Sxb naxariis lama arkaayo ilaa alle looga so labanaayo cadaabkaan wa lagu jiraa wadnkaan dhibta uu ku jro waxa weyaan kitaab kii alle so daji ayay ka tageen markaas buu alle ku imtixaanay in ee gamcahooda isku layaan Caro alle na wa nagu dhcdy sxb xaqa alle hana tuso khaatimada na kheer alle ha ino ga dhgo From spain 🇪🇸 MADRID
nio walahi wax badan baan kaa faaiday sxb anu reer Somaliland baan ahay lakin waxa kasocda koonfur walahi wax fiican maaha shacabka somaliyeedna in xaqooda malinkasta la duugo waa wax laga xishoodo aakhirana wala is wadiin doona walhi
@@majaajoosmajoojoos7578 baaqaagu wuu wanaagsan yahay. ma dadkii dhulkooda uga soo cararay Shabaab ayaa Amhaar la dagaalamaa.Cunto iyo Dhawmo u sheeg way kuu wada imaan. H.G. nasasho ayeey gashay bal fiirso inta kale.
@@osmanmohamed4760 qofkii qalad sameeyo haloo sheego aadanaha wuu qaldamaa soomaali docada iyo quraanka ha badiyaan dhaliil qabiilna alle ha inaga haayo doowladnimadu waa shacabka shacabkuna reer hebel rabiyoow ka saar garabkiina alle ha galo shacabka soomaali ayaa wacan eed aan dhamaan ma wacno iyo dood micna daro ah viva soomaaliya
munasaroow wariye ayaa tahay dhexdhexaad ka ahow mowqifka dowlada waa in ay dan gooni ay leedahay gaarto iyadoo fiirineynin shacabka fikirkooda . loo joojin maayo ayeey wadaa marka hanoo sheegin in aynaan dagaal galin. somaliya waxa dagaal galiyey xasan waliba qabiileysan oo dan gooni laga leeyahay.
Munasarow MD Xasan shalay asagaa lahaa Ithopia waan la Dagaaleynaa ka dib asagoon Cidna la tashan ayaa la arkay Abi Axmed asagoo Gacanta ka dhunkanaayo Xagee loo raacaa MD Xasan.
Marka itoobiya o puntland iyo jubland koofur galbeed taageerayan maxey xasaan sheikh iyo qabiil kiisa aya la dagaalamaayo adeer itoobiyo hadey na qabsato cid kasto somalia aya dhib ku qabi doonto lkn hada xassan sheikh iyo beesha o ka dhashay aya Lagu dawanooya
Munasar, iska daa waxaan sugeynaa inta ay Muqdishu soo gaaraan. Marka aya Xasan xabaalo qote iyo dabadhilifyada la socdaa ay cararaan ayaan howshii 2006 ayaan helkeedii ka bilaabeynaa. Munaafaq aan awood iyo aqoom dowladeed laheyn marka uu madax kuu noqdo saan baad noqon.
Ciidanka haddii loodiro waa la caawin lahaa ee ninkaan waalan ee marba meel wadankaa ku duulaya oo isku dhameynaya wiilasheeni marabo in uu itobiya la diriro marabo qabiilada is firiraaya in uu kala ciliyo oo ciidan udirto oo kala badbaadiyo dhiigoda waxan yaa dalka kafariisiya , in uu wariye kasta lacagsiyo oo i maan dhaho uu moda in dadka uu ku jeedin karo .
Taariikhda dib u fiiri.1950,1960,1964,1977-2024. Qabaa'ilka la dagaallamay Ethiopia iyo kuwa la jirsaday. H.G. iyo Ogaden ayaa la dagaallamay Ethiopia.inta kale waa kaba qaad.
God cadeewe ha qodi hadad qodana ha dheerayn ku dhici dontana meeyo iya hore lo yidha somaliya intay is lahayd somaliland xaasid argagaxisos ku so hube meel kasa ka xidh godki dheera aay no qoday iyada ku dhacday horta xasan mid wa ku fiicanyay oo itobiyan bad aay ciidan keento iyo 20 km oo ictiraf yar oo waayda ku badalono wanu ka badbadnay ilay dad walalkod midi la daba cararayo iyanu ahaynu oo taas dani noguma jirin ictiraf haday noqoto mid ka buuran ki itoobiya iya noo so baxay somaliya waxay is lehayd somaliland iyo itobiya tima iskugu xidh markasay iyadi iyo itoobiya timi kula xidhatay iyado is leh somaliland xaasid waliba xad inima kala dheex yaalo ila bosasa haday socoto marka waxan leenay ilahay sharka ha iniga hayo kolay dad walalhayo iyad tahine godadka aad walalhin uu qodaysana iska daaya
Marka etobia dagaal lala galo aan heshiindoonna. Heshiiskaas badda ha la diido. War waa dhaxalkii carruurteenna waxa etobia la siinrabo. Xassan sheekh ha is casilo, heshiis sheydaankaas waa ka noqo! Bal ciddi na qasbikaro aan aragno.
Somali madaxweynaha aya kala diray xilalkii dalka hal reer ayuu ku koobay oo reerkiisa dadkii kale marti ayey ka yihiin dawladnimadii ciidankii dawlada hal reer ayuu ka Dhigay saraakiishii waa hal reer marka is aaminaadii ayaa dhimatay waxaana sabab u ah madaxweynaha dalka oo boob iyo hanti urursi ku jira maxa gedo ka jira xasan waa inuu doorasho been been ah ka qabto dad dawladu dayacday buun dooyinkii somalia ku Xiri jirey go een dawladnimadii uuka wadiyey ayuu rabaa inuu dantiisa ku gaaro dhiigooda
Ilaheyow umadaada umaciim ugargaar unaxariisto amiin yaarabi
Alshabaab ayaa Soomaaliya u dhabar jebisay Itoobiya, haddii Alshabaab jiri lahayn waa layska celin lahaa Itoobiya
alshabab oon jirin soo adigi 15 sano is cunayey ee dawlad sameyso lagaa kari la'a . somalidu waa umul oo kale ilowsho dhawaa.
1 Alshabaab 2 Puntland 3 jubbaland magacooda fiira ( Somalilnd iyo puntland hala fasaxo jubaland magaca halaga badalo Jugedo haloo baxsho ) Wa billaahi towgiiq
Waxaas matalaa xoolo @@Heimatar
Al shabaab waaba ciidanka ugu fiican Somali
@@X10-f6e Alshaabab alaa qaata dheh. Dowlaad lo'dhisey inay somalida lakoor Saar naadoh oo icstimaar ahaan cusub ku daboolan hoos geliyow.
Bro hadalkaaga waaa sax shali ayaa ugu dambeysaay rag somali ayaa ethopia ka bar bar dagalamaya sidii ethopia looga guuleysa karaa
Somaliya ilaahay ha u naxariisto
Sxb naxariis lama arkaayo ilaa alle looga so labanaayo cadaabkaan wa lagu jiraa wadnkaan dhibta uu ku jro waxa weyaan kitaab kii alle so daji ayay ka tageen markaas buu alle ku imtixaanay in ee gamcahooda isku layaan Caro alle na wa nagu dhcdy sxb xaqa alle hana tuso khaatimada na kheer alle ha ino ga dhgo
From spain 🇪🇸
MADRID
“Asalaamu Calaykum “
Fikirka ah Somalia wax iskama celinkarto waa khalad! Waxa halkaa dhigay Somali waa Maamul xumi iyo hogaan la,aan!! War xagee ka shaqaysaa wadan dhulkaagi xoog ku soogalay oo hadan aad siinayso Badaadii iyo khayraadkaagi. Xassan baa halkaa dhigay Somali.!!!
Hogaan xumo wax la dhaho meesha ma Taalo EE shacabka ayaa sidaas Raali uga Noqday inay Hogaanka wadanku sidaas u dhaqmaan Qabiil daraadiis iyo Damiir Xumo hogaamiyayaal Diintoodu ay Noqotay Hunguri iyo Lacag shacabkuna iyaga ayaa sidaas uga Raali Noqday qabyaalad Daraadeed
Dadka iskumeel kama taagna dagaalka etobiya
nio walahi wax badan baan kaa faaiday sxb anu reer Somaliland baan ahay lakin waxa kasocda koonfur walahi wax fiican maaha shacabka somaliyeedna in xaqooda malinkasta la duugo waa wax laga xishoodo aakhirana wala is wadiin doona walhi
Walee xasan masiibo wadankii wuu dumiyay
ASC maasha Allah ✌️👍 waankugu Raacsanahay 💯
Figrad fiican waye Al shawab haloodiro Dagaalka
Fariinta itohpia waa mid ku socoto hawiye gaar ahaan muqdisho ayagana tiradii inta aay kabateen ayeey warba isu haaynin itopiyanku iyo daarood iyo raxaweeyn weey isla wadaan wexey wadaana hawiye xukunka aan ka dhigano weeye walakin hawiye hadii kuleel lagaarsiiyo adisna ladaganaan maayo Bay iyo gedo iyo bosaso iyo kismaayo loo ma tilmaami doono waxa marqaati Madonna ah itopiyaanku in aay hogaaminayaan inta aan kor kusoo xusay balse tii allaah sw iyo kartiduu siiyey hawiye tirabadan ay taagantahay hortooda war yaan laduug duugin
@@majaajoosmajoojoos7578
baaqaagu wuu wanaagsan yahay.
ma dadkii dhulkooda uga soo cararay Shabaab ayaa Amhaar la dagaalamaa.Cunto iyo Dhawmo u sheeg way kuu wada imaan.
H.G. nasasho ayeey gashay bal fiirso
inta kale.
Geesi garab soomaalinimo waayay weeye xasan sheekh maxamuud
@CaliMohamoud war geesi lama yiraahdo kan oo kale ee daciif shesheeye uu ku adeegto!
@@osmanmohamed4760 sideey adiga kula tahay weeye bro
Soomaali alle ayaa u maqan kuwa israaca insha allaah
@@osmanmohamed4760 qofkii qalad sameeyo haloo sheego aadanaha wuu qaldamaa soomaali docada iyo quraanka ha badiyaan dhaliil qabiilna alle ha inaga haayo doowladnimadu waa shacabka shacabkuna reer hebel rabiyoow ka saar garabkiina alle ha galo shacabka soomaali ayaa wacan eed aan dhamaan ma wacno iyo dood micna daro ah viva soomaaliya
Daciif hadaad tiraahdo iyo qaladbaa gashaye is qabo waa kala wanaagsanyihiin
Hassan sheekh isagaa somali kala dilay maanta oo kale haduu sharaf leeyahay inuu is casilo ayey ahayd
War kaas waa kugu raacsannahay soomali hal ah allah nagadhigo aamiin
Xasan xaraash waa dabuur dhib iyo daal baa laga bixi waayey alle ummda ha ka qabto
Well done
😢waryaa dhib aan xasan aheyn ma jiroh wax ethiopian la dhoho ma jiroh asagaa dagaal wadah hawiye waa fiirsanayaa dagaalka uu ku wado daarod
Madax daacad ah wax tarbadan Allah hanookeeno
Xasan shiikh shacabkii iyo madaxdiiba wuu isku diray koonfur guryaha buu ugu dhacay dadka barina shacabka xuquuqdoodii buu siyaasadeeyey cidna loo joojin maayo sidii ciyaalkii isku bacsada adi iyo deni ilaahay ummada ha idinka qabto soomaaliya ilaahay bay leedahay cidna uma maqna aan ilaahay ahyn
Absolutely right
Dalka yaa difaacayo qabiil iyo musuq ayaa dilay dal iyo dad lama hayo umada nawad ayee rabaan
Dooloow dowladda ayaa haystay markuu xasan yimid asagaa axmad madoobe ku wareejiyay
Marka masidii xasan rabaa loo xeeladaysanaa ok sheekada itoobiyaanka hanala xiro qabyaaladii ku qaaday kuma dhigto
Waabeen ithopia mdxw heena ayaawata
Xasan dilay wa murtad oo gal ah dila dhashe
Gaal gaal dhalay oo u sujuud a weeye xabashida iyo qashinka
@@Fowzia69jihadka ma ila wada adneh 😂
Cawaadka joojiya rer daba dhilif 😂
!!!!!!
@ amus warya qashin yhow qashinka dhaly
Dhunko dhunko xasan soo xaaskii aby maahan
Wllhi Munasar Waji malaha😂😂😂 Wana Xaqiiq Hadalkisa
Xasan shiikh dad xunbaa ilaahay hor dhigay oo wada dabadhilifa
asaga xayawaan miyaa sidee loo xeeladeysanaa waana goormee xeelada aad sheegeysid xasan biiq waaba saxiixaye bada.
Anigaa diyaar ah jiida hore hala igeeyo 😅 hadaan soo cararana yaan la iiqaban waa xeelad dagaale😂
munasaroow wariye ayaa tahay dhexdhexaad ka ahow mowqifka dowlada waa in ay dan gooni ay leedahay gaarto iyadoo fiirineynin shacabka fikirkooda . loo joojin maayo ayeey wadaa marka hanoo sheegin in aynaan dagaal galin. somaliya waxa dagaal galiyey xasan waliba qabiileysan oo dan gooni laga leeyahay.
MUNASAR DADKAAN HAKU DAALIN QABIIL EAAMIN SAYIHIIN WADANKI DHULKA EE DHIGEEN
Walaal intan aan qabiil isku haysano waxaba noomahagagayan
Wllhi beeentaada ma ahan
Hassan munaafuq ilaahay umada somaliyeed haka qabto insha allah
Munasarow MD Xasan shalay asagaa lahaa Ithopia waan la Dagaaleynaa ka dib asagoon Cidna la tashan ayaa la arkay Abi Axmed asagoo Gacanta ka dhunkanaayo Xagee loo raacaa MD Xasan.
Marka itoobiya o puntland iyo jubland koofur galbeed taageerayan maxey xasaan sheikh iyo qabiil kiisa aya la dagaalamaayo adeer itoobiyo hadey na qabsato cid kasto somalia aya dhib ku qabi doonto lkn hada xassan sheikh iyo beesha o ka dhashay aya Lagu dawanooya
Xasan wa hal qof Ethiopianka waxa wato jubaland koonfur galbeed puntland marka adinko dadka dhibin Ethiopia isaga darsada maxa wadaniyad beena iyo munaafaqnimo umada ugu wareerineysan
Itoopiyaan wadasocda maheysaa
Cabirkan caadi maaha ku soco.😂😂😂😂😂😂
Munasar, iska daa waxaan sugeynaa inta ay Muqdishu soo gaaraan. Marka aya Xasan xabaalo qote iyo dabadhilifyada la socdaa ay cararaan ayaan howshii 2006 ayaan helkeedii ka bilaabeynaa.
Munaafaq aan awood iyo aqoom dowladeed laheyn marka uu madax kuu noqdo saan baad noqon.
Marka isu dhiib Xabashi. Ya Somali halka gadhsiyey. Kuwa la hadal
Hassan Munaafaq Asaga wata Ethiopian ka
Ahmed geeda naar daba dhilif Ethiopia maalin uun waa laga adkaan insha aalah
Itoobiya oon wadanka dhan la wareegin Soomaali kici mayso.
Fulay 😢
Ninkan waa noocayada ka mid ah Somalida cusub, oo aan difaaci karin gurigiisa. si cad ayuu u aaminsan yahay ishoosinta lagu meel gaara
Adaaba noojooge noo imow😂😂
Yaab
Walee maa taas😂run sheegty
Waan ku ogay lacagti ba kuso gaadhaay😂😂
Xaqiiq wye sxb
Dooqon 30 ayaaa onf sika celanawayada xawanabataah😊
Madaxweynaha kaligiis muxuu qabankaraa hadii kuwii dadkuugu dhawaa ee maamulada ahaa dhahaayo Itoobiya waa walaaladeen oo Dani kow kayahay maxey dowlada qabankaraan
Xasan sheikh iyo tiimkiisa iyagaba Ethiopia isudhiibaye maxadkahadlaysa
Mooryan. Yahow. Dalka. Halaga. Difaco. X. Culusow. Iyo. Damuljadid. Wacadawga1. E. Somali
Aaqligah hawiye oh guuracan miiyah laagah diifacah mise itoobiya waah labah cadow oh is feersocah caadow dooqon ah iyo caadow daalelo aargah
Sxb hal mid iiga jawaab haddi ethiopia lahishiiso ,sawab ee oolaheshiin laadahay jubaland
Ader. Dhaqanka. Moryanta. Badledahay. Dalka. X. Culusow. Aya. Dilay
Dadkii wuu bara kiciye gurgurte oolaada maan ku baabineeno xasan kaligiisa ayaa tashto waad fahantay
Adeer dadka mideey yaa dhisayah ciidan labaabinayaan
Ciidanka haddii loodiro waa la caawin lahaa ee ninkaan waalan ee marba meel wadankaa ku duulaya oo isku dhameynaya wiilasheeni marabo in uu itobiya la diriro marabo qabiilada is firiraaya in uu kala ciliyo oo ciidan udirto oo kala badbaadiyo dhiigoda waxan yaa dalka kafariisiya , in uu wariye kasta lacagsiyo oo i maan dhaho uu moda in dadka uu ku jeedin karo .
War xasan shiik allha ha naga wado war ano abgaal oo adeerkey yahsy aya iska dhex arkay nacalad ha kudacdo
Cwa bis ayad runta shektay sxb
No No tan waa kaa diiday
Ma aha inuu heshiis badeed galo, waxay aheyd inuu kadiido intii lagu shaabadeyn lahaa.
Waa taariikh tani kugu qormeysa.
😢
War. X. Culusow. Dadka. Isaga. Gumeyay somali. Kalageyay. Mesha. Haka. Tago. Hadu. Xalrabo
Xeeladeesi aa wngsn
Yaa soomalinimo danaynaya cid cid jecel ma leh maanta haddii puntland lagu duulo say ila tahay Somaliland far dhaqaajin myso somalinimo wxy dhamaaty burburkii siyaad barre Aun
Saxwaaye inlagu fududaado maaha soomaaliya ayaagaa isu xoog leh
Walaahi aniga dhon ayaa diyaar ah laakiin madax nahogaamiso malaha ciilbadanaa madax deena ayaaba naciil ciilsay😡😡😡😡😡😢
Dayuus. Baatahay dadka haniyid dilin wasaqyahoow jooji wwarka aflagadada ah
X. Culusow. Isaga. Kaxun. Xabashida. Wa. Dayer. Somali. Wu. Jabiyay. Isna. Wu fanin. Nagtisuna. Way. Fanin. Return. Wada. Fane. Hantidi. Qaranka. Balagu. Fanin
In shacabka là laayo ayaa kutagerosaa
Kala sareenta soomaalia gudaheeda ka jirta iyo gumeeysiga qabiilka dartiisa waxaa la qaataa gumeeysiga in loo sin naado
Askari Qabiil hala dagaalamo Itoobiya
Marka shacabka in la cunaqabteyo miya waxa ku weydiya siyasiwalbo waxa u jecelyahay dantisa shacabkiina qabyalad aye ka bixiladahay
Fikrad fiican
Qaar ayaa wata ethiopianka
Dadka. Waxa. Tirtiray. X. Culusow. Somali. Wukala. Qaybiyay. Wu. Iskudiray. Kages. Kages. Dab. Aya. Kanaxaya. Somaliya. Wana. X. Culusow. Siyasadisa. Xun. Iyo. Hosgalka. Cadawga
Asc ka noqo dadka waxa aad u sheegeeyso waxaasi waa doqinimo xasan ma .matalo umada soomaaliyeed wuu bahdilay
Taariikhda dib u fiiri.1950,1960,1964,1977-2024.
Qabaa'ilka la dagaallamay Ethiopia iyo kuwa la jirsaday.
H.G. iyo Ogaden ayaa la dagaallamay Ethiopia.inta kale waa kaba qaad.
Munasarow waa saxan tahay waxaa adeegsadaa xeerado
Allow wadankan Marlee ika wad yaarabi
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
War kani waa neef 😂😂waa ciyal xamara 😂😂 too much indain movies 😂😂 allah beerka 😂😂😂😂😂😂
Sax saxii wlh dadka qaar ayagaa ukala ordayo maxey dowlada dagalantaa.intii yared wey isdhibtay
God cadeewe ha qodi hadad qodana ha dheerayn ku dhici dontana meeyo iya hore lo yidha somaliya intay is lahayd somaliland xaasid argagaxisos ku so hube meel kasa ka xidh godki dheera aay no qoday iyada ku dhacday horta xasan mid wa ku fiicanyay oo itobiyan bad aay ciidan keento iyo 20 km oo ictiraf yar oo waayda ku badalono wanu ka badbadnay ilay dad walalkod midi la daba cararayo iyanu ahaynu oo taas dani noguma jirin ictiraf haday noqoto mid ka buuran ki itoobiya iya noo so baxay somaliya waxay is lehayd somaliland iyo itobiya tima iskugu xidh markasay iyadi iyo itoobiya timi kula xidhatay iyado is leh somaliland xaasid waliba xad inima kala dheex yaalo ila bosasa haday socoto marka waxan leenay ilahay sharka ha iniga hayo kolay dad walalhayo iyad tahine godadka aad walalhin uu qodaysana iska daaya
Hoyada was😂😂
Xasan haduu daacad yahay qabiilada xamar korkeeda isku dilaya ha kala celiyo . Maamulo dhisan ku duulkooda arin sahlan maaha xeeladaysigu ogow cidkastuu u furan yahay . Fadaral macneheedu waa wax yar na waan wada leenahay wax badana waan kala leenahay. [[[[[ XEELADAYSI YOOW XAAL QAADO)))) Markii madax waynihii xeeladaysanayo shicibkiina ka waran.
War. WAlalayal. Hawiyow. Qofcaqlileh. Mawayden. Xumanta. Uwado. X. Culusow. O. Ukuwado. Walalihin. Darod. Ma aragtan .iya. darod. Shalay. Farmajo. Wad. Qaldan. Tahay. Dasturkana. Somali. Baleh. Idin. Kuna. Qalad. Bakuracden. Kana. Hadliwayde. Balse. Darod. Water. Wayn. Konfur. Gobalad. Dhexe. Waqoyi. Wuis. Difacinhadi. Rabi. Idmo
WA XALAD QUUS AH
War iska aamus Dowon yahow
😂😂😂
😂😂
Tug. Tug. Dhalay. Adiga. Iyo. X. Culusow. Baka. Xun. Amxarkaxun. Sow. Ma. Aha
Adigaa qarash waaba qaadatee, qiyaamaha Allaha kugu gubo...
Marka etobia dagaal lala galo aan heshiindoonna.
Heshiiskaas badda ha la diido.
War waa dhaxalkii carruurteenna waxa etobia la siinrabo.
Xassan sheekh ha is casilo, heshiis sheydaankaas waa ka noqo!
Bal ciddi na qasbikaro aan aragno.
Somali madaxweynaha aya kala diray xilalkii dalka hal reer ayuu ku koobay oo reerkiisa dadkii kale marti ayey ka yihiin dawladnimadii ciidankii dawlada hal reer ayuu ka
Dhigay saraakiishii waa hal reer marka is aaminaadii ayaa dhimatay waxaana sabab u ah madaxweynaha dalka oo boob iyo hanti urursi ku jira maxa gedo ka jira xasan waa inuu doorasho been been ah ka qabto dad dawladu dayacday buun dooyinkii somalia ku
Xiri jirey go een dawladnimadii uuka wadiyey ayuu rabaa inuu dantiisa ku gaaro dhiigooda
Hada fahantay run sheg aya tahay xaqiiqda hada fahantay
Kadagaal ninka kugu heysta gurigaada.
Waabad sheegeysaa inuu wafdi udiray Ethiopia iyagoo dhulkeena soo weeray. Sabab aad uleedahay kaalaya bada qaata
Tuug la joji mayo wa mamul xumo
600 0000bilyan oodeyn ah analakuleyahayee maanaloosodeyntto hubka culus
Caqligaa
Caqligaada ayaad ka hadashay, laakiin ha degdegin.