowga asiga io inta Islam eeh
Ilaahey ha idin fududeeyo wllkey.
Ilahey hakasiidayo
Ilahay ha saqiro dhamaan dhalinyarada maqan odhan inshallah
Dhalinta somaliyeed lacag ayaa laga sameeyaa waa mashuur qatar ah 💯
Soomaali waa waasheen alloow sharta naga xijaab aamiin
Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi
Intaasan wali bixin waxan maqlay Nairobi aya lagu bikra jibiyaa Subxanallah
munaaro xog aay muslinka ushegtaay qer Allah ka siyo maanta waa lagu wata❤❤
Waa run cid deriskena gabartoda oy waayeen meel dhalinyro lagu aruurinayey ay kasoo heleen
Scw❤❤❤❤❤❤❤
War dadka may Allah ka baqayn subxana allaha
Sxb dad kaan aakhiro ma aaminsano
Masha Allah munasar shaqa fiican baad haysa Allah Ku badbaadiyo
ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR
Walaahi gabdha dariskena ah 10 bisha saaan cml lagu wadi rabaa hoyaded anige igu dhahesy sacuudi ma aade gabdheda we baxosaa alle ya warkan ogeysiiya gebadhan besee gabar ka dhashy 😢😢😢😢😢😢
Bismiallah
Dalkeena dhinac kasta ayaa laga soo weeraray ilaahey ha inoo nadbaadiyo.
Wllhi waa la,iso bandhigan arintaan lkn waan iska diidan maadama aan fulay ahay lkn wllhi waa arin si sax ah magaalka ayey ka socotaa xitaa whatsappka groub
Maashaa Allah fulaynimadaada waa feejignaan iyo geesinimo qarsoon hooraa loo dhahay geesi hooyadii gablantay
Intiiba umada dabin daabyeynaysaa waa in sharciga lahorkeena oo waajibkooda lamarsiiya waa manaxayaal usoo shaqatagay dhibaataynta umada
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
Walee meel la geynaayo haday og yihiin maysan raaceen
😮MA GAFAYASHA UGU BADAN EE DADKA KEXEEYA OO SOMALI AH WAXA AY JOOGAAN ADDIS ABABA OOAAN HADDA JOOGO
Wlhi sxb anig xita wa bixi rabay Wana leso bandhigay arinkan wlhi kanada aya lagu Geena legu yiri wlhi😢😢😢😢alx
Filinkii goatlife maysan arkin
munasarooow filtirkii aad iska soo iloowday next time ha soo iloowin yaah
Dumar maa u maleesaa
@@DEEQYUUSUF-ob3ww hada is cenesaan dumur max mesha kenay magac dumar liidnana ma unalesan alle ka baqa hoyad iyo walash ta dhali dontid waye 😢😢😢 sharaf niigama baahnin alle na sharfay swt🫥
🎉🎉🎉
Asc wll laanta socdaalka dag daga ah xagee kuyaala noo faafaahi iyo kuwa kashaqeynaya magacyadooda saxda ah mahadsanid
REER BADIYO WAXA DIBADA AGA SOHOREEYA MA OGA WAA LIDKOODA WAX BAY KA OGYIHIIN IN CARUURTA LOO WADO LAKIIN NAAR AYAY KUDHACAYAAN, REER BADIYO
Subxaanalah soomaalia maxaakusoosocdo
Bisinka😱Tanna ma no dhineed😢Wadan an sharci adag iyo baaritaan xoogan iyo isla Xisaabtan loo siman yahay uusan ka jirin Waxkasta ka dhacayo😢Aloow Awlaada iyo Anagaba na badbaadi oo Cadowgaas baabi'i.Aamiin.
Allaahuma Aamiin.
Maclimo what are you can do for Fri morning to do
Next level waaye Englishkaga wlashey, 😅 xagee kasoo baratay
Master degree english waye ma fahmi kartid
Hhhhhhh
Plz Eglish kan no fasiir😂😂
Waa markaan cml (DAMEER IYO DOC KA YEER DAAN LAGU DHUFTAA) kor iyo hoos laga dharbaaxaa.
Waxa laga hadlayo iyo bararaqda meesha ee la timid arag . Foolxumo 🙄😎
😢😢😢😢waa runta wel habaryar ohay ey waden2022 waxey nagaqaten 17$ kun waso ceshinay welkana wey jirdilen sixon😢
Xabsiga Xamar ma buuxsamo miyaa? Mise waa dad shabaab u shaqeeyo?
Allaah hanaga qabto daalumiinta
Somalia inkar ayaa ku dhacdi...ilahay ha u naxriisto
Liibiyaanku muslim vay sheegtaan laakiin waa musiibo ku habsatay nidaamkaas baas ee tahriibka! Waxaa qurrux badan in xabsiyo dhaadheer lagu xukumo kuwa arimahaas faraha kula jira xididadana loo siibo shabakadaas arxanka daran
Aaway dawlada maxay thy hoosheeda hadaanay dalka ıyo dadkaba ogaan karın maxay qabaney subxaanallah
Dhalinyaro halaga madnooco inay kadhoofaan dalka dabagal halagusameeyo. Liibiya lamageeyee waa laxoogaa gabdhaha beerka iyo kelyaha. baalaga iibsadaa. Yaykabixin dhalintu. Dalka
Dad madax aya ka dambeeya oo dowlada ku jiro hada miya waa dhamaaden dhalinyaradii alley qaban
Itoobiyanka iyo ereterianka iyo sudanta tahriibta muqalasinta liibiyaanka waxee ka qaataan 2 kun oo dollar ilaa 3 kun laakin somalida muqalasiinta waa manaxayaal 15 kun oo dollar ilaa 20 kun oo doolar bee kaqaadaan somalida tuugada xaasidiinta😢
Wa Af duub caadi ah dadka ma xoola ma fah mayan miya Adunka halke wax free ah ka jirta war Hoy intad nolol raadiya le dihiin naf tiina halis ha galin nina please 🙏 dalkina ka shaqeysta oo Amni ka dhigta
Sxb soomaali hajoojiso gabdhaha kutala galay in eey tahriibaan lacagta laga dhiibaayo
Naag wasmo laga la daalay wax lacag ee mudan tahay maleh ee haloo dhaafo dadkeey gacanta ugu jirto
Waa doqon, doqon ne aar maleh
HORTA DOWLADAN MADAXWEYNAHA AYEY KABILAAWATAA BOOBKA
BALAAYO ALLA IDINKURID KUWAAS TUUGTAA OO ILMAHA KAGANACSANAYO YAASE SOOQABANKKARO ILEYN WABA MMASULIYINTII EE WAA AWALLBA WAX QABIIIL IYO IIINOOLOW LAGUKENEY
Shaxdaan Ana kuso baxay wa benalayal xisabta kuso baxdo waxa ka badan tan lakaka qadayo makafaha wa tuugo
Beeeeenle
O samaliya dadka yayray Dokumente Sida lagu samay waba adg tahy se cml xita hada walid tahy raboiyo ilmahis Dokumenit u samayo
Xamar umada alle haka qabto waa meel shydaan dagan yhy😮
Walaaley umada ilaahey ha u wada gefin meel eysan Dad xun iyo Dad wanaagsan joogin ma jirtee Xamar waan joognaa Sheydaana ma nihin
Magaalada iyo shacabka Soomaaliyeed maxaa ka rabtaa Bismilaahi.
Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh
Somalia haday rabaan in dhibkabaxaan kitaabka ha ilaa teen gabar aan muxram wadan mana ahan in ba do gabdhahan hadii aan laqabo reer loods ma suil ka ah ilmaha sidii doofaradamloo batuutizinaayo ee lagaraneyn korimadooda iyo masuuliyadooda ayaa usababb ah ilmo aadhashey ee baxaayo tar iyada guryaha somalida walaahi xaywaanka ka masuuliyad wanaagsan aniga waa yaab a maxay ilmonudhalan mana qaadikaran masuul odey iyo habar unbaa qeelinaya dad 30 jiro ah ismooda 6 jir ee dhalinyarniko qaadatey laleeyahay wamaxay mangumeesi beedoonayan daaya hagalaane walaahi baan somali lacaqwinayo ee meel ku Iran mus shilinkudarin macalad hdhacde waxkani hadhamaadaane
Maaladhaafo dhib unbeyba naguyihin waaba nacney
dawlada xasan shiikh islaantiisa iyo iyagaa dakumiintiga waxaa kamid ah dawlada ayaa uweyn sargaaladaas naagta heysata garoonka
Hadal faseexa maad noosoodaysid
Pls igu soxira nimankas anaa rabe hay wadane pla and pls
Hore io gadaala laga wasaa runtii 😂😂
Kkkkkkkkk dhiiqaa lugaha kula jirtaa ka joog.
xamar dowlad kama jirto weli dowlada dhexdiisa ayaa cabdala shideey kadhex shaqeeyaa madaxweynaha oodhan ayaa dhoowr jeer lagu sheegay markuu baxaayo ayuu dhoowr qof intii uu lacag kaqaato uu tahriibiyaa subxaana laah
Soomaali. Waa. Loo. Fakarey. Sidii. Loo. Dhameyn lahaa iyaguna. Isma. Ogaa
Ciidnah oomph faakarin aayagah is qaarxiinaya aayagah iisgaadanaya lacag is siisanaya daad daamir iyo rajo leeh maa,aaha
Ka ganacsiga xubnaha aadaha weeye 😂😂😂😂😂 miskiin dadka cancer qaba ka faaaiidaysta jaaniskaas
cancer miyaa xubnaha jidhka laga bedelaa?? waa sheeko igu cusub
@@Afkar12380 haaa qofkii xubin cancer uga dhaco waa lga badelaa spare parts weeye dadku
😂😂😂😂😂
Somaliyey goormaa wax fahmeysan anaya wiil janadad dhiganayo ayaa san loo waday kadibna wuu dhintay ayuu dhahay nink telkiisa u naga soo wacay kadib waxu dhahay samra 20 ku ayaa looga gatay kanbani kilyah iyo wadnah kuwa la baxa dadkeena waxaa shirqool mid kale o somali ah lakin fiininayo I inta u qadanay aqiro lakin asa loo haystaa africanka kale wey fahmeen ila iyo hada somali lee la ugarsadaa cawanta
Qax cusub maaha in dhalinyarada magaalada dhexdeeda laga tashkiiliyo loo fududeeyana safarka isago hal dolar laga rabin
Qof damboo laqabto oo lacag laga dhiibaayo maleh
We don't care about this mess anymore
Wale Soomaali walotashaday
AR waa kuwii dhaho naadifiye Ayaan ubaahanhay oo mareykanka ah waxwalbana waaladinka bixina
Shalaynah farmajoh wuu so Arurinayay dhalin yaradah xasan moryan waa kah shirkad kah sameystay garonkah xamar unukah leh xamar sidah bah u danbaysay
Beentood waaye waalidka wax waa kaogyihiin qasatan hooya yaasha
@@SalmaanDuceeysane waxa jira kuwo ka ganacsads jirka aadanaha😂
Naacalah Somali kuuh yaal daad daadkoodih gaadanaya qaarxiinaya aan maar naah uuh diirnaxanin wash daad duulii, aah dowlad duulii, aah