AMAZON FBA OO SOMALIA LAGU SOO DARAY |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2022
  • Salaam
    👉 Register Binance - accounts.binance.com/en/regis...
    👉 KUSOO BIIR COURSES - gellebashir.com/all-courses/
    👉 KUSOO BIIR TELEGRAM GROUP t.me/gellebashir
    👉 AQRI MAQAALKAN - Start UA-cam channel - gellebashir.com/youtube-2/
    ✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.com/all-courses/
    --Join The Giveaway-
    1. Like The Video
    2. Comment anything under the video
    Related Videos:
    • App-ka Sweatcoin Lacag...

КОМЕНТАРІ • 79

  • @GelleBashir
    @GelleBashir  Рік тому +18

    Digniin 🔥🔥
    waxaa soo baxey dad cusub oo tuugo ah oo telegram cusub magaceyga ku qortey kuwaas oo dad ka lacag la qaadayo ayagoo aniga iska kay dhigayo. fadlan iska jira, dadkas la dhacey qeyb baa ila so xiriirey. ANIGA maahi Telegram kayga waxaa ku xiran in ka badan 21 kun oo qof waa na kan kayga saxda ah
    t.me/gellebashir

    • @micraajmema1879
      @micraajmema1879 Рік тому

      marka sogali inteeh kalaso hadla he

    • @cashuur10
      @cashuur10 Рік тому

      Ustaad qali waxa aan Raba in aan kula soo xidhiidho sidee kula soo xidhiidh .

    • @maloogale
      @maloogale Рік тому

      ف

  • @xildhibaanismadhibe3731
    @xildhibaanismadhibe3731 Рік тому +2

    Shukran Ustaad , Amazon FBM isagu maka fudud yahay ustaad noosoo diyaari mawducaas

  • @MOHAMMEDIBRAHIM114
    @MOHAMMEDIBRAHIM114 Рік тому

    MAASHAA ALLAAH . GOOD JOB BROTHER. WAA IN AAN UMADEENA WAX TARNAA OO ISKAA SHANAA. AAN IS BARANO SAAXIIB.

  • @Bashka001
    @Bashka001 Рік тому +11

    Keep going pro 💕

  • @fartunwarsame5888
    @fartunwarsame5888 Рік тому

    Mashalla mashalla mashalla, I would like to see more about Amazon, please.

  • @Bashiir12398
    @Bashiir12398 Рік тому +4

    Geelle bashiir Aad baad u mahadsantahay wll Alla haku sharfo sidaad codsigayaga uga soo jawaabtay thank you macalin 🖐

  • @FHD02
    @FHD02 Рік тому +1

    Ustaadi video noga so same blog postska edit saa umariso features ka ado mahadsan ✌️

  • @mahadcabdi7280
    @mahadcabdi7280 Рік тому +5

    Geele bashiir legendary 🥰☝🧠

  • @ahmedjama6271
    @ahmedjama6271 Рік тому

    I've been watching your videos for a while shataxad macula mala kahelayo

  • @cabaastahliil5797
    @cabaastahliil5797 Рік тому +1

    Ustaad geele bashiir keep going my teacher

  • @Seed-news
    @Seed-news Рік тому +3

    Mahadsanid Zxp Saad Xogaha Noola Wadaagtid✊

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Рік тому +9

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️ ﷺ 🤍```📿🕋✨☝️☝️

    • @RASHKAVIP
      @RASHKAVIP Рік тому

      Salalahu calayhi wasalam ❤️

  • @mathematics2018
    @mathematics2018 Рік тому +2

    Aniga la iso diray thanks for your information

  • @zaciim_official
    @zaciim_official Рік тому +4

    Keep going bro

  • @abdulxiizey4054
    @abdulxiizey4054 Рік тому +2

    Sxb mar walba waan ku dhageeystaa lkn qodabada aad noo sheegtay markaan raad raaco ama aan raadsho waan fahmi wayey pro noosoo kala dhig dhig nio

  • @ahmedfaahim3787
    @ahmedfaahim3787 7 місяців тому

    Mhdsnid walal macluumad iyo talo wanagsan bad nala wadaagtay

  • @Kingkhadarlion10
    @Kingkhadarlion10 8 місяців тому

    Ustaad waxa kaso hadashaa Amason Associates qaabka oo u shaqeeyo ame leeskaga diiwaan galiyo

  • @AIZEL41237
    @AIZEL41237 Рік тому +1

    Masha Allah

  • @inaayah741
    @inaayah741 Рік тому

    Expert option noo sharax wll

  • @Barkhad181
    @Barkhad181 Рік тому

    Mahad send GELLE BASHIR

  • @Ahmed-cw1co
    @Ahmed-cw1co Рік тому +2

    Geele bashiir sxb

  • @mohammedabdulahi3122
    @mohammedabdulahi3122 Рік тому +1

    Qarashkaa badan markaan baxsho faaido fcn maka heli karaa wallala

  • @abdiriasaqismail3588
    @abdiriasaqismail3588 Рік тому

    Salaan sxb adigo rali ha. Siden ku heli kara adress iyo telfon iyo company usa ayaan rabey inan ku dhax shaqeysto Amazon fba usa. Anigo Waxan jooga London mahadsanid

  • @Bashiir12398
    @Bashiir12398 Рік тому

    Warriorplus kasoo hadal wll

  • @abizarchalief8508
    @abizarchalief8508 Рік тому

    Haddaba waa maxay

  • @AbdisalaanMohamed-ev1ei
    @AbdisalaanMohamed-ev1ei 9 місяців тому

    Maxaad noo niyad jibineesaa sxp

  • @mustafkhalid5203
    @mustafkhalid5203 Рік тому +1

    M.a good news

  • @canabmahamud255
    @canabmahamud255 Рік тому

    Kenya 🇰🇪 ma ku jirtaa aad baan ugu baahnaa ya iga jawabi karo

  • @Apdinaafac
    @Apdinaafac Рік тому

    Amoz se lacag lagu so dirsada oo lagala baxaa sxp

  • @fitaxplus
    @fitaxplus Рік тому

    lkn somalia waxba ma keeni karto Amazon

  • @mohamedabdukadir3066
    @mohamedabdukadir3066 Рік тому +2

    wow m.a

  • @yahyealichannel66
    @yahyealichannel66 Рік тому

    Waaw

  • @1mkarle178
    @1mkarle178 Рік тому +3

    Wall qali waxa niga baryaa inaa yutude aya furtaay yutube wuu cusubyahay waxaa jeclalahaa inaa noqado yutube adigoogale laki majiraa asxaab icawiya yutudegeyga wanidayaa hadee uu aha qofkamid walidken ahduu aha wacawin leheden ani yutube magicisa waa 《1m kar》bilis icawiyaa 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻😢😢😢😢😢😢

  • @jawhara4154
    @jawhara4154 Рік тому +1

    Walal waxan rabay suaal muhiim ah inaan kuwaydiiyo sweat cion ayan rabay lacag inan kala boxo, waxaana jogaa turki markaan furanayay waxaan kuxirtay adres london, marka hada markaan lacagta labaxaayo uu iwaydiiyo number ma adreski london iyo number london ayan galiyaa mise numberka aan turki kuhaysto ayan galinayaa please suashaas iiga soo jawab wll

    • @Absolutechannel1
      @Absolutechannel1 Рік тому

      Baayo mcn illaahay baan kugu dhaarshaye ila so hadal , wxn ahay traphic designer iyo article qore, amazon iyo company mareykan ah baan galay xitaa lkn sharci baa i haysta.
      Wxn jooga Puntland somalia ,gaar auaan bosaso.
      Waxan kuu balan qaadayaa haddaa address iyo bank aamin ah i siiso in aan lacagtaan shaqeeyo haaf ku siiyo waa igu wallaahay baayo mcn.
      Maanta qofna cilmu bu hayaa qofna sharcigii iyo wixi khadku ogolaa, lkn dadka badankood aamin ma aha, ani waxan rabaa qof aamin ah oo masuup ah oo daacad ah oo aan wada shaqeysano baayo mcn...
      Raga waxaa ka wngsn dumarka oo ka masuulsan oo wax kula fahmaya oo aan bil bes kula joogayn ee waqti wngsn kula shaqayn kara.
      Address iyo bank bes isii anaa ku dherjinaya i.a
      Jwbtada sugaya walaashay qli

  • @ahmedjama6271
    @ahmedjama6271 Рік тому

    Barddar adiga dadka silicon wax uu bar tutorial fcn sii

  • @cabdi320
    @cabdi320 Рік тому

    amozon ayaan kugulasyataye sedee uistimala

  • @mhmoha0128
    @mhmoha0128 Рік тому +1

    Bashiir wan ku tagera nio in aan online ka shaqaysto ban raba ee xage kala soo xidhiidha

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Рік тому

      telegram kayga description ku yaala wll .

  • @nimcokyf
    @nimcokyf Рік тому +1

    wallkay horta wakusalamay waxaan ahay hoyo dalka Germany kunol+ shaqaysa waxan sheclaan laha website fudud o anka shaqasyto inad ibartid xage kalaso xirira mahadsanid

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Рік тому +1

      telegram kena am instagram kena nagala soo xiriir wll

  • @mohamedabdullahi2241
    @mohamedabdullahi2241 Рік тому +2

    Premier bank ma lagu isticmali karaaa Amazon fba

  • @Maatipibrahim
    @Maatipibrahim Рік тому

    Wllo soomali joogaa lacag in aan sameeyo Ayan rabaa

  • @shucaybhusein3910
    @shucaybhusein3910 Рік тому +1

    Ustaadhi waxaad kasoo hadashaa shirkada foreverliving prodact mahadsanid

  • @faatima2647
    @faatima2647 Рік тому +2

    Boowe waxaa rabaa online wax ku iibiyo inaa icaawiso rabaa xagee kala soo xidhiidha

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Рік тому

      Link yalo mesha yaalo waa telegram kena

  • @yukeyahmed5237
    @yukeyahmed5237 Рік тому +1

    Sxp wxan rabi in online ka shaqeysto wxan rabaa inaad i cawiso

  • @Barkhad181
    @Barkhad181 Рік тому

    Fidowyo nocona noso gudbi wl

  • @yasinyare6113
    @yasinyare6113 Рік тому +2

    zhp paybal sidee loo sameystaa

  • @funnytiktok9032
    @funnytiktok9032 Рік тому

    Side Hustle Stack sxb kasoo hadal please 🥺🥺

    • @Bakaal_Warfaa
      @Bakaal_Warfaa Рік тому

      Side Hustles-ku waa isku mid. waa platforms ama goobo aad ka heli karto shaqada aad adigu jeceshay.
      side Hustle Stack waxa uu la mi yahay uun Upwork oo aan halkan kaga hadlay .
      ua-cam.com/video/avDv4_4ZhNo/v-deo.html

  • @abdirizakjama2703
    @abdirizakjama2703 Рік тому

    Amazon ma sida shopify miyaa store looga furaa mise way ka duwan thy

  • @Naamir03
    @Naamir03 Рік тому

    Goorman ogaanay intan, War Nio Qaabka Loo adeegsado Noosoo gudbi ama dabka hanaga ridine naga tag🤣🙆‍♂️💔🤣🤣

  • @AIZEL41237
    @AIZEL41237 Рік тому

    Somali malaga ogolyahay

  • @seyga_gamer
    @seyga_gamer Рік тому

    kkkkkk

  • @somalipirates
    @somalipirates Рік тому

    Where is Somaliland 😆😆😅😅

    • @AbdirizackAlcadala
      @AbdirizackAlcadala Рік тому

      Asc wll waxaab ubaahnaa dadka kula shaqeeya ee turkiga jooga sidaan ku helk karaa turkiga ayaan jogaaayen

  • @Apdinaafac
    @Apdinaafac Рік тому

    Amoz se lacag lagu so dirsada oo lagala baxaa sxp

  • @Apdinaafac
    @Apdinaafac Рік тому

    Amoz se lacag lagu so dirsada oo lagala baxaa sxp