DHARIGIYOO DHAN DHADHAMIS AYAAN KU DHAMEEYAY, DHABSIISTE DHAFOORKIISA!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025
  • #aaramoow

КОМЕНТАРІ • 118

  • @iskaadag994
    @iskaadag994 5 місяців тому +9

    Dhadhamiska iska daa waa tan naagaha ay ku dhahaan heblaayo waad dhali kartaa 😂

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +6

      Meeqaa isku qancisay waad iga ween tahay iyo waad idhali kartaa hadane DHUUSTA CESHAN LA' OO AY KAFAKATAA! SINIHIYAA JILCAY NUMBER WAAD KALA WAREEJIN KARTAA LKN XIBNAHA DA'DOODA AYAY KU SHAQEEYNAYAAN! Waan kusalaamayaa iska adag! Waa dhadhaminaa aniga qofkii karsadaa dhadhamiyo!

    • @iskaadag994
      @iskaadag994 5 місяців тому +3

      @@aaramoow waa beenta ay isku sasaban naagaha somalida yaraan aan ku dhalay 14 jir an ahaa markaan curudkeyga dhalay😂 gar ayey qawaan ilmaha waar 😂 naag kasta yaranta sidey u rabta ayan layaway waxeyna ku duceystaan illahow cimri dheer nasii mana rawaan iney koraan 😂waan kaa qaaday nacimo 🥰

    • @FaisaAAhmed
      @FaisaAAhmed 5 місяців тому +1

      @@aaramoowkkkkkk

  • @hodanomar9909
    @hodanomar9909 5 місяців тому +1

    Asc Maanshaallah Allaha idin Barakeyo Noloshina Caafimaad ku Cuna Alle Dartis ayan idin Jeclahay Maanshaallah

  • @KhadijaNur-f6x
    @KhadijaNur-f6x 4 місяці тому +1

    Maansha allahu jareer waan jeclahay waa xalaal qudato❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumomohammed9084
    @fadumomohammed9084 4 місяці тому

    Maashaa allah waa macaan intaan ka dareemi karaa❤❤❤❤

  • @sahraahmed4682
    @sahraahmed4682 5 місяців тому +1

    Maanta ayaan arkay channelkaan waad mahadsan tihiin dhiiri galinta aad noo soo gudbisaan allaha idin barakeeyo aad ayaan ugu farxaa markaan arko Family faraxsan mashaallaah

  • @AsmaFiican
    @AsmaFiican 5 місяців тому +1

    Maxamed walalkey macaan allaha ku barakeeyo yaa rabi sida reerkaada daacada ugu tahay cimri iyo cafimaad allaha ku siiyo

  • @samiyaali4263
    @samiyaali4263 5 місяців тому +5

    Baladweyne iyo bah seynab waa isku wayey,waa hadal xasuus mudan
    Allaha u naxariisto mama seynab iyo mama cilmiyo aamiin yaa Allah

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +2

      Mahadsanid!

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt 4 місяці тому

    Mashalah reer cabdi udiwaay alaha nii barakeyu

  • @FathimaFathima-rz6yl
    @FathimaFathima-rz6yl 5 місяців тому +5

    ما شاء الله تبارك الله امين يا رب العالمين الله يرحم موتانا وموتى المسلمين يارب العالمين 🤲😢❤❤❤

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 5 місяців тому

    Maasha"Allaah Tabaarakallaah Allaah Yaxfidakum aamiin aamiin yaa Allaah Jazaakallaah kheyran

  • @lagofleh9139
    @lagofleh9139 5 місяців тому +3

    Maashaa Allah.beerta Illaahay ha idiin barwaaqeeyo.

  • @fardusdahirmoahmed9772
    @fardusdahirmoahmed9772 4 місяці тому

    İlahaay haku barakeeyo mar uun wan ku iman doona

  • @SadiaMohammed-o5m
    @SadiaMohammed-o5m 5 місяців тому

    Masha Allaha xabiibti

  • @nuuraalinoor3630
    @nuuraalinoor3630 5 місяців тому

    MashaAllah tabarakallah Allahuma Barik may Allah bless you and your family more

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 5 місяців тому +1

    Mansha allaaah walalo qali cafimaad ku cuuna walalo qali ❤

  • @siradm
    @siradm 5 місяців тому +1

    Maasha Allaah, saxan cajiib ah waaye. Aamiin Ilaahay swt ha u naxariisto dhammaan waalidiinteen.

  • @zamzamismail8254
    @zamzamismail8254 5 місяців тому +1

    Mashallah Allah haydin barakeeyo we look forward your next video thanks for your sharing 👍

  • @Farh940
    @Farh940 5 місяців тому +2

    Masha allha wax badan kaa faidnay allha k u barakeyo nicimoy abaayyo adi iyo reerkaaga quruxda ❤❤❤

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      Mahadsanid walaal!

  • @sharifam4849
    @sharifam4849 5 місяців тому

    Mashaalah Tabaarakalaah

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 5 місяців тому +1

    Aamiin waalidiin - teena Allah ha u naxariisto Aamiin, khabrigooda Allah ha u waasiciyo rowada min riyaada jano Allah ha ugu dhigo Aamiin ya rabbi shukran!

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 5 місяців тому

    Masha Allah Masha Allah Masha Allah
    Allahayow u siyaadi oo u barakeey🙏🏾♥️

  • @qaasimmahdi1079
    @qaasimmahdi1079 5 місяців тому +2

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 5 місяців тому +1

    Manshaallah tabarakallah ilahow walidinten dhan u naxariso janadi hoy alah uga dhigo amiin yaa rabi waa idin sallamay rer Aaramow nimcadan alah idin barakeyo inshallah cafimad ku cuna 🥰

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      Mahadsanid Dahabo!

  • @najaxnajax4656
    @najaxnajax4656 5 місяців тому

    Maashaa Allah, ilaahay ha idiin ziyaadiyo nimcada xoogiinana ha idiin barakeeyo.

  • @deqaabdi7627
    @deqaabdi7627 5 місяців тому

    Mashaa allaah alle ha xafido han u barkeeyo gacantiisa waa aabe ku dayasho mudan

  • @sadiafidow2514
    @sadiafidow2514 5 місяців тому

    Maasha Allah
    Allaha idin barakeeyo ❤❤❤

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 5 місяців тому

    Masha allaah anigu yurub hadaa imaado waankuso booqan an ga iyo caruurtaydu waan idin jecl nahay illaahay darii❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 5 місяців тому +1

    Hooyo cilmiyo iyo hooyo zeynab labadaba Allaha u naxariisto.

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 5 місяців тому +2

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw

  • @AyanWarsame-j2m
    @AyanWarsame-j2m 5 місяців тому +1

    Masha Allah Allah ku daaweyo❤❤❤❤❤

  • @siradm
    @siradm 5 місяців тому +3

    Beledweyne iyo bah Saynab! Hadal micno wayn xambaarsan waaye, Bah duceysanad eheedeen.

  • @ifrahmohamed4462
    @ifrahmohamed4462 5 місяців тому +1

    Mash Allah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ tabarakalah

  • @قناةالقرءان-س3د
    @قناةالقرءان-س3د 5 місяців тому

    Mashallah abyo , allaha idi daweeyo

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 5 місяців тому +1

    Mashalaah tabarak hanbalyo

  • @FatimaJama-d9m
    @FatimaJama-d9m 5 місяців тому +1

    Mansha allaah illahay haku xafido

  • @foziahaji8304
    @foziahaji8304 5 місяців тому +1

    , ما شاء الله اللهم بارك

  • @AsmaFiican
    @AsmaFiican 5 місяців тому +1

    Allaha uwada naxaristo waidinta geeriyoden

  • @umusumaya859
    @umusumaya859 5 місяців тому

    mashaAllah❤

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 5 місяців тому

    Masha alaah isoo boqo ana❤❤❤

  • @ashadirie4229
    @ashadirie4229 5 місяців тому

    Mansha Alaah

  • @urejimohamud8282
    @urejimohamud8282 5 місяців тому +1

    Maashallah Allah

  • @FarxiyoXaaji-ed8dd
    @FarxiyoXaaji-ed8dd 5 місяців тому

    Maansha allh naciima ❤❤❤ ilahay ha idin daaweeyo waa cunto sharaf leh caafimaad ku cuna❤❤❤❤❤

  • @mali-dy4yj
    @mali-dy4yj 5 місяців тому +2

    Mansha Allah caafimaad ku cuna kuligiin. Allah ha u naxariisto waalidkeen walidkoodba.aboowe maxamed gacanta Allah hakuu barakeeyo ilxun idinma aragto farxad ku waara

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      Aamiin mahadsanid walaal!

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 5 місяців тому

    Walaal Qaali Rootiga mar kale noo soo duub isagoo kaamil ah please Shukran Jazaakallaah kheyran.
    Waa noo faaideysey Allaah ha idin barakeeyo Aamiin yaa Allaah

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 5 місяців тому +1

    Sabti. Wanaagsan. Reer. AARIMOW❤

  • @abumajeedmoussa8060
    @abumajeedmoussa8060 5 місяців тому +1

    ❤❤❤ Masha Allah wallash keep going Allah bless you

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 5 місяців тому +1

    Waad ku mahadsan taladaada iyo waqtigaga

  • @zuzuqurux6828
    @zuzuqurux6828 5 місяців тому

    Mashallah naciima mahadsanid adiga iyo maxamed

  • @BintuMusta
    @BintuMusta 5 місяців тому

    Maashaa allah tabaaraka llah

  • @khadhragabow2822
    @khadhragabow2822 5 місяців тому +2

    ماشاءالله تبارك الرحمن

  • @نونومحمد-ر9ض
    @نونومحمد-ر9ض 5 місяців тому +1

    ما شاء الله تبارك الرحمن الله يبارك بالعافيه عليكم يا رب❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 5 місяців тому

    Manshalaah ilaaheye nimacad nusaqanteda ha naga haayo caafimad ku cuna abaayo ❤❤❤❤

  • @Ganacsi12
    @Ganacsi12 5 місяців тому +1

    Maanta ayaa idinku soo biiray
    M.a family Qurux badan❤

  • @mariamabdi7041
    @mariamabdi7041 5 місяців тому +1

    ManshaAllah Allah ha idin barkeeyo, caafimaad ku cuna inshAllh ❤❤

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      Mahadsanid walaal!

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 5 місяців тому

    Masha alla

  • @naeemaabdulkhadir2946
    @naeemaabdulkhadir2946 5 місяців тому +1

    ماشالله تبارك الله بالعافيه عليكم ❤

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 5 місяців тому

    Maa shaallah qof waxaa cuno caafimaad waa haystaa horayna uma gaboobayo caafimaad kucuna

  • @BatunHussein
    @BatunHussein 5 місяців тому

    Maansha alaah baara kalaah

  • @Samira-lo1co
    @Samira-lo1co 5 місяців тому

    MaanshaAllah ❤

  • @Rahmo-pf1rv
    @Rahmo-pf1rv 5 місяців тому

    Maashallaah boqorada gabdhaha somaliyeed

  • @munamusa2936
    @munamusa2936 5 місяців тому +1

    Asc maahallal Allah

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 5 місяців тому +1

    Wcs masha Allah shaqo culus ayaad khabateen maxamed xoogiisa Allah ha u xafido Aamiin, masha Allah waa run dhedhemis dheriga uu dhameyaa howsha Allah ha idin fududeeyo Aamiin shukran dhiirigelin - taada masha Allah Aaran aad ku jirtiin Allah ha idin barakeeyo mahadsanid !

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      Mahadsanid walaal Aamina!

  • @idilwarsame2127
    @idilwarsame2127 5 місяців тому +1

    Mashallah ayaan idin leehay Waa reer aad looga faa’iidaysto walaahi wax badan ayaan iniga bartay maanta waxaan iniga bartay sida cuntada loo diyaarsado walaasheey waad mahadsantahay ilaahay ha xifdiyo xajigaga gacantiisana rabi ha u barakeeyo Waa aabo qaaliya oo mudan in wiilasha😂Somaliyeed ku daydaan. Walaalo intee bilood ayaa la cuni karaa waad mahadsantihiin reer Maxamed

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      Intaa doontid walaal, waan kusalaamayaa!

  • @deqa868
    @deqa868 5 місяців тому

    Mashalahaa beautiful abaayo alaha idi daweeyo ❤

  • @SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py
    @SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py 5 місяців тому

    ما شاء الله تبارك الله يحفظكم

  • @HalimoMusseMaxamed
    @HalimoMusseMaxamed 5 місяців тому

    Masha alaah

  • @FatimaJama-d9m
    @FatimaJama-d9m 5 місяців тому +1

    Runtii waxbaa noo faidaysaa illahay dhanatin family illahay had idin xafido

  • @umacabdirisaq6399
    @umacabdirisaq6399 5 місяців тому

    Mashalah cafimad ku cuna

  • @HalimaxasanKaahiye
    @HalimaxasanKaahiye 5 місяців тому +1

    Masha alaah alle ha idin barakeeyo indhaha ufcna.koostada xataa foornada mala gelina abayo abayo bardhada spice makudartay

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      Haa foornada ayaa lagelinayaa!

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 5 місяців тому +1

    Hhhh mashallah allha unxariisto allha hadin barkeyo abayo

  • @Teamceyda-f7q
    @Teamceyda-f7q 5 місяців тому +1

    Mansha allah abaayo mcn allaha xooga cafimadka allaha idin barakeyo inshalah

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 5 місяців тому +1

    Maasha alaah naciimo Af soomaali waa badan yahay dharagtu miyaa mise dharey kkkkk waan idin salaamay fimilig aan jac lahayd umu maryam abii maryam samideey waan salaamay asc

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      Dhariga cuntada lagu karsado!

  • @farhiyoabdi1604
    @farhiyoabdi1604 5 місяців тому

    Masha Allah Ameen yarabi 🤲🏼 🤲🤲😁😁😂😂

  • @nuroosman4007
    @nuroosman4007 5 місяців тому

    Alaah ha idoin.calfo

  • @shukri1395
    @shukri1395 5 місяців тому

    Look healthy and delicious ❤😅 Masha alaha ❤

  • @user-om4nx5qm4z
    @user-om4nx5qm4z 5 місяців тому

    Baamiyo maxa ugu darsanweyseen😋 Bilcsafiya😊

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 5 місяців тому +1

    Muuqaal kale iyo maqaayadii Aaramoow restaurant hahahah maa sha Allaah caafimaad ku cuna.

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      Aamiin mahadsanid walaal!

  • @ammatullahngo
    @ammatullahngo 5 місяців тому

    Asalaamu caleykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu
    Waan ku salaamey abaayo Allaah ha idin barakeeyo,waxaan kuweydiinlahaa waxaan meelo badan ka aqristey in koostada iyo ukunta eysan banaaneyn in maalinta lakariyo Lee lacunao oo haddey barido eysan caafimaadka ucfiicneen ee maxaad ka leedahey?

  • @Aminaaa55
    @Aminaaa55 5 місяців тому

    Mansha allaah Lekker 😋 top

  • @AsmaFiican
    @AsmaFiican 5 місяців тому +1

    Wcs wr wb❤

  • @MaryamAbdiraxman
    @MaryamAbdiraxman 5 місяців тому

    ❤️❤️❤️❤️

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed2146 5 місяців тому +2

    Maasha Alah Ilaahay ha kuu daayo odeygaada farxadna ku noolaada waligiin wlshay codsi dumaashigey wiil ma la dhashay oo sida Aaramow ah cunto karis yaqaano iigu soo xawil hee aduunyo nin cunto karis yaqaano ugu jeclahay anigana guriga nadaafadiisa ugu jeclahay organize balse tii wax karis eh ma jecli ismana cadeeyo ogow yaa midabkeyga waa adiga oo kale balse ma jecli wax karis USA Minnesota ayaan joogaa haduu Africa joogo waa diyaar visadiisa let me know that 😂😂😂😂

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +2

      Waa hadal fiican!

    • @shukrimahamed2146
      @shukrimahamed2146 5 місяців тому

      @@aaramoow waa kaftan wlshay mcn ha iga xumaan qalbiyay wallahi

  • @sagalmire952
    @sagalmire952 5 місяців тому

    Walaa filinjeerka qeebata barafka maalagalinaa

  • @SadamXasancali
    @SadamXasancali 5 місяців тому

    😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @theboss3262
    @theboss3262 5 місяців тому

    Asc naima jiraa;keena aad u jeclahay markaa soo xusuusta indhaheeyga ilin aa ka ttimaado dad waa dadkii hore

  • @KhadijaNur-f6x
    @KhadijaNur-f6x 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤. .. ❤❤.. ❤❤. ❤. ❤. ❤. ❤❤.. ❤. ❤❤❤❤❤.. ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HalimaxasanKaahiye
    @HalimaxasanKaahiye 5 місяців тому +2

    Abayo rootiga noso geli plz

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      Haye abaayo!

  • @Nadiya-v-p2d
    @Nadiya-v-p2d 5 місяців тому

    Wllo iso jawab ilmaha uhoreyey aya laygujexay wllo dhabar xanun lugo xanun lafaha ixanunaya misanka 85kilo weye aniga dhan xanun aya daremaya dhaqtarka kinin kisa waxba itarimayo wllo maxa igulatalin lahayd ado ijawabayo dar alaah

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      CHANNELKA ADIGA IS AHAAW IIGU IMOOW!

  • @Saynabhussainisaq
    @Saynabhussainisaq 5 місяців тому +1

    Meesha barafka ma lagilinaa mise meesha kale

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      Adiga ayay kugu xiran tahay iyo qoyskaada intuu laeg yahay!

  • @AbdallaHajio
    @AbdallaHajio 5 місяців тому +1

    Gabadhan wafariid😅

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      Mahadsanid!

  • @AsmaFiican
    @AsmaFiican 5 місяців тому +1

    Abayo naciimo koostada saan loo kariyo nafaqada maka dhimaneso

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +2

      Maya waa la huurinaa dabka wuu gaabsan yahay!

    • @AsmaFiican
      @AsmaFiican 5 місяців тому

      @@UmucabdirxmamUmucabdirxm-fz6yj adi hada nacimo ina koostada ugu aqoon badantahay maad iska dhigi heysa miskin😂😂😂

    • @AsmaFiican
      @AsmaFiican 5 місяців тому

      @@UmucabdirxmamUmucabdirxm-fz6yj naag maseersan o jaahilad ah baa tahay maxa adiga mesha kugu so feeliyey o yaa ku wacday

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 5 місяців тому +1

    Masha allah tabarakallah

  • @FatumaDj
    @FatumaDj 5 місяців тому

    Masha Allah❤

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤