DAG_ DAGAALKII CULUSLAA EE DDS, ETHIOPIA IYO SOMALIYA SIYAASAD XUMADA VILA SOMALIYA NEWS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 вер 2024
  • FADLAN LIKE SHARE AND SUBSCRIBE

КОМЕНТАРІ • 34

  • @macalinjibrilyoussef4900
    @macalinjibrilyoussef4900 14 днів тому +1

    Habaar waa dibada,inshallah way iska dabazimanayaan. Xaasidkana alow jabi,adiga iyo wixii kula mida

  • @SadiaSadia-m7o
    @SadiaSadia-m7o 14 днів тому

    Walal waa lagagadhijiya

  • @rahmoismail8144
    @rahmoismail8144 14 днів тому

    Ethiopia waanu isnaqaanaa Waxba Naga Qaadeyso moqdisho ama Xamer ha imaadaan Cadowga Soomaalia

  • @user-ox6gm5bs1o
    @user-ox6gm5bs1o 14 днів тому +2

    Waa kuwee somalida iskadifaacaysa itoobiya, awalba reer woqooyiba difaacijiray somalida, reer woqooyina daaroodba iskudiray oo itoobia u adeegsatay,

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 14 днів тому

    Walaahi soomaali waan WAALANAY HADII AWDALTA AANJOOGO LOOSOCDO MAXAAD XASAN SHEEKH HUBKA DOONTAY INTAAN AWDAL LASOOGAADHIN MAXAAD UDHALIILI XASAN SHEEKH

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 14 днів тому +1

    Waa in laga dhiidhiyaa duulaanka Tuliguule iyo dhamaan deegaanka somalida hujuumka lagu hayo, ee oromadu ku soo qaadeyso somalida galbeed, 😮 waanu ka dagaalami buurahaanu gali sida qoomiyadaha kale ee dagaalamaya,😂.

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 14 днів тому

    Xasan muxuu baarlamaan mariyaa waxaa baarlamaanka kabuuxa jaajuusiin

  • @abdurahmanmabdikadir4808
    @abdurahmanmabdikadir4808 13 днів тому

    Somalidu. Dhinacna. Lamajiraan dida indha la aanta ah kulahaa. Xageed lajirtaa Adigu ma Ethiopia 🇪🇹 mise Egypt 🇪🇬

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 14 днів тому

    Hubka masar keenayso ayaan jabhado ugu samayndoonaa tuli si ay oromo iskaga difaacaan

  • @mohamedwarsame8680
    @mohamedwarsame8680 14 днів тому

    Cagdheereey Jigjiga adigu ma lihide Goday iska qabo, weligaa bay ku raran jirtaye hanagu meeraysan cagdheereey

  • @Nuuroro430
    @Nuuroro430 14 днів тому

    Way noo ballan

  • @user-ye7cz1xi5r
    @user-ye7cz1xi5r 14 днів тому

    Qofku haddaanu qiiro lahayn hooyadiis ayuu iibinayaa waxana asal u ah diin la'aanta

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 14 днів тому

    Waa sidee birlabtu waxaadleedahay xasan ayuuna hubkeenin hadana waxaad leedahay isdifaaca maxaan iskudifaacnaa yaab

  • @Mustafe-o6z
    @Mustafe-o6z 14 днів тому

    Ethiopea...somali,oramo,cafar,amharo and tikree..Dalka waa la wada leeyahay,waana la wada degayaa,talo waa la wadaagaa.dadku waa saaxiibo is raba.dalka waa la wada dhisanayaa.waa laga wada shaqaysanayaa.dalka waa loo siman yahay dhib iyo dheef.madaxnimada maalinba ninka talada haya waa in la maqlaa.waa in lala shaqeeyaa..what you want me to say you?

  • @user-ye7cz1xi5r
    @user-ye7cz1xi5r 14 днів тому +1

    Gobolada oo dhan ayey joogaan ilaa fillada hargeysa muxuu kaga duwanyahay kuwaas

  • @JabriilMaxamed-m4w
    @JabriilMaxamed-m4w 14 днів тому

    Siyaasadii farmaajo iyo afa warki yaa fashiliyey

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 14 днів тому

    Adigu faragodow hadaad madaxwane ka ahaan lahayd soomaaliya maanta maxaad samaynlahay yaab farago waxaad sheegaysaa in maanta oromo sooweerartay tuli guuleed masartii hubka inookeenilahaydna waxaad leedahay ayay imanin markeed saxantahay

  • @AxmedYuusuf-d4r
    @AxmedYuusuf-d4r 14 днів тому

    Madxwanuhu waxa la rawa Inu ka tago wax yabaha damaciga mamulada waa Inu ka kadago mamul gobleedyada isagu cimamada warfinayo kana hadlo difaca dalka iskana dayo damaciga gaarka ah

  • @MaxamudmaxamedCasoowe-ed8bh
    @MaxamudmaxamedCasoowe-ed8bh 14 днів тому

    Dad xun madax fican mayeeshan dadka xun soomali waxaa delay qabiil

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 14 днів тому

    Waan jecelahay oo waan dhageystaa warkiina. Waxaan se idinka fahmay in aydan daacad u ahayn oo aad necebtihiin Somaliland. Ma geel bay idinka qaadeen ??

  • @user-ye7cz1xi5r
    @user-ye7cz1xi5r 14 днів тому

    1977kii abboodu way qaawanayd qori ay qaadato iska daaye waxay kacarari jireen guuxa gawaarida somalidii indhaha ufiiqday ayey cadowgeedii noqdeen

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 14 днів тому

    Ilaa hadda gooni ayaa wax khalad ah ka gelin intaa aan maqalnay. Somalida lkn labadiina kale labo ruufiyaan baad tihiin.

  • @HaredDuale
    @HaredDuale 14 днів тому

    DIGNIIN NIMANKIINAAN WAH WAH LEH ee reer galbeed
    Dawlada soomaaliya ka daaya hadalada fudaydka ah oo mucaaradka ah
    hadaad itoobiya noo bajineysaan anigu kuwaas injirta leh waxba uma naqaan
    Kuwii idinka xorayn jirey ayaanu nahay
    Maantaanu rag iyo colba ka badanahay 1977kii
    Ee itoobiyana iyo jawaajiista wadaba waxa ku dhaca idinkaa arki doonee idinku jaaniskiina ka faaiidaysta oo dhulkiina shidaalku ka buuxo xoraysta
    Ereteriya oo dekedeedii xoraysatay kama liidataane ragii sayidka iyo axmed gurey baad tihiine
    Maadaama itoobiya dhexdeeda ukala dhaqaaqday oo ay kala dhimatay
    Abii keligiin ayuu iminka xukumaa hhhh

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 14 днів тому

    Tuli kuwa kadagaalamaaya waa bakacsiyo laakiin hubmahaystaan adiguna dalkii hubka keenilahay ayaad kasoohorjeedaa

  • @husseindjama6572
    @husseindjama6572 14 днів тому

    Kaddaa sxb. Hassan waa Ahmed guraygii qarnigan. Ethiopia oo isdjiibtay ayaad arkidoontaa. Ogaadeeniyana barri waa xor. Kubishaarayso.

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 14 днів тому

    Faragod waxuu yiri xasan sheekh oo sida indho la,aanta ah ola saxiixday heshiis aan laga fiirsanin. Adiga marka xageed ka socotaa sow jaajuus ethiopian ah ma ahid mar hadaad u naageeyneeyso abyi ahmed wa kii saaka tuuktamayay adna waxaad ka dhigeeysaa libaax soo taagan nacallad baa kugu taale.

  • @Samira-Hassan124
    @Samira-Hassan124 14 днів тому

    Elaydu wa badow!

    • @HussainNoor-fh1tp
      @HussainNoor-fh1tp 14 днів тому

      Xor maaha miyaad na leedahay???
      Dantooda adeer iyagaa innaga og.. sidaas ula soco

  • @Ahmed-ki3tb
    @Ahmed-ki3tb 14 днів тому

    Oromo dalka Adds inay la wareegto ayay rabtaa durba magaalada goday baa la keenayaa biya xidheenka weyn ee halkaa laga sameeyey hal milyan oo iroma aha ayaa la keenayaa hurdaayow ka toos.
    Iidoorku aba gadhe ayay kula heshiiyeen inay idin soo qixiyaane toosa oo soo celiya ONLF hadii kale looxaanta uun baad madaxa ku qaadi doontaan

  • @CabdulqadirCadani-vr7yd
    @CabdulqadirCadani-vr7yd 14 днів тому

    Nacas

  • @HussainNoor-fh1tp
    @HussainNoor-fh1tp 14 днів тому

    Waaryaadhaheen immisaan idin lahaa dagaalka cafarta waxa ka horreeya difaaca FAAFAN ... waa ilaahay mahadii hadaad maanta qirteen in cadowgeenu yahay OROMO... ee maaha cafar cadowgeenu...