Halista 7 caruura oo gaajo albaabka usoo xirtay xili dowladu xirtay Aabe iyo hooyo 3 kun dollar looh

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 247

  • @illintir
    @illintir 12 годин тому +38

    Fadlan share dhaha Mahadsanidiin

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 3 години тому +7

    illaahow ugar gaar oo faraj khar bdn ufur Yaa Rabi Dowlada dulmiga umada ay ka galeyso ayay la dhismi La dahy

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b 10 годин тому +28

    Dowlada caruurta masuuliyadoda inay qaado ahayd

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 7 годин тому +1

      Dowlad maba jirto haaway dowlada hhhh meeshana yurub ma ahn 😷😷😷

    • @muslimohh1001
      @muslimohh1001 7 годин тому

      Kuwas dowlad lamadhihi karo wa moryan ​@@Abdelrahimmohamed-jy7lp

    • @User2-y6u
      @User2-y6u 3 години тому +1

      Dowladi Waxay ku mashqulsantahay ithopia inay raali geliso badena siiso

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 3 години тому

      @@User2-y6u 😂😂😂😂😂😂

    • @zimranzocodwanga1170
      @zimranzocodwanga1170 Годину тому

      Dowlad ba wadanka kam jirto ee waa burcad ku mshqul san wax yawo aan lo jogin

  • @CaygaCade
    @CaygaCade 7 годин тому +18

    Waa la ilmeyey wiilkan yar waa fariid😢😢 illahow caawi

  • @fadumahusein8448
    @fadumahusein8448 11 годин тому +22

    Waa fariid inshallah wuu kabixi waqtigan adag

    • @hamdiisak4826
      @hamdiisak4826 8 годин тому +1

      Nin rag ah waaye ilahoow garab qabo😢😢

  • @rahmamohamed5636
    @rahmamohamed5636 10 годин тому +20

    Adunka waridka laxiro ilmahooda dowlada la wareegto bal in kartan eega 😭🥹

    • @AbshirgggAbshir
      @AbshirgggAbshir 5 годин тому +2

      Inkaarta ilmahaan baahan waxeey toos ugu dhacee dowlada hada jirto illaahoow hassan sheikh iyo ilmahiisa baahi ku salid gaajo ku dill 😢😢

    • @zimranzocodwanga1170
      @zimranzocodwanga1170 Годину тому +1

      Shacabka masakinta ah walibka kuwa ugu tagta daran lagu tumanayo xaqoda alle ba la xisab tami tona ninka shacamka u dhartay

  • @aishamawlid
    @aishamawlid 7 годин тому +13

    Waxaan yaroo caqli badan 😢😢😢ninka raga wakii caqligu gabdhood kuilashado leh m.a

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox 2 години тому +4

    Eedo macaane allaha kuu gargaaro waa kula soo xariiraynaa inshaa allaah

  • @AishaMohamed-lx5yp
    @AishaMohamed-lx5yp 9 годин тому +12

    dadnimo iyo raganimo weyn Ayaa ka muuqata wiilkan maasha Allah ilaahey faraj ha ufuro

  • @maqsuudmohame9476
    @maqsuudmohame9476 2 години тому +4

    Wiilka caqli badnaa alaahuma baarik gabdhaha walalhiis siduu u ilaalinaayo

  • @naciimo_cabdisahal1625
    @naciimo_cabdisahal1625 4 години тому +3

    INNAALILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
    DOWLADDU ISMA WAYDIIN CARUURTA AY INDHAHA KA RIDEEN SUBXAANA LLAAH
    ISKUULKUNA KHALAD BAY AHAYD IN UU SOO CAYRSHO WIILKA WAANA KU CEEB AYAGOO OG WARID LA AANTIISA IYO DURUUFTISA UU UNA SHEEGAY 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @nabadawaanololgobanimosoma5457
    @nabadawaanololgobanimosoma5457 4 години тому +4

    Dowladena dadka ay xukumayso yakadabeya madhahayan miiyaa
    Caruurtaan ilahay wuxubkala xisabtamii waa kuwaa xukumaay masakintaas
    Ilahay ha uwada gargaro shacabka somaliyeed

  • @amiirafamilyyoutube7494
    @amiirafamilyyoutube7494 11 годин тому +12

    Cabdicasiis wll adiga inaad masuliyadas qaado o lacagta u uririso kala qaybqadato sodynta waalidkooda ayaa fiican plz caawi cunugan o lacagta adiga halagu so diro

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily7935 9 годин тому +7

    Walhi wafariid wiilkan yarka hadalkisa waankahelay ilaahay hakugargaro

  • @ubaxali2985
    @ubaxali2985 30 хвилин тому +1

    Subhanallah this is so sad aaway dariska away eheladi war isku naxariista sida Allah idinku naxariisto somaliyeey 😢😢😢

  • @Mohamedrufai
    @Mohamedrufai 3 години тому +3

    Allah haka saaro dhibkaan😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @NuurtaMohamed-t2k
    @NuurtaMohamed-t2k 2 години тому +1

    Allahuakbar ilaaheyow hooyadood iyo aabahood usoo fududeey😢😢

  • @MulkkiAli
    @MulkkiAli 5 годин тому +4

    Dhibka allah dheyf ugu badalo iyo inta asga lamid ah yaarabi

  • @jibriilblack9489
    @jibriilblack9489 10 годин тому +10

    Dawladii waalidka xirty maxay caruuta u dayacday? aakhira warbaa jira

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 9 годин тому +7

    XASANOOW WALEE ADAA LAGUWEYDIINAZ DADKAAS BAAHAN ILMAHEYGU WAZ MUTACALIMIIN DABAQ AAN DHISAA DADKIINA SAAS AYEY UDHIBANYIHIIN WAANA XAQOODII WAXAAD ILMAHAGA TACLIINTA UGU DIRSATEY ILEYN WAX MAADANHEYSANEE

    • @nastehokheilie5656
      @nastehokheilie5656 7 годин тому

      Yaarabi

    • @Wanagjecel-w2m
      @Wanagjecel-w2m 6 годин тому +1

      Wax walpo xasan miya maxkamada xirtay xasan ma xiray . Xasan wa abgaal cabdalxasis wa abgaal ilmaha ala caawiyp

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 6 годин тому

      Haa wa xasan abglow o maskinta.xamar unka adag

    • @Wanagjecel-w2m
      @Wanagjecel-w2m 4 години тому

      @@deqawarsame-ml7fm qabyalad aa ku heeso alh ku caafiyo sis

  • @mos1954
    @mos1954 21 хвилина тому

    Muqdishu Miskiinkaa Looxoogbadanyahay iyo Qabyaalada laakin Alshabaab Iyo Ethiopian iyo Ugandeska Iyo Kuwa Xalane Kuxareysan Waalaga Barakeystaa. Yaa Masaakiinta Xooga yiraahdo Subhanalah .

  • @Mariamdegan-mn1ts
    @Mariamdegan-mn1ts 8 годин тому +8

    😭😭😭😭Dawlada masuul keedu waa maxay waalidkii way xidhayaan ubadkiina way dayacayaan

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 7 годин тому +1

      Dowlad maba jirto meeshana yurub ma ahn o kafaalaqadeso caruurta 😷😷😷

    • @nihaalbiintuilyaas2442
      @nihaalbiintuilyaas2442 4 години тому

      Dowlada xagey joogtaa waa qeyr mas,uuliyin naftooda iyo tan caruurtooda bes mas,uul ka yihiin ilah cadabta haku xareyo ilah ha u gargaaro

    • @zimranzocodwanga1170
      @zimranzocodwanga1170 57 хвилин тому

      Waxan dowlad ma ahan waa cawan o damaca san iney matida masakinta ah layan nacala dowladoda ku tale

  • @aliliibiya1663
    @aliliibiya1663 11 годин тому +6

    Wallhi wa xanuun Allah ha u gargaro

  • @nazrafarah5342
    @nazrafarah5342 10 годин тому +5

    Walalo waxaan kaa cod sanayaa inaad caawisaan waxaan Ka fahmay in ninkaan waalid kiisa ay yihiin kuwii dadka dili jiray lakin asga ha la caawiyo. Danbi malahan ciyaalka ha la caawiyo lakin qof ah qoorgooye yaan la sii Deen lakin ciyaalka ha la caawiyo. Ciyaalka

  • @muxiyedincabdi3722
    @muxiyedincabdi3722 3 години тому +2

    Waxaan qoro Ma Aqaan saxiib laakiin Waad guulaysan saxib
    Nin Raga inaad tahayna waykaa muuqataa idamka Alle Waad guulaysan

  • @bootstrap-es5wf
    @bootstrap-es5wf 11 годин тому +3

    Dowladu waxa ay qalad kulahayd in waalid qalad gallay , ilmahooda loo ciqaabo lana mariyo xaalka ay hada kusuganyihiin. Wiilkaan yarna allaha xafido waa nin hardamaya oo dadalaya runtii waxaa uu qaaday Masuuliyad aad uwayn ayna yartaahay qof qadikara allaha kugu dhowro inta ay kasoo baxayan walidokooda.

  • @NajmaRaage-x5i
    @NajmaRaage-x5i 7 годин тому +3

    Ala Somaliyey hala sacido gare wa cawan mana aha dad is jecel ama is xirirsado acudu bilahi 9 bilod 7 ciyala o an walid la jogin sidey uso radin wayeen wale wa dad dhintay 😢😢

  • @khadrajamac9585
    @khadrajamac9585 4 години тому +1

    Aamiin caloosha ayaa ihurtay Ramaanoow isgukeen 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @umusara996
    @umusara996 Годину тому

    Maansha Allaah habo Allaah ha kuu soo daayo hooyo iyo aabe xanaanee gabdhaha walaalahaa ilaasho

  • @guulSO250
    @guulSO250 11 годин тому +5

    Nacalad idinku dhacdey kuwa dowlad isku sheegtaa

  • @xamdicabdulahi3802
    @xamdicabdulahi3802 11 годин тому +4

    Waxani dowlad mahane dembigooda loow hana raacsiin masuuliyada ilmahas dsyacan ayagaa qaaday aduun iyo aaqirana ayagaa lagu cadaabaa😢

    • @AbdullahiAdamAhmed
      @AbdullahiAdamAhmed 8 годин тому

      Aaway tuugtii ay u shaqaynayeen awal tuugada la xiray soo meel cidlaa ugama dhaqaaqin 12 milyan dadkay u aruuriyen ma bixin karaan miyaa biilka carruurta

    • @zimranzocodwanga1170
      @zimranzocodwanga1170 52 хвилини тому

      Dowlad xage jogta nin dhan shacamka masuliyadoda u dhartay wuxub ka bixi la yahay dalxis io inu ku fano wuxu asga dhalay herka ay ka garen wax barshad uf dheh waxan cml madax isku so sharaxayo o manaxa ah o hal naxaris xit ku jirin

  • @ashawooo
    @ashawooo 58 хвилин тому

    illahaya ha idan garo rabi waxa malesani illahaya ha idan siya rabi ha idan xafida inshallaha faraxda waye ku dabesa rabi aqaliga ha ku siyad mamma

  • @farhiya-j6v
    @farhiya-j6v 9 годин тому +2

    Alle ha ku xiftiyo waa wiil yar o karti leh manshallah ❤

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey Годину тому

    Aad ayaan ofa xumaahy inshallah illahy ay so sidaynayo hooyo iyo abee inshallah waa u duceyneyna mmiskin

  • @safiabdilahi
    @safiabdilahi 7 годин тому +2

    Wiilkan yyar ha lacaawiyo wlhi wan arkey ilmo badan aabo iyo hooyo la aan la jooga😢😢😢😢

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney7843 12 годин тому +5

    rag yaraan magalo wallaahi❤

  • @celimataan4923
    @celimataan4923 7 годин тому +1

    ALLE HAKU SOODAAYO HOOYADAA IYO AABAHAA ALLE NA HA IDIN KA SAARO DHIBKA IYO MURUGADA AAMIN AAMIN AAMIN

  • @Dekaelmi-xl7gb
    @Dekaelmi-xl7gb Годину тому

    Masha allaah ilaahow caqligiisa u dayso daruuftaana kasaar dowladana allaha kuduwo inay umadeeda ay u dhaaratay wax tarto 😢😢😢😢

  • @s_h4807
    @s_h4807 10 годин тому +5

    Allaahu Akbar illaahow ku xifdi habaryar illaahay intii xun ha ka haayo amiin yaa Allaah

  • @FaadumoJengab
    @FaadumoJengab 10 годин тому +3

    Allaah kugargaro islamkana Allaah hoyo iyo aabo kagadhig

  • @najmagelle5202
    @najmagelle5202 Годину тому

    Maasha Allah tabaarakallah ilaahey subxaana watacalaa fawqa sabca samawaati yaan kuu weydiinayaa inuu adoomadiisa qalbigooda idiin soo leexiyo
    Mida kale waa wiil caqli badan mas’uul ah yacni waxa i taabatey siduu ooga walwalaayo gabdhaha walaalahiisa😭😭😭 wuxuu yiri wiilal yaa xaafada degan ayaan ka baqaa in laga caqli badiyo iska garo la kufsado 💔💔
    Meel lagala xiriiro mala soo dhigey
    Habaryar gabdhaha dugsiga Qur’anka dhiganaayo xitaa ka TAXADAR maanta fitnada badatey sheekh iyo sheydaan yaa la kala saari karin
    Gabadhaha u sheeg cidii ku xadgudubta iney diidaan kuuna sheegaan insha’Allah
    Wabilaahi tawfiiq

  • @umaimaumaimaa5224
    @umaimaumaimaa5224 10 годин тому +4

    Ilaahay haa ugargaro 😢

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 15 хвилин тому

    Ilaahow caawi ilamahaas waarikood dulmiga loogaxirey

  • @halimofarah9577
    @halimofarah9577 8 годин тому +3

    ألا تزر وازرة وزر أخرى وأن ليس للإنسان إلا ما سعى )

  • @deeqahassan4495
    @deeqahassan4495 36 хвилин тому

    Masha alh ala wiilka yar aqli badan

  • @faadumomaxamedbarqash1280
    @faadumomaxamedbarqash1280 8 годин тому +2

    Alle hankarkato wlhi waa xanun😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @TaliyeJabshe
    @TaliyeJabshe 6 годин тому +2

    Waa nin rag wiilkan yar
    Somaliyey haloo kaco
    Lacagta aan ka bixino

  • @Deeeqa-x7i
    @Deeeqa-x7i 10 годин тому +3

    لا إله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم 😢

    • @safiyowarsame50
      @safiyowarsame50 8 годин тому

      ILaah. Hayoogar. Gaarmasaakiiinta. Dhaban. Alaahu. Akbar

  • @nazrafarah5342
    @nazrafarah5342 10 годин тому +5

    Waanka xumahay horta waxaan lee yahay ha la caawiyo yaan la dayicin

    • @AbdiwahidMoha-j2m
      @AbdiwahidMoha-j2m Годину тому

      Maadaa og melee dadka kudileen dadka haugafin😊

  • @amedfarah299
    @amedfarah299 12 годин тому +4

    Asc
    Subxaanalaah

  • @BintoAli-v6g
    @BintoAli-v6g 29 хвилин тому

    Mashalah farid

  • @ibrayare6581
    @ibrayare6581 7 годин тому +2

    Wllkaane wllhi waa legend marka loo eego garnaqsigiisa lkin lacagta ku nool yhy Alshabaab siiso sida hadalkiisa ka dhadhamiye❤

    • @Sahraomar-ln4hg
      @Sahraomar-ln4hg 7 годин тому +2

      tiktok uu fadhin jiray dadku wax weydisan jiray

    • @Wanagjecel-w2m
      @Wanagjecel-w2m 6 годин тому

      Ifahansi qaabke udhadhamisi hadalka ka dhadhamise aa rabaa

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 7 годин тому +1

    Alla yaa rabi Goodmayes soomaali ilbixi oy garan inay xadgudubka iska daayaan bal eega dhibta ilmahaan loo geystay

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 7 годин тому +1

    Yaa Rabbi niman dadban xasuqay ayaa wadanka madax ka ah oo Oo alshabab ah qoyis dhana waxaa loo burburinayaa akon ayaad furtay aaway cadalad markasa lagarabaa hadana 3.000 oo bad ah bixiya. Rabbiyoow awoodada ugu gargar umadan soomaaliyeed ee dulmigu kubatay meel ay joganba Aamiin yaa Rabbi.

  • @sadam1318
    @sadam1318 9 годин тому +2

    mashaallah ilahay faraj allaha ku furo

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 3 години тому

    Mashallah, Illahay aqliga ha u siyadiyo ninka rag wa kufa wan ka kacaa. Dowlada Somalia iyo Xildhibankii wiilka matalay wa in lagu canbareyo. Xildhiban waxa masuul ka tahay dan yarta aad matashid ee jeebka ha buuxsan.

  • @aminoaden6671
    @aminoaden6671 11 годин тому +12

    Allah ha gar garo

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey Годину тому

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 2 години тому +1

    Yaaaa Allaah 😭🤲🙏🙏💔💔💔

  • @salmasalmaaliomar996
    @salmasalmaaliomar996 11 годин тому +2

    Alle haukarkato wlhi waa xanun😢😢😢😢😢

  • @NasraMaxamed-f8y
    @NasraMaxamed-f8y 11 годин тому +2

    Masha Allah ilahow ugargar❤❤❤❤❤

  • @xasanxusenfadume7864
    @xasanxusenfadume7864 3 години тому

    Mashalah hoyo aqliga alah ku siyadiyo alah kaga so dayo walidka

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 8 годин тому +2

    Wasiirka Qoska Soomaalia ma jiro miyaa? Subxanallah yaab

  • @princesszohachannel8356
    @princesszohachannel8356 2 години тому

    Mnsha allh waa fariid wuuka baxaa maalin uun inshallh

  • @Amalmaxamad-mu4rx
    @Amalmaxamad-mu4rx 6 годин тому

    Calooshaa ixanuuntay 😢😢ax caruurtan soomaaliyeed illahayoow caawi ala mxaa xasan shiikhoow war kuuyaala qiyaamaha aduun waa laba bari 😢😢

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 7 годин тому +1

    Inaa lilaah
    Soomaali
    Cuqubo ayaa ku socoto

  • @FatikamuhumedHussein
    @FatikamuhumedHussein 7 хвилин тому

    Illahay ha u gargaaro 😢😢😢😢

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 5 годин тому

    Asc Subxaana Allaah illaahey ha u gargaaro hooyo macaan illaahey ha soo furo caruurtaas yar yar.😢

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 10 годин тому +2

    Allaah kukaalmeeyo wiilkan yari waafiri8t

  • @safiyocismaanyuusuf1898
    @safiyocismaanyuusuf1898 9 годин тому +3

    Aawey ehelkoodii habaryar eedo adeer abti malahan miyaa qaraabo seewax ujiraan deris maagdegano miyaa meel cidlaa meey kunoolyihiin meel muslinjoogo madegano miyaa allaha ugargaaro

    • @Ummmanaal
      @Ummmanaal 9 годин тому +9

      Asc abaayo markaa xaaladaha adag mareesid dad io daris midna malihid ma ogid miyaa

    • @suadyork9151
      @suadyork9151 6 годин тому +2

      ​@@Ummmanaal
      That is true walahi

  • @manaomar212
    @manaomar212 5 годин тому

    Axay ax 😢ehelka qabiilka gurto qaaraanka aawey soomaley qabiil waa kaas Illahow u gargaar ya rabi ya rahmaan ya rahiim

  • @sadam1318
    @sadam1318 9 годин тому +1

    😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪allaha kaa saaro cariiriga hooyo mcn

  • @qamarosman6752
    @qamarosman6752 6 годин тому

    Allaha idin xifdiyo habaryar 😢hooyo iyo aabe allaha ka soo saaro xabsiga 😢😢

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 10 годин тому +3

    Xasan shiikh sanuu dalxureeya kuyahay miyaa markasaa heeso isku soo karbasheesiin somali dulmigey iskugu hiiliyaan.masakiintana kudulmiyaan wadankeena dulmiga masakiinta laga galayo ayusan uhagageyn

    • @Wanagjecel-w2m
      @Wanagjecel-w2m 6 годин тому

      Xasan maxkamad ma aha xasan a eden lkn dolada wa eedeey kartaa

  • @hawosheik3670
    @hawosheik3670 4 години тому

    Allaahu akbar
    Ilaahow u gargaar caruurtaan

  • @jahaazipoy7757
    @jahaazipoy7757 11 годин тому +3

    Nin rageed
    Wayaye
    Wlhi Nin rag ah yaraan magalo

  • @Nasteexo-h4j
    @Nasteexo-h4j 12 годин тому +3

    Bisinka maxa qaldan haadii laxiray soo in laga warqabo maahan

  • @BaderAlmer
    @BaderAlmer 12 годин тому +3

    Dowladu majirto 😢waa kuwo umadaa xaqoodaa dhaca

    • @reallyg9264
      @reallyg9264 11 годин тому

      dad baa xirtay dowlada mxaa kagalay

  • @DefNotFarhiyaw
    @DefNotFarhiyaw 11 годин тому +3

    Masha Allah walaahi wiikan yar waafariid masha Allah ilaahowka aal warhala caawiyo fariikanyar

  • @yacqubabuukar2100
    @yacqubabuukar2100 7 годин тому +1

    Wlhi waa xanuun Allah u fududeeyo

  • @AminaJr2007
    @AminaJr2007 10 годин тому +2

    War heedhahaya sidee wax u socdaan sidee labo waalid loo xidhi karaa halmar loo xidhikaraa ayadoon caruurti ay dhaleen aan masuuliyadooda laqaadin war meesha bahalaa ku habsadaye ama halayska korqaado ama halaga cararo

  • @UmuMAmiin
    @UmuMAmiin 6 годин тому

    Ax M.a caruurta wax mahaleynin😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢alaha idin garkaro

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 7 годин тому +2

    حسبي الله ونعم الوكيل لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 6 годин тому

    Masha Allah waa wiil yar oo fariid ah ilaheey walidkiis hausoo daayo hadii laga gar daran yahay

  • @FartuunAbdullahi-o4h
    @FartuunAbdullahi-o4h 3 години тому

    Asc Allah ka soo dayo walidka xariga Caruurta Allah Xifdiyo

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 7 годин тому +1

    Cabdicasiis walaal diyaarso suaalaha. Xasuuso jawaabta kusiiyo qofku waxaad kusoo celcelisaa suaal uu kaga jawaabay.

  • @fadumomohammed7068
    @fadumomohammed7068 53 хвилини тому

    WIILKAN EHELKISA WAA SHABAAB WAXAA KADAREMIKA TAA HADALKIS

  • @maryanmohamed8621
    @maryanmohamed8621 9 годин тому +1

    Ilaahey haku gargaaro aamiin

  • @NagmaMohamed-o3k
    @NagmaMohamed-o3k 9 годин тому +2

    Horta dowlada shacabka maxeey uqabataa
    Amni maleh hooy maleh wax barasho maleh caafimaad maleh shaqo maleh dhaqaalo maleh askarta mushaar ku filan lama siiyo
    Canshuurne waa u dheertahay
    Oo yaa cuno lacagta doowlada ?

  • @sihaam9103
    @sihaam9103 10 годин тому +2

    Ilahayow u gargaaro😢

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 22 хвилини тому

    Waawiil fariida ilaahow caawi oo waaridkiis usoodaa cadaalddaro badanaa

  • @salmaansanka8461
    @salmaansanka8461 30 хвилин тому

    Allah ha u gar gaaro wlhi waan ka naxy

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 7 годин тому +2

    Aaway dal xoreeye? Kan soow lama waysiinaayo? Ugeeya Bilaal Bulshaawe iyo intii taageeraysay Xasan sheekh!
    Ilmahaan Xasan Sheikh intuu faanaayey waaye! Xisaab waa dambaysaa.

    • @Wanagjecel-w2m
      @Wanagjecel-w2m 6 годин тому

      @@user-jb5ce6nm7j xasna shiq wa madaxwenaha maxkamada so xirtay ogaaw xasan wa abgaal cabdilcasisna wa abgaal .

  • @abdiali3923
    @abdiali3923 11 годин тому +2

    Halookaalmeeyo waa qiso xanuun badan

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 6 годин тому

    Dawladu haday labadii waalid xirtay inay ilmaha masuul.iska saaraan bay ahayd 😢😢😢

  • @nastehokheilie5656
    @nastehokheilie5656 7 годин тому

    Ilaahey ha xafido

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 6 годин тому

    Masha Allah habo alaha ku saacido

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 7 годин тому

    Rabi haku xafido habo

  • @fatimaosman2659
    @fatimaosman2659 5 годин тому

    Walahi wa arin dhibleh alleh ha ugarkaro

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 6 годин тому

    Subxaanallah subxaanallah subxaanallah allow umada dulman ka dulqaad aamiin hadii waaridka la xirey maxaa caruurta loo ogaan lahaay aawey nagihii dowlada ku qeylinaayey dumarka iyo caruurta u doodnaa Allah ha u gargaaro caruurta masaakiinta ah aamiin

    • @SahramuxudiinCabdi
      @SahramuxudiinCabdi 5 годин тому

      Dowladaa xeratay oo shabaab lacag u aruurijireen aabaha gurigaa galaaftay oo akoona fake usameeyay saas darteeda loo xeray hoyadadiis edadiis abahiis macal gabar uudhalay abaha

    • @SahramuxudiinCabdi
      @SahramuxudiinCabdi 5 годин тому

      Wiilkaan naftirkiisa ayan hore ederis beeba lacag u aruuriyay