Cunto yinka kala duwan ayaa dhici karta in sun la isugu soo daro xataa barafunada la isku bufiyo iyo wax yabaha xarafta dadku u isticmalan ayan sun sadex malmod lagu dhinto la isugu soo daraa wadanku wuxuu u baxan yahay dowlad sharbar wax kasta oo oo wadanka soo gelaya lagu baro leh laakiin dowlad iyadu daraq iyo qad kaganacsata yay ka naxaysa. Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.
Munasar abowe adi cabsi cabsi lee ii dartaa wlhi ani wadnaheyga is on the right side wlhi wax dhib ahna iguma hayo alhamdullilah lkn markaan shekadaan maqlay cabsiyaa i gashaybo😢
Asc walaal soomaaliyey waa wax dhici karo dhacayana cudurkaan waxaa la yiraahdaa infactus ama heart attack marka inta ugu badan dadka magaalooyinka sida caasimada waxaan kula talin lahaa anigoo khibrad u leh cudurkaan ogna in soomalida halis ugu jirto joojiya❤hilibka cunidiisa maalin walba sokorta shaaha aad u cabtaan cabitaanada aadka u macaan baruurta ama saliida walaalayaal biyo badan caba maalintiina saacad socod ah sameeya cuna hilibka digaaga ama kaluunka yareey hilibka usbuucii hal mar xalwada sambuska burka yareey wabilaahi towfiiq socodka iyo biyaha badiya
War xishoo wax sheeg iyo balaayo sheeg baa shaqo kuu noqotay lakiin been sheeg ma fiicno ispitaalka maad noo xayeesiinee qof kuu wadnaha xanuuno hatago Red Sea Hosbitaal Muqdisho waa heer sare
Hadal kada wax micno ah iyo xigmad ah kama fahmin muhiimka u jeedada marka hore sida u hadleyse iyo sidad u qiireys neyd waxan u hayste in Aad war weyn oo muhiim ah so wada balo waxay ka dhac day wax walba viuws aya ka galay adiga Emotional ah qiirey san dadka so galeysaa sida qof balaayo sheegi Rabo Meshan ku yaaban fadhiyaa sxb sidan si ma ahan badal noh sidan dadka nexdin ku rideysaa maxa dhacay ayu qofka is wey diin nayaa war yaro caata ah wax weyn ka dhigeysaa bisinka naga daa noh ha naga nix nixin nine Any way my brother Keep Going
Am sorry but that is bullshit advertisement? Bekos he don't mention the caused of the problem. Second Somalia as a whole except maybe Turkist private hospital have no heart specialist who deals with the varietiez of hearts complications, that is why they go India.however if we have reached that advancement am happy🙏🏽But pl don't fool the public. The hospital staff, system & treatment have ethic that is build on honesty.
Ispitaal ka ayuu xayeesiinayaa ileen bini adam wuu xanuunsan karaa wadna xanuunkii kii buu ka dhigaa arin mise sun waana xalad qof walba ku iman karta waana laga badbaada haduun tiisa kalin
Xaysiin baan ufahmay ilaahay cafimaad hanasiiyo
Cunto yinka kala duwan ayaa dhici karta in sun la isugu soo daro xataa barafunada la isku bufiyo iyo wax yabaha xarafta dadku u isticmalan ayan sun sadex malmod lagu dhinto la isugu soo daraa wadanku wuxuu u baxan yahay dowlad sharbar wax kasta oo oo wadanka soo gelaya lagu baro leh laakiin dowlad iyadu daraq iyo qad kaganacsata yay ka naxaysa. Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.
Allaha unaxariisto janatulfardowza acllaa allaha ugubishaareeyo amiin yaarabi
War wuu nool yahay
Alle hacaafiyo amaiin
Badbaado waata Allah.
Aallah ha u naxariisto Aamiin
Muhiimada hadalkaaga noosokab nio
Alle ha u naxariisto
iLaahay.Ha.UNaxariisto.AMiiN
Aallah cafiyo Aamiin
allah caafiiyo aamiin
الله يرحمه
Horoy u soco walal runti
Allah is one ❤❤❤❤❤
Anasar thanks
Horay usoco walaal
Xayeeysiiiiiis miya
Allah ku barakeyo walalkey
Ya Allah
Subxaaana Allah 😢
Intii dhimaty Allah haunaxariitee
Xayeeyiin ayad u sameynee cisbitaladan tuugada
Bisinka intaan dacaayad lee miyaa.waxaan sugaayey war mihiima ah allow sharta naga xijaab
Munasar abowe adi cabsi cabsi lee ii dartaa wlhi ani wadnaheyga is on the right side wlhi wax dhib ahna iguma hayo alhamdullilah lkn markaan shekadaan maqlay cabsiyaa i gashaybo😢
Waxaagu waa xayaysiis, sidan u sugayay sababya waaba dhamaatay waan ka xumahay wakhtigii iga qasaaray.
Dee haaye maxaa helay what is reason?
Warbadanidaah maad noo sheegto waxa jira.
Waa Report-kii ugu xumaa oo aan kaa daawado, sxb waxaas Xayeysiin ah hadaa qaab qaldan ugu samaynaysid. Social Media meel xun ayuu kuu sii jiidayaa.
Bal isku fiiri Cinwaanga Tabintaada u bixisay iyo waxa aad ka hadlaysid?
waryaa hooy shirkiga jooji isbitaal waxmabadbaadinkaro nolosha iyo geerida gacanta allaah ayeeykujirtaa alxamdulillaahi adiga iyo dhaqaatiirta dhamaantiin shayaadhiin ayaadtihiin mudankiina allaah umbaayaqaano
Xyeysiintii oo update eh miyaa😂😂😂
Ma waxbaad xayasiinaysaa mise waxbaad noo sheegaysaa
ilaa hada ma fahmin waxa ku dhacay ninkaas
Me too markan fahmi waayay ayan qaybta commentiga soo galay
xanuuno oo hore uqabay sida wadna xanuun ayaa kusoo booday ee idinka mafahmoosiin miyaa in uu isbitaal idin xayeysiinooyo update ka cusub waaye😂😂😂
😂😂😂😂 waxa aan ka fahmay ma jiran waa maxay waxa halista ah ee Aad meesha ku qoratay lakiin adan noo sheegiin oo lo dhimanaayo
OO HADA MAXAA NOO SHEKTAY AWALBO WADNAHA WAA LEYSKA QABAN JIRAY WAX DHERAD AH WAXA KA JIRA XAYEESIN ISBITAALKA AH YAANA LAGU NICIN SXB
Asc walaal soomaaliyey waa wax dhici karo dhacayana cudurkaan waxaa la yiraahdaa infactus ama heart attack marka inta ugu badan dadka magaalooyinka sida caasimada waxaan kula talin lahaa anigoo khibrad u leh cudurkaan ogna in soomalida halis ugu jirto joojiya❤hilibka cunidiisa maalin walba sokorta shaaha aad u cabtaan cabitaanada aadka u macaan baruurta ama saliida walaalayaal biyo badan caba maalintiina saacad socod ah sameeya cuna hilibka digaaga ama kaluunka yareey hilibka usbuucii hal mar xalwada sambuska burka yareey wabilaahi towfiiq socodka iyo biyaha badiya
Jaadkaa sun loogusoodaray Naago saanoqday mjiraan sowmaahan
Munasar shekadan ma kentey
Cajiib adiga ma cudbitaalkaad xayey siinta usameynaysaa ?? Ogow qofna waqtigiisa madhaafayo
War xishoo wax sheeg iyo balaayo sheeg baa shaqo kuu noqotay lakiin been sheeg ma fiicno ispitaalka maad noo xayeesiinee qof kuu wadnaha xanuuno hatago Red Sea Hosbitaal Muqdisho waa heer sare
Tellagaramka nosheg waxa kuso gashey
Cunto sun kujirto ayaa ganacsatado wadanka keenaan sida cinto dhacday biyo badan dadkeeno macabaan.
Shacbaan Lee malamarooyoo😢hee
Xayasiis wanaagsan ayaad samaysay
Hadal kada wax micno ah iyo xigmad ah kama fahmin muhiimka u jeedada marka hore sida u hadleyse iyo sidad u qiireys neyd waxan u hayste in Aad war weyn oo muhiim ah so wada balo waxay ka dhac day wax walba viuws aya ka galay adiga Emotional ah qiirey san dadka so galeysaa sida qof balaayo sheegi Rabo Meshan ku yaaban fadhiyaa sxb sidan si ma ahan badal noh sidan dadka nexdin ku rideysaa maxa dhacay ayu qofka is wey diin nayaa war yaro caata ah wax weyn ka dhigeysaa bisinka naga daa noh ha naga nix nixin nine Any way my brother Keep Going
Hada waln thy😅
Waa runtaa, cudur halis ah maa soo siyaaday ayaan islahaa Muqdisho!!!.
Asbuuc kahor abtigay xaaskiisa ayaa lagu sameeyay qaliin deg deg ah wadnaha xidid xirmay awgiis. Waa chrostorole in laga warhaayo loo baahanyahay.
Nisa ayaanu kugu ogayne goormaad weriye caafimaad noqotay
😂😂😂 isbitaal miyaad ayeesinaysaa
Isho waxa dhibaataynaayo adiga ayaa kakow ah
Am sorry but that is bullshit advertisement? Bekos he don't mention the caused of the problem. Second Somalia as a whole except maybe Turkist private hospital have no heart specialist who deals with the varietiez of hearts complications, that is why they go India.however if we have reached that advancement am happy🙏🏽But pl don't fool the public.
The hospital staff, system & treatment have ethic that is build on honesty.
Ax san xayeysjis
Ilaa iyo hada wax noma shegin ee sumcadada ayey dileysaa iska daa views raadiska hadii wax la dilin adigu ileyn wa qadaa miyaa
Ispitaal ka ayuu xayeesiinayaa ileen bini adam wuu xanuunsan karaa wadna xanuunkii kii buu ka dhigaa arin mise sun waana xalad qof walba ku iman karta waana laga badbaada haduun tiisa kalin
Waxaa aad Bay ubadatay
Manasrwankusalamaywaxanjogakismayodadalka,,hanbalyo
Somali-sudanese hospital advertisement 🙄👎👎👎👎👎 useless video
⁰😊😊😊😊