Waxan Ku Baaqayaa In ay Dadku Is Difaacan “ Suldaanka Guud Ee Habaryoonis Suldaan Madar

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 117

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 14 днів тому +2

    Maansha allaah inagoon dagaal rabin hadii layna dayn waayo wax baa layska celinaya guuuuul suldaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdallahFuad
    @AbdallahFuad 7 днів тому

    Ceerigaabo habar yoonis muuse ismaaciil baaleh💪🏿

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 14 днів тому +4

    isaaqii dhabta ahaa ayuu ka joogaa suldaankani mana aha sida suldaanka hunguriga ee laba futoole

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar 14 днів тому

    Go,aanadii Salaadiinta Isaaqa lagu yiqiinay iga dheh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 14 днів тому +5

    Wlhi waan dhaarte hadii reer sheekh isaxaaaq haday dagaalka isku raacan darood meel uumaray waa lawaaayi marks wali la isma raacin lkn maalin dhaw ayaynu sugayna ilahow naga qabo isaaq somali isaaq ayaa ugu awood badan ciidan iyo shicib haduu is raaco wax hor joogsanaya majiro ilahow isaaaq naga qabo

    • @faryarmuusa9323
      @faryarmuusa9323 14 днів тому

      Issaq wu is raaci laha laakin garxajus aya waali la kaari laayshay darood u nikinaya , muusa iyo kursi ayeey ka qabsatey , cadawgan meeshoodi uso xamaan qaatey maba arkayan 😂😂😂 rabiyow so haadee garxajis o issaqnimo caloshooda ku beer

    • @abdiqaniahmed9440
      @abdiqaniahmed9440 14 днів тому

      Waar wllo dagaalku masaakiintan isaaq iyo masaakiintan daarood kama dhexeeyo munaafiqiin baa jirta dadka ku dhex dhuumanysa geeska afrikoo dhanna soomaali baa isku ballaadhin doonta inshallah

    • @saedabdilahi2569
      @saedabdilahi2569 14 днів тому

      Idinku marka daarood yimaado soo gala lkn harti nagu daaya

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 14 днів тому

      Heegoy ogow adaa bilaabay niicda oo yidhi garxajis isaaq maaha oo tan iyo sagaashanaadkii cuqdad la niicleh ee afkaaga niinda ah looma baahna haashterigii buule afbalaadh oo hadaaq baratay kkkkkkk 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣📢📢📢📢📢✅✅✅✅​@@faryarmuusa9323

    • @abdiqaniahmed9440
      @abdiqaniahmed9440 14 днів тому

      ​@@saedabdilahi2569
      Waar wllo dagaalku ka wayn saynu u malaynayno
      Aduunkiiyoo dhanbaa isku haysta somaliland markaa filinka aynu fahannoo yaan walaladeen inalagu dirin

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 14 днів тому +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 днів тому

    iidoor dab uu horey ugu gubtey buu ku ciyaarayas

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 14 днів тому +1

    INSHALLAH KHAIR

  • @nyeonxmew559
    @nyeonxmew559 14 днів тому +2

    Mash allah adeeekay laxmo

    • @user-pe7lt2sl9l
      @user-pe7lt2sl9l 14 днів тому +1

      Nabad.galyo.kashaqeeye.waxaala.hadlyaa.dadka.magaca.usida.ummada.ay.uyihiin.ilaahay.kabaqa.ilaahii.idinabuurtay.idindilaya.qofwalba.gaar.ayaalooxisaabinayaa.ilah.ayalaxisaabtamya.ilaahay.kabaqa.

  • @abdisamadmohamoud
    @abdisamadmohamoud 14 днів тому +2

    suldan noolow ruuntad sheegty geessi waanu kafilaynay inaad nagubabiso wayo dadkeeni reer miyiga ayaa laxasuuqay marka waa inaynu qadadana talada suldanka ninkasta oo habr jecloah iyo habr yoonis wainaynu inamanka dhulbahante xasuuqna ilaa lascanod waa inaynu kasarna wayo nabadi way dideen qaata hubka habr yoonisey habar jeclo waadiyar ila caynaba ilaa coodandle 8230 nin oo aad u hubaysan ayaa didarku ah hady ceerigabo soo weraran darood wllhy buhoodle ila lascanod ayuu ku dhaqayna toolayey tolayey habr yoonisey shanti nin ee reer miyiga ee kibairka loodilay waa inanaynu u aarna suldan cade gude waa fuulay waninka iyado ragii goof ee reer miyiga lalay yidhi nabadbanu rabna

  • @jamaahmed1437
    @jamaahmed1437 14 днів тому +1

    Noolow suldaan❤

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 днів тому

    nabad bey ujoogi weydaye isaaq qaxooti haku joogo

  • @ahmedabdi281
    @ahmedabdi281 14 днів тому

    Suldaan umada nabad ugu baaq alaha kubarakeeyee

  • @maryanali6192
    @maryanali6192 14 днів тому

    Cudur isaaq magiciisa la yidhaa ayaa shaydaan uu ku riday ilaa 80 kii ayuun bay lahayeen isaaq waa tirtireynaa Ilaahay SWT ayaa qof walba masuul ka ah oo gacantiisa wax walba ku jiraan ,madax weynaha sidii loo soo dhaweeyey ayey ma xumaadeen Iimaanka Ilaahay SWT nagu sug ,Aamiin

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 14 днів тому +2

    Hadal kaa suldaan ku sax weeye mar hadii ay u dha dhami wey dey haydifaa caan habar yoonis makas weeye axmed karaasha ayaa jar uga talaab sadey maanta laas caanod leysku ma haysto dhulba hante indho la aan iyo jaahil nimo baa haysa ceeri gaabo ayuu dhul ba hante xoog ku qab sadey caqliga gali meyso xisaab qaldan bey isu geys teen ssc wax jira maaha dawlad noqon maayo nabadaa dhibey sa hays ka celiyaan nabad galyo

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 14 днів тому

    Dhulbahante wey arsanaya ceergaabana harti baaleh

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 днів тому

    suldaan maanta habaryoonis na waa tahay cadowga gudahana waa tahey muuse ismaacilna waa tahey harti oo puntland daba fadhidana waa ku kor fadhidaa cumaamada xagee lagu wadan doonaa

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 днів тому

    dhiiginu iyo dhaqaalihiinu waa dumayaa hadii ceerigaabo aydan nabad u joogin

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 днів тому

    dad waa is baranayaa sanadkan

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 днів тому

    ciise iyo samaroon iyo jabuuti idin kuna dalkiina qabsada howlyari ka faaiideysta jaaniska dahabiga ah intan ysr waa lagu kala tagayaa

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 днів тому

    habaryoonis waxaan is warey saneynaa markaad ceerigaabo banaanka leydin ka dhigo xukunka soomaaliland aad weydaan baan wada hadleynaa habarjeclo idinku biri kinaesthetic iyo maryo alool

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 14 днів тому

    Suldaanka waqooyi hantidii taaley aya looga tegey ee ha aado waqooyi iyo buurtuu ka yimi Waxba uma yaalaan dhul ssc weyna ka shalaayin gardaradii 35 sano ay wadeen

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 14 днів тому +1

    ceerigabo inay sheegtan ishiina ayay huwantu ka aragtay ,,

  • @SawdaCisman
    @SawdaCisman 14 днів тому +1

    Guul g36 howshiinii bay gaadhay ku Socda imderyaal 🫡

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j 14 днів тому +1

    nabad la waaye waxa ku talinaysaan sheega garxajisoow walaahi waa la idnka shidhyisityi welina nabad baa baryisaan wanyi idiin shegeen daarood inanayi nabatiina rabin

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 днів тому

    oofwareen maalintaad buurta ka dajiseen oo lacagta qadateen baad jabiseen garxajis ka xaaxaaviya ceerigaabo ayadana waa laga qaxayaa ogaada

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 днів тому

    ada rabigaa rsasas ka baryaye gadhweyney waa inoo tahey

  • @asxaabi
    @asxaabi 14 днів тому +1

    Suldankii dhabta ahaa ee HY taas ayaa shicibku kugu raacsanyey

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 12 днів тому

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍souldan Madar mashallah well done ceergabo is Moussa Ismael erea huwan are disgusting somaliland to become vigilant

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 днів тому

    isaaq waa madi dad walaalo leh buu la dagaalamayaa waa maraqaane arinkuye

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 днів тому

    suldaamadii kaa badnaa ee habarjeclo oo kaa hub iyo maalba badnaa baa ragoodii cagta lamariyey iyo qaran koodii adigu cadwga gudaha baa tahey mana hbeysnid waxaad ka heshid cidna wax haka siin mardanbe baad garan

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 днів тому

    ilaa xaafuub bosaso qardho garoowe iyo gaalkacyo sanaag baa ciidan ka imaanayaaye waynu arkeynaa inaad cumaamad ceerigaabo aad la fadhidid

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 днів тому

    oofwareen odayadii lacagta ku qaatey oo buurta ka dajiyey maalin taas baa muuse idinka ad kaadey maantana ceerigaabo ha idinku laayo harti waa jibkiina waakaas odeyguna waa bilaash xeyte

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 14 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 днів тому

    puntland oo ciidamo ku gaashaman gaadiidka dagaalka badhan tali weyn ka sameysey oo dagaalka laga maamulo

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 днів тому

    harti iyo habarjeclo markii daaalku xoogeysto habaryoonis laga jafo ceerigaabo habarjeclo harti bey la heshiin kadibna habaryoonis waa kala yaaceysaa xukunkana muuse iyo kaahin baa heyn suldaan kanoow maxaa kuu talaa

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 14 днів тому

    Sosoco siradey 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 14 днів тому

    Hadaa waagu ku beryay Garx.

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 днів тому

    shinborti8 madax shaveel leeftaa malageedi baa galey gadhweyn iska daaye habaryoonis baan waxba ku tari karin

  • @adamosman3613
    @adamosman3613 14 днів тому +1

    Howdkana haaga diyaar garoobo,siiba gorgoryo qaaarebile ceelaxy

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 14 днів тому

    Ilaa regimka muusebixi in uu meesha ka baxo oo ay Garhajis ama hjeclo xukunka la wereegaan

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 днів тому

    odeygii dhukuraa ee ciro walee xukun waa kaa xaaran ceerigaabo hadii isaaq nabad udiido iyagoo foolxun bey kabaxayaan habaryoonis xaafadaha habarawal bey ariga ka qalayaan

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 14 днів тому

    Bari nabada ayaa uroon dh.hante wuujebiyey labo jeer hadana nabadu hadiilailaalin waayey oo dh.hte diiday waa inlaisdufaacaa oo viidanmadaniya oo g36 ah lageeyo sanaag dhinackasta .

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 14 днів тому

    Faqash 100 sano dib halo celiyo

  • @user-kd1qo6tq8h
    @user-kd1qo6tq8h 14 днів тому

    Yaa kaa dhex hadlaya ma Ina biixo suldaana maaha Kani boosha fiig

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 днів тому

    muuse biixi guul waaba nin wacane daarood mideeye soomaali mideeye isaaq shide horey usoco

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 днів тому

    tali waa mar aad garan weydid iyo maraad garan wedid wiil gabiley kayimid colaad waa ku galin karaa laakiin colaad wax kaagama taro nuuxtaani iyo muuse iyo in yar oo nacfi ah oo lagu siiyo ka fiirso intaan reer kaagu buuraha qaxooti ku noqon

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 днів тому

    markaad qaxdo dad kaaguna dhimasho iyo dhaawac noqdo adna cumaamada kugu wasa khowdo oo laangaab noqoto baad ogaan waxa nabadu tahey

  • @MaaxNur
    @MaaxNur 14 днів тому

    Isaaq guul

  • @mohnur341
    @mohnur341 14 днів тому +1

    Lamadegaanka laascaano yaan laguu dabo marin bal huwan iyo qadaad weyno dhan soo kaxayso … bahalaha xargagey nin xiimayey xidhaan orad maa dhaama 😂😂😂😂😂😂

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 14 днів тому

    Kuwa ceergaabo lagu dilay an hubesnen mad kahadasho suldan kusheegyahow

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 днів тому

    dhulbahante walaalo harti iyo daarood buu ka dhashey isaaq yuu ka dhashey abaagadho miyaa kkkkkkkk

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 14 днів тому

    Muuse juudan usheeg asaga kadanbeyay markii las caano madafiicda lagu garacaya mad kahadasho munafaqyahow

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 днів тому

    durduro geelbaa ku jaba iidoorna waa sidaas

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 днів тому

    qaranka xuduudanu tageynaa beenta umadiina u sheega walee dhul idinka aad leedihiin baa laga cararayaa

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 14 днів тому

    War dhulbahante ha isku dirina nacasyahow😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 ada hadhow ooyaya hadan cabadaya habar mesha kuma haysan

  • @mohnur341
    @mohnur341 14 днів тому +1

    Xaar daadshe Yuna kugu dhicin ceergaabo ayaad ku hamiyey saaye tola ayey Daaroodey baroortada yaan la maqlin habaryoonis bay dan dhaafikarin cidkasta soo kaxayso adigu awood aad cidna kula dagaalanto ma hayside

  • @AskarAhmed-k7v
    @AskarAhmed-k7v 13 днів тому

    Soo noqo ado nabda suldan nacala cada gude iyo kooxdisba kubyaale

  • @yoyogi52
    @yoyogi52 14 днів тому

    Ninka dhiig muslim xalalaystaw. Ama af iyo maal iyo adin ku tageeraw. Cidaad doontaba ahaw.
    Ku bishaarayso cadho Allah iyo cadaab

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 14 днів тому

      waa kaa fulay nimo hadii lagu soo doonto waxbaa layska celiyaa diintuna way ogoshahay inaad iska celiso

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 днів тому

    boowe aala tahey odeygaan

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 днів тому

    waar ninkan muuse biixi waa nin wacan hadba meel dabsur oo ugacar reer bari

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 14 днів тому

    ALLAYLEHE MAANTAN OGAADEY INEY DHAB TAHAY INAANU IIDDOOR CAQLI ISKU DHAAMIN,CEERIGAABO IYAGAA MAAMUL MAQAAR SAAR AH KU HAYSTEY DADKUNA NABADDAA KAJIRTA IYO WADA NOOLAASHAHA AYEY KU TIXGELIN JIREEN WAXAAN LAGA HAYAA MAXAABIIS FARA BADAN MID AXMAQ AH AYAA INTUU DALBA DHAADHEER ISDABA DHIGAY DAB GELIYEY WAXAY GARAN WAAYEEN WAAR ANNAGA DAB NA GELIN MEYSID DOORASHO AYAANNU KAA SUGEYNNAA AMA INAAD IS CASISHID .TIISII AYEY MUUSA ISMAACIIL U FULIYEEN MAANTA HADDII XAALADDAASU KASII DARTO YAA KHASAARAY YAA MAXAABIIS BADAN LAGA HAYAA,?????? DABKA ISKU GURA KOLBA TALA MALIHIDINE,SULDAANKA H,YOONIS NA WAXAAN LEEYAHAY CAQLI IYO CILMI MIDNA KUMAAD HADAL YAA LAYSKA DIFAACAYA IDINKAA WAX LAAYEY OO AAN WAXBA REEBANE

    • @yoyogi52
      @yoyogi52 14 днів тому

      Ninka dhiig muslim xalalaystaw. Ama af iyo maal iyo adin ku tageeraw. Cidaad doontaba ahaw.
      Ku bishaarayso cadho Allah iyo cadaab

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 14 днів тому

    Muuse juudan usheg asaga fidnada kawada waqoyi

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 днів тому

    ninkii harti ka harti ka hari waaya isagaa iska reeba

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 днів тому

    reerkan muuse ismaaciil gadh weyn walaahi buurahaad galeysaan habeyn iyo maalina madaafiic baa leydin ku garaacayaa maalintaas baad si kale u hadli doontaan

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 14 днів тому +2

    Guuul Somaliland guuul ciidanka qaranka jsl

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 днів тому

    hsrtiyow dagaalkan waa ka fudud yahey kii laascaanood maanta isaaq hubkoodii iyo saraa kiishii wax dhintey iyo wax maxaa biisa weeye waa in ceynaba iyo ceerigaabo inta u dhaxeysa la baneeyaa

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 14 днів тому

    Isaq hadaad leediin naxad u qaxdeen

  • @AbdullahiJama-i8c
    @AbdullahiJama-i8c 14 днів тому

    Suldaan, indhaha ayaat iska tuuraysaa. Waxaad ogtahay in somali oo dhami ay heshiis kutahay in LA dumiyo Somaliland, waxaad ogtahay inaan nabadi Jirin. Maxaad runta aad uga gabanaysaa dagaalka dawlada somali ayaa wada.

  • @User-T-c2v
    @User-T-c2v 14 днів тому +1

    Dhulbahante a ba maxabisti Garxijis si deysay tas a abaal la dhaha beenta isku sheega reer isxaaq xaako

    • @user-pl7du6nc8t
      @user-pl7du6nc8t 14 днів тому +2

      Waryaa beenaale Goormay siidayeen
      Ciidamada Garxajis
      Waar ayagaa intay Nin dilee. gaadhigiisiina iyo xoolihiisii ayqaateen
      Ooy yidhaahdeen
      Aan wadahadalno
      Oo Laga abalay
      Hadana Iyagaa Gacanta hore lahaa Ceerigaabo
      Hadal iyo Dan
      Doofara Daarod
      Iskasoo wada raaca Gunyahy

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 14 днів тому +1

      waa laysku xaaray markii garxajis la maqlay kkkkkkkkkkkkkkkk abaal kiina ma rabno faqsheey

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 14 днів тому

      isaxaaqna waa ayo kkkkkkkkkkkkkk

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 днів тому

    isaaq waxey rabaan iney daarood nec baadan soomaaliland dhul darood kamida noqoto dhulka isaaq ilaa gabiley ilaa inta u dhaxeysana daarood baa dagan intaas xabad baa kabilaaban ogaada

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 14 днів тому

    Awalbaan iidoor garasho fiican iyo gobanimo uhadal laga filaynin bal eega da uu yahay iyo beenta uu daldalayo miyaanu ahayn maalinkii lasoo jabiyay ee oog ciidanka laga hor istaaga nabadana loogu booqay 4-bilood kadib markii ay 7-dil gaysteen ee buqdharkayn lagubay nimankii lahaa aamusbaanu nabada idin kula qaadanay hadana dadka ay ceerigaabo ugu dawladeeyaan maalinba sidii adhi dabaax ahi intii la uruuriyo garad iyo ceelafwayn madaxfurashada loogu xidh xidhanayo hadana dilalka loogu daray horta maxaad soocabtaan oo aad ficiladiina waxshiga ahi ee aad lahormartaan u.arki weydaan jawaabta la idiinkaga falceliyana aad u.aragtaan goorma ayaad nayeelateen oo aanu idiin saxiixnay in gartiinu gar idiin tahay gardarradiinuna gar idiin tahay anaguna xoolo aad leedihiin oo sida aad doontaan aad ugu dhaqantaan aaanu idiin nahay bal noosheega anagu maxasuusane.e hadii ay jirto in heshiis noocaasi ahi uu inaga dhexeeyay reer wax daran soocaboow malaha gaadi ibliis ayaad soo cabtaan oo sidaasi idiin wada waashaye war ileen anagaa yaab aragnay hashu iyadaa cuntami cabaadina war ama edab hore lahaada amba adkeysi danbe yeesha idinkiiba wada waashaye anagana hanawaalina ❓️❓️❓️😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 14 днів тому

    SULDAAN MAANTA WAAD DAG DAGTAY HADII DAGAAL DHACO WAA SIDA MUUSE RABO DOORASHONA MADHACAYSO WAAYO DASTUURKAY KU TAALA HADII DAGAAL LAGALO DOORASHO MADHACAYSO WAXAA CIRO U HADHAY 2 BILOOD HAKA CIIDAYNINA TEEDA KALE MAXAAL ULA HADLI WAYDAY POLICE KA MUUSE BIIXI EE NINKA NAALEEYE AXMED KU DILAY GURIGIISA KUWII JAADLAHA AHAA EE LALAAYAY DULMIGA SOOL KADHACAY SULDAAN CADAALADA HAKA TAGI PLEASE STOP 🛑 THIS NONSENSE

    • @nugaal012
      @nugaal012 14 днів тому

      Ciro yuu xukumayaa horta ma HY?

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 14 днів тому

    Suldanka guud miyuunan cade gude ahayn suldan qurbaawi

    • @prosl11
      @prosl11 14 днів тому

      Suldaanka guud ee habaryoonis weeyan kani

    • @muusakahin4135
      @muusakahin4135 14 днів тому

      @@prosl11 cada gude ma farsamada gacantaa waa yaabee

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 днів тому

    reer awal iyo salal ka faaiidaysta dagaalka harti iyo isaaq iidoor soomaali baa col u ah ciidan koodii htey buu u jabey intan kalana ceerigaabo baa lagu cunayaa ka kaca ciise iyo samaroon

  • @AxmedAadan-y9d
    @AxmedAadan-y9d 14 днів тому

    Cabaad waynedabais kuxeji

  • @prosl11
    @prosl11 14 днів тому +1

    Geesi geesi dhalay suldaanka guud ee habaryoonis beesha habarawal awal waa diyaar dagaalka darood

  • @AxmedAadan-y9d
    @AxmedAadan-y9d 14 днів тому

    Mahad naq celin bu isaaq nimadi ugabaxay reer ku waleujabay

  • @cumarmaxamed9147
    @cumarmaxamed9147 14 днів тому

    Anagu nabad ayaan ku dhawaaqnay cidii diiday ayey cadho sllah ki dhici dil iyo dagaal naloogu goodin maayo qof sidaas kajoogi waaya dagaal nalooga warimaaye wuu arki wuxuu kahelo jabaryoonis iyo reetahana loo kala warimaayo laakiin dhacdooda meel walba isaaq dhex tuban may utaliyaan dagaal hortii

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 14 днів тому

    Sistam ayaa layey rag makala saarto

  • @mussejama311
    @mussejama311 14 днів тому

    Muusaa colaada wadee maqaban kartaa??

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 14 днів тому +1

      ADEER MADAXWEYNE QARANKA AFGAAGA QADHMUUN KA JEEDI CERRIGAABO CIDII AWALBA KA QAXI HIRTAY UUNBAA KA QAXAYSEE U DIYAAR GAROOBA INAAD BOOSAASO U QAXDAAN 😂😂😂😂

  • @AxmedAadan-y9d
    @AxmedAadan-y9d 14 днів тому

    Ilahayowna astur

  • @dr.mahmdabshir7760
    @dr.mahmdabshir7760 14 днів тому

    Garxajisow, waxay u egtahay in Muuse Biixi waddaduu rabay idin mariyey: waddo dagaal suu doorashada idiin dhaafiyo!

  • @mruun6114
    @mruun6114 14 днів тому

    Idoor manta difac ayu kujira 😅😅😅😅😅😅😅

    • @prosl11
      @prosl11 14 днів тому +1

      Shalay adigu dhifac miyaanad kuu jireen

    • @Osob_5
      @Osob_5 14 днів тому +1

      What means iidoor haday iyagu iidoor yihiin adiguna ma waxaad tahay Alle Doori kkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂??????????????????.

  • @User-T-c2v
    @User-T-c2v 14 днів тому

    Wax a abaal no gashen ka jirto reer isxaaq xaako o dhan a dagaal ki Lascanod ku jiray ya umada been lo sheegin

  • @User-T-c2v
    @User-T-c2v 14 днів тому

    Naayele ahmed a 5 maliin sa uga qeylineysa Somaliweyn caabad kina xata Masjid yadi ka cabaaden Kawran Harti Daarood o dagaal so gala

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 14 днів тому +1

      ADEER MALAHA SHALAYBAD DHALATEE MEE AFWEYNE IYO DUBAABADAHII IYO DIYAARADAHII RAGII KARBAASHAY EE REER SHEIKH ISAXAAQ WEEYAAN KUWAN AAD LA HADLAYSAA NEEFYOHOW

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 14 днів тому

    Rag ayaad itaad lasaan ayaad leedin sistam ayaa layey

  • @User-T-c2v
    @User-T-c2v 14 днів тому

    Balan waye Ceerigaabo in a gubno o dhulka dhigno wa na maaglo Harti Daarood beenta isku sheega reer cabaadweyne daba cajuun

    • @prosl11
      @prosl11 14 днів тому

      Huuhaa niicle las canood baad mar laabaad kaa qixii doontan waa balaan

    • @User-T-c2v
      @User-T-c2v 14 днів тому

      @@prosl11 cabad weeyne reer Naaleye ahmed a hurdo ni diiday 5 malin caa caa wa ta xata masjid ki a ka cabadeysan balan waye Ceerigaabo in a dhulka dhigno ha cararin maskin yahow Muse Juudan so lugoyay

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 14 днів тому

    HABAR YOONIS hays difaacdo ayuu yidhi suldaanku..... Yaa kusoo duuley habar yoonis oo cadaw ku ah?

    • @jamacabukar
      @jamacabukar 14 днів тому

      Asc nasibdaro suldanku afkisa iyo dhegiiso ma ismaqlayan ankudilo an kudowladeyo
      Dibisugu noqo

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 14 днів тому

    Abti ka daa suldaan baad tahaye umada isu soo jiid dhiiga islaamka kala bad baadi