WAA IN MAXKAMAD CIIDAN LA SAARO MADAXDA & MASUULIYINTA XISBIGA WADANI WAYO WAXAY GALEN DANBIYO QARAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 106

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 3 години тому +2

    Guul JSL somaliland insha Allah, Abwaan cali na waa ninrageed muwaadin ah

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 3 години тому +7

    Asc inaadeer. Wadani waxba. Inaga qaadi karaan. Waxa. Bixiyey ina Geele xasan gurguute. Guuleysta umada Reer soomaaliland guuleysta. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Giyomedia
      @Giyomedia 2 години тому +2

      waa runtaa inagu qaran baynu nahay ee qabiil ma nihin lakiin qofka neceb qarankayga iyo ciidankayga qaranka dhagtaan dhiiga u diraya bro.

    • @Giyomedia
      @Giyomedia Годину тому

      thank u

    • @Giyomedia
      @Giyomedia Годину тому

      bro guul somaliland ok

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 3 години тому +3

    Abwaan Cali waa geesi qaran

  • @abirashiidaadan3496
    @abirashiidaadan3496 3 години тому +2

    Cali ku soco difaaca reerka iyo dalka
    Ilyare galbeed iyo huwanta ha u joojin

    • @hajii2033
      @hajii2033 3 години тому

      hooyada baa lawso inadhillo

  • @ismaaciilmuuse6263
    @ismaaciilmuuse6263 3 години тому +2

    Ayaan lala yooyootamin waddani iyo madaxdiisa waayo wax macna ah oo ay samaynaysaa ma jirto.

  • @siciidaxmedhaariye235
    @siciidaxmedhaariye235 3 години тому +2

    xidigaha murqaanka dheh kan yar ee cali waraystaa waa huwan

  • @HassanWarsame-bk3sv
    @HassanWarsame-bk3sv 3 години тому +3

    Wadani umaasocdho kursigha madhaxtooyadha

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np 3 години тому +6

    Yeah, maxkamad millateri ha la saaro sax

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 2 години тому +1

    Masha Allah wllhi abwaan cali ismaciil carab geesi geesi dhalay

  • @fatoomasomali4665
    @fatoomasomali4665 3 години тому +1

    CIIDAMADA QARANKA IYO MUUSE BIIXI WAA ISUGUMID WAXAY U YAQAANIIN IN MUSE LEEYAHAY

  • @NaasirCarab
    @NaasirCarab 39 хвилин тому +1

    Cidank. Qaraka. GuuuuuL🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @Asalcabdalsaciid
    @Asalcabdalsaciid 4 години тому

    Waa hees garacada oo abo lahayn cid samaysay lama yaqaan wadani isbadaldoona aad sheegtaan ma ciidanka qaranka in ad aflagadaysaan baa sharkiina allah na dhaafiyo

  • @AbdishakurAli-i6x
    @AbdishakurAli-i6x Годину тому

    Qoriga shamshutarku burco wuu yaal waana la dilaya haduu guul daradii uu keenay edeb daro ku daro wlhy inaanu noolayn oo inankiis yar ee uu darajada u tolay noolaanayn waayo cida loo hanjabaya
    Waase ayo cida jeebka ina kaahin ku jirta
    War niyow calow askartan xafaayadaha sidata ha waalin

  • @mohamedabdille2906
    @mohamedabdille2906 2 години тому +1

    Manshallah❤❤❤❤

  • @Xasmas
    @Xasmas 3 години тому +1

    Guul ❤Gobanimo ❤CALI DUUL DUUL

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df 4 години тому

    Mnsh allah mujaahid Cali

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 4 години тому

    Kooxaha gaajada ee xasan xaarsalaaax wax ay dadka jsl ee barakaysan ka bedeli karaaaan

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 4 години тому

    Muuse taariikh xumada isagaa isu gaystay haduu dhacana laascaanood ayuu u dhimanayaa

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 3 години тому

    Walahi bilaahi hadan dawladu sharciga lugu shaqayn in shacrilaana layskudaynay kolayba madaxweene adigoo sharciga kudhaqmaaya midka u danbeeyaa ha dhinto

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 2 години тому

    𝐰𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐢 𝐛𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐢𝐛𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐚 𝐫𝐮𝐮𝐧𝐭𝐚😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😊😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @IbrahimAhmed-yk5ls
    @IbrahimAhmed-yk5ls 3 години тому +1

    Waar CALI kanyaree kuwaraysanayaa wuu dheeraynaya cagahadhig ku dheh hadii kale wadadii ina dirir maray waad garanasaa dheh😂😂😂

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 2 години тому

    Meesha codka laga helaa
    Wa dadwaynsha e baraha
    Maaha %90 wallhi kulmiye

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 57 хвилин тому

    Cirjiidhe
    Cali duldul
    Asal

  • @AhmedCabdiraxman-z9p
    @AhmedCabdiraxman-z9p 3 години тому

    Xoghayaa.wadani.caqli.ma.laha.waa.khadar.buuri

  • @BASHIIRIBRAAHIN-rc2fj
    @BASHIIRIBRAAHIN-rc2fj 3 години тому

    Waligaa runmad sheegin itatan kurkayay

  • @MahemedBaahad
    @MahemedBaahad 2 години тому

    BÀAASAASIINI WAA IDIINKA

  • @AxmedCabdimaxamuud-n3c
    @AxmedCabdimaxamuud-n3c 3 години тому

    Bale

  • @Abdi-h4y
    @Abdi-h4y 3 години тому

    Meesha,ciidanba,jooga dumar,laqabanjog

  • @HassanWarsame-bk3sv
    @HassanWarsame-bk3sv 3 години тому +1

    Dhamantood hasosoracan kuwaa gharankaa jeceel yaa kaa adaag

  • @Gobsame
    @Gobsame 4 години тому

    Xashiish ka geeska Africa iyo jiidh laydooda ha layska qabto way talaabene

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 3 години тому

    Wariye dhexdhexaad matihid cali siwanaagsan uma waraysatid waxaad taageero tuhay labada urur kaah iyo wadani odayga hawareerin anaguna taageeradii waanu kaala noqonay

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Годину тому

    Dalku maanu xasaanad
    Xayawanyohow wariyaha
    Sheganayaa jsl guuiiuuuul

  • @Giyomedia
    @Giyomedia 2 години тому

    ali ninkan kula shaqeeya wuu qaldanyahay lakiin ma caynayo ee ha xishoodo ok

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 2 години тому

    𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐰 𝐤𝐚𝐧 𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐚𝐫𝐚𝐬𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐡𝐮𝐮𝐰𝐚𝐚𝐭𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @CaliGuray-ot7pp
    @CaliGuray-ot7pp 2 години тому

    Cay lagama jawaabo siyaasadina waa barnaamuj

  • @HassanWarsame-bk3sv
    @HassanWarsame-bk3sv 3 години тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉gull somalillad

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 3 години тому

    Khadra Waa kee ma garbahaareybaa. Ilene Waa huwan

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 2 години тому

    𝐱𝐞𝐞𝐝𝐢𝐠𝐚𝐡𝐚 𝐠𝐚𝐚𝐣𝐚𝐝𝐚😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅

  • @MacalinCukaase-tp5rn
    @MacalinCukaase-tp5rn 3 години тому

    Adeer dufanku haduu wax yahay Somaliyuu wax Tari lahaa oo waxba ku Waayey...iko

  • @Ardaagaciyaaraha33
    @Ardaagaciyaaraha33 3 години тому

    Cali jabuutiyow soo raac xisbiga wadani

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 3 години тому

    Fbg bacaaac bacaaaac hero muuse

  • @raageabdullah331
    @raageabdullah331 2 години тому

    Adeer yarkan ee ku wareysanaya muxuu u cadewsanwaayey in u Wadani yahay.

  • @abdisamadadenismail4423
    @abdisamadadenismail4423 2 години тому

    Sxb haduu Xidhibaanku kaco Qaran dumis wax Xasaanada malaha ninka Abwaanka la murmayoow

  • @HaronOmar-fo7ji
    @HaronOmar-fo7ji 3 години тому

    Cali waa muwaadin ,

  • @ahmedkahin6569
    @ahmedkahin6569 Годину тому

    caliyow tareenka soo raac yaanu ka buuxsamin

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Годину тому

    XIDIGAHA GAAJADA ALAYLEHE MAGAC BA AU BAXAY

  • @MohamoudAli-n3v
    @MohamoudAli-n3v 2 години тому

    Waxaasi waa qaran dumis kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk

  • @Ugbaadkoshin
    @Ugbaadkoshin 2 години тому

    Ibrahim caydiid Arabsiyo 📰 ayuu waraysi siiyey taa iska sax wariyow

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 Годину тому

    Heeso maaaha waa Iska niicleyihin waxay horseedi guusha kulmiye

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 3 години тому

    Huwan. Iyo wadani Waa isku mid

  • @MohamoudAli-n3v
    @MohamoudAli-n3v 2 години тому

    👌👌👌👌👌👌👌👌👌🤙🤙🤙🤙👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 2 години тому

    Waar 2000 caliya jamhuuriyada u baahantahay allah ya cisak runta ku adin ilaahay ku gargaari

  • @HaronOmar-fo7ji
    @HaronOmar-fo7ji 3 години тому

    Ninkan cali lajoogaa kuma haboona isgaaba ladoodaya

  • @CabdirizaaqGoojacade
    @CabdirizaaqGoojacade 3 години тому

    Xidigaha gaajada way hirgashay kooxda gaajada

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 3 години тому

    Wllhy baan ku dhaartee ibraahin caydiid maxkamad waa la soo taagayaa gooray noqotaba waa danbiile weyn oo dadka reer somaliland isku dirijiray oo munaafaqa

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 2 години тому

      KUWA CIIDAN QARAN KA LOOGA TAAG LAAYEY LA ILAAWI MAAYO!!!!!!.IBRAAHIN CAYDIID, RUTUU SOO BANDHIGAA!!!!!.

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 2 години тому

    𝐦𝐮𝐮𝐱𝐮 𝐰𝐚𝐚𝐲𝐝𝐢𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐢𝐛𝐫𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐲𝐝𝐢𝐢𝐝 𝐚𝐟 𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐝𝐡𝐞

  • @jamanour9662
    @jamanour9662 Годину тому

    Cali kabahaa laydinla dulmaray 😂waa idiin dhamaatay gacmaha taaga 😂😂😂😂

  • @muxyadiincabdi8570
    @muxyadiincabdi8570 2 години тому

    Ninragalaxidhaaye.afkabolo

  • @AbdishakurAli-i6x
    @AbdishakurAli-i6x Годину тому

    Calow ciidanka muuse ayaa jabiyay iyo indrkii taani iyo dhaka dheere
    Xukuumadani maxaa ay mid ciidanka la dareen ah isaga dhigaysa

  • @hajii2033
    @hajii2033 3 години тому

    cali gesi gesi gesi guuul iyogobnimo

  • @abdirasheedwarsame5876
    @abdirasheedwarsame5876 3 години тому

    Cali Ismaaciil Carab waa runtaa waa in gaadh dabad loogu xidhaa.

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 3 години тому

    War kan yar wa ciiyaal badalu Facebook ka sheekaynaya noolashiisa laga hadlaya hhhhhhh

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 3 години тому

    Hees hees waxba masheegto

  • @AmaalAden-d6t
    @AmaalAden-d6t Годину тому

    Ciil qabe dhulbahante ka adkatay s/land

  • @Ismaaciilhassanyar
    @Ismaaciilhassanyar 2 години тому

    Waa ninyar oo ciyaala suuq ah isku haykal ma aha

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 3 години тому

    Mee ragaagi mee xagee jiraan waa maxaabis reer baa hayasta orod soo furo haddu runta maqlo wuu xanaqayaa cali huuro

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 5 хвилин тому

    LACAGTII ISMAACIIL CUMAR IYO XASAN SHIIKH SOO DHIIBAY IYADOO CASHA AYAA LAWYO CADO LAGA SOO DHIIBAYAA

  • @axmedabdimoussa1907
    @axmedabdimoussa1907 3 години тому

    Cali duulduulaw yarka sualaha ku weydiiya bedel

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 3 години тому

    Ururka dhacaya hhhhhh

  • @KawsarSharif-s4y
    @KawsarSharif-s4y 3 години тому

    Kan yar ee huwanta ah iska badal caliyow

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 години тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @mahamedhusseinduse8093
    @mahamedhusseinduse8093 2 години тому

    waar ninkii cali duulduul huwantii baa ku ururtay

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 53 хвилини тому

    LOOSER KASTE OO SOO SAQADA BAA WADANAI BUU KUU BEERA TUUGE OO DHAYN

  • @burcaawiilkacase4764
    @burcaawiilkacase4764 4 години тому

    😂😂😂😂😂

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 3 години тому

    Cali caac muxuu yaqaana qabyaalad baa waashay xagee jooga runta lama hadlo afkii baa juuqda gabay wadani buu ku waashay iyo gadhxejis baa madaxa ka galay waar wax qabso muxuu hayaa caac khaliya

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 3 години тому

    Cali duul duul xalka aad ka bixisay ninkan ku jajawabaya anagu ma oogalin in Ibrahim caydiid lacayo ninkani ma oogolin in uuu Ibrahim caydiid Aflagaadeeyo isago waa in uu xaal ka bixiyaa si dag dag ah oky waad mahadsanyahay

  • @Cabdilaahi-b4m
    @Cabdilaahi-b4m 3 години тому

    Cali cidluutaagan yahay😂

  • @Adamhagler
    @Adamhagler 3 години тому

    Allah gaajada iyo dulaysigu xumaa, wayka muuqata cali duul duul kolba meel u duul aduga iyo dameerka ku waraysanaya xogagi kulmiye idiin turaa ka hadlinaysa, caqli iyo mabda ma lihid adhlax yahow

  • @AbdishakurAli-i6x
    @AbdishakurAli-i6x Годину тому

    Muuse inuu fulay jaahil ah yahay somalilander oo dhami waa arkaan dhiiga ayaanu ka sii dayn doona sidii anwara saadaadkii masar haduu is dhuubi waayo

  • @AwillYeey
    @AwillYeey 3 години тому

    Wara balashlahan ku jikara ma suqad ka sokaxaystay.Ðirqi aya kugu dhehaysta.

  • @TaaroAli
    @TaaroAli 3 години тому

    Waar waxan horaan uga digay in lasoo dhex galayo abwaanada iyo fanaaniinta oo ladoonayo in laga dhex shaqeesto oo waxa loo baahan yahay inuu wasiir war faafinta cali mareexaan u sameeyo hal dalad oo kaliya oo fanku kusoo arooro oo sidii kooxdii waabari meel kaliya laga wada helo oo abwaanaduna ka shaqaysiiyaan oo ay iyagu soo xulaan fanaaniinta bulshada reer somaliland oo wada leh hal akoon oo ay mushahar kawada qaataan fankuna waa inuu yeesho hal goob oo fanka laga qaybiyo oo xataa mucaaridka iyo muxaafidkaba waa inay wasaarada fanku ay samaystaan nidaam hogaan oo kala jihayn kara bahda fanka marka ay doirashadu timaado si aanay cadawgu inooga dhex faa'idaysan?

  • @Cabdilaahi-b4m
    @Cabdilaahi-b4m 3 години тому

    Cali cidluutaagan yahay

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 3 години тому

    HJ ama WADANI raaca, ama XAMAR aada ama kuulo soo xidha

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 3 години тому

    Beenta halkiis sy taal ummada been loo sheego waxa anfacay aduunka iyo akhirdood dadka bila dhaqanka ah looma jawwab.

  • @fuaadbarqadAxmed
    @fuaadbarqadAxmed 3 години тому

    cali waritow Iskada waraysigisa wayo wuxukuwashay dufaca kulmiye

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 50 хвилин тому

    HABRAH IYO QUUDHUNKAN WADANAI SOO KIIRYSTE CIIDANKU SOO KUWA DEFACYE MAAHA

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 3 години тому

    Waar calaw ninkani ha soo sheego ina caydiid dalka uu kashagysto iyo ciidii uu uu shageeyo ninkasi siidi reer wadani ayaad uu cayedeen

  • @MahemedBaahad
    @MahemedBaahad 2 години тому

    Haaaanaacleeysoooo

  • @MohamoudAli-n3v
    @MohamoudAli-n3v 2 години тому

    Waxaasi waa qaran dumis kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk