Xasan munaafaq waa in dadkiisu qabtaan oo ku kacaan haday diidaan somali kale yey utegine hawdaayaan meesha uu joogo iyo xamar halaysaga boxo meelkalena aan dawlad.kasamaysano waxaan looma dulqaadan karo
Generalka, salaan sare from SSC. Xasan Xaraash oo tendadhi ka war wareegeya, strategy kaaleeya uu mooqda wa inu melkasta anaan Xamar aahyn inu daab ka shiido. Inta lugu cheedoo inu dorosho yaar oo aam aamiisa in u xaafado yar oo xisaab saan inu kaa haagajisto.
Cbdul jaliil janaralka rer hiiraan wariye xog ogaala❤🦁💯💯✊💪👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Janeralka waan kuwataa
Run ka sheegaha Arimaha somaliya🤩🤩🤩❤❤❤
Saxweye bowe
sax sax nolow bro
Ninkaani waa acbsi cabsi 😂😂😂 inboow wiil hiiraan waan kula socdaa 😂😂😂..
DAMEER IYO NIKII WADO DAY MA IGA DEEQDO❤❤❤
waxaa noo joogo madaxweyne caqli badan oo gacmaha kadhukanayo Abii
Mashallah sax ❤
Aad iyo aad wllky wa saytahy
Taliyaha ciidanka Darawishta Hiiraan.
❤❤❤❤Genarale guuleyso❤❤❤
Horta anigu beesha soomaaliyeed ee Daarood ayaan ahay, ninyahow anigu ma aqaano qabyaalad warkaaga markaan fiirshay aad aan ugu fiirsada Janaraal E waa run garankii waa kala jabay ciidamada Soomaaliya way wareegeen xataa midnimadii umadda Soomaaliyeed war ninkaa baahan yaala taliya bas waalan kala filayaa Hawiye iyo Daarood Waad mahadsantahay walaalo Janaraal Hiiraan weyn.
Ninka ayaan arkay nin run iyo mustaqbalka kahadla
War. naka. aamus. garguurte. wadayacay. ciidanka. Soomaalia🇸🇴
Xawaadle oo kaliya ayaa caqli ka qaba Hawiye
Generale runsheg bad tahay brother Hassan qabuure faagte isaga ethopia leeflefayey shalay
Waa in laga tashto turkey oo kabaqaad u ah NATO
Xasan munaafaq waa in dadkiisu qabtaan oo ku kacaan haday diidaan somali kale yey utegine hawdaayaan meesha uu joogo iyo xamar halaysaga boxo meelkalena aan dawlad.kasamaysano waxaan looma dulqaadan karo
Xasan xaaraan meesha ilaahay ha katuuro waa runtaa walaahi aar igadaa
GERAL WAAN KUSALAAMAY WAA XAQIIQ XASAN DHIIQO DALKII MEEL XINUU MARSIINAYAA WAXAA YAAB LEH MASARNA DADBUU UDIREY ITOOBIYANA DAD AYUU UDIREY ERATERIANA DADUU U DIREY NINKAAN DHIIQO WAA XANUUNSANYAHAY MACAAFIMAAD QABO DADKA QARIBAN EE TAAGEERAYAA MIYAANAN CAQLI LAHAYN
Runtu dad badan ayay dhibaysaa
Tuug eey aha adliga iyo ethiopia tabadha
horta dad saa ufakarayaa wadanka majoogaa mporyaan baa qabsatay wadankee
GENARAALKA HIIRAAN STATE WAA RUN HADALKA UU SHEEGAYO WAANA XAQIIQDA KA DHACDAY MAGAALADA DOOLOW
Generaalka REER HIIRAAN war xaqiiq ah ugu imoow been ma aadan sheegin Xasan Shiikh waqti yar ayaa u haray ee ha la iska dulqaato Soomaalaay.
Malinkasto xaflad ey fafadhiyan madaxda Somalia, yaa ciidanka dhisayo marka.
Eeboow warkaagu xaqiiqo waayin Dagaalka waxaa bilaabay Mooryaantii Xasan Munaafaq soo diray waxeey weerar ku bilaabeen ciidamadii Ethiopia waxeeyna ka dileen 11 askar ah kadibna Mooryaantii Xasan cashar fiican ayaa loo dhigay waase ku macdahay 😂
Majiraan ethiobia meeshaa ka dagaalamay ee umada beenta halaga daayo
Generalka, salaan sare from SSC. Xasan Xaraash oo tendadhi ka war wareegeya, strategy kaaleeya uu mooqda wa inu melkasta anaan Xamar aahyn inu daab ka shiido. Inta lugu cheedoo inu dorosho yaar oo aam aamiisa in u xaafado yar oo xisaab saan inu kaa haagajisto.
runtaa weeye walaa lkn ma xassan xaaraanbaa waxaas garanaya coonbo uu kuqarafaysto ayuu yaqaanaaye
Janeralka reer hiiraanow waxaad ka hadlaysid umasocdan manarabaan xasan dhurwaa iyo mooryaanta uu horjoogaha u yahay OKI xasan mujrim munaafaq diin iyo iimaan laawe ciidamadii ay dhiseen Nabad iyo Nolol oo ahaa ku dhowaad 40,000 oo asgari iyo saraakiishoodii waxa dabargooyay oo hubkoogiina ugacan geliyay argagixisadooda xasan dhurwaa iyo mooryaanta uu horjoogaha u yahay ???!!! 😡 sidaas darteed xasan dhurwaa wuxu u heeryaysan cadawgeena shisheeye IWM oo calooshiis u shaqayste u yahay 😡😡😡
Xasan culusow waa rafanayaa wakhigii ayaa kadhamaaday intee kuqabanee doorasho dadka inuu ladagaalo miyaa doorasho lagu helaa
Ciilan caac ushina matihid ciidina matihid iska aamus cidee baad tahay macawisleey abgaal cagicii kadhacdaa mooday miyaa geesi waalagaa tagay
Whi sxb warka no sobadii sxb wrka ruunta Adiiga lee kadageysana
War naga amus waad na ceebeysay