Afka Alle kuma gooyo,Runsheeg. Wallaalow kaligiis ma ahee wax alle wixii dowlada dhexe xawaadle ugu jiro . Halbabuur ama hal booyad, iskadaa taangi iyo shilke iyo baroon ama baabuur lagu qaado macawisleyda u dagaalami wadanka ma ka keeneen maya! Waxa Abgaal hub la siiyay.waxaan dowladaan soomaali ka wada tagtay ugu sii jirno ma jirto.Hiiraan state maantey noogu dhawdahay.
Xawaadle dad dhul leh barwaawo ah dad udagaalamo leh lakin ka baaba"ay siyaasada iyo dhaqanka labada Hogan xumo siyaasadeed kabaqaad aya horbooda iyo dhaqankii oo aryaa barga xaan cunaa ay ka so. Hartey!!!!!!!!!!!!!!!!.
Sanbaloolshe xawaadloow waa fitness wade ugaaska ka garab hadlo warkiisana ka dhigo war caruureed war ninkaan ugaaska iyo Saldana xawaadle ayuuba moodaa xilka doowlada uu hayo ee magac xawaadle uu ku helay ayuuba u maleeyaa in ugaaskii dhamaay ee xawaadle uu asaga ka magac iyo mansab ka wanaagsan yahay wax walbana ka mudan yahay asaga sanbaloolshe ah. Bilaa caleeyk xawaadloow ninkaan degdeg iskaga qabta waa nin xawaadle Kala qeeybinaayo waana fitnada iyo dhibaatada xawaadle , mar walbana waa nin doc kale u jeed ah ee sanbaloolshe far dheeraatay buu xawaadle ku noqdaye tanagaan caqkiga cagaha ka galay xawaadlle meel iska Mariya waa nin ugaaska xawaadle daba maryo ku sameeynaayo markaad aragto ama markeey talk guid ama xaajo guud oo xawaadle iyo qabiil kale aay taallo / ( what a damm mad man he is !! ) .
Generalka waa aragtii dheeryahay.....Masha Allah
waa nin shaqale ah, oo u shaqeya danaha Xasan sheikh
General hore u soco ballad weyne wa meeshi dhalinyarada Somali ugu ilbaxsan ka yimadeen
Maashaa Allaah Generaale waad mahadsan tahay waa hadal fiican
General video so badi
Guul reer hiiraan inshaalah
From pl
😠💔😭 Sa baloolshe Wuxu ka mid Yahay Kooxda Xasan WAA Na Masiibo Qaran 😭💔🇸🇴😭 💔💔😭🇸🇴💔
Sanbaloolshe / umada halaga qabto ugaasku waa sheegey madax matasho reerka ugaas hassan AUN ducadiisii waa la arkey. 🎉
Ha kuwaso sanbalooshe
Afka Alle kuma gooyo,Runsheeg. Wallaalow kaligiis ma ahee wax alle wixii dowlada dhexe xawaadle ugu jiro . Halbabuur ama hal booyad, iskadaa taangi iyo shilke iyo baroon ama baabuur lagu qaado macawisleyda u dagaalami wadanka ma ka keeneen maya! Waxa Abgaal hub la siiyay.waxaan dowladaan soomaali ka wada tagtay ugu sii jirno ma jirto.Hiiraan state maantey noogu dhawdahay.
Adeer wallhi video waan daawada share nh waan sameya ee video malintii hal video soo dhiga generl
sanbalolshe waa cadow Xawadle waxu eegtaa uun dantisa!!!
Xawaad keliya maba aha, somali cid sanbololshe kanabad gashaaba iska yar. marba ninkii xukunka jooga meeshuu farta ugu fiiqo oow asoo tuuryaa soo galaa.
Jenaral aad iyo aad
Wallaahi ninkan Generalkan hiiraan kacan u tagay General keep going
Xawaadle dad dhul leh barwaawo ah dad udagaalamo leh lakin ka baaba"ay siyaasada iyo dhaqanka labada Hogan xumo siyaasadeed kabaqaad aya horbooda iyo dhaqankii oo aryaa barga xaan cunaa ay ka so. Hartey!!!!!!!!!!!!!!!!.
Ina adeer gacan aan kuu taagay ee horey usoco
😂😂😂😂iboow nasboow run sheeg sanidaa calia ceeb xagaleeya u dhexeeya
General,
Xmdxwn console,
Daarood iska dhig dheh.
Dadka aad wax usheegee liitaa
Ali maskaxwYne kkkk haduu ilbaxay siyaasadaa ku cusub boowe lama yaabayno aaway lafahii kale ee xawaadle oo u talin jirey ali madaxwayne
Sanbalooshr waa neef Xawaafle ka lumay
Wara SAN balolshe waa mooryaan cuqudad kabuuxadah
Sanbaloolshe xawaadloow waa fitness wade ugaaska ka garab hadlo warkiisana ka dhigo war caruureed war ninkaan ugaaska iyo Saldana xawaadle ayuuba moodaa xilka doowlada uu hayo ee magac xawaadle uu ku helay ayuuba u maleeyaa in ugaaskii dhamaay ee xawaadle uu asaga ka magac iyo mansab ka wanaagsan yahay wax walbana ka mudan yahay asaga sanbaloolshe ah. Bilaa caleeyk xawaadloow ninkaan degdeg iskaga qabta waa nin xawaadle Kala qeeybinaayo waana fitnada iyo dhibaatada xawaadle , mar walbana waa nin doc kale u jeed ah ee sanbaloolshe far dheeraatay buu xawaadle ku noqdaye tanagaan caqkiga cagaha ka galay xawaadlle meel iska Mariya waa nin ugaaska xawaadle daba maryo ku sameeynaayo markaad aragto ama markeey talk guid ama xaajo guud oo xawaadle iyo qabiil kale aay taallo / ( what a damm mad man he is !! ) .
Cosoble
قد قلنا لهم فقالو اخرج من البلاد
Horaan ugu sheegnay somaliya inay tigree ina horboodayaan
Sanballaar wuxu sitaa basabor diblomaasi ah oo tigree ah sidee sirdoon ummad dhan loogu ammini karaa hooyadiis waa biicinayaa iska dhaaf qoyskiisa???
Wixii dadka iyo dalka shar Ku ah illahay awoododa ha wiiqo
ader is daji sanka xaji ma gareyside
Soomaali kama heleysid wax aad deriskaaga a weyday (dadka deriska iney dagaalamaan waa laga fiicanyahay)dadku hadii ey is dhexmariwaayaana inta hada dhimatay kabadan ayaa dhimaneysa,ta xigta umadu waa muslim ee ninkii dad dila haladilo sida diintu qabto ninka dadka iskudirayana sharciga halaga qaado
Nikaa iska qabta waa tuug